Barnaamijka Caafimaadka - Murqaha iyo lafa xanuunka

  Рет қаралды 25,759

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 124
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 2 жыл бұрын
Masha allaah alaha barakeyo wariyaha iyo dhaqtarka waa wareysi qiimo badan
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Ninkani Waa Nin Aqoon leh Masha Allah si fiican ayuu U Hadley
@CaliXaashi-sq4si
@CaliXaashi-sq4si 8 ай бұрын
maxaa lagudaweysa murqaha
@MustafeIsmacil-fd4kb
@MustafeIsmacil-fd4kb 2 ай бұрын
Magaca dictorka cidi garanaysa fadlan nosheeg
@Nafisa-queen8501
@Nafisa-queen8501 29 күн бұрын
Masha allaah
@maymuuncisman4049
@maymuuncisman4049 4 ай бұрын
Dr xgee laga helaya dhakhtarkee fariista
@nashaadali9345
@nashaadali9345 Жыл бұрын
Xanunkaan ayaaa ihaayo mudo shanbil ah dhaqtar sidaa u adayay wan niyad jabay 😢😢😢 inta calamo uu dhaqtarku shegay baaa ihaayo
@anisamohamed1129
@anisamohamed1129 5 жыл бұрын
Maraykan baan jogaa dawana waan Ka waayay niyad jab ayay igu hadaan murqo xanuunka
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
isku mid ayaan nahay Murqaha ayaa Aad ii xanuunayaa
@dr.yusufgarow4539
@dr.yusufgarow4539 4 жыл бұрын
Anisa, ask your physician, let him/her assess if you have the problem, contact me at yaxmed@gmail.com i will be glad to give you the Medication specifics as well as other treatment modalities. thank you
@saleimanjibriil2047
@saleimanjibriil2047 4 жыл бұрын
Saab TV dr number kiisa ii sheega
@aminaabdinur1723
@aminaabdinur1723 3 жыл бұрын
@@dr.yusufgarow4539 asc dr lafaxanuun iyo murqo xanuun ayaan leeyahay wax dawo ah iisheeg
@HARGEISATUBE
@HARGEISATUBE 2 жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 qqqqq
@damacdaahir5007
@damacdaahir5007 3 жыл бұрын
Maasha allaah dhaqtarkaan maasha allaah allaha barakeeyo
@hamseharun7460
@hamseharun7460 3 жыл бұрын
Dhakhtankan waan u baahnaa
@Nafisa-queen8501
@Nafisa-queen8501 29 күн бұрын
Doctor waxan qabaa murqo xanuun dhabarka iyo qoorta garba xanuunka sideen niigaheli karaa aalada murqaha dabcinaysa
@mohamedfarah-y4j
@mohamedfarah-y4j 9 ай бұрын
Please write dr magaciisa iyo meesha uu jooga ii soo sheeg tax iigu soo dir
@abdirahmanabdinasir6276
@abdirahmanabdinasir6276 2 жыл бұрын
Xanunkan oo kale yaa ukhaas aah daktar kee lotagi kara oo specialist aah
@ubahabdi2531
@ubahabdi2531 Жыл бұрын
Dhaqtarka ma.iga hubiseen amuu Dr fanax oo kale yahay yacni ugus
@abdiwahabgedi2746
@abdiwahabgedi2746 3 жыл бұрын
Waxan ubahay Dr labar kisa
@fadumocabdi394
@fadumocabdi394 3 жыл бұрын
illhy habarakeeyo. Aadbu rajo iigaliyy kadib markaan quustay
@hoyomcn8857
@hoyomcn8857 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@عبودعبود-ق6ص4م
@عبودعبود-ق6ص4م 5 жыл бұрын
Lug bararka maxaa keenay wll
@bisharoabdiosman8461
@bisharoabdiosman8461 9 ай бұрын
Walahi xanunkan waa ihaya inta calamadod wan leyahay mahdsnid waa mashruc lobahana
@ridwaansergio7456
@ridwaansergio7456 7 ай бұрын
Dr yuusuf garow the best one
@maxamedcawel522
@maxamedcawel522 5 жыл бұрын
murqaha wll maxaa lagu adkeeyaa
@mohamedfarah-y4j
@mohamedfarah-y4j 9 ай бұрын
Please dr xagee joogtaa
@faraxmaxamud3847
@faraxmaxamud3847 2 жыл бұрын
Asc mashalh wadmahadsantihin dhaqtarka xage lagalaxirira
@hawayussuf6750
@hawayussuf6750 3 жыл бұрын
Alle hakaa abaal mariyo.
@munasalebaan293
@munasalebaan293 Жыл бұрын
isoo duceeya murqo xanuu daal madax xanuun ihaayo😭😭
@AsliOsman-bo5mx
@AsliOsman-bo5mx 6 ай бұрын
Ani xitaa abyo
@qureyshxasan7853
@qureyshxasan7853 3 жыл бұрын
Shansano waxaa ixanuunaya murqah iyo seedah iisheega meeshuufadhiisto dhakhtarkanu
@fadumanura971
@fadumanura971 3 жыл бұрын
Mnshlha d.r daawo maleyahay
@nuuraahmednuura5855
@nuuraahmednuura5855 Жыл бұрын
Halkaan ka heli karaa dr ka
@samiyasamiya858
@samiyasamiya858 2 жыл бұрын
Dr Kan magaciis walll xagee ugu hagaagaa?
@xaawasuciid5739
@xaawasuciid5739 5 жыл бұрын
asc walaal dhakhtarku xarun miyaanu lahayn loogu tago please ii soo sheeg haday jirto
@ahmedhaybe7352
@ahmedhaybe7352 5 жыл бұрын
walaal dhakhtarkani waa dhakhtar aad u yaqaana muruqyada iyo neerfa wuxuu ka soo harjeeda fooqa aadan baradho ee suuqa magaalada hargaysa badhtankeed waxaan ku xaqiiqsaday xaaskayga ayuu ku dhacay xanuunkaasi wayna ka bogsatay
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
@@ahmedhaybe7352 walaal halkee ayuu Ku yaala Dhakhtarkani
@abdulkadiryousufomer8380
@abdulkadiryousufomer8380 5 жыл бұрын
@@ahmedhaybe7352 wll sideen uhelaa
@dr.yusufgarow4539
@dr.yusufgarow4539 4 жыл бұрын
@@abdulkadiryousufomer8380, la hadal, +252633154393
@faadumocraxman5120
@faadumocraxman5120 4 жыл бұрын
@@ahmedhaybe7352 wll. xarunta xage ku tal waan ubahnahy e
@sagalfaarah4123
@sagalfaarah4123 Жыл бұрын
Illahow i caafi xanuunkaas ihay😢
@abdiwahabgedi2746
@abdiwahabgedi2746 3 жыл бұрын
Asc wll waxan kunolahay wadanka kenya waxan ubahanahay dawada dawar xanunka wll si add ayan ogu bahanay wll faren tayda hadey kuso garto wll hafu dey sanin
@caashaqcaawiye8726
@caashaqcaawiye8726 3 жыл бұрын
Wll Qli ah Kenya aniga ayaa kula joogo talo ayan ku siinaa eee xage laga helaa
@munomuxyadiin3779
@munomuxyadiin3779 3 жыл бұрын
Wll dawadaan ma heshay
@mohan_Hussein
@mohan_Hussein 5 жыл бұрын
Wll cudurkaan daawo maleeyahay oo malaga caafi maadaa
@dr.yusufgarow4539
@dr.yusufgarow4539 4 жыл бұрын
Xuseen dawooyin iyo mashino loo isticmaalo ayaa jira, bukaanka aad u caawinaya
@cabdijamaalmaxamad1402
@cabdijamaalmaxamad1402 3 жыл бұрын
@@dr.yusufgarow4539 asc Dr xagee joogtaa
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 2 жыл бұрын
Walal dhaqtarka careen ka heikarna
@ducaysane3872
@ducaysane3872 2 жыл бұрын
WARIYAHAA MAXAA KA KHALDAN DHAKHTARKA MAGACIISA MAYSHEEGIN? HALKA LAGALA XIDHIIDHAAYO MAYSHEEGIN?
@xasanyare5160
@xasanyare5160 3 жыл бұрын
Maxaa lagu daweeyaa xanuunkaa mid u dhow ayaa i haya
@hindanuux858
@hindanuux858 3 жыл бұрын
Wllo dhakhtarkn halkeen ka helyaa
@ibraahimxuseenxasan5254
@ibraahimxuseenxasan5254 3 жыл бұрын
Maxaa keena gabadha oo xanuunta lafa iyo dhabar xanuunka
@aziaapdih1756
@aziaapdih1756 5 жыл бұрын
Dawada mergiyada
@bashirhassanelmi8158
@bashirhassanelmi8158 3 жыл бұрын
Dr Sidiii kula so xariiri kara
@rayaanummuyusra4620
@rayaanummuyusra4620 5 жыл бұрын
cid ila wadaaagi kadha ma jidha drkaaan mel an kala xiriiiiiro
@dr.yusufgarow4539
@dr.yusufgarow4539 4 жыл бұрын
Rayaan telefanka waa +252633154393 Dr Yusuf Garow
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Dhakhtarka Magacii halkee Ayuuna ku yaala
@josephaxmed6962
@josephaxmed6962 5 жыл бұрын
Dr. Yusuf Garow, Northstar Medical center, Hargeisa, contact number 063254393 Near Ali Mataan mosque or Gargaar hospital 4:00pm -7:00pm
@abdulkadiryousufomer8380
@abdulkadiryousufomer8380 5 жыл бұрын
@@josephaxmed6962 immika muu joogaa
@dr.yusufgarow4539
@dr.yusufgarow4539 4 жыл бұрын
@@abdulkadiryousufomer8380, haa waan jogaa, +252633154393
@foziaali5527
@foziaali5527 4 жыл бұрын
@@dr.yusufgarow4539 alla dhibka iheesto ayaad kahadleysa dr waxan jooga qatar wankadalaye kuwan kuma fahmayan walal iyo walbahar ayaa idiley marmarka qar wan iska oyaa dr maku iman kara wan sodhoofa bal iso sheeg maa joogta allaha cimirdheer hakusiiyo
@xamdamuze123
@xamdamuze123 3 жыл бұрын
masha a llah cimigaga alle hakuu siyaado
@qureyshxasan7853
@qureyshxasan7853 3 жыл бұрын
Dhakhtarku xaguujoogaa
@mohamedganey6909
@mohamedganey6909 3 жыл бұрын
M
@caashaqcaawiye8726
@caashaqcaawiye8726 3 жыл бұрын
Qofki doonayo in talo laga siyo fibromyalgia aniga aya diyar u ah oo qabo xanun ka
@abdiwahabgedi2746
@abdiwahabgedi2746 3 жыл бұрын
Asc wllo waxan raba inan iga waranto
@nourhussein9697
@nourhussein9697 3 жыл бұрын
Wll bal iga sii talo
@munaosman8981
@munaosman8981 3 жыл бұрын
@@nourhussein9697A Ll
@haawomukhtar3333
@haawomukhtar3333 2 жыл бұрын
@@caashaqcaawiye8726 asc waalo igu awii
@haawomukhtar3333
@haawomukhtar3333 2 жыл бұрын
Hollo ismaqal ma jiraaa
@ahmedhaybe7352
@ahmedhaybe7352 5 жыл бұрын
waa dhakhtar caalimiya wuxuu ku yaala badhtamaha magaalada hargaysa waa ka soo harjeedka fooqa aadan baradho
@cfataxaxmd8774
@cfataxaxmd8774 5 жыл бұрын
Nambar mahali Kara adigo mahdsan
@amalhassan5128
@amalhassan5128 5 жыл бұрын
Asc wll numbar mad ka haysa dhakhtarkan
@selmajamac9997
@selmajamac9997 4 жыл бұрын
wll halkee laga helaa
@selmajamac9997
@selmajamac9997 4 жыл бұрын
dhakhtarkan waa rabaaye in aan utag
@hibaaqnuuraisqurxintadumar1590
@hibaaqnuuraisqurxintadumar1590 4 жыл бұрын
ahmed haybe magaca wllo
@usaameabdirahman6676
@usaameabdirahman6676 3 жыл бұрын
Gasarka maxa udaawa
@عبدالفتاحشليشلي
@عبدالفتاحشليشلي 5 жыл бұрын
dhaqtarka xaga laga halikara
@ayaanxaaji3416
@ayaanxaaji3416 5 жыл бұрын
Sanaag
@عبدالفتاحشليشلي
@عبدالفتاحشليشلي 5 жыл бұрын
hargaysa banjoga nambarkan mahali kara
@habibsayid4490
@habibsayid4490 4 жыл бұрын
Dhakhtarka nambarkiisa yaa helikara
@mohan_Hussein
@mohan_Hussein 4 жыл бұрын
Asc walaal cudurkaan daawo saxa maleeyahay masa lahelaa qof kadaa woobay mahad sanid
@caashaqcaawiye8726
@caashaqcaawiye8726 3 жыл бұрын
Sxb talo ayan kaa siinaa eee xagee laga helaa aniga ayaa la noool
@munomuxyadiin3779
@munomuxyadiin3779 3 жыл бұрын
@@caashaqcaawiye8726 ila soo hadal
@caashaqcaawiye8726
@caashaqcaawiye8726 3 жыл бұрын
@@munomuxyadiin377926795869777 kamapala hi so dheh wll
@caashaqcaawiye8726
@caashaqcaawiye8726 3 жыл бұрын
@@munomuxyadiin3779 256795869777
@munomuxyadiin3779
@munomuxyadiin3779 3 жыл бұрын
@@caashaqcaawiye8726 ok
@nashaadali9345
@nashaadali9345 Жыл бұрын
Dhaqtarkan ayaa ubahanahay xage kala xiriraa
#TOOS: Barnaamijka Caafimaadka | Xanuunka Gaastarida |
35:10
Horn Cable Tv
Рет қаралды 13 М.
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 127 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,3 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 117 МЛН
Maxaa Sababa Cirid Dhiigga || Barnaamijka Caafimaadka Ee HCTV ||
17:35
Barnaamijka Caafimaadka - Mawduuca Tayfoodhka
45:23
SAAB TV
Рет қаралды 11 М.
cudurka arthritis / Romatiisanka
8:00
Mariam Adam-Noor
Рет қаралды 3,6 М.
TALO CAAFIMAAD  Cudurka Macaanka Diabetes   Dr.  Abdiaziz Hakiye
9:12
MM Somali TV
Рет қаралды 10 М.
MURQO XANUUNKA
6:40
Dr faris Al attas
Рет қаралды 6 М.
Dr Ali Mao - Cudurada Gala Qoorta iyo Garbaha
41:18
DrAlimaoaweys
Рет қаралды 33 М.
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 127 МЛН