Barnaamijka Taariikhdii ilaahay ha u naxariistee Abwaan Sangub

  Рет қаралды 183,663

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

Пікірлер: 251
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Dad aad u qiimo iyo qurux badan oo is jecel baad aheeydeen jiilkiinaan oo kale si loo helaa weey adagtahay intiini dhimatay oo uu ugu danbeeyo Abtigey mohamuud cabdullahi ciise sangub Allaha uwada Naxariisto Naxariis Waasic ah adinkana cimriga Allaha Idiin Barakeeyo Caafimaadna Ku waara Waxaad Tihiin Tiirki Ummada Soomaliyeed
@junioraraleofficial7565
@junioraraleofficial7565 24 күн бұрын
Ameen❤😊
@Tiimbare
@Tiimbare 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise "Singub" wax aan ku tilmaamo garan maayo, mana is lihi cid aan garaneyn baa jirtee u sheeg wuxuu ahaa Abwaan Singub.
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Ilahow Qabriga ku janeey Abtigey Abwaan Mohamuud Cabdullahi Ciise Sangub kitaabkiisa midagta kasii Marti la jecelyahay Allaha ka dhigo Ilahay ha u Naxariisto Naxariis Waasic Insha'allaah
@nimcocumaar193
@nimcocumaar193 3 жыл бұрын
nbnne.gnnnbrmhmmmrrheeerrr Nrb.e Ernrrm R.rmwmh Bmmmmmmtr R..r Rrrmmmme Rrnrr.rrtjmmmm mmmmm Bbb.bbbb..b.b.n
@maxamudsaleban5550
@maxamudsaleban5550 5 жыл бұрын
Allah yarxamah, rooraaye waa ilmeeyay jacaylka, naxariista, iyo saaxiibtinimada ka dhaxaysay abawaaninintii hore waa wax aan soo noqon doonin alle haw naxaroliisto abwaan sangub.
@xasandaffe2790
@xasandaffe2790 5 жыл бұрын
Abidkii rag waa gu,i jiraye Tanise waa gaw. illaahay ha u naxariisto Maxamuud Cabdilahi Singub Waa barnaamuj baroordiiq ah oo aad u qurux badan Wariye Herari waad ku mahadsan tahay Abwaanadan qaaliga ah ee asxaabtiisii ah eed isku keentay
@mohamedabdimajidsamatar3726
@mohamedabdimajidsamatar3726 2 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto,idinkana cimriga ha idiin dheereeyo Insha Allah.
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Жыл бұрын
Allow unaxristo sangub iyo nakruma iyo khadra dahir cige iyo cumar xasen roraye allow unaxristo dhamanton ❤❤❤❤
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 5 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Sangub. wuxuu ahaa mucjisada fanka iyo murtida
@fdali1526
@fdali1526 3 жыл бұрын
aamiin aamiin
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 2 жыл бұрын
shyalay waxaan udoodaynay muzanbeque iyo Angola, manatayna reer hebel iyo reern hebal, Allh unaxariiston abnwaan singub.
@bashalliqaye4187
@bashalliqaye4187 5 жыл бұрын
Abwan sangub sifoyin bdn o aad u fcn ayu laha runtii. Hadii an la xaqiraynin, abwanimo, jilaa, majajilayste, deqsi, wadani , ciyaryahan iyo waliba somali dhab ah o an gobolada kala jeclyn ayu aha. Ilahay ha unaxaristo. WXN dhihi lahaa haloo duceeyo odeyga...
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 5 жыл бұрын
Ilaah ha u naxariisto abwaankaa somaliyeed🤲
@macaashyare
@macaashyare 5 жыл бұрын
Legend Omar Xasan Rooraaye Ilaahow cimri dheer iyo caafimaad sii;
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 2 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto adeerkey sangub iyo edadey nakruumo dhamaan abahey ayey wax badan islasoo shakheeyeen
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 4 ай бұрын
Alle ha u naxariisto hal abuur Maxamuud Cabdilaahi ciise Sangub gabayadiisii iyo Suugaantiisii iyo waliba heesihii Wadaniga ,iyo Riwaayadaba lahaa meel sare ayey kaga jireen Fanka iyo Suugaanta Soomaalida Alle ha u Naxariisto.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Alle haw naxariisto Sangub iyo Rooraaye Oo maanta dhintay Isna.
@saitawil7528
@saitawil7528 5 жыл бұрын
markuu dhintay amaani wax u tari mayso ee soomaalaay intuuna qofku dhiman hala ogaado
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 5 жыл бұрын
Alle qabriga ha u nuuro Yaa rabi 👐
@saitawil7528
@saitawil7528 5 жыл бұрын
@@asmaladancumar9217 amin yaa rabbi
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 5 жыл бұрын
Xafidukalah Adeerayaal maamadaba Dhamaantiin Ale Waxaan ugu baryay janadii Fardowso Alaha Ka Waraabiyo Asaga Iyo intii Nagabaxdayba Yaarabi
@wasaim5143
@wasaim5143 3 жыл бұрын
Allow ku naxariso Adiga iyo intii musliminta Ah oo dhan walee dada waa dadkii hore
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Жыл бұрын
illahay ha unaxaaristo abwan sangub iyo faduma nakruma sabtidi malinti labad ee ciida hargeisa waxa kuu geriyodeey fanan omar hassan rooraye 25/04/2023 illahay ha idin wada naxaristo dhaman
@najma8198
@najma8198 5 жыл бұрын
allaha u naxaristo janada fardos allaha ka warabiyo aamiin waxa somali ka baxay abwaan ku wangasan somalinimanimada ku jir tahay abwaan saangubo allaha ka dhigo marti laka jecel yahay aqiiro xilka nabiga lacabo allaha ka dhigo aamiin yaa rabi waxan ka codsan ine iska wara qaban abwaanada somali meeli kasto ee joogan iyo fanaaniinta somali idiga daadka iska xigo iska war haya qofka marku dhiinta la xuusa marku noloyahay ine la xuuso wangasaan iyo marku dhiin taba
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariista hana ka warabiyo janatul fardwosa kitabkisan midikta Allah ha ka siiyo mahamuud sangub amiin amina amiin yaa Rabi🤲🤲😭😭😭😭😭
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 2 ай бұрын
Nakruuma io rooraye waydhinteen AUN Amiin
@nrx8684
@nrx8684 6 ай бұрын
Sangub in itoobiya lagu aaso ma aheeyn Allaha u naxariisto
@abdijabar10
@abdijabar10 5 жыл бұрын
Allah unaxariisto abwankeena soomaaliyeed
@qhaalidcasiis2162
@qhaalidcasiis2162 4 жыл бұрын
Illaahow unaxariiso abwaan maxamad ciise singub
@habdhaqan2843
@habdhaqan2843 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto abwaan maxamuud cabdulaahi ciise (singub) waxaan dhagaysanayaa taariikhdaan. 23/7/2021 habeen sabti ah
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto Maxamuud Cabdulahi Sangub. Ninbuu ahaa jira
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Geeri ku haleeshee godka lagugu jane abwan qaran alla yarxamak😢😢🤲🤲
@xumanladirirka8662
@xumanladirirka8662 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto lkn waxa aan aniga layabanahy wa hal mid oo muhiim ah odayasha iyo wariyaha wareysiga ka qadaayo dhamantod waxey su.aalayan siduu ku ahaay heesaha sidoo ku ahaay Ruwayadaha abwan nimadisa side ah heed intaas aya la weydinaa odayasha wey ku amanayaan aaaway diintii maxa loweydin la yahay odysha sidoo ku ahaay diinta la dhihi maayo wlhi xaaladaha hada laku jiro mahn mid alle jecell runtii diintii suubaneed waa la iloobay waxaa laka doorsaday hees iyo ruwayada iyo waxyaabo kale oo iska badann alle ha soo hanuuniyo inta aanan hanuunsanen allaha u naxariisto walalken
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
Singub nin ehelu salaad oo ehelu diin ah bu aha oo balwad lahayn Waxa uu aha nin xafidul quraan ah Diintana yaqan Hadad gabayadisi aad dhagaysatay
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
Qofkasta oo fanku jiraa ma cadaab buu galayaa .illahay qulubtuu daalacdaa
@goodperson.870
@goodperson.870 5 жыл бұрын
Adiga diinta dadka ha judge gareynin aye ku tidhi qof walba camalkiisa ayaa sumaya adiga rasuul ma tihid taada ugaaw
@khadarmahdiaxmed6446
@khadarmahdiaxmed6446 2 жыл бұрын
Wallhi waan taagera sangub 🥰
@adnanewton4713
@adnanewton4713 5 жыл бұрын
Alla ya raxma Abwaan Mohamud abdulahi isse singub...
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 5 жыл бұрын
Allah ha unxariisto Amin
@abditaallo2366
@abditaallo2366 5 жыл бұрын
Allaha u naxariistee waxaan dhagaystay laba hees uu la qaaday Saynab X Cali Baxsan.Mid waxay ahayd INANYAHAY JECLAADAYE ADIGUNA MA JAMATAY tan kale waxay ahayd SOO JIBAAX cod unique ah buu lahaa.
@AbDo-rx3sh
@AbDo-rx3sh 5 жыл бұрын
Dadka noocan oo kale ah waxay mudanyihiin in taariikh laga reebo Rabi ha guuleeyo aduun iyo aakhiroba bawaan sangubna Rabi hoygiisa fardowsa haka yeelo
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 5 жыл бұрын
Alle naxaris jano haka warabiyo marxuumka
@AxmedJamac-awcigaal
@AxmedJamac-awcigaal 9 ай бұрын
Ilahay how naxariisto abwaan maxamuued singub.
@radwanmohamed5773
@radwanmohamed5773 5 жыл бұрын
Illahay naxariistii jano haka waraabiyo abwan sangub🤲
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
ILAAHAY HAU NAXARIISTO ABWAAN MAXAMUUD CABDILAHI CIISE SINGUB
@djamacmahdi8721
@djamacmahdi8721 2 жыл бұрын
Illahey naxaristi jano ha ka warabiyo Amiiiiiiiiiin
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 3 жыл бұрын
ilaahay hau naxariisto abwaan singub walhi ninkii yaqaanay umbaa yaqaanay wakaa cumar xasan rooraaye la ooyay qiirada geeridiisa
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Hereri hayo haye hayo haye hayo haye nolow ilahay idamkii aamiin aamiin aamiin aamiin
@saadamed4208
@saadamed4208 2 ай бұрын
Dhamaan tood allah haa unaxaristo inti maanta inaka hosaysa
@ismaaciilcabdilaahi4888
@ismaaciilcabdilaahi4888 4 жыл бұрын
Xidigaha soomaaliyeed aan tuhunsanahay in itoobiya lagu dilay waxa kamida 1-weriye axmed xasan cawke 2-abwaan max'uud c/laahi ciise singub 3-pr cali khaliif galadh dhamaantood allaah ha'udembi dhaafo
@abwanheersare1759
@abwanheersare1759 3 жыл бұрын
Aalha unaxariisto abwaan singub
@gantaal88geesbicidmoeccawa67
@gantaal88geesbicidmoeccawa67 5 жыл бұрын
ILAHAY QABRIGA HA U IFTIIMOYE MR M.C..C SINGUB ASAL ABWAAN HADAAN WAX KA XUSU QAATO EREYADI RUWAYADAHA SINGUB. NACASKI AMBADE LAHELAY ALALGTIYE YIDHI NBARBA AYDAAN GALIYE TAA ISKA ILAAWA.
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 3 жыл бұрын
Allaha u naxaristo abwankenna
@rarmosyare3739
@rarmosyare3739 4 жыл бұрын
Ilahay naxarista jano haka warabiyo aamin aamin
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
Alaah yaa rahma nakruuma iyo abwaan sangub janada fardawsa alaha geeyo amiin😭
@weriyeshaacir7374
@weriyeshaacir7374 5 жыл бұрын
Abwaaan maxamud cllahi cise sangub alle haw naxaris
@fatumarage813
@fatumarage813 2 жыл бұрын
Nakruuma iyadana Allaah ha unaxaristo
@abdikarimfiidow9125
@abdikarimfiidow9125 5 жыл бұрын
Cumar xasan Rooraaye Alla maxuu gaboobay nin adag ayuu ahaa
@amranomarrooraye1277
@amranomarrooraye1277 5 жыл бұрын
Haa walaal abo cumar rooraye wu gabobay wana wax ina wada sugaya hadi wad ina dayo
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Abwaan Maxamed Aadan Dacar waa khatar Xusuustiisuna waa saraysaa. In warbixino badan laga qabto weeyo oo fanka iyo dhaqanka ah. Waa talo
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
Illaah ha u Naxariisto Abwaan Sangub Waddani ayaa inaga tagay
@daalo2027
@daalo2027 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan sangub. Dacar na tacsida si kalu u rogee alle ha caafiyo fan iyo qabiil kala dheere
@maxamedmuuse6417
@maxamedmuuse6417 5 жыл бұрын
Alalaha ha unaxaristo abwan somaliyed ayuu ahaa
@abwaanshucaybyarexasan5383
@abwaanshucaybyarexasan5383 4 жыл бұрын
Allah haa uu naxariisto
@gty754
@gty754 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto abwaankii umada soomaaliyeed
@uteadawee51
@uteadawee51 4 жыл бұрын
cabdi tahliil wax u qabta hada mise intu dhimanaya sugaysiiin ? amaan u dhimo uumban maqli jiray
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto Abwaan Mohamoud abdullahi Isse singub
@saadamed4208
@saadamed4208 2 ай бұрын
Roraaye allahu yarxamu ❤❤❤❤❤
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Alla yaa raxma #Apwaan_Sangup
@waciyebosaso4253
@waciyebosaso4253 5 жыл бұрын
Allow unaxariiso 😢
@mohamedkoronto7538
@mohamedkoronto7538 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto maxamuud cllaahi ciise sangub
@ilyaas3017
@ilyaas3017 4 жыл бұрын
Macalinka warka soo koobay iyo taariilhdii abwAnka nnk
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 5 жыл бұрын
Alle hawnaxariiisto Abwaanka Mahadsanid Abdisalan Hereri
@baazmedia2239
@baazmedia2239 5 жыл бұрын
Alla yarxama raaximiin illaahow qabriga unuur aamiin udhaha
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
Allaahumma Ameen Allaahumma Ameen Allaahumma Ameen yaa Rabbi Ameen
@shukriibrahim1670
@shukriibrahim1670 5 жыл бұрын
Rabi hanaxariisto abwanka
@realityreality8301
@realityreality8301 Жыл бұрын
Soomaali markuu dhinto ayeey amaanaan. War qofku intuu noolyahay wax u ogolaada si ay dhiira galin ugu noqoto.
@AbdidiMohamed
@AbdidiMohamed 4 ай бұрын
Ilahsy ha u naxarsto
@Kader.Arab4336
@Kader.Arab4336 2 жыл бұрын
Alle how naxariisto abwaan sangub
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 Жыл бұрын
Abti nimadu wa qaali sangub abti u aha Rooraaye ahun isna
@yasminbarre6135
@yasminbarre6135 5 жыл бұрын
Allah.hanaxarsto amiin
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 3 жыл бұрын
Rooraye ohintisaa ka dareemee in u ahaa nin rag yaqanaa
@omaarabdi99
@omaarabdi99 5 жыл бұрын
Allaha unaxaristo abwaan sangub
@ifrahabdihayaan
@ifrahabdihayaan 5 жыл бұрын
Rabbi ha unaxariisto abwaan sangub
@aminamohmoud1274
@aminamohmoud1274 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 geeriyeey xishood laay xejiyaay fogeeyaay
@abdihakimadam9304
@abdihakimadam9304 4 жыл бұрын
Su,aasha ah muxuu yahay xuska ugu weyn ee loo samayn karo abwaan Singub? Waxaa si fiican uga jawaabay abwaan Dafe 34:52 aniga waxaan ku darayaa taalo haloo dhiso meelaha danta guudna mid ama laba haloogu magac daro si loogu xasuusto sida garoomada school da wadooyinka iwm
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Gola kafuulka ayuu caanku ahaa Abwaanka gola kafuulka yaqaanaana kuma jiro Abwaaniinta√
@mustaphaabdalla5616
@mustaphaabdalla5616 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Herari ahaaa HaaayO HaaayE 😉
@gelleabdi7148
@gelleabdi7148 5 жыл бұрын
Innaalillaahi wa Innaalillaahi raajicuun, Waxaan la xusin innuu Sangub ahaa nin jecel Sportiga oo wuxuu taageeri jirey Kooxdii Kubbadda Cagta ee Horseed.
@istarcawad2132
@istarcawad2132 5 жыл бұрын
Rabi naxariistii jano hakawaraabiyo abwaanka
@yasminbarre7215
@yasminbarre7215 2 жыл бұрын
Allah hanaxaristo abwanka
@heinzihamann2268
@heinzihamann2268 4 жыл бұрын
ilaahay cimrigiina ha dheereeyo
@junioraraleofficial7565
@junioraraleofficial7565 24 күн бұрын
Aboo mcn rest in peace 😢
@zeinabali432
@zeinabali432 5 жыл бұрын
rabi naxaristi jano allaha ka warabiyo waqti qurxon bàad soo wada qadateen
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 3 жыл бұрын
iLaahey SWT ha u naxariisto 🤲🏼😪
@nuuracumar5837
@nuuracumar5837 5 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto amiin
@sakariyeabuurka9100
@sakariyeabuurka9100 5 жыл бұрын
Allah ha unaxaariisto abwaan sangub
@mouserubdyasisofficiall___4757
@mouserubdyasisofficiall___4757 Жыл бұрын
Allah haa unaxariisto apwaan ka😢
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 жыл бұрын
Allah unaxresto abwaan Sanguub
@abokorabdilahi8520
@abokorabdilahi8520 5 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto abwaan sangub waxa uu ahaa abwaan adag
@raahoosman3014
@raahoosman3014 5 жыл бұрын
Ala Cumar roraaye goorme igu danbeysay wuu gaboobay haduu mowdku ku daayo da baan ku deyneyn xoriyo qeyb weyn uku laha jeclayee codkisa Ilahoow xafid
@diniali9095
@diniali9095 5 жыл бұрын
ilaaha awoodda leh jannada hakawaraabiyo aamiin abtigay singub soomaali habeynbaa udumay umalaynmaayo inaan singub oo kale soomarayo ilaahay abtigay jannaada ilaah hakawaraabiyo..aammiin..aamiin..
@aminahooyo4973
@aminahooyo4973 5 жыл бұрын
Weligay waxaaan moodayay in CUMAR XASAN ROORAAYE UU DHINTAY.......ILAYN WAAA KAN WUU NOOL YAHAY, WALAALO DURUUF BAA KA MUUQATA.......ALLOOW U YASIR..AAAMIIN
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 5 жыл бұрын
امين اللهم امين يا الله يارب العالمين😘😘😘
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 5 жыл бұрын
@@aminahooyo4973 walaalo duruufta kamuuqataa xagay kaga taalaa ninkani dhuubnaanta wuu udhashay dhuubnaantuna duruuf maaha kolay anigu you tube ka markaan ku arko isagoo heesaya nin dhuuban buu ahaan jirey.
@aminahooyo4973
@aminahooyo4973 5 жыл бұрын
@@cosobyuusuf2979 Huno.... mahadsanid, dhuubnaantaan arkay iyo hadalkoo mooodddoo in uu dhaciif ka yahay (Malaha waa gu'a).................Aniga weligay ma arag, daraaa iga yeeedhsiisay....Laakiiin iminkaan garooowsaday huno.......CAFWAN
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 5 жыл бұрын
امين اللهم امين يا الله يارب العالمين😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 5 жыл бұрын
امين اللهم امين يا الله يارب العالمين😘😘😘
@bishaaradam5836
@bishaaradam5836 5 жыл бұрын
Illow naxariistaada wayn ugu deeq kuwaana cimrigooda ubarakee.
@ayaanidil9254
@ayaanidil9254 5 жыл бұрын
Ilaaahay ha unaxariisto
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 5 жыл бұрын
Alle ha unacaristo maxamud singub
@abdihashi2310
@abdihashi2310 5 жыл бұрын
Fanaaniinta Somaaliyeed iyo suugaanyahaniinta waa dadka kaliya oo isjecel oo aan qabiil lahayn.
@abdirashidneeqn5209
@abdirashidneeqn5209 3 жыл бұрын
Alla haunaxaristo
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Rabi hau naxariisto
Qaybta 1-aad. Bilawgii nolosha qurbaha ee abwaan Maxamed Adam Dacar
18:52
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 124 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН
Warka Universal Tv 07 10 2024
33:01
Universal TV
Рет қаралды 5 М.
Hereri iyo Degaanka Soomaalida Qaybtii 3aad
29:46
Universal TV
Рет қаралды 72 М.
Heesihii Riwaayadii 1973 Qabrigii Jaceylka | Fikradii Ahun Abwaan Sangub
53:13
Djibouti: Tixmaal iyo Mahamoud Abdillahi Sangub
1:12:31
Assajog Studio
Рет қаралды 79 М.
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO
30:39
Bartamaha
Рет қаралды 2 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 124 МЛН