No video

BARNAAMIJKA HIBOOYINKA IYO HABEENKA DHALINYARADA

  Рет қаралды 261,173

SAAB TV

SAAB TV

7 жыл бұрын

Пікірлер: 204
@mohamedyasin2864
@mohamedyasin2864 6 жыл бұрын
inanta weriya ah suusuf ceegaan ayey abdriahman hello u haysata like saar inta iragta
@fuadbade5836
@fuadbade5836 4 жыл бұрын
Abwaan yousuf cegaag wuxuu matalaa abwaanadii. Hore ee somsaliyeed yaa salaam
@jamabilehazzan248
@jamabilehazzan248 6 жыл бұрын
😂😂😂heelo waa abwaan jira liketa igu qabta inta iga danbaysa
@abdulahiyusuf3030
@abdulahiyusuf3030 5 жыл бұрын
Xasan adan
@abdirahmanmohamedqaxiye9292
@abdirahmanmohamedqaxiye9292 7 жыл бұрын
Caadi maaha faanita reer burco wadaad soomalimadu kuweeyntah Masha alllah abwan cadimaha
@muxiyadinnuur4462
@muxiyadinnuur4462 6 жыл бұрын
Abdirahman Mohamed Qaxiye beenta Naga data Somalia ma rabaane land taas ayay haystan
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 7 жыл бұрын
wiilashu gabadha ma eegi karaan why weli may dhadhamin shuqul shuqulka dumarka k k k kk k k k
@thegalabs
@thegalabs 7 жыл бұрын
mahamed abdillahi ahahahahah waa run. Waxbaa ugu laaban wali dhexku malab laha. Ahahahah
@ahmedsalebaan4941
@ahmedsalebaan4941 6 жыл бұрын
Waa bini aadam way qaldami kartaa inantu waxba yaan la dhaliilin
@ashaadana9295
@ashaadana9295 4 жыл бұрын
Inta xildhibaanka taageerta subscribe iyo liketu waa xagiina
@hamzemohamed191
@hamzemohamed191 7 жыл бұрын
Gabadhaan weriyaha ah xusuusteedu ma fiicna weli ma dareensana inay yusuf qaldeyso magaciisa...oo waxay isagiina ugu yeeraysaa Cabdiraxmaan
@mohamedyusuf6427
@mohamedyusuf6427 7 жыл бұрын
😅😅😅😅😅 Niyw Wallhi waan yaabana, Heello marba wuxu si farsamaysan uga saxaya magca laakiin way maqantahay
@abdirahman1308
@abdirahman1308 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@cawaaledhulqas2045
@cawaaledhulqas2045 4 жыл бұрын
Ma ila agtay hhhh
@saleebaannuur9797
@saleebaannuur9797 4 жыл бұрын
Keep go
@khadarbulshaawi4030
@khadarbulshaawi4030 2 жыл бұрын
Naagtu labada ninba ma abdirihaan heello ayey u taqanaaa agah kkkkk
@britishfilms4230
@britishfilms4230 5 жыл бұрын
Waa wariye Bilaa xalada
@xamsecarab4055
@xamsecarab4055 6 жыл бұрын
Wlahy ragaan aad baan u taageeraa ceegaag iyo heello. Lkn gabadha wariyaha ah wey ka jiiftaa hhh kolay yusuf ugu yeedho c.rahmaan sideeda kalena waa mid caajisada isa soo habee dheh.
@bashiircali3878
@bashiircali3878 4 жыл бұрын
run iyo raganimo udaa reer burco
@waxwalba1408
@waxwalba1408 5 жыл бұрын
Nio ceegaag waa legend
@abdiaar3876
@abdiaar3876 4 жыл бұрын
Abwaan Abdiraxman Mansha Allah sxb
@khadarmahamd336
@khadarmahamd336 4 жыл бұрын
Abwnjira like inta helo tagerta
@deeqali8418
@deeqali8418 4 жыл бұрын
Ceegaag waa riwaayad
@mahmedcawo6475
@mahmedcawo6475 4 жыл бұрын
Abwaan Yousuf ninjira
@meane8195
@meane8195 6 жыл бұрын
gabayga ugu horeeya ee abwaanku wuxu ka hadlayaa xaqiiqda dhibatada kataagan siyaasiyiinta siday dadka u waalayaan oo ay beenta ugu sheegayaan
@Khaaliddafle
@Khaaliddafle 7 жыл бұрын
SAAB TV salan abdirahman helo waxad ii waydiisaa dhanka hilibku hakuu dambeeyee koofiyadaha jordanka miyaa burco helaa yurubay qaali ku yihiine mise waa hadyad wax noo sheeg
@maxkamadawareegta6324
@maxkamadawareegta6324 6 жыл бұрын
Wiilashan makala dhacaan masha allah taageero buuxda ayan idin ahay saxibayaal noolada salaan diiran ayan hawada idin soo marin
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 4 жыл бұрын
C heelo and ceegaag labo khatar ah
@apdullahizabca7287
@apdullahizabca7287 5 жыл бұрын
Abwaan heelo kulahaa waa ninka kala Fura dadkapa ninkani🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ar dhiishka ka wareeji 🤣🤣🤣🤣
@hussientahir6047
@hussientahir6047 7 жыл бұрын
Walhi wan kugu raacay bro odayasha xun ayaa dalka naga dilay nabad wan haysana lkn hogamiye ficaan ayaa inga maqan
@namelos2963
@namelos2963 5 жыл бұрын
Codka iyo agshinku isma laha Waa la dareemaya in lagu dul hadlay
@cabdibashir160
@cabdibashir160 4 жыл бұрын
Hal_abuuro
@nololwcn2658
@nololwcn2658 6 жыл бұрын
Naag lagu dhexmaydhanayo ayaa waraysanaysa labadii abwaan ayy magacyada ukala badashay kulaha abdiraxman hello hada waa ceegaag
@bileshidaneahmed7332
@bileshidaneahmed7332 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh miglo maxaa dhacay
@ashaadana9295
@ashaadana9295 4 жыл бұрын
Kkkkkkk wax kale
@mubarakadam2102
@mubarakadam2102 6 жыл бұрын
Haya hayaa oo ilaa dhamaadkii bay heelo iyo yuusuf isku qaldaysaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Cajiib waar ninku GABAYO waaweynaa
@khadarahmed9334
@khadarahmed9334 6 жыл бұрын
Kanyaree fanaxda lehay Like
@cabdifataahcabdilaahi6769
@cabdifataahcabdilaahi6769 5 жыл бұрын
Khatar lakala khatar ahaaa Ma.wadnahaa lays cadeynayaa
@mohamedAmin-jr1tb
@mohamedAmin-jr1tb 4 жыл бұрын
Gabadhu way qurxoon tahay masha allah lkn waxad moodaa inay meel kale ka fikirayso sababtoo ah magacyada ayay khaldaysaa
@apdiazizmahamud6083
@apdiazizmahamud6083 4 жыл бұрын
Inta heelo tageerta like ta igu qabtah😁😁😁
@azmarshorts6729
@azmarshorts6729 4 жыл бұрын
Yusuf egag
@abdikhalaqahmed5863
@abdikhalaqahmed5863 7 жыл бұрын
yuusuf ceegag ayay weriyadu modeysa c.rxman helo
@mohamedabdimuhumed7054
@mohamedabdimuhumed7054 5 жыл бұрын
Go forward brothers
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 6 жыл бұрын
best wlhi amankaaga maaaaanzo
@nasrudiinkhaalid9443
@nasrudiinkhaalid9443 5 жыл бұрын
Nimankani waa wada qosol runtii xataa waraysiga suaala la weydiinayo qaab qosol ah bay uga jwbayaan.
@khaalidmohamed5322
@khaalidmohamed5322 5 жыл бұрын
Wlh cabdi raxmaan hello sxbkii wuu bad baadinaaya waayo heesta iska fur ayoow usheegay kķkķkkk waa laba sxb eheee kkkkkkkkkkk
@Globeltravel
@Globeltravel 7 жыл бұрын
Caadi ma Ahan akhyaartan
@hassanabdi9537
@hassanabdi9537 6 жыл бұрын
hello waa abwaan aaan caadiba aheyn
@mohamedyusuf9563
@mohamedyusuf9563 2 жыл бұрын
Gabadha weriyaha ahi 2 wiil way isku khaldaysa yaa ila arkay yusuf ceegaag bay c/raxman hello ku ledahy
@seerahanolosha9992
@seerahanolosha9992 6 жыл бұрын
walee halis waaye raga
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 4 жыл бұрын
Horay usocooooo🎉🎉🎉🎉😂
@WANAAG24
@WANAAG24 7 жыл бұрын
2badan nin aad baan u taageeraa. waa rag waxbadan ku duuganyihiin
@MariaMaria-zd2bo
@MariaMaria-zd2bo 5 жыл бұрын
Cegaag iyo heelo dageero buuxa idin ahay
@hamseabdirisaaq1769
@hamseabdirisaaq1769 5 жыл бұрын
Heello abwaan jiraha salan sare lph qrn
@yassinyussuf551
@yassinyussuf551 7 жыл бұрын
wiilasha caato caato gabdhahana xamash xamash ilahay amarkiiis
@nimcosagal8723
@nimcosagal8723 6 жыл бұрын
yassin yussuf . Chewing qat make them skeletons 🙈🙈🙈🙈🙈
@yassinyussuf551
@yassinyussuf551 6 жыл бұрын
nimco sagal hhhhhhhh hhhh saas miyaaa armaad jikada wax badan ku qarsataan walaaleey
@ayaanmuuse6789
@ayaanmuuse6789 6 жыл бұрын
nimco sagal Absolutely 😍
@abdihassan6934
@abdihassan6934 5 жыл бұрын
Kk waxi raashin ah o naloo dhigo aad cuntaan balayo
@a.shakuursaed9125
@a.shakuursaed9125 4 жыл бұрын
Hhhhhhh sidaa weeye
@maxamedkooshin4271
@maxamedkooshin4271 4 жыл бұрын
Isku xiqi meyne xafadi Naga Ad
@mawliidcabdiraxmaan3381
@mawliidcabdiraxmaan3381 4 жыл бұрын
Haa
@ademmedia9103
@ademmedia9103 7 жыл бұрын
nin jirah tahay zhp manzo fican
@sagalasadmaxamed3367
@sagalasadmaxamed3367 4 жыл бұрын
Idin jecliya madaxdi burco
@ashqaraar8944
@ashqaraar8944 7 жыл бұрын
Inantu way beet cadatay yuueuf ceegag ayay abdirahman heelada haysa iyana ma saxayaan hhh
@azmarshorts6729
@azmarshorts6729 4 жыл бұрын
Abdirahman ali jama 《《heello》》
@shaamofficial9867
@shaamofficial9867 5 жыл бұрын
masha allah rag xariif yala tihin
@kawsarsomaliya2211
@kawsarsomaliya2211 4 жыл бұрын
Cegag waqosol 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@deeqomohamed8268
@deeqomohamed8268 4 жыл бұрын
Sas Maxa xalimoyinka ugu dirtay
@maxamedyaree2
@maxamedyaree2 6 жыл бұрын
REER BURCO WAA FUNY
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 4 жыл бұрын
horta 2daba waan daawadaa lkn am so sorry ma aqaan magacyadooda lkn ninka koofiyada xidhan waa nin jira sida illahay u abuuray baanu u hadkayaa lkn ka garanka madow waa istus wuxu iska dhig dhigayaa majaajiliste sooraan. masha allah inanta weriyada ahna waan ka helay waa ba tuyaroo bash ah love u xubi💋💋💋
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Aadban Idiin xiiseeya Ceegaag Iyo Heelo👏🏾
@zalmangalaydh1405
@zalmangalaydh1405 6 жыл бұрын
Tan YaH Yiri wa weriYad 😂😂😂😂😊
@isamkaiyodacwadaillahay5287
@isamkaiyodacwadaillahay5287 6 жыл бұрын
Wllhy reer burco waa ka yaab
@cabdiqadirmohammed1571
@cabdiqadirmohammed1571 3 жыл бұрын
Abwwan heelo habeenkaan mirqaanka ku sameyney Maansaddii Asma codey, maxa suustaa!!.
@bashirabdinor3967
@bashirabdinor3967 5 жыл бұрын
iyo somali wayo sahaney rabtaye o socodku sahayo rabahe o garsor qaraney radaye maxad kadhahday ok
@hamsemouse685
@hamsemouse685 4 жыл бұрын
ma kala garanayso saxafiyadu yuusuf iyo heelo
@abdirisaqahmedkoronto1797
@abdirisaqahmedkoronto1797 6 жыл бұрын
gabadahan waraysigeeda waxbaa ka yar qaldan ma aha suxifiyad buuxda
@siyadcade748
@siyadcade748 4 жыл бұрын
Raagan wa raag mashaallah
@mustafexuseen2105
@mustafexuseen2105 4 жыл бұрын
dadkani badowsana qofku miyaanu qaldabi karin waxani maxay ahayeen way iska daba ciyayaan waa sidee iyagabaa an ka shakiyay inanay caadi baa ahay hal wado ayay marayaan wana lakala hadhaaye
@abucabdiraxmaan8291
@abucabdiraxmaan8291 3 жыл бұрын
Mansha Allah maskax maydhan
@cmaalikcali7527
@cmaalikcali7527 5 жыл бұрын
Gabadhu miyay dhimantahay nio miyaanay waxbaba xasuusanayn nio c/rahman hellay kaga dhagtaye hhhhhhh wllhi waan la yaabay
@dheereeyedhilood1651
@dheereeyedhilood1651 4 жыл бұрын
l) War gabadha wariyaha ah waa nacasta La sheego dhaanga dhaango camal
@misharixaddi2950
@misharixaddi2950 5 жыл бұрын
Ka hor ku qabo kkkkkk Yusuf ku tagerA
@ugbaadcali6499
@ugbaadcali6499 5 жыл бұрын
Naaa ilaahay lama tuso 😂😂😂 ceegaag
@muuselucas4701
@muuselucas4701 4 жыл бұрын
Hore uzocda
@amaalaxmed5507
@amaalaxmed5507 3 жыл бұрын
Kulhaa heelo waa nin dadka kala fura cegag lagma xishoon
@yahyeabdijama8363
@yahyeabdijama8363 6 жыл бұрын
Hhhhh wlee waa heybad alle dadku ku manaysto inuu qofka si fudud wax ku curiyo waana la dhacay gabaygaas meelo badan taabanaayo
@cabdiraxmaancabdillaahi229
@cabdiraxmaancabdillaahi229 6 жыл бұрын
Inanta wariyaha ah waxay u baahantahay in tababar la siiyo waayo siday u daadihinayso barnaamijka ayey ka muuqataa in aanay xirfad saxaafadeed oo badan aanay lahayn
@user-sz5fl9ue4p
@user-sz5fl9ue4p 22 күн бұрын
sharabaadku yara buuqeyaan
@rooblemohamuud9470
@rooblemohamuud9470 6 жыл бұрын
hhhhhhh naa ilaahay nama tuso Halkaa way qaadatee
@rooblemohamuud9470
@rooblemohamuud9470 6 жыл бұрын
hhhh reerihii buu kala firayaa islaamka ahaa
@hiildaniyomidqaran5523
@hiildaniyomidqaran5523 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 xayraamiin waa rijaalo ragaasi.
@abdifatahlibab661
@abdifatahlibab661 7 жыл бұрын
Abwaan Heelo waalhi poqrrr jira yuuzuf ceegaagna adke
@maxamedmo2222
@maxamedmo2222 7 жыл бұрын
abwaan heelo iyo yuusuf ceegaag waxa tihiin abwaaniin buuxda alle hidin daayo
@Dawo179
@Dawo179 5 жыл бұрын
Sidu u eegya Heelo zhpki ceegaag mrku heeesta hore akhriyyo😹😹😹😹😐
@mohamedkhadar9830
@mohamedkhadar9830 6 жыл бұрын
Ninkaa Yusuf baanu Class mate ahayn Hore usoco lipax
@xayaadmaxamed7225
@xayaadmaxamed7225 5 жыл бұрын
Maxamed juniyeer ishad ka riday
@siciidjamac1554
@siciidjamac1554 4 жыл бұрын
7sannadood ayaad naga hoosaysey junier ilahy kacabso hhhh
@MariaMaria-zd2bo
@MariaMaria-zd2bo 5 жыл бұрын
Heelo amkaag halkeda dhigtay
@drnaaam6761
@drnaaam6761 6 жыл бұрын
Ceegaag waa rijaal wlhi uu qirayaa waxyaabah uusameeyay hello jir oo jooga my dadkaygii uuumx
@samiiramahad6124
@samiiramahad6124 6 жыл бұрын
Burca qosol iyo murti Oyo geesinimo kucana alayle burco dhalintedu waaa ka madax banantahay qabyalada wayo hal qof ooo ka hadlaya qabyalad lkn waxad helaysa mid kaaa qosliya
@sackstudio4837
@sackstudio4837 6 жыл бұрын
cadayAal
@abshirmouse1636
@abshirmouse1636 4 жыл бұрын
QABYALADA AD JOOJINWEYDEEN MIYAD RABTAAN INAN DEYNO
@Dawo179
@Dawo179 5 жыл бұрын
Oo kly Gabadhu wy ilobysa mrba hdlka ka horeya hesaha ay akhriyayan hadhow by leedahy adiga weli mu kugu dhacy jcyl jaarka ah by ku tiri Heelo isago ku yiri mrki hore inn jaarkayaga ah bn jeclady 🤦🏻‍♀️😬😹
@xarbiwadani6400
@xarbiwadani6400 4 жыл бұрын
Kkkkk lkn gabadhu niman aanay garanayn bay waraysanaysaa waxaan ka maqlay wariye ka mida wariyaasha waawayn inu yidhi qofka aad waratsanayso was in aad taqaanay magacisa marka hore lkn gabadhani yuusufay ugu yeedhaysaaa cabdiraxmaan
@deeqali8418
@deeqali8418 4 жыл бұрын
Indhahaygu waxay jecelyihiin madhabka waaweyneh
@sagalahmedapdale6786
@sagalahmedapdale6786 7 жыл бұрын
Weriyadu waa yara battery low
@ayaanahmed5132
@ayaanahmed5132 7 жыл бұрын
Wlahi wa battery low!😢
@abdillahiindho1847
@abdillahiindho1847 7 жыл бұрын
waray ka xishooda habalah
@mohammedxayo5155
@mohammedxayo5155 6 жыл бұрын
heeloy zxb maansadaa amaakaag waa nazabe miyaad soo qortidna zxb
@muntazissa6837
@muntazissa6837 7 жыл бұрын
midakale sheeg inta wanaga abta
@amiincawl7515
@amiincawl7515 6 жыл бұрын
#25:49 wuu ku soo dhigay nagta deeto way jeedsaty yaa ila arka
@shaadiaqueen3173
@shaadiaqueen3173 5 жыл бұрын
Muxuu Ku so dhigay
@hodohassan5652
@hodohassan5652 6 жыл бұрын
Wariyada maaxa ka qaldan
@yaasiinibraahin1915
@yaasiinibraahin1915 5 жыл бұрын
Ayaa iladaawanaya 8/8 2019 inanta waa balaayo wey ukalabadashey magacyadii hhhhh Daakirada maxaa kudhacay
@muktarbulshawi1543
@muktarbulshawi1543 6 жыл бұрын
Ninka ma Yousuf aya la yidha Mise Cabdirahman?
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Muktar Bulshawi Iyadaa waalane Yuusuf ba LA yidhaa
@abdullahidrogba9791
@abdullahidrogba9791 6 жыл бұрын
Muktar Bulshawi waxaa la yidhaa yusuf ceegaag wll
@ayaanosman5666
@ayaanosman5666 4 жыл бұрын
Muktar Bulshawi
@hamdahurmo2199
@hamdahurmo2199 7 жыл бұрын
Been maaha odyaasha weeyi eedu
@bashirabdinor3967
@bashirabdinor3967 5 жыл бұрын
abwan shl qaranka calanka xad kadhaday
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Heelo Iyo Ceegaag 👏🏾
@zayedahmed653
@zayedahmed653 7 жыл бұрын
jabkaagay wada ogtahay
@omarabdilahi8430
@omarabdilahi8430 7 жыл бұрын
Baahda Saabtv noolada
@wiilhoog8804
@wiilhoog8804 5 жыл бұрын
Yuusuf ceeegaag cod baa ku jira
Barnaamij Gaar Ah , Abwaan Cabdiraxmaan Heelo
49:48
SAAB TV
Рет қаралды 213 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 37 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 14 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 22 МЛН
KOOXDA AYAATIIN DARAMA OO WACDARO KUSOO BANDHIGTAY CIIDAL ADXA HOTEL NASTEEXO DA
26:50
Habeenka hal na dhe(2) iyo Abwaan Cabdiraxmaan Abees
45:16
MM Somali TV
Рет қаралды 19 М.
Waad Adaa Qoslidoonee Iskufilan Iyo Ceegaag 😂
11:44
CADAANI SHOW
Рет қаралды 129 М.
In La Guursado Waxay ka jaceshay in Lakufsado, Subxanalah😱 Jaxaf Jaxaf
14:41
Shiikh Meel Taagan Channel
Рет қаралды 23 М.
BARNAAMIJ QOSOL BADAN MAANSO IYO MADADAALO C RAXMAAN HEELO
17:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 162 М.
DEGDEG: Abwaan Shilke oo Horyaal Tv Ku Qabatay Qolka Hurdada
29:38
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 26 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН