No video

BAABA JEY IYO WIILO SIDUU U DHACAY HESHIISKOODA ARIN XASAASI IYO WAX BADAN AADAN OGEYN.....

  Рет қаралды 60,954

Barbaarta Media Show BMS

Barbaarta Media Show BMS

3 жыл бұрын

BAABA JEY IYO WIILO SIDUU U DHACAY HESHIISKOODA ARIN XASAASI IYO WAX BADAN AADAN OGEYN.....

Пікірлер: 135
@maankacade1430
@maankacade1430 3 жыл бұрын
Masha Allah Waa Wax Wanagsan Hadii Laheshisiyay Alx
@fadumoaden8529
@fadumoaden8529 3 жыл бұрын
baaba jey miskiin weeye 😭😭😭wlhi
@sucdi_bella3805
@sucdi_bella3805 3 жыл бұрын
Baba jey waa funny i love you 💗💗💗💗💗😆😆😆😆😆😆
@ruqiabashir2226
@ruqiabashir2226 3 жыл бұрын
masha alaah
@ahmedomar4391
@ahmedomar4391 3 жыл бұрын
Masha allaah
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 3 жыл бұрын
Najiib barbarta iyo legend m jama Waanaga farxiseen Oo niyada noo dajisen baarakalahu my sibiling👏 Caafimaad taama urajaynayaa Wlashen wiilo🤲
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 3 жыл бұрын
Baaba jeey awalba gabadhoow channel ka ukala kacayay maahee ismey dagaalin waan ku dharan karaa in oow dagaal dhex marin asi iyo wiilo
@kingnasrudeen3245
@kingnasrudeen3245 3 жыл бұрын
Wiilo real ee ka ehed wlhi
@MADARA111
@MADARA111 3 жыл бұрын
@@kingnasrudeen3245 kkkk 12pro nin kuu gadey kama xanaqeside wxkle la imow
@nastehaalinoor6355
@nastehaalinoor6355 3 жыл бұрын
Saxiix been waye dagaalka
@axmadcabdulaahi2640
@axmadcabdulaahi2640 3 жыл бұрын
Been inu ahaa weyba muqataa
@osmanmohamed1689
@osmanmohamed1689 3 жыл бұрын
masha allah
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 3 жыл бұрын
Masha allah
@farhaanosmaan7023
@farhaanosmaan7023 3 жыл бұрын
M.a waan ku farax sanahay hadii waxii soo dhaxmaray baba iyo wiilo in la xaliyay m.a
@mulkiartan7005
@mulkiartan7005 3 жыл бұрын
Baaba jeey iyo wiilo wada jirbaa waxku tihiin ee isku badnaada cadow ayaa jiro we are happy wlhi hadaaba hashiiseen
@osmanmohamed1689
@osmanmohamed1689 3 жыл бұрын
ajar iyo xasanaad allh idinka siiyo
@sugowrage2221
@sugowrage2221 3 жыл бұрын
Thank you for meditating between Baba Jeey and wiilo.I miss the magical beautiful laughter of Wiilo
@osabbaniinali7496
@osabbaniinali7496 3 жыл бұрын
Mashalllh
@madinaali9925
@madinaali9925 3 жыл бұрын
Masha allah baaba jey waa iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍
@queensimran9197
@queensimran9197 3 жыл бұрын
Alla jecliyaa heshiiska baba jey iyo wiilo farxad miiran boo mankey noqdee ma dabaal dagaaa❤💉💕🙏💘💋💗
@qadiijocaray4585
@qadiijocaray4585 3 жыл бұрын
Masha Allah
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕
@miskiismaciil8269
@miskiismaciil8269 3 жыл бұрын
Mash aallaaah allaah dhaxdiiiina wanaag haadhigo
@hibomohamed8887
@hibomohamed8887 3 жыл бұрын
Qeer waaye
@najmaciise3003
@najmaciise3003 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah waa war farxad leh hadi ey hishiiyeen alxamdulilah
@aminoosman7034
@aminoosman7034 3 жыл бұрын
Masha alah ilahey hausiyadiyo farxadoda insha alah keep going ♥
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Dahir calsaw waa musiibo xata bab jey baa ka naxay 😂😂😂😂😂🤣🤣
@boqoradainamaryaan8367
@boqoradainamaryaan8367 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@Livekudhigle13
@Livekudhigle13 3 жыл бұрын
Mashallah😍😍❤️❤️
@duniyobbc3748
@duniyobbc3748 3 жыл бұрын
Maasha alaaah Wiilo waa jeclahy gabar qalbi fiican waaye baaba jeeyna kama yareesto Heshiis wacan sheydaanka iska naara
@jamilanrsl4228
@jamilanrsl4228 3 жыл бұрын
Mashallah baba jeey waa daacad
@shureemhussein4038
@shureemhussein4038 3 жыл бұрын
Allah noo caafiyo walasheen willo
@abdirahmanyuusuf5296
@abdirahmanyuusuf5296 3 жыл бұрын
Buumadeeda afar bila dhaqaya kulahaa😂😂😀
@voicedialogue01
@voicedialogue01 3 жыл бұрын
MashaAalllh brothers Sida aat ugu is taagteen qoyskaan #AlmuzamilMedia
@nasteexocabdiraxiin5892
@nasteexocabdiraxiin5892 3 жыл бұрын
Baaba abunkan waxa jira nacableyal badan aniga waxaa igatalaa ah baaba haujoojin dadkaas oo kale 😊😊
@aweyscarab
@aweyscarab 3 жыл бұрын
Najiibwalaal qaali waankusalaamay baabajeey waa wiiil fiican najiin waxaa larabaa inaa baaba jeey iyo wiilo waadat walaalaha waxaa fiican maxamad jaamac iyo najiib waxaalaran in datka walaalaha isku fiica walaalo qaali
@aweyscarab
@aweyscarab 3 жыл бұрын
Walaal qaali waxaan ahay yuutuubar janalkeega magaciisa waxaa layiraahdaa aweys carab booqo sheer iyo like waaxagiina
@makoabuukar4953
@makoabuukar4953 3 жыл бұрын
Dad kabadan wilo ehoshada wado
@shamsomaxamed3845
@shamsomaxamed3845 3 жыл бұрын
Landhero nimo mesha ana ka maqnow ama ka muqo reer galmudug sharaf ba idin haya my dadkeyga
@leilamire1043
@leilamire1043 3 жыл бұрын
Ani wan wareree baba jey naagtisa dulqaad badana war rerka hayska dumin bisinke naagle masas ugu cabade wlle xaskada barakeysan
@carafaad.mahamed3421
@carafaad.mahamed3421 3 жыл бұрын
Nin adag maxamad jamac reer xamarka xajadu dacad ka ma aheyn is xaliya bey lee yihiin gartana ma galayaan Amiin iyo mhd.jamac sxb guul baan idin rajeynayaa gesi nimo
@amiirabiin7054
@amiirabiin7054 3 жыл бұрын
Masha allah hishiis waaro❤✌👌😘😍
@saagalmm9624
@saagalmm9624 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ baaba jeey maxaa dhahaday
@issanoornoordakat3070
@issanoornoordakat3070 3 жыл бұрын
Baba jey, you must sincerely apologise to willo
@Mustafa-jd2io
@Mustafa-jd2io 3 жыл бұрын
Mashaallah waa wax fiican inlakala nexgalo saaxiibtinimadu waa wax wayn yaan lanoqon sida dadka dibada yaanlanoqon waad fiicnaydeen sidaa kuwada Najiib &Baba Jay& Shadiya & Mohamed Jaamac halkan kuma soo koobokaro dhamaantii salaan sare guul iyo gobanimo iyo nexnexaadin wanaagsan🙏
@cabdirisaaqaxmed5358
@cabdirisaaqaxmed5358 3 жыл бұрын
Aad iyo add ayaa uku farxay hishiis gooda inuu sifiican ku dhacay
@kardeslerim9827
@kardeslerim9827 3 жыл бұрын
Masha allaah qeer allaah haidin siiyo🙏
@yunlzahmed1464
@yunlzahmed1464 3 жыл бұрын
Wankufaraxsanahay ini laheshiyay babajey iyo wiilo
@ahmedabdirahmanhassan843
@ahmedabdirahmanhassan843 3 жыл бұрын
Mash allah gartay ma dheeratay
@caashodheerey4858
@caashodheerey4858 3 жыл бұрын
Wali ma amiin sani inee is dagalayan wiilo iyo babajey kala kicis u heesta😂😂😂✌🏻🔥🔥🔥🔥🙏🏾
@maidoosmsn2705
@maidoosmsn2705 3 жыл бұрын
Isku ra'yi nahay wlhi
@suusuuinamohamed4681
@suusuuinamohamed4681 3 жыл бұрын
Waa bentot isma dagalin
@axmadyare3169
@axmadyare3169 3 жыл бұрын
ˢᵃˢ ⁱˢᵏᵃ ᵈʰᵉʰ
@suufiofficial2968
@suufiofficial2968 3 жыл бұрын
Xal wangasn baaba jey iyo wiilo
@danhiilalichannel5332
@danhiilalichannel5332 3 жыл бұрын
M
@danhiilalichannel5332
@danhiilalichannel5332 3 жыл бұрын
😃🤣
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep wallahey
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂adan najib adan 😂✌😂✌😂
@hassanadde1727
@hassanadde1727 3 жыл бұрын
Waagi goal FM ilaa hada ku tageraa najiib aadan najiib love aan kaa helo bro🥰
@aminahussein771
@aminahussein771 3 жыл бұрын
farxad wanagsan ownaag Hore usoco
@farxiyoabdi6655
@farxiyoabdi6655 3 жыл бұрын
Alaha idingarabgalo qer alaha idinsiyo
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 3 жыл бұрын
Mash allah
@lakimuscab2017
@lakimuscab2017 3 жыл бұрын
Alla maxay beeen ku heshiyeen
@danhiilalichannel5332
@danhiilalichannel5332 3 жыл бұрын
Hoyo
@sharifomursal6524
@sharifomursal6524 3 жыл бұрын
Baba wiilo waa walasha ilali qalbigedha wallahi way kujeceshahay lakin sheydan aya idhinsodhaxgeley illahey hadhinkaqabto insha allah masha allah tawaraka allah wallahi aad iyo aad ayan ufarxay heshiskina Masha allah Masha allah tawaraka allah
@meymuhudiinchannel9872
@meymuhudiinchannel9872 3 жыл бұрын
ilahay ha idin xafido in lesa cafiyo wa wax fican wllqaaliga ah ilahay qer hakadhigo inshallah
@caashocawil1529
@caashocawil1529 3 жыл бұрын
Baba jey geezi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@saanichannel8732
@saanichannel8732 3 жыл бұрын
walalayaal waxaan ahay walalakiin pleasa isoo boqada dhamantiiiin
@preciousumulkheirhassan830
@preciousumulkheirhassan830 3 жыл бұрын
First comment
@Maxamuuddaahir12345
@Maxamuuddaahir12345 3 жыл бұрын
Waa wax wanaagsan
@abdirisaaqabdullahi8154
@abdirisaaqabdullahi8154 3 жыл бұрын
hhhh ha igso dhax hdlin kulha😂😂😂
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 жыл бұрын
Waan idin jecel nee heshiya
@himiloali5802
@himiloali5802 3 жыл бұрын
Hhhh Oma dhab bu idinka aha waxasi🤣🤣🤣
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Himilo ali Ani xittaa waan fahmi la,ahay hhhhhhhhhhhh Midhaa waa Prank kale waxaanaa wareer lagaa dhahaa hhhh
@aminoosman7034
@aminoosman7034 3 жыл бұрын
Maskinta alah cafiyo insha alah
@Hassan_dia
@Hassan_dia 3 жыл бұрын
ALLOW heshii
@whome4851
@whome4851 3 жыл бұрын
Saaxiibo aa ? War dadkan maxaa ka khaldan?
@saharaabdi2591
@saharaabdi2591 3 жыл бұрын
Farxad wayee
@fadumagargar946
@fadumagargar946 3 жыл бұрын
Cayaarayaan waa prank ahaha jey cayaarta dhaaf
@maankacade4736
@maankacade4736 3 жыл бұрын
Hhh
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 3 жыл бұрын
Hhh hortaa waxn barnki miyaa misee wa wax jiroo
@farihaabdi6698
@farihaabdi6698 3 жыл бұрын
Baba jey walal qalbi wngsn m.a wiilo wa abayo wngsn lantin yutub ka ma norayo wlh❤👀💯⚘
@shugricaliwarsame7310
@shugricaliwarsame7310 3 жыл бұрын
Wcs baaba guul iyo gobanimo 😄😄😄😄
@ufakirsiqurxooon6937
@ufakirsiqurxooon6937 3 жыл бұрын
Kala kacna kala kikicis ahaaa naga dhafa yaqeeeey
@ediloabdullahi5687
@ediloabdullahi5687 3 жыл бұрын
M.a
@asadnuur6986
@asadnuur6986 3 жыл бұрын
galmudug💙🤍💚
@adeygabow141
@adeygabow141 3 жыл бұрын
Willo intan aya kufilan baba jey iska cafi usolabo willo wanku jclnhye uso labo baba jey
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 жыл бұрын
Hayey daahir allasow
@abdirahmanmuutu5656
@abdirahmanmuutu5656 3 жыл бұрын
Waxa layabanahay dad prankigaan run moodo Xita videowgaan 2 days kahor ladubay
@macalinciisesudeysi
@macalinciisesudeysi 3 жыл бұрын
Asc wll soobooqo yohgube channelka macalin ciise sudeysi
@salmamaxamednuur8913
@salmamaxamednuur8913 3 жыл бұрын
Kkkk awalba ben bu aha😂😂
@craxmanmuxidin3782
@craxmanmuxidin3782 3 жыл бұрын
ma. qeer allah kadhogo is cafiya waxa ficn lawa cafiska
@ilzaamabuukar1299
@ilzaamabuukar1299 3 жыл бұрын
Wilow bumo wadado sideeen u dayaane pisinkee Hhhhhh
@samsamaxmed4959
@samsamaxmed4959 3 жыл бұрын
rer muqdisho waxey fahmen qabka viewska lo helo hore usocda dadkaygoow
@manaalosman7176
@manaalosman7176 3 жыл бұрын
Wllalayalow nabar iyo sokor mafiicna gabadha dhaqtargeeya ragbaatihiine
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 3 жыл бұрын
Hhhhh
@zeiynabyusufhassan412
@zeiynabyusufhassan412 3 жыл бұрын
Hhhhh baba jay
@abdiaziizmaahi5964
@abdiaziizmaahi5964 3 жыл бұрын
Walagu genaa hadii ad xalmarin wado
@farduuskalgacal5955
@farduuskalgacal5955 3 жыл бұрын
War gabadhi babajeey dulqaad badnaa kan anigu lugta keliya wa ku istaajinlaa kaftan ninka kaliyee aan ku qoslo walgi SORAAN DABADII ALLOW KU NAXARISO
@heesocusub8453
@heesocusub8453 3 жыл бұрын
Maxaad kasameesantihiin maad kaaraan subescribe comantiga markaa aqriso aarabtaa inaa baxdo
@faaraxdheere7277
@faaraxdheere7277 3 жыл бұрын
5:49 maxad ka fahantay hadaad laacib soo jabay tahay 🙂🙂
@MADARA111
@MADARA111 3 жыл бұрын
Ma fahmin najiib qosolkiisa so dhex galey noh ishg
@aaminoigalle2962
@aaminoigalle2962 3 жыл бұрын
Waa fahmay
@Xanfresh11
@Xanfresh11 3 жыл бұрын
😂😂😂
@UkStudio
@UkStudio 3 жыл бұрын
🤣😂🤣😁 #Dahircalasow
@tasnimbella1208
@tasnimbella1208 3 жыл бұрын
Prank miyaa sheekadan babajey
@princesssabnaa8951
@princesssabnaa8951 3 жыл бұрын
Heshiiska waaniga fadhinaa barbarta nosoo wada labatooda oo wada fadhiya
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@ashrafnidaamneik7769
@ashrafnidaamneik7769 3 жыл бұрын
Viva galmudug nimo
@abdiasiis3316
@abdiasiis3316 3 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁
@ghettoangel7740
@ghettoangel7740 3 жыл бұрын
Wiilo waxkale ayey damacsan tahay
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 3 жыл бұрын
Koleey anigu maqabo in sas dhan eey u nahdisho baba jeey wiilo wayo hadalkisa waxanka fahmay inusanku sameen wax qalad ah hadii asoo shaqo kujira eey utagtay kadibna uku yiri abayo shaqanku jiraa wanku balan qada inan kuladubo lkn ha idhamato shaqadu mahan micnehda inuu dhib ugeesaty ama uu qaladka galay wayo ayaada free buu ugu shaqeen nalahy lkn dadka uu wax uhayey waa adad uu lacag ugushaqenayey so marka gaalka dil gartiisana sii ala dhahay wax qalad ah uu sameyey uma jeedo lkn hadii loxogsheganayo waa gooni
@luqmaanmohameddhaqane5331
@luqmaanmohameddhaqane5331 3 жыл бұрын
Wilo hada ayad u gafeysa gabadha buumaheda mesha maxa kenay
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 жыл бұрын
Huuno maacaan iso kiciya o isobooqoda
@safiaomar5711
@safiaomar5711 3 жыл бұрын
Walahi sheekada prank ayan mooday sorry walalkey baba jeey
@sommillionaire9293
@sommillionaire9293 3 жыл бұрын
Gabadha aad xumeesay ayad gadaal ka ogaatay in ay channel kaga muhiim u tahy ayad cabaad bilaabe
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 35 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 22 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 41 МЛН
xarig jarka qeebta labaad ee kiro suud oo lagaag furey banaadir
4:30
Abdirahman Ainab
Рет қаралды 11 М.
Lukashenko: Escalation may end with destruction of Ukraine
24:20
Информационное агентство БелТА
Рет қаралды 1,2 МЛН
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,8 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 27 МЛН