Barnaamijka Qaaci Show | Maxamuud Laato | Astaan HD | 2021

  Рет қаралды 91,885

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Martida: Maxamuud Laato
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Xaaji
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Sexsophone: Cabdale Xaaji
Camera: Mukhtaar Dhuux
Mubaarik Gabyaaye
Cali Maano
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Faysal Ashour
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2021

Пікірлер: 84
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 10 ай бұрын
Fanaankan waa reer Djibouti 🇩🇯
@cbdurahmanibrahim8506
@cbdurahmanibrahim8506 2 жыл бұрын
Laato waw hoyga fanka hargaysa walahi fanka way horomarisay from djibouti we love hargaysa
@farhiye6287
@farhiye6287 2 жыл бұрын
Lato waa fanaan weyn oo reer jabuuti ah
@moustafaaliguedihassan5133
@moustafaaliguedihassan5133 2 жыл бұрын
Waw mashallah…. Noolow Mahamoud Barreh bouh waa kula jirnaa ,,,, codkaaga quruxda badan ee reer Somaliland ku laa... ixtiraam!
@mindhige_____4670
@mindhige_____4670 2 жыл бұрын
Ninkii abid uficnaa eey keneen astaan thanks with all alla yaa cod iga dheh 🇸🇴🇸🇴❣💉❣💉
@imanhaji7166
@imanhaji7166 13 күн бұрын
Raggaan oo dhan waa khatar,balse fanaanka iyo saxophanista waxay ku gelinayaan mood ,jawi gaar ah,fantasy ayaa ka soo dhex baxaya sida ay isu qaadanayaan codka iyo saxophanka iyo chitaarka codkiisa hoos ka reemaya ee Abdinasir macalim Caydiid(Allah ha u naxariiste) well done.Fanaankaan ciyaalkaan na waalay agtiisa ma soo istaagi karaan ,you see the diffrence from long distace,it is clear,no dought in my mind and every person who has musical background can easilly understand.
@imanhaji7166
@imanhaji7166 13 күн бұрын
Abdalla haji he is great musician ,he reminds me Muse Mohamed of great waberi,keep going brother,you are have great talent that no one can deny,you deserve more.
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 2 жыл бұрын
Waa markii ugu horeysan een maqlo fanaankan waaba mucjiso runtii. Halkaa ka hay. Love it.
@idirsali115
@idirsali115 Жыл бұрын
Macalin lato Djibouti 🇩🇯 intaan tagy baan waayay
@dooyaale1062
@dooyaale1062 2 жыл бұрын
Nuuc cod ee unique ah ayuu leeyahay fannakaani
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Maxamuud Laato waa sxbkay waa fannaan dhamaystiran Maxamuud sxb salaan from Hargeysa Waa Xasan
@suhaybrabiic8233
@suhaybrabiic8233 5 ай бұрын
Fananki naneystisu abeso la odhan jirey aya laha hesta alle haw naxaristo amin
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 3 ай бұрын
Heesta originalkeeda ninkan iska leh ee mustafe abees AUN mar dambe ayuu ku Heesay
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
Hoyga fanka Hargeisa
@Abi76884
@Abi76884 2 жыл бұрын
yahoooo, lato xasus, tres bon souvernir MBB mon cher frere
@abdulkadirguleid2819
@abdulkadirguleid2819 2 жыл бұрын
Fanaan fanaan yaa Laato
@raashidcisman7292
@raashidcisman7292 2 жыл бұрын
Mansha'allah wa faanan cod ad u fican leh wan ku salaame sahib
@medsaid357
@medsaid357 2 жыл бұрын
waaw and hambalyooooo saxiib mahamoud barreh bouh (lato) cood dahablee , waan ku raxaysanaya dhagaysiga heestada macaan ,i nolow oo waligaba horee legend lato,,,,,,,,,, wa aganeh said lool
@fatoumamohamed3065
@fatoumamohamed3065 2 жыл бұрын
Mashaalh axya fanaan
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Woow cajiib 🥰axyaa fanaan laanto ❤️👏🏽🙏
@hassanrage2840
@hassanrage2840 2 жыл бұрын
Ish qiyaasag cod dahawi ah masha allaah allaha ku barakeeyo cod kaaga halasigaa
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 жыл бұрын
Wow heeso cajiiba io cod mcn 🕊🕊
@MohamedAhmed-hq6wp
@MohamedAhmed-hq6wp 2 жыл бұрын
Wow Maxamud Bareh lato
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 Жыл бұрын
Axsan fanaan iyo hees macaan.
@abdi-hamidyahyayusuf7725
@abdi-hamidyahyayusuf7725 2 жыл бұрын
Anigu hawshaan qabiyo Heblaa ii gaarahoo Sidii huuriga baddoo Dabeeyluhu hareer mareen Hawadu way fiicantahoo Farxad baan la heesayaa 💯💯💯 Afkaaga caado geel lugu qabay muxuu jacayl wax ka yaqaan abwaanku.
@dabacsariskadeh8610
@dabacsariskadeh8610 9 ай бұрын
Huuriga badda wa maxay ustaad
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 9 ай бұрын
​@@dabacsariskadeh8610 huuriga waa doon yar ee orodka badan leh ee badda lagaga kaluumaysto.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Sida huuriga baddoo Dabeyluhu Halis gasheen Hawadu way iga xuntoo Cidlaan heehaabayaa @@@@@@@@@@@ Haddase dhinac fiican buu nooga dhigay, erayo fiicanna waa geshay: Sida huuriga baddoo Dabeyluhu hareer mareen Hawadu way fiicantoo Farxad baan la heesayaa @@@@@@@@@@@@ Well done
@bobplayzroblox8403
@bobplayzroblox8403 2 жыл бұрын
Wey wey calek looto 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@anelkalion1216
@anelkalion1216 2 жыл бұрын
Masha Allah ya LATO
@rali8410
@rali8410 2 жыл бұрын
Ninku heesta wax badan ayuu ka badalay
@khaireabdillahi6205
@khaireabdillahi6205 2 жыл бұрын
Caadi maba ah heestan
@HibaaqAynanshe-um6px
@HibaaqAynanshe-um6px 11 ай бұрын
Good voice keep going MaanshaAllah ❤❤❤❤❤
@djiboutian9899
@djiboutian9899 Жыл бұрын
Inta badan heesahan ma aha kuwa uu leeyahay.
@warsamahassankayad2211
@warsamahassankayad2211 2 жыл бұрын
Bravo mahamoud
@raashidcisman7292
@raashidcisman7292 2 жыл бұрын
Waaa faanan cod macaan ley
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 2 жыл бұрын
Heesta koobaad 1997 ayaan dhagaysan jiray..fuaad ilkacase reer jabuuti ayaan filayaa inuu barigaas qaadi jirtay..radio nartional oo afar dhagaxle ah ayaan ku dhagaysan jiry..halkaa ka wada hawsha
@Ymansuuri
@Ymansuuri 2 жыл бұрын
Cumar aadan buu ahaa.
@faisalmuumin7782
@faisalmuumin7782 2 жыл бұрын
Nice Tunee and 🎵songs 🎵👌
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 Жыл бұрын
Hawadu wey fiicantoo farxad baan laheesayaa
@saleemaanabdihirsi2821
@saleemaanabdihirsi2821 2 жыл бұрын
Good singer Heesii abwaan MUSTAFA ABEES
@bobplayzroblox8403
@bobplayzroblox8403 2 жыл бұрын
Orginial isaga leeh huno
@zuhuurmohamett7258
@zuhuurmohamett7258 9 ай бұрын
😢
@sheekeeye369
@sheekeeye369 2 жыл бұрын
Yaaa salaaam Lato❤
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 2 жыл бұрын
Jacaylkan i daashadoow Goormaan dawadaada heli ??
@raashidcisman7292
@raashidcisman7292 2 жыл бұрын
Faanan cod macaan leh weeeyan
@ahmedfarah6760
@ahmedfarah6760 2 жыл бұрын
Dhadhan maleh musigu ordoo iskuul aada
@idirisali572
@idirisali572 2 жыл бұрын
Heestadii wow
@bachirfarahsougueh5890
@bachirfarahsougueh5890 Жыл бұрын
Fanaan haka ahadoo ama oohinta iska daaya. Faanki oo runaah
@simanesalbuur5734
@simanesalbuur5734 2 жыл бұрын
Sidii huudhiga badoo dabayluhu riixayaan. Wuu badalay. Hawadu iga xuntoo cidlaan heehaabayaa. Wuxuu ahaa nin cod fiican. Cabdi raxman Bisle ayay isku wakhti ahaayeen. Waxan is waydiin jiray halkuu ku danbeeyeey laatoo. Hargaysa makasoo muuqday.
@AyanDaher-dy1ck
@AyanDaher-dy1ck Ай бұрын
Mashallah lato inolow adero
@maxkobe4509
@maxkobe4509 Жыл бұрын
💯 💯 💯 🔥 🔥 🔥
@xildiid6708
@xildiid6708 Жыл бұрын
Hawada wey iga xuntoho cidlaan heehaabayaa heestan wax badan ayaa laga bedeli
@mahedbaaba6326
@mahedbaaba6326 2 жыл бұрын
Illhy cimrigiisa ha uraajiyo
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 2 жыл бұрын
waaw cod xariir ah
@kabilaegeih2062
@kabilaegeih2062 2 жыл бұрын
Lato macha allah
@rahmamohamedahmed6712
@rahmamohamedahmed6712 Жыл бұрын
Heestii habaarka ahayd ducuu u bedalay
@yunis-oq1eo
@yunis-oq1eo Жыл бұрын
Mshallah
@mariamaabdirahman8680
@mariamaabdirahman8680 2 жыл бұрын
Nostalgie
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
𝗢𝗻𝗲 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗺𝗼𝘀𝘁 𝗯𝗲𝗮𝘂𝘁𝗶𝗳𝘂𝗹 𝗘𝗽𝗶𝘀𝗼𝗱𝗲 👏❤️
@MohamedNima-j8y
@MohamedNima-j8y Жыл бұрын
Exellent chanteur
@mohamedwarsame8967
@mohamedwarsame8967 2 жыл бұрын
Wwwwww wahees maan
@MX-gm1nh
@MX-gm1nh 2 жыл бұрын
Wow 🤩
@mohamedabdulahijama5425
@mohamedabdulahijama5425 2 жыл бұрын
Haye ii wad shelada
@koulmiyehkamilyoussouf7886
@koulmiyehkamilyoussouf7886 2 жыл бұрын
www Mashallah sxb lato
@Mohamedjama434
@Mohamedjama434 2 жыл бұрын
War ninkan cod dahabi ah baa ku jira
@al-xariiri97
@al-xariiri97 Жыл бұрын
Heesta inta wax loga badalay ninkii qaaday markii uu qaday xaalada xun bu galay shaqo laaan rafaad shiid 😮😮😮 marka way ka baqeen in ay sidii kii hore oo kale ku dhacdo😅
@AbdicasisAli-jd1fn
@AbdicasisAli-jd1fn 10 ай бұрын
Waa ninkan heesaya Nikii qisadasi ku dhacday Maxamud bare buux laato
@soulemanahmed9900
@soulemanahmed9900 Жыл бұрын
tres belle chanson bravo
@wardimohamoud2934
@wardimohamoud2934 2 жыл бұрын
Rgii fanka lhaa la ismba dhibyo wly ka thy bila khasb codka halkn dhawba lga soo qbnya
@cbdurahmanibrahim8506
@cbdurahmanibrahim8506 2 жыл бұрын
Ninkan heesta u horaysa wuxuu ka hadlaya wakhti uu jeebku nacas ka aha ayuu jaceyl ku dhacay isago jibouti joga wuxuuna wehel ka dhigtay dabaylaha bada
@AliCusmaan-o5v
@AliCusmaan-o5v 11 ай бұрын
Ok
@kassimabdillahi2510
@kassimabdillahi2510 2 жыл бұрын
Très bon voix
@djiboutian9899
@djiboutian9899 Жыл бұрын
Heestu waa Cumar Aadan Dugsiiye - Jabuuti kzbin.info/www/bejne/eYfRo4msirB6qrM
@allodem4511
@allodem4511 2 жыл бұрын
Ok lato
@allodem4511
@allodem4511 2 жыл бұрын
Terible quel voix thank you lato
@Mohamed-n5j1z
@Mohamed-n5j1z 12 күн бұрын
Haduu erayada heesta ka baqayo miyuu hees kale qaado. Heestii wuu ku ciyaaray. Ninka heesta sameeyey ujeeduu kalahaa. Hadaanu sideeda u qaadi karin ha daayo.
@fatoumamohamed3065
@fatoumamohamed3065 2 жыл бұрын
Mashaalh axya fanaan
@anelkalion1216
@anelkalion1216 2 жыл бұрын
Masha Allah ya LATO
@QalbiCali-ku9gy
@QalbiCali-ku9gy 11 ай бұрын
😢
@mohamoudbareh6904
@mohamoudbareh6904 2 жыл бұрын
Ok
Faysal Tayo | Qaaci Show Astaan TV 2022
25:46
Astaan
Рет қаралды 59 М.
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Qaaci Show | Khadar Keeyow | Astaan Tv | 2020
20:40
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
Qaaci Show | Aadan Karoone | Astaan HD | 2021
23:32
Astaan
Рет қаралды 30 М.
Xuseen kaafi  | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show
8:10
Astaan Music
Рет қаралды 61 М.
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 126 М.
Qaaci Show | Hana Udug Iyo Cumar Axmed | Astaan | 2021
26:06
Cabdikarim Jago Oo Waraysi Xasaasiya Djibouti Ku Bixiyay + Heeso
39:33
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 271 М.
Barnaamijka Qaaci Show | Liibaan Jookar | Astaan | 2021
26:28
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН