Masha Allah wll macan horeey uu soco ❤ aad ayu muhim uu yahay mowduucan waliba marka loo eego jilkeena manta
@Gofagaro3 ай бұрын
Waqtiga aad ku qaadanayso taleefankaaga ayaa kaa qaadaya daqiiqado qaali ah. Dib ugu noqo nolosha dhabta ah si aad u hesho dheelitirnaan.
@RamadanMahamoudahmed-v5gАй бұрын
Merci pour tes conseils, c'est vraiment important
@munooo9743 ай бұрын
Mowduuc aad u muhiimsan ayaad ka hadashay waliba gaar ahaan aniga u baahnaa. Waad ku mahasantahay sida wanaagsan oo aad inagu soo jeedisay. Allah kheyr hakaa siyo.
@dayax-ih4bo3 ай бұрын
Interesting topic, we hope we will benefit from it