Barashada Luuqada Carabiga: مسيرة Diyaarad Aan Duuliye Laheyn: ,صفارات الإنذار

  Рет қаралды 1,144

Dugsi Online

Dugsi Online

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@zeynabmohamdali1950
@zeynabmohamdali1950 3 ай бұрын
Maasha Allah
@amuunjama126
@amuunjama126 3 ай бұрын
Jazakallah ustaadi
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
M.a thanks walal in badan
@zeynabmohamdali1950
@zeynabmohamdali1950 3 ай бұрын
شكراً لك
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
شكرا waad Mahadsantahay walal
@NuuraLaki-u7z
@NuuraLaki-u7z 3 ай бұрын
شكرا جزيلا 🙏
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
M.a shukran walal soo dhawoow
@AbdirahmanYusuf-i9l
@AbdirahmanYusuf-i9l 3 ай бұрын
Masha Allah mahadsanid macalin
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
Adaa mudan walaal m.a
@ahmedabdi8925
@ahmedabdi8925 2 ай бұрын
M.a walaal thanks
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 3 ай бұрын
Salaam alaykuma masha Allaha qofkii 3 Ee casharkan daawada million thanks my dear teacher 🎉🎉🎉🎉
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
Wcs sister; aad umahadsanthy. Waxaatahey ardada ugu horaysay oo kanaalka ku xirnaa❤😊
@salaammk5309
@salaammk5309 3 ай бұрын
شكرا خزيلا
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@HassanmuhumedMahir
@HassanmuhumedMahir 3 ай бұрын
Masha Allah wll waad mahadsanthy walaahi waxaan rabay inaan kuu soo qoro inaad wararka soo turjumto
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
Maashalah waad Mahadsantahay walal. Thanks alot
@nurhussenmohamud8706
@nurhussenmohamud8706 3 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا أخي الكريم لقد استفدت كثيرا من هذا الدرس، أرجو أن أعطنا المزيد بهذه الدروس لأني أشاهد قناة الجزيرة وأفهم معظمها ولكني لا تتكلم اللغة العربية، فأرجو أن تعطوني بعض النصائح، وشكر
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
Walaal m.a luuqada carabiga aad baa ugu hadashaa. Alaaha kuu barakeeyo. Marwalba oo barnaamij luuqada carabiga ah aad daawato waxaa ka faaideysaa waxbadan isku xirka jumladaha iyo erayo cusub intaba waad ka baranaysaa . Marka daawashada wararka, documentaries akhriska luuqada carabiga sii wad iyo hadii aad hesho arday xiwaar laqaadato ku dadaal iyo akhriska kutubta carabiga ah
@nurhussenmohamud8706
@nurhussenmohamud8706 3 ай бұрын
Mahadsanid walaakeeyga qaliga ah ama ustaadkeeyga laakiin waxaan ku dhibanahay carabiga shaqal la,aanta maxaa yeelay waxaan aqaan quraanka waana shaqlan yahay ee taasna talo iga! Tankale waxaan deganahay iswedhen qof firaaqo kugu la hadlo maleh qofwalba tiisaa heeysato eeboow.
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
@nurhussenmohamud8706 Carabiga shaqal aanta ah inaad akhriso waxaa kugu saacidaya barashada naxwaha baro naxwaha kabilow kitaabada yar yar sida ajrumiga . Thanks a lot walaalkey
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y 3 ай бұрын
Luqada carabiga dad baa leh ee maaha cilmi la barto jaahilnimada Somalia haysata
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
😁luuqada carabiga waa luuqadii diinta brother sina looga maarmimaayo regardless weather you like Arabs or not
@dugsionline
@dugsionline 3 ай бұрын
Waxaan rajaynaa inaan casharkan erayo badan aad kafaaidaan. Waad ku mahadsantihiin ku xinaanta aad ku xirantihiin kanaalka
Barashada Luuqada Carabiga | من أين جئت؟
0:59
Dugsi Online
Рет қаралды 1,3 М.
WAAR DAG DAG AH axmed madoobe iyo xasan sheekh
16:12
Wadda media
Рет қаралды 6 М.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН
Хаги Ваги говорит разными голосами
0:22
Фани Хани
Рет қаралды 2,2 МЛН
barashada luuqada carabiga wada sheekaysi
4:13
QALAM
Рет қаралды 220
Nolosha gaarisa | life of garisa
21:02
Dhakhtarrr
Рет қаралды 131 М.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН