Рет қаралды 32,569
Baro casharo taxane ah oo luuqada jarmalka ah . Waxaan idinka caawin doona inaad luuqada jarmalka si dag dag ah ku barataan .
Waxaad ku baran doontaan casharkan 25 ficil oo muhiim ah oo ka caawinaya inaad jumlad dhamays tiran oo la fahmi karo aad odhan karto , 25 ficil(verb) waxaa loo adeegsada hadalada maalin la ah ee luuqada jarmalka .
Hadii aad wax su'aal haysid
Waxad igu soo waydiin kartaa barta comment ga .
Nasiin wacan.
Fadlan #Subscribe #Like #Share