Bariga dhexe Maxaa ka socda | Isbadal saamayn doonna aduunka oo dhan!

  Рет қаралды 68,586

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Пікірлер: 177
@Waaberi-Media
@Waaberi-Media 3 ай бұрын
Ka faaidayso qiima dhimisteena oo Halkan iska diiwaan gali👇👇 Whtsapp: Wa.me/905059092303
@AHMEDMOHAMEDCISMAN
@AHMEDMOHAMEDCISMAN 3 ай бұрын
Bilaash Walaal maad ka dhigtid maadama oo wadankii shaqo laan iyo busaarad ay ka jirto. Anigu codsigaas Ayaan wataaa walaal cabdi raxmaan
@mesut9478
@mesut9478 3 ай бұрын
25$ melahs kso uruurinsxp 😅​@@AHMEDMOHAMEDCISMAN
@walaalkaweynmaxad2603
@walaalkaweynmaxad2603 3 ай бұрын
Maxa waye 75😂
@hussienhassan114
@hussienhassan114 3 ай бұрын
Cabdiraxmaan walal koorsooyinkan waan iibsaday hadana iima furnayaan
@aammohamedosmaanadamok1009
@aammohamedosmaanadamok1009 3 ай бұрын
​@@hussienhassan114 zxp number kaaga iisoo Qor
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 3 ай бұрын
Yuhuudu way burburaysaa ilaahay idimkii ,islamkana ilaahay ayaa u hiilin doona insha alaah .
@hussienhassan114
@hussienhassan114 3 ай бұрын
Srael way burburaysaa insha allah waxaana dhalantoota dawlad ay yeeshaan falestiiniyiinta, waxaana dhici doona kacdoono ay sameeyaa Muslimiinta ku hoos nool boqorada maqaarsaar ka ah ee ay reer galbeedku illaaliyaan insha allah Muslim kuna wuu guulaysan doonaa insha allah
@Mohanabdimahat
@Mohanabdimahat 3 ай бұрын
Insha Allah wll❤
@hassan-adam2895
@hassan-adam2895 3 ай бұрын
AlleH Dambigeena Ha Dhaafo if iYo AaKhiroba😢
@LiliyaanHirsi-od8sr
@LiliyaanHirsi-od8sr 2 ай бұрын
Israaiil dhamaadkeyda ayey lugaha kula jirtaa sidaasi darteed guusha allha dhankeena mariyo idin alle❤
@Kingdaadiye
@Kingdaadiye 3 ай бұрын
Wabari zxb qoraalkan love isaar❤
@Mohanabdimahat
@Mohanabdimahat 3 ай бұрын
Maxey kutaresa
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 3 ай бұрын
Caadi iska dhig niyahaw, love iyo waxaan lagaranaynin haku mashquulin
@NajaxaNajaxa
@NajaxaNajaxa 3 ай бұрын
Insha alaahu yuhuudua waa Laga adkaandoonaa weligeedba
@AhmedDeeq-d2d
@AhmedDeeq-d2d 3 ай бұрын
80 sanno ayaa dib loo celinayaa insh allaah
@DafMiriq-z7w
@DafMiriq-z7w 3 ай бұрын
Nabiga ku saliya scw❤
@FdmoMxmd
@FdmoMxmd 3 ай бұрын
Hooray usoco wall alaha kuxafido
@fardowsaahmed3778
@fardowsaahmed3778 3 ай бұрын
Ilaahay ha burburiya natayahuu oo ha cebeyo
@MubaarikMario
@MubaarikMario 3 ай бұрын
Ku Sali nabiga scw ❤
@AyaaleXasan
@AyaaleXasan 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@marianadawe2213
@marianadawe2213 3 ай бұрын
Marna in guuleesanenin Yahuud taas Alle balan qaadyy in ugu danbeen guusha Muslimiinta leedahy eyagna wey ogyihin dhiiga musliminta maalin walba dhulka ku daadanayo in xaga Alle ka xisaabsantahy lkn wxaa ka cabsanaa dagaalkan in noqdo dagaalkii dunida ku gagaboobi laheed hdee mar dhulkii Anbiyadii Alle kasoo saaryy u hanqal taageso yahuud Allow khaatumadeena noo wanaaji dhamaadka dunida waa joognaa 😢😢🤲🏻
@Kevvin.edit0r
@Kevvin.edit0r 3 ай бұрын
Aduuunku sidan Fudud kuma BurBuri karr0 😂 ee sug inta astaamaha QiYaamaHu ka Soo BaxaYaaan
@QoraneIsmaciilCabdi
@QoraneIsmaciilCabdi 3 ай бұрын
Mahadsanid sxb cabdiraxman,waxaad nala wadaagtey xog muhiima oo aan qirsanaa inay sidaas uun usocdaan yuhuudu, Balse siday qorsheeyeen noqon mayso in sha Allaah.
@HooyoMacaan-i9s
@HooyoMacaan-i9s 3 ай бұрын
Yahuud waa jabeen
@FaadumoMaxamuud-rc5hl
@FaadumoMaxamuud-rc5hl 3 ай бұрын
The one and only keep going bro❤😊
@mahamudMahamed-t5c
@mahamudMahamed-t5c 3 ай бұрын
In sha allh yuhudu gabalkoda dhici dona
@nourahmedsaed_caaqilka.
@nourahmedsaed_caaqilka. 3 ай бұрын
Mar walba islaamka ayaa guuleysanaya i.a❤❤❤
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 3 ай бұрын
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
@ismacilmaxamed3768
@ismacilmaxamed3768 3 ай бұрын
Legend muuqaal nooga Soo sameey dawladii cusmaaniyiinta bilaw ilaa dhamaad❤
@AfeAfandi
@AfeAfandi 3 ай бұрын
Welcome my brother xadlkaag warun
@AyaaleXasan
@AyaaleXasan 3 ай бұрын
Thank you ❤❤❤
@heebaancumar9324
@heebaancumar9324 3 ай бұрын
Insha allaha yuhuudu waxay burburayss 2027 falastiina wey guulaysanaysa
@GuunaxGaab
@GuunaxGaab 3 ай бұрын
2027 wey fogtahey lkn waxan rajeyneyna iney hada jaban I.N
@fardowsaahmed3778
@fardowsaahmed3778 3 ай бұрын
Idinka ilaahay waa laga guulaysan❤❤
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 3 ай бұрын
Thanks bro ❤❤❤
@maxamed9633
@maxamed9633 3 ай бұрын
B Rabiyow dawlad islaam oo awood leh noo keen
@marianadawe2213
@marianadawe2213 3 ай бұрын
Allahuma aaminn yaa rabaL Caalamiin 🤲🏻
@abdirahmanamin9470
@abdirahmanamin9470 3 ай бұрын
Inshaallah Dowland 3 oo burburtan urajaynaaa
@SagalCadey-lq1yr
@SagalCadey-lq1yr 3 ай бұрын
Yahuudu way caqli badan tahay walaalayaal balse caqligoodu mashaqeeyo islaamka dhexdiisa
@SaadoSaadoalihussein
@SaadoSaadoalihussein 3 ай бұрын
Muslimiinta allah ka badbaadiyo dhagarta gaalada
@jamaccabsiiye7065
@jamaccabsiiye7065 3 ай бұрын
sahnuuniyada ayaa burburidoonta waxaana guulaysandoona mujaahidiinta insha alah
@zultanromeo4790
@zultanromeo4790 3 ай бұрын
ad bad u mahadsanthay wll fursada quruxda badan aad u abuurtey dhalinta somaliyeed
@CilmiCali-p7f
@CilmiCali-p7f 3 ай бұрын
Mahadsanid wlle
@MaxamedXassan-nu8xw
@MaxamedXassan-nu8xw 3 ай бұрын
Inta jecel rasuulka haku saliso ❤scw
@maali2705
@maali2705 3 ай бұрын
Golden voice
@sharifsharmak607
@sharifsharmak607 3 ай бұрын
Insha allah yuuhud dhaafimeso 80 saano
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 3 ай бұрын
Golden voice❤😊
@FahmoFahmocismaan
@FahmoFahmocismaan 2 ай бұрын
Yahuuda. Waan. Bur burindonaa. Af. Io. Adinba. Muslaimkana. Waa. Guulaysaandoonaa😊
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 3 ай бұрын
Saaxib waxaan rijaynaa inaad comonti geeyga aragto mahadsanid 😮
@FPT326
@FPT326 3 ай бұрын
Illaahay ma odhan oo waxaaban sugaynaa in aanay yahuudu gaadhin 80ka sanno Insha Allah
@MaxamudAxmed-z2b
@MaxamudAxmed-z2b 3 ай бұрын
Inshaa allaahu 80 tan guuradooda uma dabaal dagi doonaan
@maali2705
@maali2705 3 ай бұрын
From Kenya
@Ccabdalenuur
@Ccabdalenuur 3 ай бұрын
❤🎉 thank you
@QoraneIsmaciilCabdi
@QoraneIsmaciilCabdi 3 ай бұрын
Wayburburaysaa yuhuudu in sha Allaah
@neimanabdi79
@neimanabdi79 3 ай бұрын
Mahadsanid waberi
@Gole_sports-or3zt
@Gole_sports-or3zt 3 ай бұрын
Legend Apdirahman waaberi❤
@baarlinmacalin
@baarlinmacalin 3 ай бұрын
C/raxmaan waabari waa maad ku mahadsantahay soo gudbinta muqaalka quruxda badan
@AxmedMaxamed-li8zh
@AxmedMaxamed-li8zh 3 ай бұрын
Isooraac wll❤😊
@RashkaSeyfi
@RashkaSeyfi 3 ай бұрын
Yahuuda allah ha babiyo❤❤
@SareedoDaahir11
@SareedoDaahir11 3 ай бұрын
Cadow Allah jabiyo
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 3 ай бұрын
Mahadsanidiiin😊
@MahadMataan-c4v
@MahadMataan-c4v 3 ай бұрын
Xayasiintadu way dhertahay e fadlan so gabi haday macquul ka tahay bro Wa ku tagera Keep going
@Mocabdi
@Mocabdi 2 ай бұрын
Falastin iyo xamaas iyo xuutiyiintu way guulaysanayaan . Balse waxa layaab leh in carabta Ku faraxsan xasuuqa walaalaha falastin . Waxaan c/raxmaan cumar Ka codsanayaa in UU muuqaal Ka samayndoono buuga magaciisu YAHAY war Woodward waa buug khashifayaa carabta Ku faraxsan xasuuqa falastin 😢😢
@MoH-cz7vl
@MoH-cz7vl 3 ай бұрын
aLLe HaKa QaBto FalaStiin (yahuuda)😭😭😊
@DhidarFv
@DhidarFv 3 ай бұрын
Asc Wan ku salamay cabdallah, wll kasoo hadal xalada cfmimad ee shig shiga ama gangida thanks
@Maankaal_media.
@Maankaal_media. 3 ай бұрын
Please macalin waaberi waxaan ka codsanaya inaad ug yeerto daalimka Israel 🙏
@mohamedahmedFadhi
@mohamedahmedFadhi 3 ай бұрын
sobadi wll abdi raxman cumar
@SuhaybXakame666
@SuhaybXakame666 3 ай бұрын
TEAM WAABERI MEDIA ONE LIKE 👍
@mustafecabdi6919
@mustafecabdi6919 3 ай бұрын
Guul iyo Gobanimo Qaza-DDS Insha Allah
@neimanabdi79
@neimanabdi79 3 ай бұрын
From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CabdiRaxmaanMaxamed-ie5tk
@CabdiRaxmaanMaxamed-ie5tk 3 ай бұрын
Weyburburi doontaa maalmaha soo socda insha allah
@Adarax143Aada
@Adarax143Aada 3 ай бұрын
Team wabeeri one like ❤❤
@mohamedahmedFadhi
@mohamedahmedFadhi 3 ай бұрын
allow yahuuda laga tirtiraa bariga dhexe
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 3 ай бұрын
Yahuuda ayagaa ayaa aaday wadadii ay ku jabi lahayeen👀
@CIGAAL6898
@CIGAAL6898 3 ай бұрын
Cabdiraxman cumar sxp bada somalia kaso hdal io itopia wxaso dhan muqal kso same
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 3 ай бұрын
Way bururi yahuudu dhawaan insha Allah
@Abwaanhilaac
@Abwaanhilaac 3 ай бұрын
Guushu idamka ilaahay waa dhanka islaamka
@NajmoJino-k7h
@NajmoJino-k7h 3 ай бұрын
Xaalka waa bariga dhexa maqlijiray🫣😂 hada wala jogaa manta tas Allah nagabaqo😢
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 3 ай бұрын
I.A weey burburi doonaan yahuuda
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ismailhomar5142
@ismailhomar5142 3 ай бұрын
2 dowlad ay yahuuda yeesheen iyo sida ay u burburtay iyo cida burburisay inoo sheeg bro
@BiifAhmed
@BiifAhmed 3 ай бұрын
Way burburaysaa yuhuudu idamka ulilahay
@Mohmoudahmed-q3r
@Mohmoudahmed-q3r 3 ай бұрын
Waa uu iska dawakh sanyahay nikani
@DauudAxmed-p9u
@DauudAxmed-p9u 2 ай бұрын
Waabaaba.jahuuda.insha.allah
@jamiilmedia
@jamiilmedia 3 ай бұрын
Wey burbureysaa Israel insha’allah
@CabdiwahabAdan-sc7hq
@CabdiwahabAdan-sc7hq 3 ай бұрын
insha allah way burburasa Israel
@mohamedmattaanchannel3908
@mohamedmattaanchannel3908 3 ай бұрын
Waxay noqonaysaa dawladii 3aad ee la baabiiyay iyadoon gaadhin 80 sano iinsha allah taasaan rajaynaynaaa
@Khabiib-f2
@Khabiib-f2 3 ай бұрын
🎉❤
@AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
@AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw 3 ай бұрын
israa iil waxaa heysta kuwo daraanka kushaqeeya xaqiiqadana iska indhatira lkn ugu danbeyn awoodooda ayaa u.sheegi doonta
@DraadanAxmed
@DraadanAxmed 3 ай бұрын
Waa loo dhameyneyaa yahuud inta aan la garin80sano ka hor tags niyada Gali oo kusexo oo ku soo tos walaal mahsanid,waa markay jabi lahhayen baa la gaarey runti this ilaahina maqan
@liibaanomarcali2779
@liibaanomarcali2779 3 ай бұрын
Sxp ladagalanka nuurk soo same plz
@MahammadIbrahim-k9x
@MahammadIbrahim-k9x 3 ай бұрын
Wey burbureysa bi iznillaah burburna way kudhowdahay ugu badnaan wa 80 sano cumriga dowlad yehuuda waaa 4 sano oo bes ah waxa u hadhey yehuudda
@Hamzik04
@Hamzik04 3 ай бұрын
Siriya❌️ Suriya✅️
@kingsigurdsson1604
@kingsigurdsson1604 3 ай бұрын
korso luqada English isheeg sxb ❤
@AmadkaBinnur-i5c
@AmadkaBinnur-i5c 3 ай бұрын
Waxan rajaynayaa in ay Dhacdo labada Saadaalood midda farxada leh ee ah in Laga adkaado Gumeystaha Israel oo sigebi ahaan ah Loosoo Afjaro
@ibnusalal1470
@ibnusalal1470 3 ай бұрын
Dambalaasan sahnuuniyada bi'idni'Allaah
@Howtofix-rf8wj
@Howtofix-rf8wj 3 ай бұрын
Maalin cad bay riyoonayaan.
@engmohan1423
@engmohan1423 3 ай бұрын
I,a yahuudu waxaa lagaaaray waqtigiii ay burburi lahayd
@mohamed2945
@mohamed2945 3 ай бұрын
waay iska cadahay yahuuda iney u dhamatay
@Omari.ghazi-r
@Omari.ghazi-r 3 ай бұрын
War hadayba makka iyo madiina ay faraha lasoogalaan ayagaab llyabaa😂😂
@MuhiyediinMuusegeedi
@MuhiyediinMuusegeedi 3 ай бұрын
waxay noqon donta mid bur buri dona l.a
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 3 ай бұрын
dawlad yuhuudu way burburaysa wlhi isreal walaga adkanya sida cad
@SayidXasan-v7b
@SayidXasan-v7b 3 ай бұрын
Asc
@IbnuAhmedMaal
@IbnuAhmedMaal 3 ай бұрын
(Waaxan maqlijiray xaaladu waa bariga dhaxe)mana nagaranayn😂 Lakin 2022 ayan ogaaday .waxa laga wado Adigagan idawanaya xilimaad baratay Bariga dhexe???😂😂
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 3 ай бұрын
Bariga dhexe waxaan bartay anoo dhiganaya primary-ga maadada juqraafiga ayaa naloogu dhigay
@AbdimalikAbdiaziz-nq6jq
@AbdimalikAbdiaziz-nq6jq 3 ай бұрын
one❤
@mohamedciisemohamed7766
@mohamedciisemohamed7766 3 ай бұрын
Indhahaan yuhuud ku arko way burburaysaa
@hassanyare1476
@hassanyare1476 3 ай бұрын
Yahuudu wayburburaysaa inshaa allah waxaana kuguuleysandoonaa musliimta xaqa u dirarka ah
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 ай бұрын
2daas waxudhexeeya majiran oah inaynabadqatan kabaxan dhulka rerfalastiin imansadan dhulkaloo ogolyahay noqdana iyaga iyo falastin 2dawladod osiman?
@MaxamedaliHaybe
@MaxamedaliHaybe 3 ай бұрын
Waxbadso wax beel bay dhasha iyada ku dhiman karta
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 3 ай бұрын
Hadii allah ubalanqaaday nabiyullah ibrahim cs dhulkas ibrahim maiyaga kaligodbudhalay? alle balantii marhorufuliyay dhulkiina faracisibajooga okunool maxayrabaan yuhudu?
@CaptainDDF
@CaptainDDF 3 ай бұрын
Wlll crxman cumar exam shy will aad kuu taageero kuna gadaahan tahay caqabado badan wllaalkey crxman xakee Kala soo xariiraa heee.
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
Maraykanka Wuxuu Jizyo Siin Jiray Dowladii Cuthmaaniyiinta |
15:44
Basaaskii ugu khatarta badnaa ISR...Boqorkii Tumashada |
12:31
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 53 М.
Midawgii sofyeetka | Sidee ku bilowday.. Sideese ku burburay?
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 122 М.