Baaqii 3aad Annagu Yaanu Nahay? (1/5)

  Рет қаралды 4,478

Al-Saadicuun Bil-Xaq

Al-Saadicuun Bil-Xaq

Күн бұрын

Waa Baaqii 3aad ee Jamaacada Al-Saadicuun Bil Xaq - Qaybta Soomaaliya (1/5)
Annagu Yaanu Nahay?
Xaqiiqada Dacwadeena

Пікірлер: 18
@darwishka5669
@darwishka5669 3 жыл бұрын
Asc soomaaliyeed nimanka iska jira sharkooda yaan laydin khaldiin
@mrnuhahmed5856
@mrnuhahmed5856 6 жыл бұрын
Mansha allah
@cabdulqadircali5581
@cabdulqadircali5581 3 жыл бұрын
wlalayal waxa sh umal idinka shevayo marunba o ah inad wilayo sineysan dadka galo dasatirta wadciga jwb?
@inaahmed983
@inaahmed983 7 жыл бұрын
Sh umal aya ceebtiina idin sheegay suuqana wa laydin ka xiray TAKFIIIIR aya tihiin
@mohamedabdifitahmohamed7667
@mohamedabdifitahmohamed7667 7 жыл бұрын
HADALKIISA U FIIRSADA WUXUU KU LEEYAHAY UMADAHA MUSLIMIINTA SHEEGTA DALALKA MUSLIMIINTA SHEEGTA HADDA MA AHAN OGOW CID AAN KOOOXDDIISA AHAYN MUSLIM UMA AQOONSANA
@darwishka5669
@darwishka5669 3 жыл бұрын
Alow hanaga dhigin takfiir kuwana kaqabo umadaada
@Madde58982
@Madde58982 7 жыл бұрын
abayaashiin iyo iyo hoyooyinkiin Muslim miyaa???
@hassanabdulkadir8495
@hassanabdulkadir8495 7 жыл бұрын
Asc walaal walaalaha anihi jameecokale ilaa jameecada ayaga ay ku dhawaaqeenarka waalaga fiicanyahay inaad adiga magac u sameeso .
@xamiiid5132
@xamiiid5132 7 жыл бұрын
ASC Culuma Alle bacda Salaam Marka koowaad Waxaa Mahad leh Alle S.W oo naga wada yeelay dad muslimiin ah marka Labaad Aaabayaal ama adeerayaal runti diinteena maqabto in eeynu firqo firqo iyo koox kooox la isku baheesto oo diinteenu waa mid qudha oo midoow iyo wlltinimo na fareeso. Waan daawaday dhoor clip aad soo dhigteen channelkiinaan oo hadafkiina iyo mab da'iina waan dhuuxay aniguse idinku dagdagi maayo oo caay ama amaan idin siin maayo iminka hase ahaatee hal su'aal ayaan idin weediinayaa hadaaad xumaan u aragtaan 100% waan idinka raali galinayaa. su'aasheeydu wxy tahay, Ma idinku jiraa Dad culuma oo kulliyatul islaamiyah ama kulliyada shareecada soo bartay? sbbta aan idiin weediiyay na wxy tahay, magacyadiina 90% waxaa title u ah Eng iyo DR oo maadi ku takhasusay JWB! FADLAN MHDSNDIIN
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
qof walbo illahey wuxu u abuuray inuu caabudo qof walbana asagaa naftiisa masuul ka ah asagaana kaligii qabriga galaayo asaga kaligiis ayaana illahey hortagaayo kooxdee katir saneedna lama weydiinaayo ee qof walbow illahey kacabso oo diinta kooxo marti ha uga noqonin illahey qof walba kaligiis ayuu laxisaab tamaayaa (swt) kooxdaana waxaan u shegaayaa umada islaamka aad gaaley siseen allah uga towbad keena umadana dhinac kasoraaca iskana daaya fikirka qaldan eed wadanka masar ka sooqadateen
@africansomalimedia2516
@africansomalimedia2516 7 жыл бұрын
waxad 40 sano qaban wayden ma imikad qabanaysan duligu nabigu scwm sheegay ayd tihin
@Madde58982
@Madde58982 7 жыл бұрын
dadkii 40 sano kahor Muslim ahaa gaalo may ahaayeen???
@majabbir
@majabbir 7 жыл бұрын
waar qoldan halaga taxadiro waa takfiir aan biyo isa soo marin. halkay ka bilaabeen eeg waa halkii nebi maxamed csw ka bilaabay,islaamnimada dadkan 14 qarni ka badan muslinka ahaa waxay aamin sanyihiin inaanay islaam ahayn...takfiir waa macruuf Somaliland jeelkaa lagu guray ee somalida kalaay iska ilaaliya....
@QuranPasion
@QuranPasion 7 жыл бұрын
Takfiir baad tihiin dadka gaalo u aaminsan, waa laydin yaqaanaa.
Baaqii 3aad Annagu Yaanu Nahay? (2/5)
13:26
Al-Saadicuun Bil-Xaq
Рет қаралды 1,3 М.
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 43 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Eron qahramon rolini o‘ynay olmaydi - ekspertlar
26:18
KunUZ
Рет қаралды 205 М.
Исроилни нега тўхтатиб бўлмаяпти?
9:09
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 43 МЛН