Maxa dhalin Yaro cuslatay mesha dhooban uk caadi maha 😀😀
@fatahdx2 жыл бұрын
Masha allah waan ka halaayy heestan
@deeqajama63132 ай бұрын
Afsomaligu waa hodan jedaaliyaa oo jalecada ma daayo
@idirisgaydhaxmed45694 жыл бұрын
Waa bardhamij wacan
@shamsoosman20473 жыл бұрын
Runteed waaye 🙌🙌😍😍👏🏻👏🏻
@mustafeyaxye3134 жыл бұрын
Max
@sacidosam5363 жыл бұрын
war islaan waalan oo xalfad kasta ku jirta oo dahabkeega daawato oo shalmada tuurto. hadana soo ceshato. oo gamco dhaadheer oo meeshaba waasho halaga rookeeyo islaanta garbasaarta cagaarka huwan. waa islaan aad u waalan acuudu billaah . koronto aadan haloosheego. garbasaar cagaarta. fiiriya bal walaalayaalow
@maxamedaar31533 жыл бұрын
war maxa adigu shalmadaha iyo garbasaarta islaamaha ku tusay ma taraafikadi xafladaha bad tahay, somalidu wa faduul miiran qof walba xor qof walba tiisa u da oo hablaha xushmee yar iyo weyn ba, nin raga sidiisi u dhaqano dhaqanki raganimo ha nooga dheelin wa iga talo thanks