Maxa Ka Jira Cabudida Kooxda BTS | Been abuur mise Dhab ? Wa Kuma Fananka ilahay sheegTay ? Ogansho

  Рет қаралды 10,337

Baal-Dahab Tv

Baal-Dahab Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 169
@zumeyrachemale
@zumeyrachemale 2 жыл бұрын
Koxadan ani ma necbi mana jecl oo kuma walin hesahooda qar wan dhagesata lkn dadalkooda iyo adakeysigooda wa wax mudan in latagero Allah so hanuniyo isha insha Allah waxan rajeynaya inuu xaqa Allah tuso insha
@sarakookie
@sarakookie 2 жыл бұрын
amiin abyo 🥺🤲
@suleeqaayaan4146
@suleeqaayaan4146 2 жыл бұрын
Amin inshalah
@1234___feliz
@1234___feliz Жыл бұрын
aamiin
@izrasaleban5983
@izrasaleban5983 Жыл бұрын
Ammin
@XafdoCwaaxif
@XafdoCwaaxif 7 ай бұрын
Amiin qofkasta oo aan islaam ahayn na Allah hasoo hanuu niyo intuu uqoray hanuun insha allah❤
@nimcoaxmed6711
@nimcoaxmed6711 2 жыл бұрын
KZbin kan runta ku jeclhy 🤗😍
@jeonanaayaa4703
@jeonanaayaa4703 2 жыл бұрын
suga j.hope jimin teahyung aad ayey u jclyihin gabdhaha asturan
@nimcosaed7730
@nimcosaed7730 2 жыл бұрын
Wllahi runta ayan kugu jeclahay youtuberka kaliya ee war xaqiiqa oo saxan soo gudbiya ayaa tahay keep going bro dadkan somalida caabudid iyo taageeranimo ayaa iskaga qaldan qof hadaa taageero saa,ida siiso waxa lagu leeyahay waad caabudaa kaaley dadkeena diintii intey ka aadey anoo muslima seen qof bini aadam anoo kala ah ucaabudaa subxaana laah bts waan taageera intii ka xuna oo ku naxsana adinkey idiin taala
@deeqodagan141
@deeqodagan141 2 жыл бұрын
KZbinrka kaliya ee runta ka hadla m. A keep going wll🥰🥰
@princessriyaa300
@princessriyaa300 2 жыл бұрын
Walhi qof runta yaqano ayd tahay Mansha Alaah
@deeqafatuush189
@deeqafatuush189 2 жыл бұрын
Waxaban ku jeclahay wiilkan xaqiiqda
@princessriyaa300
@princessriyaa300 2 жыл бұрын
@@deeqafatuush189 Haa Runta Ayn ku Jecladay aniba
@XafdoCwaaxif
@XafdoCwaaxif 7 ай бұрын
Allah hasoo hanuuniyo insha Allah ❤😊
@sarakookie
@sarakookie 2 жыл бұрын
bts ma caabudo ilahay ayan cabuda ilahay ha so hanunsho I.a lkn ayaga wan tagera bas bts army forever 🥺🔮💜💜💜💜
@Fooshusein-l7o
@Fooshusein-l7o Жыл бұрын
Waa saxan tahay illegal hasoo hanuuniyo bts iyo kpop kale
@naazilchannel3836
@naazilchannel3836 2 жыл бұрын
Astaqfurullah maxaa ka qaldan ogansho ma wuxu raba inuu BTS NA nacsiiya 😂 habartede ka tahy inan ka Haro abid 😂🤞🤣
@missjihope2167
@missjihope2167 2 жыл бұрын
Kula haa magaca army waxaa lagawadaa adoomo no 🚫👎🙅 waxaa lagawadaa magaca army ciidamo hubeysan 💂💂💂
@yuleria5055
@yuleria5055 2 жыл бұрын
Jimin tariqdiisa nososamey🥺
@princessriyaa300
@princessriyaa300 2 жыл бұрын
Wan ku wata Baldahb TV 💜💜💜
@ayanjacfar749
@ayanjacfar749 2 жыл бұрын
saaa ku radinayy indhaha ma i cagarteen😅😅🥰
@princessriyaa300
@princessriyaa300 2 жыл бұрын
@@ayanjacfar749 😁Wad iso Qabtaye💖
@ayanjacfar749
@ayanjacfar749 2 жыл бұрын
@@princessriyaa300 haa 🥰❤️‍🔥
@munobashir6738
@munobashir6738 2 жыл бұрын
Hore ugu soco Wax walba waxaa fcn in xaqiiq da aad ka soo gud biso matihid sida janalada kale🥰
@sakariyemaxamed5878
@sakariyemaxamed5878 2 жыл бұрын
BILIIS Jimin kasoohadal taariikhdiisa
@MssRose-n7v
@MssRose-n7v Жыл бұрын
Waxa laygu cayi jiray wad cabuda lknse wlhi cawada sidad iga farxisay xita waligay uma farcin wll aaad ayad umahadsanthy madama ad aqbashay codsigayga ❤❤❤
@randoaxmed5440
@randoaxmed5440 2 жыл бұрын
Wllhi adaa kaa arky wx run ka shegaayo bts forever together ❤ 💖 ♥ 💜 💓 💕
@Zaamu199
@Zaamu199 2 жыл бұрын
5sano kabadan baan army ahay Wana ku fana markan maqlo dad wax ka sheegaya runti sababto ah waxan ogahay wilashayada ineynan xumeeyn waxey ka shegayana ahayn runti somalia army wiil ama gabadh ha noqdo waa la cunsuriyeya waxana waxa ugu wacan Kan kanalka ogaansho Iska leh kadib hadalkisa markey hooyaday Io walahayga ay maqleen mobile Io iPod laptopkygiba walayga qaday xata waxa leey diiday inan walahay wax lacuno anigu lygu tilamabayo Galo bani Adam cabuda lkn aniga waxan oga xaqiiqada tageranimadaydana Halka Kuma joojin xata jamacada galada leygu yerayey kawaran xanuunka waxasi dhan cunuga inshaar la dhaho igeyatay lkn axla adkeysi Io dulqaad ka qaday Io samir aqiirona waan hysta anu sababto ah anoo Muslimad ah buu igu tilmaabay gaalo Io dad inan cabuudo 😭hadan walshay ku dhahaya hooyo video gan dawasi tnkz walal adna xaqiiqada Soo gudbisay waxad tahay KZbinrka kaliye xaqiiqada ka shegay bts adi Io Hodon online BTS army forever and ever💜💜💜💜💜💜💜
@Farxiyaaaaa
@Farxiyaaaaa 2 жыл бұрын
😫😫😫😫soryy hppti nolosha intaad noshhy wxkasta wad arkysa samir pL
@mahmedaid932
@mahmedaid932 2 жыл бұрын
Legend keep going bro 😎
@raxmoabdirisaaq1604
@raxmoabdirisaaq1604 2 жыл бұрын
Thank you brother BTS forever💜🔮 my kings of the world🌏❤️🇰🇷
@caynixasan3540
@caynixasan3540 Жыл бұрын
You are stupid hakutilmaamin boqoro was eeyo najaas ah😡😡😡😡😡
@yaxyekhamiz6039
@yaxyekhamiz6039 2 жыл бұрын
Ogaansho waa Chenel Heer Caalami Ah 💥💥
@nawalahmed8358
@nawalahmed8358 2 жыл бұрын
Habartaa buufked ogansho waa beenale weyn😡 BTS forever 💜🔮Somali Army❤
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 2 жыл бұрын
Ninkan ogaansho KZbin kiisa kuqoran dadka ayuu danbi ka galaya waliba waa deel qaaf inuu yiraahdo aqalkaste ayaa laga caabudaa subxanalaah 👀
@deeqafatuush189
@deeqafatuush189 2 жыл бұрын
Waar caadi maaha ninku kulaha guri kazta oo somaliyedba laga caabuda
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 2 жыл бұрын
@@deeqafatuush189 waa waalicas
@salaharmy1149
@salaharmy1149 2 жыл бұрын
🥰🥰youtuber da dhan me adi cml iska noqdan 🦋bts army 4evar 🇰🇷 1m u qalanta wllhi
@Pfchannelfatimabadirahman
@Pfchannelfatimabadirahman 2 жыл бұрын
Mahadsanid aad ayaa ugu farxay sida aad uga hadashay BTS 💜💜💜💜
@yusramahad15
@yusramahad15 2 жыл бұрын
Waxaa rajenaaya inaa noqoto mid waligiis jogsanin 🥺bro thank
@israahmed2785
@israahmed2785 2 жыл бұрын
Aad ayaan u tageera waliba saiid💋😎😍
@najmofelix6432
@najmofelix6432 2 жыл бұрын
Love you BTS
@ayuushppe4085
@ayuushppe4085 2 жыл бұрын
sax waaye
@mssnaima7206
@mssnaima7206 2 жыл бұрын
Wlhi wxa thy qofka keliya ka hadla runta bts wlhi wey jecelyihin ine muslin lkn army forever 🔮🔮💜💝👀
@mustafelamo
@mustafelamo 2 жыл бұрын
Thanks Zxb
@yusramahad15
@yusramahad15 2 жыл бұрын
Thank you thank waxaa kugu awal guduno manaqaano waxaa tahy KZbin kalyiya ee arinta xaqiiq soo galiye wey Kira kuwa kale lkn kuna garan thank you waxaa jiraan gabadho badan oo army ahaa plze kabexee weyraceen hadalkii ogansho balze manta wanxaan hubaa inee usoo laban donaan koxdoodii insha al waxaa raje nayaa inaa noqon dontid KZbin lajeclaado I.n🥺😭thank you 🥺
@westnakuya6012
@westnakuya6012 2 жыл бұрын
xaqiiqda aad bad ku mahadsanthy
@naaloabdi7444
@naaloabdi7444 2 жыл бұрын
Thank you so much♥️♥️♥️saad runta ugu hadashey🥰🥰🥰🥰🥰
@nayruu3662
@nayruu3662 2 жыл бұрын
Tnxz abowe wllhi
@btsarmygirlfm..s...7786
@btsarmygirlfm..s...7786 2 жыл бұрын
Wll waxaankugujeclahay runta nolow wll 🔮🔮💜💜🖇🦋BTS Army 💜✨
@qaaliladan7601
@qaaliladan7601 2 жыл бұрын
bts 🔮💜💜
@saabirasahal4003
@saabirasahal4003 2 жыл бұрын
Mhdsanid wll barnaamijyadaanokle nosobadi plz
@salaadabshir5269
@salaadabshir5269 2 жыл бұрын
Qisada dhibka badan ee ay soo mareen iyo adkoosigoodu waa waxa ugu wayn ee lagu tageero kooxda beena maaha
@faisocusmaanaxmed2610
@faisocusmaanaxmed2610 2 жыл бұрын
Btssssssss waa dadka kaliya aan ugu jeclhy k hope Korea 🇰🇷 army 💜 forever together my team 💜 Btssssssss
@rihana2209
@rihana2209 2 жыл бұрын
Mxay that like iyo flowers wiilkaan talentiga leh mashquul mahan saan wiilka ukaca plzzz🥰
@naazilchannel3836
@naazilchannel3836 2 жыл бұрын
Maxaa isaga kaligii miya fanaan ah kol mey buriyan shirkadu
@saakinlove2988
@saakinlove2988 2 жыл бұрын
Legend come back waa lagu wayay ayamahan
@rahmoabdikariinahmed1709
@rahmoabdikariinahmed1709 2 жыл бұрын
Chanelka ogaanso qofka lehba dad badan ayaa subscribe u ah taagerana sido klena jcl wuxu so dhigo taas mcnahedana maha inay cabudan asaga Subxanallah😱
@Cs-if1uh
@Cs-if1uh 2 жыл бұрын
Thanks
@thv-w6b
@thv-w6b 4 ай бұрын
KZbin ka kaliya ee runta ka hadla❤💜💜💜💜💜
@anzalquruxofficial9774
@anzalquruxofficial9774 2 жыл бұрын
One direction ka soo hadal please
@najaxqalanjo4293
@najaxqalanjo4293 2 жыл бұрын
BTS💜
@missjihope2167
@missjihope2167 2 жыл бұрын
Pro magaca army sax army waxaa lagawadaa ciidamo hubeysan maaha adoon taas ayaad qaladay kaliya
@hodancabdi1811
@hodancabdi1811 2 жыл бұрын
dad caayaya islaamka maxaad Samantha lahayd adigu navigation scw mabuu xanaaqi jirin balse hadji diinta lacaayo iyo ilaahay markets unbuu xanaaqiisy kacaa ani hadaan jogging lahaa xilligaas kii aan gaadho uunbaan ku boodi lahaa wwaanaan caayi lahaa xataa waxay doonaan ha igu sameeyaan lkn yeeysan claying nabiga its alaah subxaanahuu watacaalaa😿😿😔😔👿👿👿👿👿👿👿🤲🤲🤲🤲🤲
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 2 жыл бұрын
Kugu raac sanahay walal ilahay iyo rasuul keena sharafta leh ( scw ) ma aqbalayno cid cayda
@ahlaamarap6041
@ahlaamarap6041 2 жыл бұрын
Wiilkan wa wiil fican aboowe mahad said bts army for every 💜
@nafisadeeq5681
@nafisadeeq5681 2 жыл бұрын
Walahay like ta lama dhaafo barnamij yadada waayo waxaad tahay qof si xaqiiq ah wax usoo baadha dadkuna way jecel yihin qof nocan ah 1 milyan baad u qalanta wllo gulayso
@XafdoCwaaxif
@XafdoCwaaxif 7 ай бұрын
Hore usoco wall qali❤🎉
@amiinomaxamuud169
@amiinomaxamuud169 2 жыл бұрын
Waa KZbin ka kaliya aan jeclahay
@ANHARITA
@ANHARITA 2 жыл бұрын
Run aya sheegty wll bts army for ever 💜💜💜💜💜💜💜
@shugrixasan5509
@shugrixasan5509 2 жыл бұрын
Thnks wll 😍😍😍😍😍😍💋💋💋
@wllaman6759
@wllaman6759 2 жыл бұрын
Sxp
@cabdalayare2383
@cabdalayare2383 Жыл бұрын
Woow
@MaxamuudcabdiCabdulle
@MaxamuudcabdiCabdulle Ай бұрын
Jimin muslimmiyaa muslimmiyaa maasha alaaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AkuniHKUWAYD
@AkuniHKUWAYD 6 ай бұрын
Truth man is only baal dahab❤❤❤❤
@izrasaleban5983
@izrasaleban5983 Жыл бұрын
BTS AND ARMY FOR EVER
@ifraaxcali6902
@ifraaxcali6902 2 жыл бұрын
Waan ku aminsanahay walahay shiqsi si dhex dhexada uga hadla wax kasta oo xaqiiq ah baaldahabtv
@siwarabtsjimin
@siwarabtsjimin Жыл бұрын
Waa wax fiican
@haazikmoha9232
@haazikmoha9232 2 жыл бұрын
Thanks 😊 sxp lkn Teahyung barnamij kaso samey 🤗🤗
@allen7462
@allen7462 2 жыл бұрын
Haa v nadhinay waxa laga shegayo sida al Jazeera English plz
@saakinlove2988
@saakinlove2988 2 жыл бұрын
waan La Yaabay amba waxa uu shegay Ogaansho
@saabiriinfaras5229
@saabiriinfaras5229 2 жыл бұрын
plzz park jimin ka soo hadal io taariikhdiisa🙏🙏🙏🙏
@abdikareemhassan
@abdikareemhassan 2 жыл бұрын
Walaal lil tjay ka soo hadal hestia cusub
@cabduallaahicabduallaah
@cabduallaahicabduallaah 6 ай бұрын
Runti waan jclahy kooxda BTS lkn hada markaan xaqiiqadooda ogaatay ayaan sii jiclaatay💜
@sihaamkaba2128
@sihaamkaba2128 2 жыл бұрын
Wllhi runta weeyi dadkenu way dag dagan
@lovely-vo4ds
@lovely-vo4ds 2 жыл бұрын
Kaso hadso hadal inay aminsiyin dadka isku jinsugaaa
@x-1359
@x-1359 2 жыл бұрын
Bts love you 💜
@sundusomarabdikadir4625
@sundusomarabdikadir4625 2 жыл бұрын
Ani ahaan waan taageeraa bts heeso hoodana waan daawadaa qisodoodana waa mid mudan in lagu daydo sobobtooah mayrajadhigin sikaste haudhibaatoodaan lkn waakuwii hada guushaan gaaray
@CismanDalab
@CismanDalab Жыл бұрын
Anigo wan jecelahy bts army mahadsanida wllo ❤❤❤❤ army sobadiy❤❤❤❤❤
@FaadumoNuur-ls6mm
@FaadumoNuur-ls6mm 11 ай бұрын
Walaal mahadsanid😢
@jeonanaayaa4703
@jeonanaayaa4703 2 жыл бұрын
ARMY Wa tagerna micneheda na ma aha ina cabud no
@MssRose-n7v
@MssRose-n7v Жыл бұрын
Thanks wll aad ayad umahad santhy wll mcn❤❤😢
@rahmoabdikariinahmed1709
@rahmoabdikariinahmed1709 2 жыл бұрын
Sxp waxaa Tahay qof runta ka hdalo Allaha ku xafido 🎊🥰run rabiya kugu jecel❣️
@NadroMaxamedcabdi
@NadroMaxamedcabdi 3 ай бұрын
Wexa fiican ❤❤❤❤❤
@SahraCabdi-i1f
@SahraCabdi-i1f 6 ай бұрын
I Love you bts❤❤❤
@xamdanmuse1436
@xamdanmuse1436 2 жыл бұрын
bts noloshayda kpop one love
@halacyare1127
@halacyare1127 2 жыл бұрын
Best youtuber 2022 dadaal iyo shaqo adag baa kaa go an sxp ku xigsi dilka nibse husle plz bro
@CismanDalab
@CismanDalab Жыл бұрын
Wllo wowalanyhy wllo hadalaonohoubin ayo iskasdhigaya adigo mahdsanid nosobadi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyoahmad7571
@sacdiyoahmad7571 2 жыл бұрын
Wilashan iyo park maxa iskagalay
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 2 жыл бұрын
Waxaa ka dhaxeeya ogaansho ayaa soo qaatay isaga oo bts moodaya ana dib baan u sharaxay
@awo395
@awo395 Жыл бұрын
MaxA sad my fahantaa kooxdan
@Apdyasiis42
@Apdyasiis42 2 жыл бұрын
Rapper ka future muuqal ka soo samee🙏
@ayuushppe4085
@ayuushppe4085 2 жыл бұрын
Kooxdan mawa necbi taageero ayaa u ahy
@zeynabibrahim8295
@zeynabibrahim8295 2 жыл бұрын
Walalkeena waad mahasantahay 😫😔
@hafsa___adam
@hafsa___adam 2 жыл бұрын
Runahaantii ogaansho aqoon uma kahan bts iyo army ba
@khadarcabdiqaadir9529
@khadarcabdiqaadir9529 2 жыл бұрын
Ma muslinbaaa hadal iyo dhaman wallo mise waa galo
@Safa-naam
@Safa-naam 14 күн бұрын
RUNTA RABI BAA KULA JECEL ABOIWE WALLHI RUNTAA KUGU JECLAHAY💜🫅
@parkzoya5532
@parkzoya5532 2 жыл бұрын
Bts forever❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mustafelamo
@mustafelamo 2 жыл бұрын
Sida aad Xaqiiqda uga Hadashay Waadku mahadsan Tahay
@najuu_tae7993
@najuu_tae7993 2 жыл бұрын
🔮Army🔮✨Bts💓4ever💓 together ✨✨🤩🇰🇷
@deeqa_mohamed
@deeqa_mohamed 2 жыл бұрын
Bts power
@alperto1456
@alperto1456 2 жыл бұрын
Sxp bad bunny kasoo hadal sxp
@Nolowanaagsan
@Nolowanaagsan 3 ай бұрын
Wax aan Rajendra in ay iskadakaystaan oo markay heshiiskaas kasoo baxan filimaanta haduuban😂😊
@sacdiyoahmad7571
@sacdiyoahmad7571 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@SahraCismaan-i9j
@SahraCismaan-i9j Жыл бұрын
❤❤❤😊😊
@pbekaash7890
@pbekaash7890 2 жыл бұрын
Waxa kugu taageeraba waa runta🥰🥳💕❤️‍🩹🤴
@marcosnasri9005
@marcosnasri9005 2 жыл бұрын
Zxp ka so hadal DXM
@luulabdikareem9862
@luulabdikareem9862 2 жыл бұрын
🤫🤫🤫🤫🤫
@Halgankanolosha
@Halgankanolosha 2 жыл бұрын
Waanu nicibnaha bts hadaanu nahau muslimiin
@sabirinabdu8719
@sabirinabdu8719 2 жыл бұрын
Bts iyo Black, binki in ay isjecelyihiin baa lagu xanta sheekadoda noogasheke
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН