SUNDUS Hair Daryeelka Timaha wan ku dhahay subscribe inkastoo aanan ahayn dumar hadana dar ilahey ayaan subscribe kuugu dhahay
@Digitbuzzy7 жыл бұрын
Ismail Hussein Walal Rag iyo Dumarba makala lahan wixi faido leh ayn so galiyaa. mahadsanid
@KhaledMohamed-rd9nh6 жыл бұрын
Sundus Vlogs
@suadahmed15607 жыл бұрын
asc ustaad Ayub wlhi ma garanayo sidaan aabaalkaaga ku gudo waayo waxaa tahay ustaad nolasheyda wax bdn ka badalay saameene ku leh hormarka nolasheyda more thanks ustaad hoygaaka Janada ilaaah ha is dhigo Aaamiiin
@c.maalikmaxmuud49747 жыл бұрын
Masha allah Ayuub yusuf my self teacher nafsadeeda wax badan ayaa kuso gordhise sxp Dadaalku waa xageya Tilmaamtuna waa xagaada =Xidig ☆ Yes I can Sxp marwalbo oo an wax samenaayo nafsadedda waad awooda ayaa dhahaa wana ku gulestaa al xamdu lilaah
@boqoradarernugaleed13937 жыл бұрын
mansha allh shukran maclin
@yahyeali24647 жыл бұрын
masha alaaah ayuub cilmigaaga alaah ku ziyaadiyo
@bushramd88967 жыл бұрын
aad iyo aad baad u mahdsantahy intaad nala jeceshay guul anguna waanu kula jecelnahay intaas iyo in ka badan
Hadafna sidee udhigankaraa igacaawi plz ama igasoo codso fb ibnu ahmed ibnu gamam
@mahamedmahamuud86687 жыл бұрын
ku Makudasan walaala ayub yususf sakiin
@asmaelmi7047 жыл бұрын
aad ayaad u mahad santahay yusuf
@najaxyar2377 жыл бұрын
Maanshaaallaaah
@cabdiqanimuxiyadin47917 жыл бұрын
ayuub mclin ma qaahiraad joogtaa saan kuula kulano
@madridfansone59677 жыл бұрын
mhadsnid mcln ayuuup yusuf sakin
@khaalidmaxamed87987 жыл бұрын
Mahad sanid arin aad uhiima oo Aan rapay ayaa ka hadashay jasakalah Wll
@abdiqadirosman22115 жыл бұрын
M.a
@abdiqadirosman22115 жыл бұрын
Sxp
@haqabtirebaahshe41557 жыл бұрын
Aadyaan kuugu baahanahay plz isoo codso
@sidraaali36877 жыл бұрын
walal anigaa waxan qabaa dabecad ah wixi an rabo inan sameyo inan ka cajiso waxan rabaa waqti hore inan wax aqristo inan darasad badan ku sameyo inan xifdiyo hamigeygane waxa waye inan her ka garoo haadafkeygaga wan ilmeya marka xasusto waxa aan jclaahay inan ka gun garo wax barashadeyda taas waxa ii dher waxan barta luqad ajanabi ah markan aan maqlo hal eray oo aqoonin ama su.al lay weydiyo oo fahmi wayoo waxa iska dhadhiciyaa inan wax aqoon oo wax walbo fahmeyn nafteyda cananta mar walbane waan u ilmeyaa faham la.anteyda walal taas ika sii wano