BAABA JEEY IYO SHAADIYO SHARAF JAFOWGII UGU QOSOLKA BADNAAA

  Рет қаралды 496,623

Baaba Jeey

Baaba Jeey

Күн бұрын

Пікірлер: 1 600
@xaqaaniofficialchenal7028
@xaqaaniofficialchenal7028 3 жыл бұрын
Jafowgaan ma iidhinaa caawa qosol iguma harin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wixii sidayda uqoslay like--👇👇👇👇
@queenubax601
@queenubax601 3 жыл бұрын
Subscribe iisaar wll
@akhayaar5223
@akhayaar5223 3 жыл бұрын
Waa raftay wlhi 🤣🤣🤣
@qali8884
@qali8884 3 жыл бұрын
Masah alla wallaal 😍😍😍😍😍😊❤️
@queenubax601
@queenubax601 3 жыл бұрын
@@qali8884 subscribe iisaar wll
@mariomadiwaofficial4448
@mariomadiwaofficial4448 3 жыл бұрын
Babaa jeey 1 million kurajeynaya I.a boqol kuun hata maa ahaan ya iguracsan💌👈🔥💯💧
@sacdiyocali7049
@sacdiyocali7049 3 жыл бұрын
Kuso celiya challenge inta igu racsan like 😍
@zamzamabdi7597
@zamzamabdi7597 3 жыл бұрын
Wlhi kalyo iyo laab baan uqoslay dada qalbi wanagsan oon jeclahy shadiyo iyo bab jeey dad qalbi wangasan
@mahamoudahmedisack1422
@mahamoudahmedisack1422 3 жыл бұрын
Haa wa run
@abdirahmanofficial5065
@abdirahmanofficial5065 3 жыл бұрын
Wallee qosol igu ma harin baaba jeey iyo shaadiya sharaf wlhi waa idin jeclahay waa idin taageeraa inta sideeda ah likta bls👆🙏
@saahilmaxamud3327
@saahilmaxamud3327 3 жыл бұрын
50k soon 1 week score KZbin qof kale jiwiye waligey ma arag waad u qalanta soonka intaan la gaarin kahor 100k comen soon
@queenubax601
@queenubax601 3 жыл бұрын
Subscribe iisaar wll
@saahilmaxamud3327
@saahilmaxamud3327 3 жыл бұрын
@@queenubax601 hy wlashey wku sarey
@farxiyohennaofficial6160
@farxiyohennaofficial6160 3 жыл бұрын
Aniga isar aan ku saree
@farxiyohennaofficial6160
@farxiyohennaofficial6160 3 жыл бұрын
@@queenubax601 waan ku saray isar
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 жыл бұрын
@@farxiyohennaofficial6160 aniguna wanku saray ee wll keep going lkn aniga waxba Haysarin 😂🤣
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 3 жыл бұрын
Sheekadan wee igu socotaa inaa kugalaa baaba jay dad badan kuyacday
@mahmmedmahmmed642
@mahmmedmahmmed642 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Ibtisaammoha123
@Ibtisaammoha123 3 жыл бұрын
Wa raftay wlhi iskama siibto😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 war liketa na siiya nh lcg mahane
@sadamlibanali9466
@sadamlibanali9466 3 жыл бұрын
Maku siinayi
@daahirbashir5512
@daahirbashir5512 3 жыл бұрын
Haa💓💓💓yihiin
@Ibtisaammoha123
@Ibtisaammoha123 3 жыл бұрын
@@daahirbashir5512 adi xtaa wa tahy
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 3 жыл бұрын
😂😂😂shaadiya iyo Bab oo is helay wlhi waa qosalkii aduunka salaan from Boorama 👍🏼❤
@xasaanxasaan4537
@xasaanxasaan4537 3 жыл бұрын
Qofka marka caaysiin haddana amaan aa uga dhaqaysiin walahi waa iga reyseen😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedinholyricschannel8862
@mohamedinholyricschannel8862 3 жыл бұрын
Wll ilaahey dartiis subscribe iigu caawi
@Istahilsiman
@Istahilsiman 3 ай бұрын
Ana Ku Saray wll❤
@daadirinhogamer6843
@daadirinhogamer6843 3 жыл бұрын
Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu saara
@kawtherataash945
@kawtherataash945 3 жыл бұрын
1 week 50.8k Baabajeey ku gaarsisey somaalidaydiyeey jecliyaa sidaan isku garab istaagno🥰 100k aynu u xirno insha allah inta weekan dhamaanin😍
@baabajeey
@baabajeey 3 жыл бұрын
Aniyaaa beelo waye 🤣🤣🤣🤣🤣
@kawtherataash945
@kawtherataash945 3 жыл бұрын
@@baabajeey Adiyaa Baaba 2 bil may kugu qaadatey commentiga ina akhrisatid😂
@delion8418
@delion8418 3 жыл бұрын
Somalida waa gob gob dhashay wlhi 50k 1week lagu gaarsiye BaBa jay 🥰❤️❤️
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 3 жыл бұрын
Team shadiyo sharaf keep going liketa haila dafinaa👍😁😂😂😂😂😂😂😊😊😊😄Baba jey diib badanaa😅😅
@daadirinhogamer6843
@daadirinhogamer6843 3 жыл бұрын
Intii islam ah ilahedartiisa iyo nabi maxamed (scw) dartiisa iigu saara
@OmarTood
@OmarTood 3 жыл бұрын
Wlhi qosol iguma horin wlhi inta sideda cml uqososhy like😍😍😍 Baba allws lagend aatahy sxp ___*hormad wacan kurajyna*_
@almaazdiamond8216
@almaazdiamond8216 3 жыл бұрын
Baba jeey ma ogeyn ina leedahay chanal from🏃‍♀️🏃‍♀️ Asad Hagio keep going wllkn
@simranshariifibraahim8728
@simranshariifibraahim8728 3 жыл бұрын
Baaba jafawgaga loma dulqadan karo 😂😂😂wa iga qoslisen wllhi laba kala daran dad dhana farxadoda tihin runti farxad inogu wara idm alla
@cabdirashiidmaxamed2567
@cabdirashiidmaxamed2567 3 жыл бұрын
Kabtan baaba markan xanaqsanahy xita asiga isku dejiyaa 💞💞 baaba iyo jeekey halaysku balamiyo inta igu racsan☝️
@hassanadan1609
@hassanadan1609 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 wallhi qosol iguma harin war noo soobadiya dad aan tageero keep going
@hanadrooble1720
@hanadrooble1720 3 жыл бұрын
Wlhi waa fuuray sxbo noogu soo celi iyadoo kula jirto wiilo,adiga iyo shaadiyo ee kadibna is jafa😂💯💯💯❤️🥰
@farxamahad6170
@farxamahad6170 3 жыл бұрын
Baaba jey hanbalyo 50k laba isbuc gudaahis biisha xiigtaneh insha allah 200k aan rajeyna wanaa huba inaa gareysid
@caashocuud9105
@caashocuud9105 3 жыл бұрын
Insh allh
@zeynuubea5918
@zeynuubea5918 3 жыл бұрын
Baba jey 50k kugu hambalyenayaa I.a 100k gareynaa mardhow inta igu racsan like👍🏼🤞🤞
@cabdiraxmaanxassan8734
@cabdiraxmaanxassan8734 3 жыл бұрын
Waana la gaarey cadey
@gabadhiiriyada6756
@gabadhiiriyada6756 3 жыл бұрын
Baba jey iyo shadiyo is helan afka inu isku qabsamo hasugin😂😂😂
@mohamedinholyricschannel8862
@mohamedinholyricschannel8862 3 жыл бұрын
Wll ilaahey dartiis subscribe iigu caawi
@samsammaxamuud473
@samsammaxamuud473 3 жыл бұрын
Mash Allah baba jey iyo shaadiyo sharaf is helan afka inu isku qabdamo hasugin
@shaafiyare465
@shaafiyare465 3 жыл бұрын
Aniga marka hore salan sharaf labadiina, wlhi waan fuurey 😂😂aad ayaan idin jeclahay waxaan hubaa baaba jey ninka ugu horeeya one million gaaraya waay🙏💯👏✌
@maxamed1264
@maxamed1264 3 жыл бұрын
Baba jey Iyo shaadiyo Dadka qosol ka dhan aya kaa dhamey neeysin keep going
@neimaabdillahi8215
@neimaabdillahi8215 3 жыл бұрын
baaba jeey waa Qosliye wlhi form Djibouti 😅😅♥️🥀
@FM-ip8zj
@FM-ip8zj 3 жыл бұрын
baaba jeey iyo shaadiya sharaf qosol ma igu harin two legends ❤️❤️❤️🌹🌹🌹
@cabdilahicali5940
@cabdilahicali5940 2 жыл бұрын
Wllhy qosol igu mahadhin shadiya salanban kutagay from lascanod
@luulqaali947
@luulqaali947 3 жыл бұрын
Ar kuwaan cayda jamacad mey ugu soo baxeeeen waa idin wataaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@amalbile2239
@amalbile2239 3 жыл бұрын
Alla hoooyoy ma noooli walalkey baaba jeey qosol aa nagu dishay qofki ku dawado afka iskuma qaban karo sooo uqoslaayo lee 🖤🧡🖤🧡🖤🧡🖤🧡💙🧡💙🧡💙🧡❤❤💞❤💞💚masha Allah Allah idin xafido
@hasanwarsame6853
@hasanwarsame6853 3 жыл бұрын
Wlhi baba jeey hada Argto maa qooslin ben dheeh 😂😂😂😂😂😂😂😂
@carafaadmaano66
@carafaadmaano66 3 жыл бұрын
Shaadiya sharaf inta qosol keda ka hesha ani camal like iyo subscribe isara
@maryanabdirahman7641
@maryanabdirahman7641 3 жыл бұрын
allow shaadiyo iyo baba jeey hanaga qadin 🥰🥰🥰🥰
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Mashaalaah mashaalaah keep going Wlhi waan qoslay wan fuuray wlhi
@sihaamsaciid6997
@sihaamsaciid6997 3 жыл бұрын
Hambalyo Baabajey 50k ad gaartay waxan ku rajeynaya 100k inshallah ❤️👑
@kubada_cagta1070
@kubada_cagta1070 3 жыл бұрын
Baaba jeey 200k week anaaa dhahay hadaaan run sheegaaayo like saaar
@queenikraan4692
@queenikraan4692 3 жыл бұрын
Wa fuury wlhi kkkk dad aan jclhy isku imaden😂😂😂😂😂😂♥️
@aaminoaxmedmaxamed3977
@aaminoaxmedmaxamed3977 3 жыл бұрын
0
@zamabdul4945
@zamabdul4945 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Babaajay Allha Allha nagamakaqaado Aniga iyo Shadiyo iskusobaxden👌🏾🤩😂😂😂
@maryanabdirahman7641
@maryanabdirahman7641 3 жыл бұрын
waka helnay papa wllhi Million uqalantaa adi👑👑👑
@gududoayaan9527
@gududoayaan9527 3 жыл бұрын
Wlhi ma noli iskama siibto kulahaa ila hada qoslayaaa baba jey ay ku dhehen wll guulyso🙏
@nafizaalihassan918
@nafizaalihassan918 3 жыл бұрын
Wlhi cwa qosol igu disheen😂 iskor 1 week 50k habmalyo wllky baba jeey kabadn ayaa u qalantaa🥰🙏
@Zaara548
@Zaara548 3 жыл бұрын
Haa wanku heesta ciyaal tan jafoowga hala si wado please 🥰🤣🤣😂
@sharmaakemohamed7952
@sharmaakemohamed7952 3 жыл бұрын
Shadiyo iyo baaba jeey dadaa iska jeclhy idin ma waayo walalayaal💘🙏
@fadumocilmi6450
@fadumocilmi6450 3 жыл бұрын
Baaba jey isbuucan ituu dhamaan 200k 💪
@sadiagargaar1439
@sadiagargaar1439 3 жыл бұрын
Waaaaw babajeey ku dhawaad bil ayuu kubgaarat 49k waaaw😱 m.a keep giong walalkay runti kugu heestaa asxpta adinka 2 bil ku gaarsiiya 100k babjeey🥰🥰hala idin arko❤💯
@simoncadey4279
@simoncadey4279 3 жыл бұрын
So funny wlhi #atariisho #badiyo 😂😂😂😂😂🙈 Saa u jaftey lee ku qoslay wlhi waabo isku tegteen waxbo uma reewan jafoow u dhafay 😂😂😂😂😂😂🤩🤩💯
@ayanlediriye9369
@ayanlediriye9369 3 жыл бұрын
Keep going the best 2comedian in somalia wlh wax kle tihin
@umalkhayrinamohamedumaliit9803
@umalkhayrinamohamedumaliit9803 3 жыл бұрын
Wllhi bamba Jeey iyo shadiyo aad ayaan idiin jeclahay siiba baabaha one love brother teegero buuxa kuu ahay🥰🥰🥰🥰
@akaafikc5047
@akaafikc5047 3 жыл бұрын
Hmplyo Hmplyo 50 subscribe❤💯✌keep going Baba jey
@samarabeautyaction9286
@samarabeautyaction9286 3 жыл бұрын
Wlhi my morning started with full of joy and happiness Allah haidin xafido love you guyz
@naimahassan4236
@naimahassan4236 3 жыл бұрын
10days 50k m.a score jabise babajeey allha nodesto🥰
@nafisoxasanaadan2046
@nafisoxasanaadan2046 3 жыл бұрын
Masha Allah qosol aduunka fiidiyowga dhamaadey xataa waan qoslaayey faniwaaye sidaad nooga qoslisaan ayaad usoo fadhisaan Allah qeer idinsiiyo
@naimaquruxchannel1186
@naimaquruxchannel1186 3 жыл бұрын
Baba jey...love from garissa ❤️
@yusufmohamed9944
@yusufmohamed9944 3 жыл бұрын
Baaba aad baan kuu salamay We love you 💚
@hodanadan7344
@hodanadan7344 3 жыл бұрын
Istaaq furulaa cayda buug may uguron tahay baby
@Aayahachanneltv
@Aayahachanneltv 3 жыл бұрын
Waa soo dhaweeyna Baba Jeey sxb horay usoco waa soodahday lakin😭
@farihaabdi6698
@farihaabdi6698 3 жыл бұрын
Baba lanta abar wlh vedio ga son dhigesida sugaye Allaha ku dayo Baba jey ilove you apowe mcn🤝🤝
@sahrahussein561
@sahrahussein561 3 жыл бұрын
Ar baaba jeey caawa waa qosol ayuu ugu diligaaray masha Allah wallaakey allaha ku barakeeyo
@fadumocabdisaq6287
@fadumocabdisaq6287 3 жыл бұрын
Labadaan wa laysugu tala galay qosol iguma harin🤣🤣😂
@amuumoho1610
@amuumoho1610 3 жыл бұрын
Real comedian tahay babajey keep going walal...
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
First commenti baaba jey
@amiinonline8528
@amiinonline8528 3 жыл бұрын
Subiscrebe ii Saar walaal
@fartunhussein2276
@fartunhussein2276 3 жыл бұрын
Masha Allah jaalajnjiga leekuheesanaa noowoda💜💛
@aishahani2433
@aishahani2433 3 жыл бұрын
Baaba jey 100k halaga gaarsiyo Somali idin aaway legend waaye codkisaba Ku haysta ani
@blistermanic4245
@blistermanic4245 3 жыл бұрын
I can’t stop 😂😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰
@zuuzuuofficial1035
@zuuzuuofficial1035 3 жыл бұрын
inta baaba jeey iyo shaadiyo jecel subscribed iisaara asxaabeey 💕♥️
@aishakiin8923
@aishakiin8923 3 жыл бұрын
wlahi mshallh babajey illahy amarkis wan iskajeclahy wa xaraabo miiran runti adiga iyo shaadiyo allha idin daysto bowe
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Qosalku waa cafimaad shadiyo ma dhimaysid hhhhh mana gabobaysiid qoftan qoslin wuu xanuusanyaa nogu Soo celiya
@faluujasharaf868
@faluujasharaf868 3 жыл бұрын
Wll subscribe iisar plz
@aminocumar8425
@aminocumar8425 3 жыл бұрын
Alla berka Baaba jey io shadiyo sharf pls kilyaha imaqan san uqoslayey noso badiya 😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 жыл бұрын
Pls ISOboqo Alle darti haidhaafin ❤️❤️❤️🖐️🔥🔥🔥
@mo_cazorla1949
@mo_cazorla1949 3 жыл бұрын
SHAADIO Qosol igu dishay Wlhi😅🤣😂
@ibnukinaan7986
@ibnukinaan7986 3 жыл бұрын
Kkkkkk 5:55 afkii kgu caayay Haiga qaloocdo kulaaa Astaqfurullah Baaba jey umadeena matihid jafowgaada xnn wye Mloo adkeysan kro wlh hhhhhhhh 😅😅😅😅😅
@xiinowpes3659
@xiinowpes3659 3 жыл бұрын
You make my day ... So amzing bro😀
@aishayussuf8840
@aishayussuf8840 3 жыл бұрын
Hampalyo 50k kabadan ayad naga mudan tahay keep going legend
@hamdihassan1703
@hamdihassan1703 3 жыл бұрын
Manshall baba jay iyo shaadiyo inshlahh markan imado muqdisho waan idin imanayaa on love guy’s ❤️💙❤️
@ismahannuurmohamod6907
@ismahannuurmohamod6907 3 жыл бұрын
😂😂 arkuwana umadena ma ahn 😂😂 ilahey haidin xafido
@raaxilaa.a9234
@raaxilaa.a9234 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@sameemuhumed
@sameemuhumed 3 жыл бұрын
Babajey wlh Qosol ayad dadka kuleyni 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😃😃😃😃😃😃😃😃😃🤣🤣🤣
@baabajeey
@baabajeey 3 жыл бұрын
Waxad ku nasato soma rabtid hee wan ku farxad galinayaa taasna waa shaqadeyda sx somahan hee wll
@sameemuhumed
@sameemuhumed 3 жыл бұрын
Wankuwataa wlh sxbow Ramadhan Mubarak lots of Love from Kenya 💕♥️💞❤️
@sameemuhumed
@sameemuhumed 3 жыл бұрын
Said sxb Shadio jaf sxbow iskadaf wiloo 🤣🤣🤣🤣
@farhanfarah3120
@farhanfarah3120 3 жыл бұрын
We need part two
@ramiilayuusuf7974
@ramiilayuusuf7974 3 жыл бұрын
Nagu soo celi waan ka helany noo gu soo celi♥️♥️🥰🥰🥰🥰😂
@princessruuney3716
@princessruuney3716 3 жыл бұрын
Nosowada challage kn wankahelay kusoceliya plz 😂😂😂😂😂
@hoodaabdiqadir7431
@hoodaabdiqadir7431 3 жыл бұрын
Shadiya iyo baba jey hady kaqosliyan like sar🤣🤣🤣🤣
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 жыл бұрын
Aan iscaawino wallaallayaleh qalbiga o aan garabisasiino weliba walhi aankugu caawinaya subscribe like intaba e aan iscaawino
@halimahashaash5629
@halimahashaash5629 3 жыл бұрын
Baaabajeygiiiii♥️Mcaankayga Adii la'aanta abaar waaye
@DaljirCreativeDesign
@DaljirCreativeDesign 3 жыл бұрын
Inta bajey tagerto like
@mohamedinholyricschannel8862
@mohamedinholyricschannel8862 3 жыл бұрын
Sxb subscribe iisaar adigoo mahadsan
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 3 жыл бұрын
Jafoow aabihii Baaba noolow, legend.🤛🏿🤝🏿❤❤
@najiibtolkaofficial8503
@najiibtolkaofficial8503 3 жыл бұрын
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIzl
@ikraanahmet2915
@ikraanahmet2915 3 жыл бұрын
Part two zoo galiYa 😂😂🥰
@sheeqrusheye5485
@sheeqrusheye5485 3 жыл бұрын
Keep going canow
@queenubax601
@queenubax601 3 жыл бұрын
Subscribe iisaar wll
@abdisamadali2025
@abdisamadali2025 3 жыл бұрын
Keep going sxb
@feysalkaanboni4378
@feysalkaanboni4378 3 жыл бұрын
Kkkkk
@feysalkaanboni4378
@feysalkaanboni4378 3 жыл бұрын
Kkkkkkk iskama siibto qosol iguma harin ceeb baba jeey wax yareeso barher
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 3 жыл бұрын
Mash allah baaba jeeey iyo shaadiyaa SHARAF 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@najiibtolkaofficial8503
@najiibtolkaofficial8503 3 жыл бұрын
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIzl
@samaaraoofshiyaal2510
@samaaraoofshiyaal2510 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@qayzstudio1892
@qayzstudio1892 3 жыл бұрын
woow mansha alah baba jay walahi nin qosol badan kkkkk wan ku wata sxb walahi hadalkagan ku qoslaa sxb kkkkk k.gowen
@mustafecaliaxmed2164
@mustafecaliaxmed2164 3 жыл бұрын
13 days 60k Amazing
@fadumofanax3182
@fadumofanax3182 3 жыл бұрын
Intii comment aqris uso gashay like dhac kusiiya dadkayga
@runsheegofficial7425
@runsheegofficial7425 3 жыл бұрын
Baaba waxkale iskadhaafee markaa caadiga usheekeeysaneeysaan aaan qosol udhintaaa and noolaada baaba adi shaadiyoba
@amaanzanali6641
@amaanzanali6641 3 жыл бұрын
1week iyo 50k M.sh hamblyo babajeey #100k mar dhow
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
So funny baaba jeey and keep going sir 🙏🤲😘😛🤑🤩
@naimamohamed366
@naimamohamed366 3 жыл бұрын
Waa ku jecelnahay keep going CK jafow adiga ugu fcn hanaga caajisin 500k waa gaare inshaa allah
@jiirechannel5112
@jiirechannel5112 3 жыл бұрын
Alla waan idin baryayaynaaye noogu soo cesha 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@sb7analllh614
@sb7analllh614 3 жыл бұрын
wcs masha allh marka hore waku mahadsantahin sida aad noga qosliseyn tan lapad dadka hawada ceynina ee qaar amaana kala jaan ama isku dar ama isku qas izku dhax walaaqa cml saa raptin ufahmee alle ha idinka farxiyo adun iyo aaqirapa 😍😘🙏
@aadanmaxamed5706
@aadanmaxamed5706 3 жыл бұрын
Baaba wlhi wan Ku hesta hore usoco wll nin iga qosliyo adilenkaa arkey wlhi
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 3 жыл бұрын
wallaahay qosolka iga dhamaday baaba jey wallahay waad iga qoslisay
SHAADIYO SHARAF IYO BAABAJEY OO KA JAFAY FANAANIIN CAAN AH QOSOLKA ADUUNKA
21:34
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 259 М.
SHAADIYO SHARAF IYO BAABAJEEY OO IS HELAY CAAWA…….
12:46
Baaba Jeey
Рет қаралды 189 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 265 МЛН
Win This Dodgeball Game or DIE…
00:36
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 40 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 59 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 2,1 МЛН
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 86 М.
ROUTINE KII IGU HOREYAY EE YURUB AN KU SAMEEYO
7:52
Baaba Jeey
Рет қаралды 137 М.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 265 МЛН