Barnaamij Gaar ah : Kal-Tirsiga Soomalida - Xarunta Dhitaynta Dhaqanka iyo Xidigiska

  Рет қаралды 8,432

SAAB TV

5 жыл бұрын

Пікірлер: 32
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
A) Xagaa 1) Samolaho 19 july to 18 August 2)Karan 19 August to 18 sept 3) Diraac-good 19 sept to 18 oct B) Dayr 1) Dambarsame 19 oct to 18 nov 2) Xoomir 19 nov to 18 dec 3) Xays 19 dec to 17 jan C) Jiilaal 1)Todob 18 jan to 15 feb 2) adhi-caseeye 16 Feb to 18 mar 3) Daydo 19 mar to 17 apr D) Gu' 1)Seermaweydo 18 apr to 17 may 2) Dirir-cawl 18 may to 17 jun 3) Dirir-sagaal 18 Jun to 18 july
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 3 жыл бұрын
Amareh please iisoo qor xiliyada iyo bilaha magacyadooda. Khayr Allah haku siiyo
@abdurahmanahmedd5616
@abdurahmanahmedd5616 5 жыл бұрын
zxpkay maxamed adis abab ayan ku xasustaa waani iga shekayay cilmiga xidigiska
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 Жыл бұрын
Ilaahaw u naxariiso hooyaday ayaa xisaabtan ku hadli jirtey wax ku astayn jirtey iguma cusba Guriyaga ayaan ku maqli jirey magacyadan xiliyada todobaadka bilaha iyo guga Dayrta jiilaalka xagaaga isagoo sii tilmaaman midkastaaba gaarkii sidan ku cad qoraalkooda nimankan
@mahraadem543
@mahraadem543 5 жыл бұрын
mahamed aden muhumed go forward xayati rabi hakuu barakeeyo caqaliga iyo cimrigaba💖💖💖💖💖
@24sportsgames
@24sportsgames 9 ай бұрын
Wallahi marka yara wa xasuusta dab la shidi jiray oo la tuuri jiray nayruuski so galay aya la odhan jiray qofkasta qori daba laga tuuri jiray
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 5 жыл бұрын
Waanku hambalyeynayaa kooxdan odey kasheeke iyo cidkastookasoo qayb qaadatey dib u soonooleynta dabshidka somalida aadbey ugu amaananyihiin taariikhda xusi waa in manhajyada dugsiyada lagu dhigo dabshidka iyo gooreynta somalida.
@yahyajama8319
@yahyajama8319 5 жыл бұрын
Laba iyo toban bilood garaney waa sax, tobada cisho kawran oo sheega?
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 2 жыл бұрын
Maalmaha todobaadka. 1: Sooroga: sabti. 2: Koobin: axad. 3: Laamin: isniin. 4: Laamin taako: salaasa. 5: Koodaar: arbaca . 6: Hakis : khamiis. 7: Hakis-bila: jimce
@diiriyeoomaar816
@diiriyeoomaar816 2 жыл бұрын
Sooroga: sabti . Koobin: axadda. Laamin: isniin. Laamin taako: salaasa. Koodaar: arbaca. Hakis: khamiis. Hakis-bila: jimce.
@Jeheeye
@Jeheeye 5 жыл бұрын
Ad ayan u so dhawaynaya tirsiga af somaliga ah e bilaha
@zulthanview3262
@zulthanview3262 5 жыл бұрын
Mahamed Adan muhumed shirwac Salam✋✋
@FluffPetsTV
@FluffPetsTV 5 жыл бұрын
#MaxamedAadan #Abshir & AxmedMaqalocshe Aqoon yahano somaliyeed alla haydin barakeyo
@carafaadbulshaawiyasiincar5863
@carafaadbulshaawiyasiincar5863 3 жыл бұрын
Caawa meeyey sadaashii sanadka ee sbtv
@khadarjama4813
@khadarjama4813 5 жыл бұрын
Guul hore u socda
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 4 жыл бұрын
A.A.Garas khibrat buu runtii hayaa
@abdijunior8945
@abdijunior8945 2 жыл бұрын
Jilaal ama diraac= Wajiine Xays Todob Guga= sarmawaydo candhaqoys gu’yar Xagaa= Xagaacade xagaaqabobe karanwayne Dayr= karanyar dambesame daalalo Anigu saan ban u aqaanay lkn sidaa u sheegasid wili ma maqlin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Abdi Junior somaliland sidaa ay ragani sheegayaan baa looyaqaan balse wajiine hooyaday baan ka maqlijiray ma waydiin wajiinuhu wuxuuyahay
@indhataag4446
@indhataag4446 4 жыл бұрын
Buuug kahadlaya majiraa Amase laga qoray SAAB TV Xidigiskan
@Footballandgames386
@Footballandgames386 2 жыл бұрын
Haa Wii jiraa
@abdimaalikbuux6375
@abdimaalikbuux6375 4 жыл бұрын
Bilo magacood mise wa roobab magacood
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 4 жыл бұрын
Kal Tirsigan magaciisu waa dabshid sidaan u fahmay. Markaa ma dayaxlaa mise waa qoraxle.
@Hariir212
@Hariir212 Жыл бұрын
Waa qoraxda
@nimcaan175
@nimcaan175 Жыл бұрын
Waxwaynbaa qaldan WAAYO meelaha qaar WA 6 bilood oo jiilaal ah IYO 6 bilood gu ah
@haybemaxamed6930
@haybemaxamed6930 5 жыл бұрын
A.A.Gars
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
caanaha ladhiteeyo waa dhito iyaguna
@nimcaan175
@nimcaan175 Жыл бұрын
Kkkkkkk issagiiba kuhadlikarila
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
kalhore
@marxabacommunitypharmacy7586
@marxabacommunitypharmacy7586 3 жыл бұрын
Wayahaye ma xumee sanadkaynu tirsanaynaa muxu noqonayaa hadaba ileen waxay naqanaa George 2021 iyo hijri 1443 somaligu muxu noqonaysaa
@Footballandgames386
@Footballandgames386 2 жыл бұрын
Dabshid Kal-tirsi
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 Жыл бұрын
Hijri waa khiyaLi Nebiguba ma ogayn kumana xisaabtamin waa khal khal abuur badan layimi sida soonka inaga lama iyo ciidka
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 4 жыл бұрын
Ninyow sidee la idiinku abaal gudi.