Baadisooc -Kaftan-dhablihii Faarax Galoolley

  Рет қаралды 94,580

Star Media Corporation

Star Media Corporation

Күн бұрын

Saddex god ayaa kaftan-murtiyeedka Galoolley ku biyo-shubaa: 1) Duurxullo maagis ah oo ku aaddan mas'uul dadka ka dhexmuuqda 2. Mawduuc siyaasi ah 3. iyo arrimo qabiilka iyo qabyaaladda ku saabsan. saddexdaas arrimood oo isku dhafan ama kala gooni ah, ayuu Faarax Galoollay kaftan-dhablihiisu u badnaa.
Waxa aynu arrimahaas kaga bogan karnaa barnaamijkeennan Baadisooc.

Пікірлер: 83
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto caaqil faarax gololeey,,sheekooyinka aan maqlay waxaa ka mid ah in maxamed siyaad yiri ii imow adiga iyo odayaasha beeshaada markuu u tagey ayuu yiri kuuma jeedee ku aaway intee iga,xigtaa iisug ookiyaalihii,aan soo ilaabee markuu soo laabtayna nabadoonno caan ah oo eheladiisa ah ayuu u keenay,markuu yimid ayuu u sheegay inuu hadda diyaar u yahay shirka ookiyaalihiina waxa uu ahaa nabadoon jaamac seed iyo nabadoon axmed nuur oo uu siyaad si fiican u yaqiinay.
@abdimajiidomar7607
@abdimajiidomar7607 2 жыл бұрын
The legend faraax galooley nin weyen waye Allah yaa raaxma mohamed siyad Barre aya ka yabaay faraax galooley
@calikhaan2792
@calikhaan2792 2 жыл бұрын
Alla ha u naxariistii Maxamed Baashe afka iyo dhaqanka nin aad ugu xeeldheeraa buu ahaa.
@daahirosobletrading4456
@daahirosobletrading4456 8 жыл бұрын
magaciisa waa gololeey ee ma'aha galooleey sida uu tabiyaha ugu dhawaaqayo meesha lagu soo qoray thansk
@abbeyare1829
@abbeyare1829 9 жыл бұрын
He is my hero allaha u naxariis tee Gololeey da'uud
@darmaanismaan6817
@darmaanismaan6817 5 жыл бұрын
Masha Allah awoowgeey farax gololeey
@AhmedAbdilahi-cx6sv
@AhmedAbdilahi-cx6sv 6 ай бұрын
Faarax galooley❤❤❤❤❤❤❤❤
@XasanAbsugeofficial
@XasanAbsugeofficial 4 жыл бұрын
Alah u naxariisto farah gololey Galooley ma ahan ee deeganka lagu magacaabo gololey da, ud
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Galool miyaanu geed ahayn dhulka Soomaalida kabaxa
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
magacu sidaas ayuu sax kuyahay😎
@mariamsoomali4745
@mariamsoomali4745 7 жыл бұрын
awoowgay 😭😭😭 allah u naxariisto
@shaharsaatabdulle4827
@shaharsaatabdulle4827 2 жыл бұрын
Assalaamu 3aleikum Mr Wariye adigoo naga raalliya bal beddel Cideynta Naaneysta Adeerkeen caawilka ahaa dheh GOLOLLEEY NN GALOOLEEY laa xowlah
@geesigadhulka9188
@geesigadhulka9188 9 жыл бұрын
Ninkii ugu horeeyay uguna danbeeyay ee ugu aqliga badnaa Abgaal waa Gololeey. Diid ama yeel.
@bashkaali4980
@bashkaali4980 5 жыл бұрын
Af.lagaado cad ma hilmaantay Xasan geedi abtoow oo ahaa ninkii talyaaniga ka yaabiyay
@macowmcow2456
@macowmcow2456 5 жыл бұрын
Geesiga Dhulka wa ka maserty miyaa abgal wada nocas allha ayaa caqilnimo u dhaliyay hada kaxunthy tarida poqordada somaliya sakin laq mnta hadlkan wu ku dhibyaa sa kadaremyo
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 жыл бұрын
Baadisooc , aad baad u mahadsan tahay , Barnaamijyadaada qiimaha badan
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 жыл бұрын
Aan ku saxee , Galooleey ma aha , ee waa Gololeey
@mohamudmohamed954
@mohamudmohamed954 7 жыл бұрын
Abgaal waa wada caaqiliin, soomaalida waxay ka horeeyaan 30 sano,
@alimuxsinbalcad1379
@alimuxsinbalcad1379 6 жыл бұрын
hhhhhhh waa oday
@nimconawal1570
@nimconawal1570 5 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@SalaadIbrahim-yg1yl
@SalaadIbrahim-yg1yl Жыл бұрын
Abgaal yaa waye hadii 30 sano ka horeeyen umada somaliyeed 🤣🤣🤣 xasan shiiq banka aragnay iney somali aheeyn wayo indhihiisa wa imaaradka aqligiisuna wa shisheeye 😅😅😅🤣
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 жыл бұрын
Galooleey , ma aha , ee waa Gololeey
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 4 жыл бұрын
Reer waqooyi iska qaldaamiin waaye luga yaroow shirib ayuu dhahay shirrib😎
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@MudaneSooyaal QADAAD WAYN 🤣🤣🤣
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 11 күн бұрын
Saaxib taytayley waa magac labaad oo balcad.marxuumku wxuu ku dhashay tuuladda loogu magac daray ee gololeey oo balad hpostimaada.
@cabdiraxmanmahamudmaow7838
@cabdiraxmanmahamudmaow7838 9 ай бұрын
Waa"GOLOLLEEY" ee maahan"GALOOLLEY"
@mohamedibrahim-fl2vu
@mohamedibrahim-fl2vu 4 жыл бұрын
Viva Nura James, Adiga kaliya ayaa qof wax garad ah inta barnaamijkan ka hadashay marka lagu daro nacaska barnaamijka wada. Waan ka xumahay inuu hadalka kugu gooyo adiga oo fikradaadu aheyd mid dadka wax fahamsiinaya. Haddii laga reebo adiga Nura James, inta kale waxey ku hadlayaan waa none sense.
@yusuf-b3f8d
@yusuf-b3f8d 13 күн бұрын
Ingiriiska ayaaleedahay Waa kuwa anaga noodiiday in an waxnoqono kadibna kuweeni aragtida Leh Na laayay unadiiday gaalo kuligooloodhan 😮
@mascuudcismaan3643
@mascuudcismaan3643 7 жыл бұрын
ilahaw naxaris faarax shekadisa wa mid macna laheede
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 жыл бұрын
Inta kale ma rootiyaa ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, waaye sida saxda ah
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 Жыл бұрын
Tan ugu dambeysay waxa uu diidanaa wasiirka arimaha dibada in uu ogaden noqdo
@eglandahmedegland4742
@eglandahmedegland4742 8 жыл бұрын
ilaahoow kuu naxariiso nin taariikh weeyn leh buu ahaa lkn waxaan layaabay taariikhdiisa meelna kuma qorna yaab
@cabdirraxmancali4999
@cabdirraxmancali4999 5 жыл бұрын
Waa gololey
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 8 ай бұрын
Umad kasta Afkooda wey illaliyaan waadna ku mahad san tahay
@ahmedqasim8812
@ahmedqasim8812 7 жыл бұрын
gololeey waxan ku maqlay inuu ahaa nin aad u caqli badan in badanna siyad bare ka yaabiyay
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 8 жыл бұрын
bal waxuu lasoo shir tegey daya kana abaacha cusub baa yimid, siyaad barre dhimey allaha ha unaxariisto, way kugu daadsan thy oday barnaamij kale raadso
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 7 жыл бұрын
halooowne xeey eheed reer baadiyo ayaa tahay adiga iyo kuwa ku suaalayaba xabad kama taqaaniinee raadsada waxaad taqaanaan
@maxamedcabdi9125
@maxamedcabdi9125 6 жыл бұрын
Mansha allh
@izadinabdi3875
@izadinabdi3875 5 жыл бұрын
Farax gololey runti nin cajiib ah ayuu ah
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 8 жыл бұрын
qalinkaa aad wax ku qorayso siyaad barre ayaa kuu dhiibey ee naga aamus laxyahay afka qashuusha leh
@maxamed1766
@maxamed1766 8 жыл бұрын
erayadiisi waxaa kaloo ka mid ahaa "MINEY FATUURO FIIQ TIRAA NINKOW FADHAA MAA FIYOW
@cabdirraxmancali4999
@cabdirraxmancali4999 5 жыл бұрын
Faarax seefey
@maxamed1766
@maxamed1766 2 жыл бұрын
@Muhammad Ali Faarax Seefey mid kale waaye
@maxamed1766
@maxamed1766 2 жыл бұрын
Faarax Seefey wuxuu ahaa nin Galmaax ah oo Laashin ah, Faarax gololeyna wuxuu ahaa nin Daauud ah
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 7 жыл бұрын
Faarax wuxu yiri mar u Habar Gidir ka Hadlayay kkkk Habar gidir Dadka Ka Celiya.iskana Celiya. AYADA Qudhedana Kala Celiya kkkk Allah Ya rahma
@abashassan8076
@abashassan8076 6 жыл бұрын
Cadnaan Montolivo 😬😁 wa wax aan hada aragnay
@geeloowgulaaloow9966
@geeloowgulaaloow9966 5 жыл бұрын
Waa lagu tiinbareeyay😁😁
@keyfqali4448
@keyfqali4448 4 жыл бұрын
Waa sax wlhi
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 жыл бұрын
Inta kale ma rootaa kkkkkkkkkk aan ku qoslay
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
Areeey Galooleeey Maaha Kud Hakuugu Dhaceeee ( Gololeey Dheh )
@daljirchannel5131
@daljirchannel5131 8 жыл бұрын
waxaa sheekooyinkiisee ka mid ahaa maalin maalmaha ka mid ah faarax kololey ayaa waxa uu soo raacay gaari ay gabar ka mid ah gabdhaha madaxwayne siyaad bare uu dhalay wuxuun ku dhex dhuusay gaariga dhaxdiisa markaasee waxay tiri gabarta adeer maxaa ka wataa wuxuuna ugu jawaabay aabahaa afka hanaga xiro adiga tawada naga xer kkkkkkk
@ahnedabdigesey2856
@ahnedabdigesey2856 8 жыл бұрын
Ibraahim Maxamed hh wad igaqoslisay walee
@alimahamudhassan650
@alimahamudhassan650 8 жыл бұрын
Ahned Abdi Gesey
@ismailaweys4730
@ismailaweys4730 7 жыл бұрын
Ibraahim Maxamed Beenta aad ka shekaynayso dhusada waxaa laga sameeyay naagti u qabay Jamal abdinasir of egypt oo la oran jiray Tahia Kazem ayaa nin dukaan ugu soo gashay waxay waydiisay bundad meel saaran inuu usoo qabtoo tuso markuu salaankii ama jaran jar sidaad u taqanaba uu fuulay bay dhuuso ka fakatay naagtii madaxweynaha ayaa ninkii cayday kolkaas buu yiri ninkadi afkuu na qabtay adigana ma dabadaad na qabanaysaa,
@hugdheh
@hugdheh 6 жыл бұрын
ismail aweys tana waa dhacday waa run la hubo 😂😂😂
@shareychannel402
@shareychannel402 6 жыл бұрын
Ibraahim Maxamed Sax waaye
@hugdheh
@hugdheh 6 жыл бұрын
Loo dhaamaaha waa ee ma ahan loo dhamaanaha ku yeh 😂😂😂
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 9 жыл бұрын
Arinta liinta , waxuu ula jeeday Jaalle amarka waxuu kaa soo baxaa asagoo cad , laakin looma fuliyo sida aad u rabtay
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 8 жыл бұрын
Allaha u naxariste wuxu ahaa Nin dheef jecel sida kamuqata dhaqankisa
@zeinamaxamd8850
@zeinamaxamd8850 8 жыл бұрын
his name is not farax cali Mohammed his name is farax Mohammed Ali nd correct ur pronounces is gololeey
@ayuubman8052
@ayuubman8052 9 жыл бұрын
ninkaaan waan kaqeeyliye
@Janankaify
@Janankaify 9 жыл бұрын
Maxamed Baashe, ma xuma laakiin waa inuu dhegeystayaasha u daayaa hadalka, marka ay khadka soo galaan. Waayo hadalka ma jarayo iyadoo dhegeystuhu hadlayo, mida kale intii uu dhegeystaha xiga soo dayn lahaa, wuxuu gelayaa comment aan loo baahnayn.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
Areey Galooleey Maaha Kud Hakuugu Dhaceee ( Gololeey Dheh )
@marmaarso
@marmaarso 5 жыл бұрын
Sorry weriye waxaad hubzo dadka u sheeg, tuulada galooley kama tirsana Balcad, waxay ka tirsan tahay Jawhar.
@smiledon77
@smiledon77 8 жыл бұрын
my claas mate
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 8 жыл бұрын
magacu was kaa qaldan yahaye, islaantii aadan cadewaxay what's INA cilmi mataan
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 7 жыл бұрын
war nin yahoow orod oo afka soo sameeyso waxa uu yidhi iyo laydhka 2badaba madhihi jirin ee soo baro first fall luuqadiisa galooleeyna wax ladhaha manaqaanee
@omarabdikarim9690
@omarabdikarim9690 8 жыл бұрын
ninkan wariye ku sheega qabiilo somaliyed ayuu ugafayaa waryaa saxaafada soo baro hadal suuq tv hala imaane
@mbinuali7106
@mbinuali7106 7 жыл бұрын
adeer qabiil looma gafine tariikhda iyo kaftanka baro mise ninka laga hadlayo ayaa qabiil ahaan ku yasee.
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 7 жыл бұрын
Odaygan inuu wax sheegano wuu rabaa waxna wuu qarinayaa!
@ayanledangarad9033
@ayanledangarad9033 11 жыл бұрын
LMOA... funny as hell.... abgaal mirqaan tisha iyo isaaq afsomali la barayo...
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 8 жыл бұрын
adeer wixii tegey tage, isaaqa dulmigiisa uu ku hayo deriskiisa ka hadal intaad siyaad dhintay ku meeraysanaysid. habarjeclooy muuse waa kaas
@ayuubman8052
@ayuubman8052 9 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@bashirabdi7526
@bashirabdi7526 7 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaa labeeyoo liibaanay
@ismailaweys4730
@ismailaweys4730 7 жыл бұрын
Kan Ina baashe tariiqda ayuu been ka sheegay Ina baashe saqraan ayuu ku ahaa tuulo ku taalay Holland oo la oran jiray cuijk nuur dalacay ayaay qamriga isla cabijireen guri kivintevelt 94 ayuu ina baash daganaa habar gumesowday ayuu gursaday oo ay koos xaad daris ahayeen Ina bashaa tariiq been abuur ah qoraayo
@warso-spt1
@warso-spt1 6 жыл бұрын
Bastaryahow adeerka idaaja beentu ku kufsadoo tarikhda somaliyeed amba reerkisa u sameeyo shekadan u latag. Koleyba daroodki cuqdadu iyo cunfigu ka buuhay baad ahayd ee ciil issaq u dhimo
@bashirabdi7526
@bashirabdi7526 7 жыл бұрын
Tani kaftan maaha waa dagaal cad reer waqooyi warkoodu wuu cad yahay bahasha waa loo labisaa
Maxamed Baashe - Baadisooc: Maanso-ku-maahmaah!
1:02:04
Star Media Corporation
Рет қаралды 17 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6
52:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 254 М.
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 290 М.
BARNAAMIJKA FANKA IYO MULAXAN CABDIKARIIN JIIR
1:00:25
Horn Cable Tv
Рет қаралды 126 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 591 М.
Taariikhdii Tataarka qaybtii 1aad Sh Mustafe
1:11:13
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 474 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:59
BBC Somali
Рет қаралды 28 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:50
BBC Somali
Рет қаралды 23 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН