Barnaamij Ka Baxay Radio Muqdisho 06/06/1971 Oo Ku Saabsanaa La Dagaalanka Qabyaaladda.

  Рет қаралды 21,463

Ahmed Hassan

Ahmed Hassan

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@ronny7suii3
@ronny7suii3 7 ай бұрын
Allah u naxariisto dhamaantood Cabdi Xaaji Gobdoon , Cismaan Maxamed Jeelle iyo Cumar Carte Qaalib Amiin
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 7 ай бұрын
Ninyahow waqti ayaad na soo xusuusisay lasoo dhaafay oo aan dub noogu soo noqonayn ilaahay Towfiiqda hana waafajiyo Aamiin.
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 7 ай бұрын
Kaligood allaha u naxariisto taariiq bay soo mareen Osman maxamed jeele .cumar carte gaalib iyo aabihii dalkena jaale maxamed siyaad bare
@fantastic9536
@fantastic9536 7 ай бұрын
Waad ku mahada santaha Sida Aad Noogu soo Dooratey, Barnaamijkaan, Taariikhdu Ma naxariisato, Qofku ,wuxuu ahaa beey sheegtaa,iyo Wuxuu Qabtey, Dhamaantood, allaha U naxariisto,Anaga Xaqqa alla Natuso ,,iyo Xumaanta, Qabyaaladda,
@jujaajuujaa1225
@jujaajuujaa1225 7 ай бұрын
AUN. wariyihii caanka ahaa ee CABDI XAAJI GOOBDOON AUN Dhamaantood
@drmohfar301
@drmohfar301 7 ай бұрын
Wakhti lasoomaray bay ahayd. Maanta madax soomaaliyeed oo awood iyo karti uleh inay ummaddan jeheeyaan mahayno. Kama qancayno naxariista eebbe.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 7 ай бұрын
Inta kale Allah ha u naxariisto, marka laga reebo mujrim Siyaad Barre.
@gedefletv6049
@gedefletv6049 7 ай бұрын
Waayo waayo wakhti xusuus mudan
@fe8445
@fe8445 7 ай бұрын
Wariyuhu waa sawirka bidixda AUN Cabdi Xaaji Goobdoon. Weriyihii ugu horeeyay ee gaarka ahaa MD. Maxamed Siyaad Barre AUN. Waxaa bedelay Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde, Maxamed Maxamuud Ducaale ( hada Horn Cable ka hadlaa) ugu dambayn Weriyihii caanka ahaa AUN Axmed Xasan Cawke. Tariiq yar baan idin siiyay.
@nnpcat625
@nnpcat625 7 ай бұрын
ma shaa allaah garasio
@fosiali263
@fosiali263 7 ай бұрын
Sheeko kale keen fircoon ilaahay ayuu hor tagaye
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 7 ай бұрын
madaxtooyada ayaa la dhigay. qabyaaladii iyada oo maamuusan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 ай бұрын
LOVES
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 7 ай бұрын
Wll qabiilada dhan wa nolayen kii reer boondhere lee la duugay maalintaas kkk
@Wonderer224
@Wonderer224 7 ай бұрын
Cumar Carte waa ninkii baab’iyey oo kala diray ciidamadii qalabka sidey ee Soomaaliya 1991 markii dowladdii uu isagu ka mid ahaa dhacday.
@NimcoFf
@NimcoFf 7 ай бұрын
1991 ma ciidanba jiray maleshiyaad kii hadhaagi dawlada miyaa ciidan qaran ahaa
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 7 ай бұрын
Waan u joogey waxaan ahaa 20jir muqdisho ayaan joogey wuxuu yidhi ciidamada waqooyi joogaha isku dhiibaan SNM, kuwa gobolada dhexe joogana USC haiku dhiibaan kuwa bey iyo bakool joogana SPM ina cumar jees ha isku dhiibaan
@khalidfiir9919
@khalidfiir9919 7 ай бұрын
​@@WiilkaMagaalka-oo1od Haa wa run lkn waxay ahayd xalka kaliya wayo 2 dhan oo xoogan aya is hor fadhiyay dhiig badana wa dadan laha
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 6 ай бұрын
WUXUU KALA DIREY FAQASHTII, MA CIIDAN BAY AHAAYEEN KUWAASI?
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 ай бұрын
ALLAYA RAXMAA SAW CUMAR CARTE WAXII LAGU XIDHEY EE DILKA LOOGU XUKUMAY MAAY AHERN ISAAQ BAAF TAHEY UGU DANBEY ALLAYA RAXAMM ISGA IYO WARIYAHA MA HUBO KALIGII TALIYE SOMALI KA DILEY 2 MILLON INAAN IDHAA ILLAHOW U NACIIRDO PO WALIBNA DILEY CULMZFII DIINTA
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 7 ай бұрын
Dadkan leh dawlada qabyaalada keentayba Dawlada qabiilaksta jabahadahoodii kukacay weey ladagaalamysay ee yaa looqabyaaladooday bal ,SSDF,,SNF(Daarood) SNM ,(Isaaq),USC(Hawiye)
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 ай бұрын
LIKE
@Daad-rg4qc
@Daad-rg4qc 3 ай бұрын
afada wadanka ka dhacaday masulkaan waxaa uu ahaa ninka hayey wasarad mihiim ah ilaa uu gaaray R/w .waxaa uu taariikhdiise siyaasadeed ku soo afmeeray ciidamada qalabka sida waa inay isu dhiibaan jabhada iyo nin walba reerkiisa. Taas waa mid taariikhda ku qorantay.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 ай бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 ай бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 ай бұрын
SHARE
@seidabdi751
@seidabdi751 7 ай бұрын
A*U*N CUMAR CARTEH QAALIB GULEEB GADIID NUUX CABDALSAMIIC ISMAACIIL ISXAAQQ BARAAHIIM NUUX AADAM
@nnpcat625
@nnpcat625 7 ай бұрын
ma sha allaah thx.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 ай бұрын
SHORTS
@fosiali263
@fosiali263 7 ай бұрын
Been bey ahayd maxaa dumiyay wadanka
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 ай бұрын
LEGETA
@fahdabdi6678
@fahdabdi6678 7 ай бұрын
Bilawgiii Fakhashtii, Nacacala talaaa Caleek
@gedefletv6049
@gedefletv6049 7 ай бұрын
Maxaad keenteen adiga iyo adeerkaa muuse juudaan dhiig daata tahriib qarax iyo dalkii oo aad gaalo ka xaraashtaan yaahuu
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 ай бұрын
WAAGAA QAABYALADA LA YADHI WAA LA AASEY WAXAA HOOS LAGA DHISAAYEY DAROODKA SARKAASHIISA IYO SIYAADAYINTIISA BEEN GUUR BUU
@Wonderer224
@Wonderer224 7 ай бұрын
Yaahu. Jooni beenta. Daaarood nacaybka qalbiga kaa galay qabri la gal haddii kale.
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 7 ай бұрын
Qurunleyaal qabyaaladda idinka ayaa beeray dalkana ku burburiyay hadal been iyo huuhaa baad dadka u akhrin jirteen natiijadana waa midda maanta dalka uu ku suganyahay iyo xaaliadda foosha xun uu dlalka.ku suganyahay . Dadka.baad filim.beem ah u dhigaysaan .
@ahmedismail201
@ahmedismail201 7 ай бұрын
Beenalihi ugu weyna ee Beenti ugu weyneyd Somali u sheegey Siyaad Barre.
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool 7 ай бұрын
Siyaad Barre Meesha Ma Joogo Maandhow.
@Caliya7
@Caliya7 7 ай бұрын
Hada ma siyaad ayaa been kuusheega nabsigii iyo naxligii aad ugeysateen ayaad weli lameereysaneysaane ood la needs an ladihiine, Alloow unaxariiso bahalihii uu nagahayey ayaa nagusoo faafaye oo kala qoqob iyo kalaqeybin nagu dilaye
@bilanxaawo7274
@bilanxaawo7274 7 ай бұрын
Isagu haddu xuma maxaa gadashi wax fiican loo keeni wayey dhibka waxaa wadda waa shacabka
@nnpcat625
@nnpcat625 7 ай бұрын
maxaa ka danbeeyeyhee ballo iyo dil iyo biliqo,, jaale siyaad aun
@NimcoFf
@NimcoFf 7 ай бұрын
​@@bilanxaawo7274shaati qabiil intaad barteen dadkii miyaad rabtaa inaad tidhaahdo mxaa ka dambeeyay gadaashiis anaga ku shegaynee qodaxdii aad beerteen baa la guranaya
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 7 ай бұрын
Kacaanka waxaa ka fiicnaa sida aan maqlay dowladii ka horeysay kan hadlaayo waa kii dhahay ciidanka soomaaliya ha isku dhiibaan jabhadaha meesha been ayaa lagu hayaa
@nnpcat625
@nnpcat625 7 ай бұрын
maya waa been
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 7 ай бұрын
Talo xumo bey askarta & xulufadosu isku kashaden oo ay waqti badan ku dhumiyen qabyalada & ka hadalkedaba
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 7 ай бұрын
LOVES
TAARIIKH: Barnaamij Ka Baxay Raadiyo Muqdisho sanadkii 1972
24:46
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 6 М.
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 10 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 13 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,9 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 58 МЛН
ABWAAN & XILDHIBAAN QORANE- ANNAGU XAMAR DIIDI MAYNO.
5:42
Ahmed Hassan
Рет қаралды 21
the balloon deflated while it was flying #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 10 МЛН