Barafki ugu badna Sanadkan canada 2022 Today heavy winter snow in Ontario canada

  Рет қаралды 23,276

Adaani Abdala

Adaani Abdala

Күн бұрын

iNAAD IGU SOBIIRTA DHIIRA GALINBEY iTAHAY SHARE LIKE & COMMENT YOUTBE adaani Abdala ❤️🙏MAHAD SANID🙏❤️

Пікірлер: 61
@ayanhusein9451
@ayanhusein9451 2 жыл бұрын
Ilahey anagoo nabad hana geeyo Insha allah mardhaw
@CorneliusHinton-y2l
@CorneliusHinton-y2l Жыл бұрын
Wow ho look at Europe
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 2 жыл бұрын
Canada iyo baraf maxaa. Kale Heysta laakiin hadaa baratid waa la qabsaneeysaa. After February wuu yaraanayaa barafka. Ani summer aan tagey it was beautiful 😻
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 2 жыл бұрын
Sideed ku tagtay inaadeer....
@rta4510
@rta4510 2 жыл бұрын
Waa wxa ugu fudu oo ku tagi karta waa group5 or family sponsorship
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Bismilaahi ar dhul ma ahan sub xaana alah
@fardoosofar317
@fardoosofar317 11 ай бұрын
Laabkaada ayaan kuu amaaneeskay yaarabi laakiin maxaa dhacay marka 🇨🇦 canada alloow u fududeey abti mcn safarka 😢😢😢😢
@mustafaadan4249
@mustafaadan4249 Жыл бұрын
Maalin ba imaan doonaa I,a
@murtisidemedia9254
@murtisidemedia9254 10 ай бұрын
Sidaan waxaan unaqaan musiibo soomaali ahaan ilaahey dalkeena xaaladaan magaliyo
@nasraali1212
@nasraali1212 2 жыл бұрын
Bismilaah! waa rune barafka kala daran ilaahay ha idiin Sahlo wllo.
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 2 жыл бұрын
Baraf waa dhaafeen wxaan
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Maalintaan waa xasuustaa gaarigeyga waa guur guuranaaye, dhowr marna gaariga inuu barafka ku xirno ku sigtay. Janaayo 17keeda,maalin Isniin ah ahayd, magaalada Toronto. Kanada tan iyo 1996 ayaa joogaa, barafkaan baraf ka weyn kuma arkin, mid cajiib ahaa.
@rta4510
@rta4510 2 жыл бұрын
Waa Qaabka ugu fudu ee lagu iman kara waa Qaab nuucee ah
@SaadiqCadee
@SaadiqCadee Жыл бұрын
Sidee aad ku heshay fiusaha canada 🇨🇦 zxb please 🙏
@fardoosofar317
@fardoosofar317 11 ай бұрын
Abti ayaa soo socdo waxuuna usoo socdaa canada marka waxaan u rajeynaa shaqo iyo caafimaad aniga riyadeey waxaa waaye inaan imaado wadanka canada hadda kadib sanadka cusub 2024 bisha 5 ayaan usoo socnaa noo soodaweeya ayaa soo yaarabi soomaali hal mar iga wad anaa dhambe usoo xiisdoone 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdiazizArabow
@AbdiazizArabow 2 ай бұрын
Hada ma jogta canada 🇨🇦 😅
@fardoosofar317
@fardoosofar317 11 ай бұрын
2034/5ataan usoo socnaa ani iyo familka yaarabi soomaali hal mar iga wad mar damb ma usoo xiisdoone soomaaliya is easy walaahi 😢😢😢😢😢
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k Ай бұрын
Wllhi isku mawqif nahay
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Жыл бұрын
Cajiib ar walalow qabow ba ka dheregten anagana somalia kulayl nagu rifaya marka waxan maqli jirey somali saldano ma.xejiso
@umucuzeyr1412
@umucuzeyr1412 2 жыл бұрын
Cadnan habixin baraf iyo qawowa jire ✌️
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
waan idin salaamayaa reer ontariyo
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 Жыл бұрын
Wax ba hanoo faanin waa soo soconaaye
@HaniNuur-md4nq
@HaniNuur-md4nq 11 ай бұрын
Gurimeellagadago noosooduub
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 2 жыл бұрын
Ontario. Ca Waa state Walan 😂 Take care more Guys Allah haidin ilaaliye
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Kan waa dhimanaa baraf ayuu dhex joogaa
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Kan baraf ayaa dilaya inla qaado Baraf waa khatar wayn
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Runtime Africa dhul waa haystaan lkn aqoon male waa eber dadkas baraf dilay ayey barya yaan ayagoo afar iyo labaatan saac shaqaysankara
@HassanMohamed-gd5pt
@HassanMohamed-gd5pt 2 жыл бұрын
zhp vlog kasoo duub karoonayada ciyaarta sida barce iyo liverpo
@Adaaniabdala
@Adaaniabdala 2 жыл бұрын
Diyarwaye sxb qali
@Jubbafilms
@Jubbafilms 2 жыл бұрын
Keep.going
@ayuushabdullahi5576
@ayuushabdullahi5576 2 жыл бұрын
Wxan baraf lama dhihi kare 😂nagu salama
@CilmiInadaahir
@CilmiInadaahir Ай бұрын
Adi maxaa ku geeyay
@amcofficialchannel9126
@amcofficialchannel9126 2 жыл бұрын
Masha allah keep going pro👏😍
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 2 жыл бұрын
INAADEER KA SO WARAN SIDAAD KU QABATAY DALKA CANADA
@saara1434
@saara1434 2 жыл бұрын
Maasha allah walalkey alle xaku xafido
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 2 жыл бұрын
Waxan maqli jiray nin bad ku dhacay xumbo cuksay hada waa ninki winter ku baxo baraf cuksay
@Udugsan
@Udugsan 2 жыл бұрын
Waxaan easy bn u arkaa. Rafaad ku lahaaa
@kingsmart.b1146
@kingsmart.b1146 Жыл бұрын
Waxaasa imara aniga 😂🙌
@munacwali9603
@munacwali9603 2 жыл бұрын
Abwe sida kmplo uga tgty manla wdaagtid
@najlamohomednajlamohomedca3300
@najlamohomednajlamohomedca3300 2 жыл бұрын
Illhy ha idin xifdiyo wllo
@CABDIJIBAAR811
@CABDIJIBAAR811 2 жыл бұрын
Gabdh Canada jooga rabaa
@luulahmed1869
@luulahmed1869 Жыл бұрын
inaad jid mar ka dhigato
@CABDIJIBAAR811
@CABDIJIBAAR811 Жыл бұрын
​@@luulahmed1869 may wlahi caadi ula noolaana wlshay
@sakariyeejaamac1491
@sakariyeejaamac1491 2 жыл бұрын
Nio waxa ku ficn tahy xamali aya ku ficn ty zxp
@caydaartsn7684
@caydaartsn7684 2 жыл бұрын
Keep going abti mcn
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Soomali baraf lacag ku qaata ayaa layiri saas ayey kudhimanayaan
@governorabdi4861
@governorabdi4861 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@nanushali5603
@nanushali5603 2 жыл бұрын
Huno ilaahay ha ku xifdiyo
@anwarabdellahsuleiman
@anwarabdellahsuleiman 2 жыл бұрын
Maashaa allaah shaqo culus ayaad qabateen bro addis ababa u baahan barafkan kuleel ayaa ka jire adis ababa usoo xaaq kkk
@alisontraining7063
@alisontraining7063 2 жыл бұрын
Barafka hargaysa ayaa layabana Canada kadaran
@qoraaga936
@qoraaga936 2 жыл бұрын
hhhhhhhh😂😂😅😅
@muniiradhalgobed8945
@muniiradhalgobed8945 Жыл бұрын
Hargaysa ma qurbo Bay kula noqotay reer gobolyahy🤣
@ayanlehdoubad5067
@ayanlehdoubad5067 9 ай бұрын
Waxan milo shokor ahayd 😂
@Jubbafilms
@Jubbafilms 2 жыл бұрын
Wan ku rajo.wenahy
@kumikumi224
@kumikumi224 2 жыл бұрын
Bisinka bisinka ader gurguro gurguro ader xalkale malahne 😂😂😂
@saacidqalbi545
@saacidqalbi545 2 жыл бұрын
Horey usoco
@samirraofficial-nb7sx
@samirraofficial-nb7sx Жыл бұрын
Candanioenaadaraba
@muniira6168
@muniira6168 2 жыл бұрын
Hory usoco huno
@adnaanabshir2818
@adnaanabshir2818 2 жыл бұрын
M.sh✊✊🤩🤩🤩🥰🥰
@saara1434
@saara1434 2 жыл бұрын
Kkkk
Larue 7060 & D65 - First snow removal operation this years - Two passes [4K]
14:17
Montreal Truck Spotting
Рет қаралды 2,4 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 137 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 51 МЛН
Plowing The Blizzard of 2023 Minnesota
40:26
Bladez LLC
Рет қаралды 86 М.
SIDA LOOGU NOOLYAHAY MAGAALADA UGU QABOW CAALAMKA
12:26
Hosow Pro
Рет қаралды 117 М.
Xaafadaha ugu caansan somalida Toronto most popular neighborhoods
12:26
Snow plowing in beautiful northern Norway
1:34:30
mapexmaster
Рет қаралды 121 М.
WAX BADAN KA OGOW NOLOSHA CANADA  XILLIGA QAWOOWAHA AMA BARAFKA😰
11:27
Dulmi Diid Media Group
Рет қаралды 26 М.
The first snowfall was frustrating!  Snowplowing the first storm.
43:37