Bandhigga Buugga Fanka iyo Falsafadii Abwaan Xasan Sheekh Muumin

  Рет қаралды 7,855

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 9
@user-kg2gd3lw4q
@user-kg2gd3lw4q 8 ай бұрын
Marka hore waan hambalyaynayaa qoraaga Buuga Gaaraabidhaan ee Abwaan Xasan Shekh Mumin Gorod Alle ha u naxarsistee iyo cidkasta oo gacan ka haysatayba SAAB TV wxn leeyahay heesaha dhextaalka wad ka dhigaysaan marka qof ka loo yeedho hadlayo inaad hees uu sameeyey qofkan hadlaya aad daartaa maaha cida xaflada iska leh ee loo qabtay wuxuu sameeyey Ayaa bad ah kuwaasi kolba mid inaad saartaan weeye protocol maaha inaad wax kale daartaan waa fikir kayga
@user-kg2gd3lw4q
@user-kg2gd3lw4q 8 ай бұрын
SAAB TV wlhi ninkan xafladan Buuga Gaaraabidhaan vedioga Editing ka ah waa reer baadiye kolba qofka hadlaya ee loo yeedho inuu hees u saaro waa dadka inuu raali galiyo war xaflada qofka leh raali gali dadka la Soo Marti qaaday ha eegine adiga xataa cida kuu yeedhay maha qofka hadlaya ee waa cida Buuga leh
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 8 ай бұрын
Juweeriya jano fanaanad qiimo leh
@mohamedaliran
@mohamedaliran 8 ай бұрын
Ninka abwaanka illaahay ha u naxariisto laakiin xuskiisa in lagu dul heeso oo waliba gabar timaheeha qaawisey ay dadkan faraha Badan oo waliba ragga u badan hortooda ka heesto waa dambi abwaanka laga galay illaahay na laga galay.
@ahmedalin
@ahmedalin 8 ай бұрын
WAAR XASAN SH. MUUMIN WUU KA WAYN YAHAY SALAN CALAN DOWLAD AAN LA AQOONSAN, EE U DAA SOMALI WAYN OO DHAN BUU DHAXAL U YAHAY. INTA UU U HIBEEYEY SOMALI MEELKAASTA OO JOOGTO AYA KA BADAN.
@ahmedalisudi6046
@ahmedalisudi6046 8 ай бұрын
Ciyaala abwaan ilma xasan sheekh muumin way ku bannaan yiin
@MaxamedMilitary
@MaxamedMilitary 8 ай бұрын
Aahx Aahx Aaahx
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 8 ай бұрын
Hambalyo Goraaga Buuga ❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 8 ай бұрын
Jaweeriya gacanta calmada kugu ixdhan ma tii cagdheerta a inaader ma cagdher baad gurstey calanka ma gary gacanta kugu xidhan
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 115 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН
Khadiijo ninkeeda oo naag lookeenay 😂😂😂
26:58
umumohhamed2021
Рет қаралды 228
Taariikh Nololeedkii Iyo Gabayadii Abwaan Cumar Aw Jaamac
45:40
cabdulcasiis cabdulaahi
Рет қаралды 67 М.