BARNAAMIJKA GUNGAAR SNTV 05.10.2021

  Рет қаралды 35,794

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@Daud_Barkhadle
@Daud_Barkhadle 3 жыл бұрын
Alaha u naxaristo wariye abdi aziz africa😰😰
@muqtaaribraahin2611
@muqtaaribraahin2611 9 ай бұрын
Amiin yarabi
@najmabdullahi9952
@najmabdullahi9952 8 ай бұрын
aamiin yaa rabi
@abdulqadirgooni607
@abdulqadirgooni607 3 жыл бұрын
Weriye diyaarsan u dhiiba hawshan ninkaan marba su'aal buu iska soo tuurayaa!
@nimohussein7123
@nimohussein7123 3 жыл бұрын
40$subxnlh lacag maaha dawladu boqaal dollar bay siin kartaa iyo wax barasho bilaasha
@nimohussein7123
@nimohussein7123 3 жыл бұрын
Raxanweyn baa Somalia dibka ku shidey wa waxa sool looga saaray raxanweyn hargeys wuu ka dhacay 2009 putland wu ka dhacay lkn shacabka dalka ilaaaliya Somalia raxanweyn iyo reer miigooda gacan ha ku qabtaan raxanweyn baa ragga ushaqeysee iyo jareeer
@nimohussein7123
@nimohussein7123 3 жыл бұрын
Dadka gaajo laysay qofku haduu gaajo disho noloshu nacaaa🙄cadow buu noqonaaaa
@اكشنبوي
@اكشنبوي 3 жыл бұрын
Run waaye hadlkaaga ani hadda hada fursad u helo ina alshabab noqdo walhi wa noqonaa lcg darteeda
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 3 жыл бұрын
@@اكشنبوي ilaahay kabaqo nimankan dadka làayah was Ehlu naare cadoowe Adna waad kufaanaysa
@اكشنبوي
@اكشنبوي 3 жыл бұрын
@@mohamedyare1917walhi maku faanoyi ee wa iga daacad hadi lacg a ku helaayo wa ku biiri lahaa lkn wax malaga helaayo asbaxyaasha
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 3 жыл бұрын
@@اكشنبوي ilaahay kabaq wllo Ale hayna wada hanuuniyo lacag meel walba waytaalayeh Anaguba Maraykan Ayaan deganahy Oo lacag kahelaa
@اكشنبوي
@اكشنبوي 3 жыл бұрын
Habr fadhiso lagdan la fududaaa kista a us joogtid a u leedahy lcg meelwalbo ee taalaaa kaalay somali imaaw adaa arkayo hadee melwalbo taalo lcg
@nimohussein7123
@nimohussein7123 3 жыл бұрын
Dadkan wa eelaay iyo raxanweyn maaha umada caadiga ah somalia kunoool
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho 3 жыл бұрын
Wariyaha tababar ayuu u baahan yahay mideeda kale afkiina ku hadla ha isku qasbina af dad kaloo aydin aqoon Wariyaha waa in lasiiyaa tababar
@nimohussein7123
@nimohussein7123 3 жыл бұрын
Ninkan kale askari ba laga dhiga salary fiican la siiya guri baa lo dhisaa si uu ciidanka ucaawiyo
@nimohussein7123
@nimohussein7123 3 жыл бұрын
Dad ajaanib ah dalka burburinayo wa sheeko fog somalidu wa jaahil ha laga saaro dadka ajaanibka kale dalka
@amranhassan5653
@amranhassan5653 3 жыл бұрын
Well come to free life
@mohamedamin2232
@mohamedamin2232 3 жыл бұрын
Sidee ku suurta galaysaa inuu magacaabo qof raba inuu kasoo goosto al SHABAAB naga daaya ruwaayada
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 3 жыл бұрын
Ragan yaan la aaminin waa shaqo taqe
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 3 жыл бұрын
Ninka aad sheegtay inuu soo goosan rabo adiga ayaaba dilay already il gooni ah ayaa lagu hayaa
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 3 жыл бұрын
Allow somaliland dhibkey nogeysate noga gooy adaan ku tuugne ayaga shawab nokene intii dad naga geriyote allow noga jar
@khadaraadan767
@khadaraadan767 3 жыл бұрын
Yaahuu isla hel cuqdad baa kuhaysee
@burcaawidb5170
@burcaawidb5170 3 жыл бұрын
adiga illaahay baa caqli ku siiyay aad ku kala garato xumaanta iyo wanaaga.haddii aan ku idhaahdo is ku qarxi hooyadaa.miyaanad odhanayn waayo?
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 3 жыл бұрын
be wll mcn shawabka ilmo yaryar ayeey qalbiga ka siran iyo kuwa imanka bele oo dhiga muslimka lacag ku qaata marka waxey unaxan iyo waxey ka naxanba malahan rer hargeysa baa muqdisho lagu qabte asagoo goni jalbaab wato isna qarxin rabo marka inuu ku jino tagayo nin laga dhadhiciye asagoo yar naftisa goos madeda waxba lama ahan magarate
@hailegoome7817
@hailegoome7817 3 жыл бұрын
Ninka raba inuu soo goosto inaa kashiftaan maaha lkn sida kale waraysi heersare ah ayuu ahaa waxaan rajaynayaa dhallinyarada inay waano ku qaataano,dhinaca kale dawladda maaha inay cadawga siiso fursad gaar ahaan jubooyinka waa in xoog lasaaro..
@عبداللهمحمد-ب8ر
@عبداللهمحمد-ب8ر 3 жыл бұрын
😂😅🤣 16:36 uu ku goey asoo hadlaayo wareysi heersare beel😂😅
@Solo-mh5cm
@Solo-mh5cm 3 жыл бұрын
Waa diin been ku dhisan markii horeba iyo ilaah been ah ayay caabudaan
@younge252
@younge252 3 жыл бұрын
Cadi iska dheg al-shabab waa qaldan yiihiin sax fikradooda waa qalad sax lakin deenta islamka wax haka sheegin
@abdallamahdiisak4452
@abdallamahdiisak4452 3 жыл бұрын
Wariyaha Hala badalo Sntv waa iga codsi Ma ahan wariye u tababaran qaadista wareesiyada
@younge252
@younge252 3 жыл бұрын
Ninkan waa nin halis ah oo si fican uga so fakiray waxa u ku haflayo iiyo sida u jawabayo waa nin aan rabin in oo ka hadlo waxa asiga so samiyey lakin o hadlayo si qof kale waxas ka danbeyey waxo ninkan oo ug yahay waa in si fican loo daba gala runti marka oo been sheegayo ama oo ka fakiraayo waxa o sameyey ganta kor o qaada dhaq dhaqa qisa iiyo hadala disa isma lahan
#Gocasho: Waxaa kusoo Gudbinaynaa Dilalkii Khawaarijtu ku Dishay Wariyaal Soomaaliyeed.
52:03
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
WARKA HABEEN 21 12 2024
31:40
Somali National Television
Рет қаралды 2,7 М.
Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.
45:34
AF MEER
Рет қаралды 351 М.
Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa
26:10
Somali National Television
Рет қаралды 252 М.
Qiimaha xoolaha ee xeryaha qaxootiga oo kordhay
3:25
STAR-FM KENYA
Рет қаралды 15 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН