Barnaaamijka Qaraaxo - waxaa marti ku ah Iqra Dhool | Ka Daawo Astaan TV

  Рет қаралды 17,107

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@TartankaDadwaynaha
@TartankaDadwaynaha 2 жыл бұрын
Qofkii ugu dulqaadka Yaraa kaaga daran Ganacsiyaa ayaa la furtay
@mohamudjama2281
@mohamudjama2281 2 жыл бұрын
Iqra dhool wow amazing 😮 🤯 naso fasaxa
@ikraambashiir5105
@ikraambashiir5105 2 жыл бұрын
Sxbty iqra cwa walagu helay lkn qofki ku yaqaano le wax ku dhihi karo salaan gobeed xppty 👋🥰🥰❤
@Maahircadde-v1h
@Maahircadde-v1h 2 жыл бұрын
𝗪𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗮𝗴 𝗸𝗶𝗽𝗶𝗿 𝗯𝗱𝗻
@mohamedabdiahmmed
@mohamedabdiahmmed 2 жыл бұрын
adkaatay adkaatay intaan garanaynay kor riyo hoos bay u dhaaftay caawa waraa jiri doona iqra dhool maxay samaysay inantu libaaxsanaa 😂😂😂😂😂
@yuufayare1436
@yuufayare1436 2 жыл бұрын
Wax kale
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 2 жыл бұрын
Saxan bakeere bash I can't wait dhool🤣🤣
@abdiwalisaid9262
@abdiwalisaid9262 2 жыл бұрын
kkkk Bakeeri ay jabisay lacgtsa bixi
@bisharomohamed7899
@bisharomohamed7899 2 жыл бұрын
Subxanallaah gabadhu maxaa waaley oo alaabta laburburisey dadka somalia jooga saan mey isku waalaan dabeecad xumo
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣tan dabeecad wa Zero uuuf caleeeeeeg dheh
@DjWageone
@DjWageone 2 жыл бұрын
Maxaa ku caysay soo dambi kuma jirtid Orad cafis weydiiso walashaa
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 2 жыл бұрын
@@DjWageone Inay aragto rajayna. Mida kale maxa si ka ah adi? Inte ku caayey? Micna erayga ah uf caleeg baad moday ina caayey moho? School ad ama qof ku ag jooga ii mcne dheh.
@IZAKBOOY
@IZAKBOOY 2 жыл бұрын
7:00 waaba La dhaafay
@Eng_ahmed_Dj
@Eng_ahmed_Dj 2 жыл бұрын
inta bisha Ramadan loo dambi dhaafo Allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto wll qaali Ramadan Mubarak
@deepsleeprelaxation1983
@deepsleeprelaxation1983 2 жыл бұрын
Somaliya laga helaa qof faqiir ah oo cunta daadinaayo😂😂 hadhow ayaa lagu dhahayaa somali qab ayey leedahay sanad kastana abaarba dhacda dadkaa naloosoo baryaa cajiib sheekhoow!.
@drsamiraBotan
@drsamiraBotan 2 жыл бұрын
Yaa ku yiri waa faqiir waa gabar yar balse yawsan ku sirin muqalkeeda
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Soomaali waa dad dhaqan iyo diinba ku ammaanan’e adiga inted naga soo salaantay? Ku soo dhawow Soomaaliya Muqdisho irsaaqad waasac ah iyo farxad iyo walaalo wax wadaaga maasha Allah Ilaahay baa ku mahadsan inan ka dhashay
@deepsleeprelaxation1983
@deepsleeprelaxation1983 2 жыл бұрын
@@drsamiraBotan war aniga da’deeda kama sheekeyn balse dhaqankan xun ee ah cunta daadinta iyo qab baan leeyahay aduunka lagama dheelo xaaji.
@deepsleeprelaxation1983
@deepsleeprelaxation1983 2 жыл бұрын
@@siradm war indr aniga diin iyo dhaqan kama sheekeyn ee caqli xumo iyo akhlaaq xumaan ka hadlay. Teeda kale in cunta la daadinayaa oo afka la taagaa ma dhaqankey ka mid tahay iyadana bal iiga waran xaji?!
@drsamiraBotan
@drsamiraBotan 2 жыл бұрын
Waxay ila tahay farintadii horeba inadanka warqabin faqiir gaajo abaaro iyo hoog baad nagu tilmantay somaliduna sidas mahan alxamdulilah Alle aya waxnasiiyay tan kale qofku hadaw xanaqo dadkina aysan dharbaxi karin wixii miiska saran inay tuuryaysa dhib malahan qof xanaqayna intas ka badan aya laga fisha
@abdirizakmohamedsheikhabdi4096
@abdirizakmohamedsheikhabdi4096 2 жыл бұрын
Xanta sidee iski tihiin 🤣 😂 😆 😅
@ducaleog8388
@ducaleog8388 2 жыл бұрын
Hal su.aal iga caawiya zxpyaL todopad ya kala qaybiyey Jawabyinu waa ii muhiim?
@tiktokcomments8339
@tiktokcomments8339 2 жыл бұрын
Barmamijka qaraaxo gaabis ayaa kujiraa 5 malmood xitaa toos maoho
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 2 жыл бұрын
Qoftaa madaxaa furanee🤣🤣🤣
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 2 жыл бұрын
Nasab saas karaba😂😂😂😂
@legenddrift6395
@legenddrift6395 2 жыл бұрын
In wax kaamira kusocoto wa dareensanthy
@idiriscadho5027
@idiriscadho5027 2 жыл бұрын
Markaad moqdisho ku dhalto ee ayna cid wax kaa qaadi krin san camal waaye
@daahirosman9024
@daahirosman9024 2 жыл бұрын
Waaba dagaalkii oo qof ah qof tan bilada sabarka halasiiyo 😂😂😂😂😂
@mahadmahadcismaan4118
@mahadmahadcismaan4118 2 жыл бұрын
Tan dabeecadey ka qaawantahy
@salahmohamudmahamed9967
@salahmohamudmahamed9967 2 жыл бұрын
Dabeecal xumaa tan bisinkeee
@idiriscadho5027
@idiriscadho5027 2 жыл бұрын
Ayuute see isku tihiin ku lahaa
@1shey
@1shey 2 жыл бұрын
Wll Aduunyada Maalintaad ka tagtid qabrigaaga allah kuu nuuriyo subscribe iisar
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Israel Has The Right To Defend Itself | Stand-up Comedy by Daniel Fernandes
15:07
December 30, 2024
10:49
Khadra Jamac
Рет қаралды 8 М.
Barnaamijka Qaraaxo waxa marti ku ah, fannaanada Rooda Keyf.
21:26
How I left extremism and learnt to love my hijab.
13:52
acoperita
Рет қаралды 6 М.
Выживший в Авиакатастрофе
19:24
Алиакбар Азербайджани
Рет қаралды 556 М.
Barnaamijka qaraaxo waxaa marti ku ah @nasra_abtidoon
19:44
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН