Barnaamijka Astaan Stand-up comedy.

  Рет қаралды 47,976

Astaan

Astaan

10 ай бұрын

Barnaamijka Astaan Stand-up comedy.

Пікірлер: 46
@ayankaiton6344
@ayankaiton6344 10 ай бұрын
Ninkan wa amazing Wlhi 😂😂😂 waqtiga dheer xoga le naga so gaabiya lkn barnaamijka wa top 🔝
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 9 ай бұрын
😂😂😂 he made My night thanks astan tv
@Ubah3465
@Ubah3465 9 ай бұрын
Faraska madaw habka uu uso gudbinyo qisooyinkisa wa hab hal abuur leh aadna wuu nooga qosliyay👏🏾
@abdulkarimomar5323
@abdulkarimomar5323 25 күн бұрын
Talent
@Abwaan_Qarayare
@Abwaan_Qarayare 10 ай бұрын
Astaan !! Caadi iska dhiga nimanyahow, Stand up comdey kuma cusba Soomaali maxaa idiin diiday in aa wax ka barataan raggii shaqadan idiinka horeeyay sida Mataan True story, Rashiid, Engineerka reer Jigjiga iyosheekadii "huuno naqanaa oo nig weynaa..." iyo Happy Khalifa iyo rag kaloo la mid ah, waxan hadda waa jilliin dumarka iyo ragga meesha fadhiyaa waa shaqalihii astaan ilaa hablihii nadaafada oo la dhahay every 3 minutes iska qosla uun 😂😂😂😂 waan idin dhaliilay nimanyahow get serious, get real 💥💥💥
@huskaboyinthebuilding238
@huskaboyinthebuilding238 10 ай бұрын
😂😂😂😂😅😅
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 10 ай бұрын
Ila 500 dada fadhiyo ma shaqaala marka
@AAA-vt2vn
@AAA-vt2vn 7 ай бұрын
Has ubdirsday
@ademzh
@ademzh 10 ай бұрын
He’s so funny 😂😂😂
@samiirshiine3909
@samiirshiine3909 10 ай бұрын
Ninkan fani weyaan😂😂
@user-xf6ou3zn5z
@user-xf6ou3zn5z 10 ай бұрын
😂 wa kan ya so qalday hhhhh
@user-gl4ee7ok1m
@user-gl4ee7ok1m 10 ай бұрын
Malaha Ani dadka laso heshiyey ku jiraa😂😂😂qosol iga dhaamday😂😂😂faraska madow 😂iyo Baaqulu boy😂kaptan caara sugoyaa😂😂
@housseinalhadadi5470
@housseinalhadadi5470 10 ай бұрын
Uu garanaya qaaabkiiii dadkaa loogaqoslinayay lkn sheekooyin ayaa kamaqan
@Respect__channel133
@Respect__channel133 10 ай бұрын
Xagee ka helaa taurjumida film rabay inaan ku biiro 😊
@mousamooge8228
@mousamooge8228 10 ай бұрын
WLHI SHAW DADKU MA NINKAN AYAD LEEDIHIN COMEDY MAHA MALAHA LAHJADIISA AYAYDAAN FAHMAYNE WLHI WA ACTIVE
@haawoabdirisaaq4161
@haawoabdirisaaq4161 10 ай бұрын
Kana waba lengthy 😂
@MacaLinkajacayLka
@MacaLinkajacayLka 10 ай бұрын
BaaquLi beenLee maad wadee 😂
@user-ry8be6os3u
@user-ry8be6os3u 5 ай бұрын
18:58 ilaa iyo 19:05 ilkahaa iga dhamaday😂😂😂😂😂
@yassirsheikh6413
@yassirsheikh6413 8 ай бұрын
Where's is located
@qaaliquruxmedia
@qaaliquruxmedia 9 ай бұрын
😂😂😂😂
@sumeira89
@sumeira89 10 ай бұрын
from tiktok😅😅😂😂
@Moa353
@Moa353 10 ай бұрын
Wlh waa funny ninkaan
@jihaanabdirahman4775
@jihaanabdirahman4775 10 ай бұрын
😂😂😂
@MacaLinkajacayLka
@MacaLinkajacayLka 10 ай бұрын
Kan yaa soo qalday Wax Lagu qoslo uma jeedo 😂
@hirrowleofficialchannel-2726
@hirrowleofficialchannel-2726 9 ай бұрын
Walaahi wax barashadaas ayaa faa'iido leh Foosiyaay. Barnaamijkaa spelling ka joogtee fadlan
@qeysqeys8736
@qeysqeys8736 9 ай бұрын
Stund up comedy dadka loogu tala galay oo aan is ogeen waxaa kamid eh abwaan Afbarwaqo ee halasoo qabto wlh qosol ayuu ilin kaaga keenaa😂😂😂
@micrajyusuf-qm8fl
@micrajyusuf-qm8fl 10 ай бұрын
Ilaahow waxn hdu funny 😄 yhy jis 👩‍🦽😭😂😂😂
@nyg1162
@nyg1162 10 ай бұрын
Your are funnier as him👍🏽
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim Ай бұрын
Zxb faraska comedy uma lihid mihmad ama haybad wax kale daydayo zxb qali oo aad ku fcnthy
@younesmohamed6317
@younesmohamed6317 10 ай бұрын
Farska madow 😂😂😂
@Wiil_hoog...
@Wiil_hoog... 10 ай бұрын
14:18 ilaa 14:30 wa mrka kelia u iga qosliye inta an dawanayo o ah 14daqiiqo😂
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 10 ай бұрын
Xariif weya ninkaan
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 10 ай бұрын
Is this a comedy, sighhhhhj😅 dadka qoslaya ma wx kley maqlaan aan anigu maqlin 😂😂😂
@micrajyusuf-qm8fl
@micrajyusuf-qm8fl 10 ай бұрын
😭😂😂😂
@Desitions
@Desitions 25 күн бұрын
Behind the scene weeye Qosolkan waa la dulsaaray😂
@Yooco.
@Yooco. 5 ай бұрын
11:35 maxaa dhacay😂😂😂😂😂
@somalinimo8641
@somalinimo8641 8 ай бұрын
Afrika wadan ladhaho ayaa so baxay
@drkhiladi-ci7ms
@drkhiladi-ci7ms 10 ай бұрын
Guribarwaaqo hlkeeno halkaan
@ahmeddhakane6749
@ahmeddhakane6749 Ай бұрын
Hada ninkaas meesha taagan inuu waalanyahay laba qof isma weydiineysee dadkaan kale meesha fadhiyo iyagane bal dhimirkooda hala baaaro
@Waloos
@Waloos 9 ай бұрын
Stand up comedian, hiiim, ma ahan inta dadku aysan qoslin inuu qoslo, taasi waxay ka dhigan tahay inaad adigu isu camirayso, taasna waa sharciga koowaad ee stand up comedy, hadana maba arag wax lagu qoslo uu ninkaanu sheegay. ninkaan wuxuu ku fiicnaa in lageeyo tiyaatar ku yaala Harlem NYC oo la dhaho Apollo hala xaaqee.
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 10 ай бұрын
This is not Funny at all to me.
@MKlein-hp2jd
@MKlein-hp2jd Ай бұрын
So what?
@rasheedgaraad6063
@rasheedgaraad6063 10 ай бұрын
He ain’t funny at all
@Respect__channel133
@Respect__channel133 10 ай бұрын
Xagee ka helaa taurjumida film rabay inaan ku biiro 😊
@hidaaya375
@hidaaya375 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@user-vl6kp6ck5x
@user-vl6kp6ck5x 3 ай бұрын
😂😂😂
Stand up comedy Mataan Columbus OH, 2017
23:14
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,2 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 13 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 33 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 35 МЛН
Shirarka Soomaalida iyo siday u dhacaan!  #Faduul
8:09
Astaan
Рет қаралды 16 М.
Majaajillo Ali Mataan-- Hilarious Somali Comedy CISC 2019
22:10
Ali Mataan Studios
Рет қаралды 55 М.
Shahrukhan ki somalida faraska madow😂
1:34
Nacimo Ahmed
Рет қаралды 6 М.
Stand up comedy Happy Khalif Dec 2013
12:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 371 М.
Meeshu waa Afrika bishuna waa dhammaad!
7:15
Bile TV
Рет қаралды 76 М.
Sidee balo balo la isaga dhigaa😂😂
2:01
Faraska Madow
Рет қаралды 9 М.
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
Anagaa kula soo hadlayna!
5:02
Bile TV
Рет қаралды 98 М.
Mission Success #funny #shorts #comedy
0:12
BD Vibes
Рет қаралды 61 МЛН