Barnaamij ku saabsan Tariikhda Magaalada Harar. SRTV

  Рет қаралды 10,293

SRTV Somali

SRTV Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 3 жыл бұрын
alaa ha naxariisto awoowo fiqi cumar
@samiahmed6921
@samiahmed6921 3 жыл бұрын
Hada hadaanahy shekhal carab miyaa nahy ileen awowgeen carab ayuu haaye
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
​@@samiahmed6921 Ma shaki baa kaaga jiro huno😂awowgeen wuxuu ahaa unbanu nhy awow Fiqi Omar somalia musan iman Hijaaz 🇸🇦 buu ka yimi harar buna yimi halkasuna ilaa iminka ku aasanyhy caruurtiisa unbuu usoo diray somalia waliba kuwii koonfurta loo diray hawiye ayey sheegtan mana nihin hawiye only politically shirkii carte baa nalagu daray sbb siyaasaded abtir io dhii toona ma wadaagno lkn dad baa HW dhalada is mooda Oo nasabkoodi saxda ahaa ee awow Fiqi Omar dafiray.
@SaygaHormar
@SaygaHormar Жыл бұрын
​@@Bint.sheikh2040abayo gmilka Iga lasohadal
@Libaax00
@Libaax00 6 ай бұрын
@@samiahmed6921 ha sheikhaash wa carab sheikh aba dir harar ayu ku aasan yahay hijaz ayu ka yimid carab ayu aha.
@ayanhenna5200
@ayanhenna5200 6 ай бұрын
Ma aheen ee wa abaadir muse warwajele ana ku abtirsado wa marehan
@user-vi2du8ks1b
@user-vi2du8ks1b 7 ай бұрын
Mashallha I'm coming day one Inashallha I'm from Asharaaf 🥰🥰🥰🥰
@Libaax00
@Libaax00 6 ай бұрын
Im ashraaf from ethiopia Where does your family reside?
@diiniasaldhalad7896
@diiniasaldhalad7896 2 жыл бұрын
Sheekhaash aw kutub specially omar diin waa 14 lafood hal jilib ayaan ka dagan jigjiga rooble abraan ( ama abroone) geesiyada qoordheere
@abdullahimohamed3220
@abdullahimohamed3220 3 жыл бұрын
Rer fiqi Omar taariikh dheer ayay leeyihiin Lkn mahayaan xuquuqudii ay dds kulahayeen wax walba mar ubuu imaan
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Aw abaadir shiiqaal ama fiqi cumar, waa sababta uu Abwaan maxamed cali kaariye markuu jacaylkii u taag wayay u kacsaday awoowe kacsaday oo u batirsaday yirina unugiisa jaadka sheekhii al kumayoow abaadiroow soo uruuri caashaqa ooha ooha
@samiahmed6921
@samiahmed6921 3 жыл бұрын
Beesha rer fiqi cumar (sheekhaal) taariikh dheer ayay leeyihiin lkn manta kuma lahan degaanada soomaalida gobol ugaar ah Allahu akbar🙏
@ED37569
@ED37569 2 жыл бұрын
Fiqi cumar Gaadsan ahna weey jiraan. Fiqi cumarka waa kee?
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 2 жыл бұрын
@@ED37569 waa laguu soo qoray wll ku noqo qoraalka Fiqi cumar abaadir ar ridaa waa beesha Sheekhaal awoowgood
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
​@@ED37569 Fiqi Omar surre rer kamida weye sax lkn innagu waa qabiil idil Fiqi Omar/shekhaal waa isku mid shekhaal, MasHaaiKh Shekhash waa magacyo nalo garan ogyhy
@hanimabdirahman1698
@hanimabdirahman1698 Жыл бұрын
Awoowe fiqi Cumar 🥰 Allah unaxariisto
@waqtilumis3577
@waqtilumis3577 2 жыл бұрын
SRTV WAX BADAN AYEY KA JAREEN TAARIIKHDA FAQA CUMAR U KU LAHA HARERI IYO GEESKA AFRIKA
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 2 жыл бұрын
, harar sheekh Fiqi cumar binu rida oo qabiilka sheekhaal ka soo farcameen ayaa aasaasay oo diinta geeska Africa soo gaarsiiyey. Ilaa imaam Ahmed guray laga sii gaaro. Markii dambena bortoqiis ayaa jabiyey
@ilam4424
@ilam4424 Жыл бұрын
waa beyn diiga sheekhal rer mogadishu Hablogroup E-v32
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
Fiqi Omar/ shekhaal waa isku mid dad baa mooda labo inay kala yihiin ama fiqi omar inuu dhalay nin shekhaal la yiraahdo😂reer Fiqi Omar Al rida Al bakr baa nala yiraahda shekhaal Shekhash io MasHaaiKh ba waa magacyo nolo garan ogyhy mcnohooduna waa wadaado ama culimo
@Ricky-jk7wl
@Ricky-jk7wl 2 жыл бұрын
Beesha Sheekhaash ee reer Fiqi Cumar midnimo
@halimomohamed6633
@halimomohamed6633 3 жыл бұрын
Alaaahu akbar waa tarikh Dheer
@yusufbuulo8725
@yusufbuulo8725 2 жыл бұрын
Harar wa magal kaaranle hawiye waxa daga kaariye karanle iyo gidir karanle iyo siixawle. Karanle
@yamays
@yamays 2 жыл бұрын
Magaaladan 3 qabiil oo waawayn baa dagi jiray, oo gadoomiayayaashii ugu danbeeyay oo somali ah lahaa ,O kala ahaa SHIIKHAAL, ISAAQ IYO MAREEXAAN buugaagtii laga qoray akhri iyo suldaanadii xabashida kula dagaalamay
@abshirabdirahmaan6839
@abshirabdirahmaan6839 2 жыл бұрын
@@yamays issaq iyo mareexaan kulahaa beenta meesha kala hortag sax sheekhaal way joogeen issaqna way joogeen Qabiilada ugu badan oo Soomaali ahaa waxaa ka mid ahaa Ciise ,karanle hawiye iyo kuwa kale
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb Жыл бұрын
Subxaanalaah, beenloow qabiiliiste ah. Kir baa lagu yiri. Harer karanle lagama yaqaane, calyada cesho.
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
​@@yamaysshiikhaal bes ayaad ru ka sheegtay
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
​@@abshirabdirahmaan6839shiikhaal bes ayaad run ka sheegtay
@abdirammansamir8508
@abdirammansamir8508 Жыл бұрын
Wlhi wa runti odeygu wa inan la heela keydki taariikhda somaliyeed hadikale wa dabar goayna
@lieutenant101
@lieutenant101 Жыл бұрын
XARAR waa magaalo soomaaliyeed waa dhulkii ay ka arimin jireen kuna dhasheen halyeeyo badan oo soomaaliyeed oo gaaraya ilaa afartan amiir iyo dowladahoodii. 1887 ayey xabashidu dhul balaarsi soo qaaday markaas beey qabsatay iyadoo gacan ka heleeysa wadamada gaalada ah ee reer galbeed, soomaalidiina tirtirtay sida taarikhdu sheegeyso, waxaan sidoo kale xarar kadib gacanta xabashi ku weeynay, magaalada DIRDHABE sanadii 2000 iyo jigjiga oo hadda sidii oo kale aan ku weeyn rabno 2022, xabashidu joogsan meeyso ilaa muqdisho iyo berbera dhankaas iyo kismaayana KIKUUNYO ayaa kasoo socota oo dooneysa iney soomaali hor leh duleeysato. Nama kala jecla mana noomana kala turayaan hadiiba uu dhiig soomaaliyeed meel un kaaga jiro. War maxaa soomaalaay xal ah, waa tan kaaga darane ay dalkii noo kala cabireen reer maamul qabiil land noo kala sameeyeen, jufo walbaba ay calan gaara u dhiibeen iyagoo adeegsanaya damiir laawayaal madax isku sheeg ah oo shilinka ku shaqeeya anagana aan qabyaalad ku daba taaganahay!
@Amiinkey-t9r
@Amiinkey-t9r 8 ай бұрын
Subxannaka yaa cadiim qabyaaladu waa lacnad
@asiyafiican7206
@asiyafiican7206 2 жыл бұрын
harar soooomaaali baaa leh oromo ureysa meeel maleh
@mejhoula
@mejhoula 2 жыл бұрын
Harar somali baa leh waxaa nalooka qaaday sida marsabed nalooga qaaday ilaahay haduu idmana wan soo ceshan doonaa
@yxyiniori3023
@yxyiniori3023 4 ай бұрын
Waxaan rabaa inaan soo arko Somalida daggan Harar.
@abubakerabdiadoosh9580
@abubakerabdiadoosh9580 Жыл бұрын
waa tarikhi
@user-vi2du8ks1b
@user-vi2du8ks1b 7 ай бұрын
😮😮😢😢😢😢
@abdullahimohamed3220
@abdullahimohamed3220 3 жыл бұрын
Taarikh cajiiba weeyan
@liibanabdikadir5563
@liibanabdikadir5563 Жыл бұрын
Hararidu waaba Soomaali Asalkeedu,
@nabiilshariif4190
@nabiilshariif4190 2 жыл бұрын
Waa taarikhda Asharaaf Abaadiyah mashalah
@mohamedHassan-gs2vy
@mohamedHassan-gs2vy 2 жыл бұрын
Asharaf tariqh dheer aye ku ledahaay somalia iyo Ethiopia
@Aragsaan23
@Aragsaan23 2 жыл бұрын
Hooyada ma ashraf siyaay uff wax kasta shekhaal leeh maxaa uu shegatin taarikh ma lihdiin miyaa taarikh raadsada shaaqa la’aab idin haayoo
@nabiilshariif4190
@nabiilshariif4190 2 жыл бұрын
@@Aragsaan23 tariikhda soo baro ardeydeeda thy ,
@abdiwahabmohamedshariif2115
@abdiwahabmohamedshariif2115 2 жыл бұрын
@@Aragsaan23 Fiqucumar ka yaa dhalay miyaad taqaan Hooyadii, Sheekhashu aad sheegaysa shariifta aya ka wayn, Taariikhda baro wlle Aflagaadu Waa Ceeb.
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
​@@abdiwahabmohamedshariif2115 Fiqi Omar baa asharaf ahaa miyaa😂😂😂 ader intadan hadlin so baadh Taariikhda qabiil dhan baad dooneysa inad tiraahdo waa innaga
@gayacgayac5192
@gayacgayac5192 2 жыл бұрын
Meshan tariikhda dadka DDS iyo somalind ilaa jabouti baa Ku aasan waa xabashibaa nagala wareegtay
@MurtiEntertainment
@MurtiEntertainment 2 жыл бұрын
What hhh
@ismailGurei.03
@ismailGurei.03 Жыл бұрын
Harar Qoomiyada DIRta ayaa iska leh.
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
Waxaas wax magarata ugu sheegee dirta aad sheegaysid meesha lagama yaqaano anagee geela noo raaci jireen hadaa nyh beesha shiikhaal
@hamzemuse3356
@hamzemuse3356 Жыл бұрын
​@@akninweyn7084 hoorta reer shekh Cali cafiif reer muse (wara sayo) Maa odeyga daalay. Sowka oromo sheegtan o jaarso
@SeyfudiinQudus
@SeyfudiinQudus 8 ай бұрын
​@@hamzemuse3356 cali cafiif fiqu cumar la dhahaa oramada dhul baa naga dhaxeeyo sxb
@maxamedfarax4280
@maxamedfarax4280 Жыл бұрын
Beenhawaasyo
@ibraahimmaxamed9125
@ibraahimmaxamed9125 3 жыл бұрын
Fake news
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
Oromo
@fariiduddiinahmed9655
@fariiduddiinahmed9655 2 жыл бұрын
Harar oromo ayaa iska leh
@asiyafiican7206
@asiyafiican7206 2 жыл бұрын
dhuuuso harar waa somalia oromo ureysa meeel maleh
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
Ma adiga oromo siiyay? Ninkii aasaaday ahna amiirki koobaad waa nin carab ah awowgay Fiqi Omar Al rida Al bakr (Aw abaadir) annagana leh😏
@ismailGurei.03
@ismailGurei.03 Жыл бұрын
Harar Dirta ayaa iska leh wll. Oromo hadda tahay iyo haddii kaleba Ha nagu soo caan bixinin.
@Bint.sheikh2040
@Bint.sheikh2040 Жыл бұрын
@@ismailGurei.03 Harar dirta shekhaal baa oga xaq badn
@akninweyn7084
@akninweyn7084 Жыл бұрын
​@@ismailGurei.03dirta aad sheegaysid meeshaa lagama yaqaano harar waa magaalo shiikhaal
Qaybtii labaad ee taariikhda qaybta qadiimiga ah ee magaalada Harar
26:12
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
TAARIIKHDA MAGAALADA HARAR
22:33
Dire TV
Рет қаралды 12 М.
Magaalada Harar Ethiopia
24:05
Somali Camel Boy
Рет қаралды 34 М.
4 Hours of Arabic Conversation Practice - Improve Speaking Skills
3:53:48
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 330 М.
Qeybta 1 aad Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Muhiimadda Waxbarashada
39:11