Barnaamijka Salaamaha & Hassan beylani & codkiisi macaanaay

  Рет қаралды 302,881

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 933
@sumayahassan771
@sumayahassan771 4 жыл бұрын
Aniga waxa ku waanin laha saciid raage inu ag fariisto wiilkan shiekh bu kunuraya inu imaam misajid kanoqdo Ramadanka inu misaajidada katujiyo wlhi😭❤💯
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 4 жыл бұрын
Masha Allah wlh wa fakar quruxbadan wana ku qashucay waxn rajeynayah inu taladada qato wallo Allaha ku hanunsho wallken
@samiramahmoud1068
@samiramahmoud1068 4 жыл бұрын
Mansha Allah tabaraka Allah talo fiican bad siisay wllo
@kingfahd363
@kingfahd363 4 жыл бұрын
waliba shiikh siciid raage u cod egayahay
@Abdirahman1919
@Abdirahman1919 4 жыл бұрын
Walahi beenta mahan qalbi ayan sidas ka laha saan qoralkaga arkeey ❤❤❤
@caribbeanbwoy4629
@caribbeanbwoy4629 3 жыл бұрын
Mashaallah
@laylaibrahim6675
@laylaibrahim6675 4 жыл бұрын
Everyone is pushing him to become a singer. Use your talents to read the Quran . Mashallah.
@zamzamtalyani4602
@zamzamtalyani4602 4 жыл бұрын
Wan kusalamay wll xasan beylaani waa wiil wanagsan
@kauzerkauzerina3327
@kauzerkauzerina3327 4 жыл бұрын
Layl Ibrahim True wlhi
@SergioRamos-ng3gv
@SergioRamos-ng3gv 4 жыл бұрын
Talent weye hadu singer noqdo life is not all about quran
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Sergio Ramos wlhi sheedanka kugu jira mid yar mahan oo waxad dhahday dib u aqri Alle ha kusoo hanuuniyo wllo
@khadija3399
@khadija3399 4 жыл бұрын
@@Faraxsanfaceedkaroon 😂😂😂😂😂
@sumayahassan771
@sumayahassan771 4 жыл бұрын
Aniga waxa ku waanin laha saciid raage inu ag fariisto wiilkan shiekh bu kunuraya inu imaam misajid kanoqdo Ramanka inu misaajidada katujiyo wlhi😭❤💯
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo wll @sumaya Hassan
@amorde6183
@amorde6183 4 жыл бұрын
I love the way he respects her saying " Habo" mashllh jst proves that he was raised right mashllh God bless u brother and may HE lead u to the right path inshallah Alla maxa jeclaan laha codkaaso quran ku aqrisey u would be like sheikh sudais mashlh😍
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf 3 жыл бұрын
Absolutely ✅
@sahalyusuf5377
@sahalyusuf5377 4 жыл бұрын
Xasan beylani waa noo iftiimiyey inay soo barbaariyeee hooyo iyo aabe aad u qiimo badan sbbtoo ah waxa ka muuqata ixtiraam iyo qadarin farabadan alle ha ku barakeeyo kuleeeyahay.
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo wll qaali
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 4 жыл бұрын
“Habooy” is a respect! I like him, he is brought up well. Mashaa Allah keep going Mr kal dhawaaq. Lol
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@safamoha5221
@safamoha5221 3 жыл бұрын
@@caamirroobleofficial9097 k#
@Biriho
@Biriho 4 жыл бұрын
Waxaa ammaan mudan waalidkii soo saaray shaqsiyadaan wanaagsan Masha Allah, Habo Allaha badiyo adigoo kale waxaa tusaale u tahay dhalinta. Qof aqlaaq iyo dhaqanba ka dhisan baa tahay.
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@solekhashuwa
@solekhashuwa 4 жыл бұрын
So happy for him, hassan is a beautiful person inside and out.
@hindamohamed7071
@hindamohamed7071 4 жыл бұрын
Yeah! But how old is him?
@mohamedkeynan4983
@mohamedkeynan4983 4 жыл бұрын
He is nt beauty he is handsome 🔥
@solekhashuwa
@solekhashuwa 4 жыл бұрын
@@mohamedkeynan4983 yes he is handsome masha Allah.
@aidarusmohamed877
@aidarusmohamed877 4 жыл бұрын
@@mohamedkeynan4983 mr keynan she's right just said beautiful person inside she didn't mention female or male it's a noun dude 🤔😅
@user-nq6um4bs5y
@user-nq6um4bs5y 4 жыл бұрын
Mohamed Keynan Khaniis
@fatimaabdinour2703
@fatimaabdinour2703 4 жыл бұрын
Thanks to fartuun oo wiilka soosarty waa in ayadana loomahadceliyo wiliba wxy fcnanlahyd inlagu casuumo programkan mxayely she is the reason behind hassan beylani
@shukrideeriye774
@shukrideeriye774 4 жыл бұрын
Oo ma wax fiican beey so saarta Sharmooyee Allaha jidka xaqa ah tusayo wax fiican kolay ma so caanbixinina
@risktaker9119
@risktaker9119 4 жыл бұрын
shukri Deeriye waa runta
@amishomer468
@amishomer468 4 жыл бұрын
@@shukrideeriye774 Ooma Wiilka Dambi Sheegaya Hadal Uunbu Ku Hadlayaaye🤔🤔🤔
@mohamedmohamud6654
@mohamedmohamud6654 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 4 жыл бұрын
@@shukrideeriye774 danbiga la sheegayaa wa music ta heesaha somaliyed hadaysa music lehen danbi ma aha
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 4 жыл бұрын
Runti hassan wa qof aqlaq leh waa qof talent leh wa qof dhiri galinta ku fican waa qof ka qoslin karaa sido kle waa qof cod tolmoon leh mansha allah wxa maahda iska leh wllshen fartun oo noso bandhigty marki 1aad hassan kala dhaqaaaq🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@bashayeralsuldana2887
@bashayeralsuldana2887 4 жыл бұрын
Hasaan belnye beautiful voice with nice personality viva mr kala dhaqaaq ❤️❤️
@xamdixayi8187
@xamdixayi8187 4 жыл бұрын
Mr kaladhaqaaaq
@maymaahmed2451
@maymaahmed2451 4 жыл бұрын
Hamda alsuldan erayga beautiful raga looma isticmaalaa ee dumarka kaliya ayaa looisticma ragana Haduu qoruxyahayna waxaa loo isticmaalaa handsam
@bashayeralsuldana2887
@bashayeralsuldana2887 4 жыл бұрын
Mayma Ahmed codkisan kaa hadliya ee sii fiican oo akhriso waxn soo qoray
@ahmedameen9695
@ahmedameen9695 4 жыл бұрын
Magacaa waad la heshey mr kala dhaqaaaq
@bashayeralsuldana2887
@bashayeralsuldana2887 4 жыл бұрын
Ahmed Ameen isga magaca isku bixyiee 😆
@aslihassan1053
@aslihassan1053 4 жыл бұрын
I dont know why they pushing him to be a singer. he doesn't want it. leave him alone. dadka aya sheeydhan noqdeen. he has his iimaan. alhamdullah. keep it up my brother. we r all going to leave and die. only good deeds will benefit us.
@shukrideeriye774
@shukrideeriye774 4 жыл бұрын
Sax walal Allaha codka quruxda bdan Ku luqanaya inoo quraaanka Ku aqryo inaa one-day argo inshaallah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@deeqoali57
@deeqoali57 4 жыл бұрын
Alaha ka qabto handmade
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 4 жыл бұрын
Shaaydaanku wa shaydanul jin wal iinsi🤨
@asmiitaabdik9869
@asmiitaabdik9869 4 жыл бұрын
Waligay qof iga wayn habo ama hooyo waxan ahayn maan odhan dad aan ixtiraamka iyo akhlaaqda mid labarin ayaa layaaban ereyga habo qof kasto wayn waa inaad erey ixtiraam leh kudhahdaa masha allah wllo hasan akhlaaqdu way kaa muuqata
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
Mansh allah walaahi waaa run
@akramyare5444
@akramyare5444 4 жыл бұрын
Asmiita Abdik yurub Marka la yimid Habo iyo edo lama istcmlo way kula daglamayan
@asmiitaabdik9869
@asmiitaabdik9869 4 жыл бұрын
@@akramyare5444 ma age baa saa looga cararaya markoodi horaba yagoo habra bay tageen maxay udiidayaan kkkkkkk
@hopoohopo7098
@hopoohopo7098 4 жыл бұрын
Asmiita Abdik anigu kuma oranayo ina adeer illeen habruhu way waasheen feedh iyo laad ayey kula dhacayaan
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
Reer hargaysa cod iyo abwaanimaba weey nooga horeeyaan hadaan nhy reer koonfur dadka lama xaqiree waana hibo alaah siiyay ilaahayna ha ubarakeeyo hibadooda🤚🌹
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 4 жыл бұрын
Wiilkan Alle waxuu ugu deeqay hibooyin badan oo ay ka midtahay xifdiga,codka iyo dhaqan wanaag... Balse waxaa fiicnaan lahayd inuu meel fcn uga faa,idaysto.. Sida inuu quraanka xifdiyo
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 4 жыл бұрын
Masha Allah waa runta wallo Allaha ku hadeyo hidayada Allaha wafajiyo iyo dhamantenba Allaha na wada wafajiyo
@risktaker9119
@risktaker9119 4 жыл бұрын
Haa wlhi
@kaltunhasan5061
@kaltunhasan5061 4 жыл бұрын
Koly qurankana SaaS uunbuu u xifdiyay
@نورهنور-ض3ر
@نورهنور-ض3ر 4 жыл бұрын
Muse bixe 😇🤖
@safiyaactive5841
@safiyaactive5841 4 жыл бұрын
Kadaya hesta wax kamuqata diin iyo aslub wanagsn alhKu xafido aamiin aamiin
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 4 жыл бұрын
Aamiin Aamiin ya Allah
@rodawaiss5967
@rodawaiss5967 4 жыл бұрын
Waa ilmo tarbiyaad fiicaan iyo edeb ka muuqaato ma sha Allah ee plzzz fankaa hakuu rixiina
@iamcaynanshe1831
@iamcaynanshe1831 4 жыл бұрын
Roda Waiss ilmo ha kahadlaysid waa maxay mise adaa 70tan jir ah
@مبارك-د2و
@مبارك-د2و 4 жыл бұрын
Masha Allah waxaan ka helay markuu yiri fanka ilaahay iguma biiriyo... aamin aamin aamin eebow ilaahay kuguma biiriyo
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@مبارك-د2و
@مبارك-د2و 4 жыл бұрын
@Munira Omar maxaa igu qososhsay intana igagaga daba timid, gudahane kuma hadleysid🤣
@faisalabdikadir3406
@faisalabdikadir3406 4 жыл бұрын
Ninkan waa nin lagu faano wlhi. He is better than these foolsih qurbo joog cann't speak and sing their mother tongue. Hasan❤👏
@mizzuk8815
@mizzuk8815 4 жыл бұрын
Very true mohmed hassan
@charismaali8217
@charismaali8217 4 жыл бұрын
Mohamed! War hus born and bred in the west af somali waan ku heesnaa waana ku hadalnaa not everyone wants to come to social media to show off their skills !!! Ps bel eeg kuwa Somaliya jooga af somaliga ee soo qoraan!
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 жыл бұрын
@@charismaali8217 faan Iga dheh
@ibarajaceylka7574
@ibarajaceylka7574 4 жыл бұрын
Mohamed Hassan adigu afsomaliga mxaa Ku diday
@amalhappy4833
@amalhappy4833 4 жыл бұрын
HABO 🤣🤣🤣 nice word habooy habooy aad baan u jecelahay habooyinkay alle ha dhawr habooyinkoo dhan
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@Farah-mz2nz
@Farah-mz2nz 4 жыл бұрын
he's respectful mashaAllah and he has a beautiful voice wish to see him reading Quran.
@bahsanabdihasan8057
@bahsanabdihasan8057 4 жыл бұрын
Qofka reer Abti soo koriyo dadka kle lama sina asluub ahan iyo si walbaba masha allah ilhy ha idin daaayo reer shekh isaxaaaq dhamantinba hbo iyo Abtiyaal😍😍😍😍
@fardowsaabdi2923
@fardowsaabdi2923 4 жыл бұрын
bahsan Abdi hasan so true walahi😍
@raxiimaabokor2098
@raxiimaabokor2098 4 жыл бұрын
Habo gacalo aamiin qurux badaneey❤
@faryaadabdulaziis4845
@faryaadabdulaziis4845 4 жыл бұрын
Anigu reer abtigay la soo koray habo moyee wax kle maba idhaahdo kelmedaa aadbaan u jeclay qofka iga wayn inaan ku yidhaahdo
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 4 жыл бұрын
Hassan baylaan waa ogaa ina halkas iyo meelo ka sareeyaba gaadhaysid 🥰🤴🔥
@lakitogdheer9901
@lakitogdheer9901 4 жыл бұрын
fiicnan lahaydaa xifdigaa wanaagsan ee alle ku siiyay inaad quraanka rabbi ku xifdid wllky
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf 3 жыл бұрын
mashaAllah i liked the way he Respected her and saying that every minute Habo habo habo thank you Hassan
@ikraancali734
@ikraancali734 4 жыл бұрын
Masha allh waa cod macan yahay aad iyo aad lakin waxa fican codkas ilahay kugu manestay inad Quran kariim ka ku qaado plz
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@king-zi1sz
@king-zi1sz 4 жыл бұрын
waxaan ku bartay Hassan oo aan chanalkeeda ku arkay fartun
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo wll qaali
@siradm
@siradm 4 жыл бұрын
Habadu dee waa akhlaaq iyo baarri nimo waa ilmo lassoo tarbiyaystay maasha Allah. Ma dhib baa hadduu habo yiraa sow habo maaha?
@jamesanimation8222
@jamesanimation8222 4 жыл бұрын
Wa run wl ixtiramkisu wuxu markhati ka yahay guriga u kuso koray aya guri wanagsan iyo qoys wanagsan kaso baxay
@hamdohussein3601
@hamdohussein3601 4 жыл бұрын
Masha Allah saxiix
@samisfamily5703
@samisfamily5703 4 жыл бұрын
Dadka wadamada kle ku dhashy badnka wa sas amaba ku kory wa dad Qalbi fcn
@laylafafaxdhuun2767
@laylafafaxdhuun2767 4 жыл бұрын
Wu baran kara afsomaliga anigaba wadanka malawi ayan ku dhashey south Africa wan ku korey waligeyna ma arkin wadanki waxan oran laha inan kan hore u soco 👏🥰
@samiiramohamed11
@samiiramohamed11 4 жыл бұрын
Xasan beylani Mr. Kala dhaqaaq.. waa qof ixtiraam badan.
@haldhaa804
@haldhaa804 4 жыл бұрын
Keep that persnality, dont change your great foundation. I loved when you said music is not your thing, although you have a beautiful voice. Laakiin maansha Allah diintaada ilaasho.
@laylaomar5541
@laylaomar5541 4 жыл бұрын
Maanshaa alaah waa wiil wanaagsan hadana og heesaha iney danbiyihiin waa geesi foojigan 🌺🌺🌺
@asmaqaali7739
@asmaqaali7739 4 жыл бұрын
Big respect habo intasa ku kalifaysa hooyadi ku soo korisay wacneyda alle ha kuu daayo🤲
@fjnaaji1732
@fjnaaji1732 4 жыл бұрын
Habooy bay kaga dhagtay m.allh Hassan baylanii waalidnimo ayuu ixtiraamaya❤👏👏
@Rays70713
@Rays70713 4 жыл бұрын
Zuhaip rigaax kkkkkkkk
@furaashkursi5676
@furaashkursi5676 4 жыл бұрын
Kaftamay dhagin wuu ku ixtiraam dhamaa
@leylaaddow6844
@leylaaddow6844 4 жыл бұрын
Kkkk habooy
@kaybakri4609
@kaybakri4609 4 жыл бұрын
ixtraankuna ma wax lasku dhaliilaa
@hgh6577
@hgh6577 4 жыл бұрын
Walidki ba ku barbariyey dunrka ka weyn xushmee ee habo dheh hhhh nagahan saqir gadka ah mrkey so gad is yirahdan habo haka hor geyee ka leexo
@sahruujalise3113
@sahruujalise3113 4 жыл бұрын
Manshaalah walaahi waa runtiisa caruurteyida waligod dalka meyi arkin hadane afka somaliga ku hadal iska daaye weyi aqriyaan oo qoran walaahi inaan kalmad been ah idin shegeyinin
@hamseqalabjan881
@hamseqalabjan881 4 жыл бұрын
This man is something else wallahi. Wa dadka naadirka ku ah dunidan ilahay ha sharfe
@sheymarauuf5364
@sheymarauuf5364 4 жыл бұрын
Beylooni qof iimaan ixtiraam leh masha allah ❤️ big respect bro
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 4 жыл бұрын
*horta waad ficantihiin lkn fartuna alkan ku casuuma waa iga codsi*
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 4 жыл бұрын
Markaa miyay heesaysaa iaydu .. Qdw.com
@ibarajaceylka7574
@ibarajaceylka7574 4 жыл бұрын
@@allahwithmeneverbedeprived3494 😂😂😂😂
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 4 жыл бұрын
@@ibarajaceylka7574 Wan ka yaaby caqli xumada qdw-ta
@rayaanmatan3040
@rayaanmatan3040 4 жыл бұрын
Heesaha cabdi Hani markuu qaadayo isagii ayaabad modaaa💯 I am the only who realized that he look like Abdi Hani?
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 жыл бұрын
Hassan beylani cod mcn baad ledahay runti fartuun caawa hadey kula jirilaheed aadban uqoslilaheen qosolka nagu baaray habo codkaaga mcnbey kuraxeysaneysaa qosol makareyso
@hibomahamed5147
@hibomahamed5147 4 жыл бұрын
Hasan masha allah qalbiga fiican allah kusiyadiyo
@bahdirayaswided530
@bahdirayaswided530 4 жыл бұрын
Hassan Baylani codkaga iyo sidad heesaha u qaadaysid fanaaniin badan ayad ka cod macantay ❤️❤️
@aishamohamed9997
@aishamohamed9997 4 жыл бұрын
He said "habo" more than 100 times 😂
@hoybilla1489
@hoybilla1489 4 жыл бұрын
Ma oga imika iny islaamihu necebyihin kalmada habo iyoo eedo hhhh
@taaxoduale4744
@taaxoduale4744 4 жыл бұрын
waa ixtiraam he is good
@khalidjamal5295
@khalidjamal5295 4 жыл бұрын
That's respect
@aishamohamed9997
@aishamohamed9997 4 жыл бұрын
@@taaxoduale4744 masha Allah
@aishamohamed9997
@aishamohamed9997 4 жыл бұрын
@@hoybilla1489 inay ixtiraam tahy ma ogo
@Rubyrae897
@Rubyrae897 4 жыл бұрын
Hassan baylani is one my fouvarate youtuber he is beautiful inside and out with great personality and voice he inspirational i hope he becomes big sheekh one day we love you and support all the way we wish you great success
@knaanali7854
@knaanali7854 4 жыл бұрын
Masha Allah xasanoow lkn reer sooamli UK hadaa nahay weyno ku fanaa dhaqanka iyo luqadeena aniga waxaan ku soo kuray North west London hadana alx luqadeena waa kan aan soqorayaayo Allah nawada toso qof walbo inoo wadankiisa iyo dadkiisa qiimo ku leeyahay
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 4 жыл бұрын
Habo waa ixtiraam. ee imika ha ka dhigina wax kale af baradkoow.
@abdallaahmedinle7639
@abdallaahmedinle7639 4 жыл бұрын
Habo Habo ayu kabixiwaye. Islan tan xusul baruurka ah miyu apayada ubadiyo hasoxaragashe
@fadumohusseinhassan4217
@fadumohusseinhassan4217 4 жыл бұрын
Waa habaryar oo la gaabiyay
@rahohussen8528
@rahohussen8528 4 жыл бұрын
Saxiix
@hannadihassan5692
@hannadihassan5692 4 жыл бұрын
@Ayan D A habe waa kalmad ixtiram leh lakin hadad u aragto kalmad dumared adugu usoo sara ayan ku odhanlaha kalmad ragu dumarka ku ixtaraman oo taa dhanta
@suldaanwarsame7762
@suldaanwarsame7762 4 жыл бұрын
@Ayan D A habo waa habaryar reer xamarbaad tahat sow mha waan gartay
@ayaanmouse3208
@ayaanmouse3208 4 жыл бұрын
msha allah wloh waxad ledahay edeb ee haku dhex darsamin fananinta iyo hesahode ee ka fogow oo dinta iyo danaha kale iska qabso.
@truecomment3650
@truecomment3650 4 жыл бұрын
Viva Hassan. You can learn Somali and still speak your local language.
@hamdaabdule71
@hamdaabdule71 4 жыл бұрын
Masha allah wllo codkaga ad ayan u jeclahay keep going hassan kala dhaqaq ❤️🥰🎤🎤👏👏👏
@user-wf4vo4lc9o
@user-wf4vo4lc9o 4 жыл бұрын
Masha allah
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 4 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah alle ha xafido Hasan beylani kala dhaqaaq👍✌
@fardowsaahmed3693
@fardowsaahmed3693 4 жыл бұрын
Xassan Waan ku salamay walalo. Waxan jeclahay adiga Kenya 🇰🇪 nugu soo boqado Manshallaha walalo waaw🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🤲🏼🌹🤲🏼🌹🤲🏼🤲🏼🌹🌹🌹. Welcome Kenya 🇰🇪 ayaan ku layahay
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Hassan beylani Team 💚⚽️❤️
@hilalabost6290
@hilalabost6290 4 жыл бұрын
Msha allh qof ka wanaagsan walaga dareemaa macaanka wanaaga. Xasan waa wiil fcan walidkiisa haloo duceeyo runtii waa cunug aad io aad wanaag uga dreemayso fadlan fanka hku riixina fartuuna hala casuumo. Xasan ilahy ha xifdiyo
@idilahmed3570
@idilahmed3570 4 жыл бұрын
The way he said habo mcn 😭😭😭
@prettylittlethings6742
@prettylittlethings6742 4 жыл бұрын
Xasan o xishonaya kkkkkkkk he is more comfortable with his friends fartun iyo ikraan
@qaraamilyrics195
@qaraamilyrics195 4 жыл бұрын
Wa runta hhhh
@aslihassan1053
@aslihassan1053 4 жыл бұрын
true 😂😂
@ainab590
@ainab590 4 жыл бұрын
M islaan hooyada le eg baa lala qosli karaa🤣🤣
@asmaguhad1155
@asmaguhad1155 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh U right ✅naqaskaa ku xiran maskiinka
@mutaasm5611
@mutaasm5611 4 жыл бұрын
Ilike how he saying habooy♥️💖 recpetfull hassan baylaani♥️
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 жыл бұрын
🌹Maansha alaah hasanoow codkaan quruxda badan quraanka kuxifdi insha alaah kuna akhri🌹👈🏻🤚
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
Xassan beylani nin aan aad utgeroh 💕💕codkisa wa cod daren leh really
@أميرةأميرة-ن7ن4ف
@أميرةأميرة-ن7ن4ف 4 жыл бұрын
Hassn qof qalbi wcn oo ixtraam bdnn allaaah yacisak👏❤hore usoco⬆
@baruudcilmi6913
@baruudcilmi6913 4 жыл бұрын
codkiisa iyo da'adiisu ismala mnsha allha
@qaraamilyrics195
@qaraamilyrics195 4 жыл бұрын
Hhhhhh, codka iyo da,du iskuma xidhna
@mohamedjeelle4061
@mohamedjeelle4061 4 жыл бұрын
KZbinkiisa kla socdaa inta jeceyl aan u uqabo u imaday Hassan kala dhaqaaq😂😂😂 one love wllo👉😘😘👌👏
@نورهنور-ض3ر
@نورهنور-ض3ر 4 жыл бұрын
Idrisa xaaji wacesal👹
@amanijama9597
@amanijama9597 4 жыл бұрын
Mansha Allah he is amazing he seems to have nice personality respectful person.
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 4 жыл бұрын
Maasha alah i love hasan yare habo mcn ilaahay ha ku xifdiyo gabadh baan qurbaha ku dhalay qaas ahaan USA waa 20 years dee Hooyo mcn miyaan ku siistaa afkii somalina ma garaneyso oo afkii hooyo ii bar oo ku kari waa laakiin waa gabadh Maasha alah xijaaban inan wngsan baad tahey waxba kaama doonayo anaa kula gartay wlhi waa iga daacad habo mcn ❤️
@nimaanhussein9592
@nimaanhussein9592 4 жыл бұрын
Diyaaar ana ah habo
@fahmaduale9024
@fahmaduale9024 4 жыл бұрын
he is saying every single talking the word Habooy he is soo Cute ❤️🥀💋
@umaymamoh1667
@umaymamoh1667 4 жыл бұрын
heesta hassan aadan siduu u qaadan ka yaabay mansha allah kamaba daalayo barnaamijkan , hore usoco walal .
@rahmaeme6494
@rahmaeme6494 4 жыл бұрын
ixtraamkiisa iyo qadarinta ayaa ku kalifeysa inuu manta dhan habooy uu yiraah waayo qofka wayn in saa loo ku yeero baa lagu ababiyay
@zainabmire9850
@zainabmire9850 4 жыл бұрын
Big fan of mr Hassan baelani kala dhaqaq 🙆‍♀️❤❤❤
@abdirahmanadan788
@abdirahmanadan788 4 жыл бұрын
Masha Allah Hasan codkaga quruxda badan Quran ku akhri Hasan allaha ku xafido wiil qalbi wanagsan ba tahaye
@intaallejeceljecliyaa3852
@intaallejeceljecliyaa3852 4 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah halmar kii xumaa ee ingiriisiya kuma hadlin fariid fariidi dhashay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shamsofashion656
@shamsofashion656 4 жыл бұрын
masha allaah axsan sood iyo dhaqan wanaagsan waliba ixtiraam ilaahey ugu deeqay walidkii ku soo bar baariyay Allow janatul fardowsa qeyb kasii wll mcne hassan keep going 🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
Ar Tv baa so xasuustay jecliya TV😭😭🥰 aabe baa diiday tv no tv guuriga 😭😭😭😭😭😭 mustaqbalka guurigeyga baa dhigan doona insha allah 😓
@el_abdallahnoor9127
@el_abdallahnoor9127 4 жыл бұрын
🤗
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 жыл бұрын
Good father
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 жыл бұрын
Inshaaa Allah waa is ku yaaci doonaa cml
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
@@yusufabdi3855 😂😂
@aziiza1437
@aziiza1437 4 жыл бұрын
Anigaba aabo wuu no diidi jiray lkn hada gurigeyga ayan dhigte
@israforever4547
@israforever4547 4 жыл бұрын
Am so proud of him when he was told to be a singer but he reminded them why it's wrong
@Hosnitair3
@Hosnitair3 4 жыл бұрын
nasiib xumo waxaad ka dhalatay dad aan ayaga naftooda hormar la rabin Qofkii wax tarlehna ceeb dusha uga tuuro . nacabkaa ma naaxo wllky 💚🧡💖💖
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Haa walhi 😭😭😭😭being somLi is shit
@farahbashir3932
@farahbashir3932 4 жыл бұрын
hhh wach out wllo before you talk somalidu waligeed bay fan iyo suugaan soo lahayd cidna lama dureeyo ee soomalida cayda kadaa nio
@farahbashir3932
@farahbashir3932 4 жыл бұрын
waana nin reer somaliland oo hoygii fanka oo laga qadariyo
@Wllperuofficial
@Wllperuofficial 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah Hassan beylani waa qof sifican lobarbariyay, habo ayu dahaya co-hostaa, that shows how well raised he is.
@delion8418
@delion8418 4 жыл бұрын
All that credit goes to fartun duvet 🙏❤️🙏
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@deeqaabdi5833
@deeqaabdi5833 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallaaah caqli wanaagsan+Ixtiraam iyo akhlaaq +Diin +Cod Cajiiib cajiiibRabbbi haku xafido my bro waa inaaan kusooraadiyaa
@hibomohamed4167
@hibomohamed4167 4 жыл бұрын
Mr kala dhaqaaq am your fan from your city Hargeisa ♥️♥️
@aminamohamed8919
@aminamohamed8919 4 жыл бұрын
Mansha alah Hassan yare Waa wiil aad u qalbi fican haboo Alaha ku xafido 🙏🏼😍❤️😘🥰
@umusaynab2391
@umusaynab2391 4 жыл бұрын
Masha Allah habo wada iga qoslisay Hbo ILAAHAY haku Xifdiyo mamo sharafow ♥️🙏
@Hiba_kei27
@Hiba_kei27 4 жыл бұрын
It be him 😍👑. Somali dhaba wlhi 👍
@suadnazma9091
@suadnazma9091 4 жыл бұрын
Wiil hooyo fiican soo barbaarisay inu yhy we ka muqata xushamada uu ku hadlayo ,habo habo every time
@MohammedAli-nx2kl
@MohammedAli-nx2kl 4 жыл бұрын
Waan jecelahay Xassan Baylani iyo saxiibtii Fartuun Duvets oo ah Gabadh qiimo badan
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 4 жыл бұрын
Hassan beyloni and fartuun fan from KZbin,go forward MaanshaALLAH.
@maryamruun8617
@maryamruun8617 4 жыл бұрын
I love de way he say habo masha allh
@umaymamoh1667
@umaymamoh1667 4 жыл бұрын
illaahay ma ina dilaya . kan yar akhlaaq aya ka muuqata in laguso koriyay ee illaahay fanka haka joojiyo inu heeso . only qaaci haku daayo
@indhakafiya5802
@indhakafiya5802 4 жыл бұрын
Mansha alaah ixtiramaka iyo habo u leeyahay ka helay habo ilahay haku sharfi waa inana yar oo fiican
@zofiasluul6748
@zofiasluul6748 4 жыл бұрын
Haboy marar badan noso wareyso 😂✋
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 4 жыл бұрын
Kkkkk Habo
@ayanabdiwali1576
@ayanabdiwali1576 4 жыл бұрын
Hhhh i liked😂😂
@suusaanmukhtaar3705
@suusaanmukhtaar3705 4 жыл бұрын
Xushmad iyo xitimaar ayuu hpo uleyahay Mansha allah ale ha ku xifdiyo huno Hassan Qof wangsan tahe🥰🥰🥰
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 4 жыл бұрын
Hassan cod qurux badanee Masha’Allah
@Somali-One
@Somali-One 4 жыл бұрын
wlh waa legend aqli wanaagsan inkasta oo heesaha aanan ku fiicnayn lkn xasan manta ayaa arkay hadana waan jeclaadey
@Victory20246
@Victory20246 4 жыл бұрын
Hanoo was ixtiraam daaya wiilka aqlaaq baa lagu soo koriye Maasha allah
@aaminbidixo9187
@aaminbidixo9187 4 жыл бұрын
inta hore utaqney hassan belani wlabi inta kahesha isaga iyo fartuush..like
@Abdisamaddaacad1
@Abdisamaddaacad1 4 жыл бұрын
100+ in Ka badan Ayuu Yidhi Respect Habo It.be.him
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
ibrahim borama ayan isku baranay wa nin macan walahi HABO full respect weeyi mansha allah
@Alphanv2v
@Alphanv2v 4 жыл бұрын
It be him.....❣❣❣👌
@Layla6793
@Layla6793 4 жыл бұрын
Ma Sha Alla in lagu soo koriyey akhlaaq fiican waxa lagu gartaa isa uu mar walba u leeyahay Habooy Ma Sha Allah
@acumanabstractarts4482
@acumanabstractarts4482 4 жыл бұрын
This video is messing up the KZbin algorithm lol 😂 I have see him on my mums phone to my brother in law to the shops keep all watching it lol 😂
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 4 жыл бұрын
Walal isoo booqo
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 4 жыл бұрын
wlhi wiilkan Hormar buu sameeyay keep going🙏🙏🙏🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 4 жыл бұрын
Maasha alah beautiful voice my lovely son Hooyo mcn but I give you advice don’t ever inaad noqoto fanaan kuguma taliyeen huuno as my son waa igu dar daaraan habo
@fartunhassan8688
@fartunhassan8688 3 жыл бұрын
Hassan Bealani waa wiil khaaliya oo aad u wanaagsan horay u soco ❤❤❤
PRANK DAGAAL ISKU BADALEY OO AAN KAGA XANAAJINEY HASSAN BEYLANI :
13:03
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 156 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 53 МЛН
Tijaabi codkaaga | Hassan beylani Carpool Karaoke
18:44
Qays Qeyser
Рет қаралды 89 М.
Reer Xamar vs Reer Waqooyi Qeybta 2aad Qiimeynta.
22:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 151 М.
Qaybti 2 heeso bila Music ah hassan Baylani iyo fartuun Dovet
11:51
PRANK  HOOYO KA YAABIYAY
12:26
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 100 М.
HASSAN BEYLANI - YURUB OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 31 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47