wlhy khaladbaa dhacy cabdi yusuf markuu 5ta ugu daray wxuu yeezhay 170 kadib wxaa zhantii ka gooyay c/raxman buraale kadib 5tii laga gooyay ayay kuwan computerka haya ugu geeyeen ee zida xaqaa wxaa zoo baxay furaat pure ghee production ee may zoo bixin madina meeat
@skrtube2375 жыл бұрын
Haaheey halkaas cadaalad daro ayaa ka dhacday xataa ka wariyaha ahi mui sixin waxaanba moodayey ku talo gal
@akaadirmohed83105 жыл бұрын
Reer Burco intuuna hadlin ayay ilaa gudidu sii qosalayaan purco waaa dad qalpi wanaagsan oo aan waxpa laapta Ku qarsan hhhhh rijaaal
@yaroobem72715 жыл бұрын
waxa iga suaal.ah hadii fikirka qofkaasi ku dalay la xadi yaa ka masuul ah ilayn wan ognahay dadka lacagta hayaa in ayna hayn mashaariic ay lacagtooda galiyaan eh saan filayo 10000 waxa ka qaalisan fikradaha la xadayo
@MCM19165 жыл бұрын
wllhi hada ka hor ayaan is waydiyay
@wiilsomaliyeed97165 жыл бұрын
Haa wlhi taasi waa arin aad u khatar badan ganacsi ahaan fikirka ayaana ka qaalisan lacag kasta waxay ahayd in lacagta kaalmo kala duwan loo qaybiyo ugu yaraan
@yaroobem72715 жыл бұрын
@@wiilsomaliyeed9716 sxb ilahay waa ka ina dilaya bilaash looma maalgalinayo ku laahaa.19 qof ayaa guul daraystay 1 qof ahaa guulaystay inta kale waxay rabaan in.ay iyaga kuwan meesha fadhiyaa ama qayrkood ka.faaidaystan waa sidan anuu qabo sxb
zxp waan baahanhay baan u bixinay ee lacgata ayaan salugay 10 k oo kalya iyo iyo idea haas ala maal galin bay wada raban wa wada fikir wacn lkn dawladi meday wa lo cunaye !
@koosabiib10655 жыл бұрын
Masha allah weeyi lkn cida latalo saartàa waa ALLAH ee la waydiisto inuu kula qabto arimaahaga oo caawimo ku siiyo ee anigu shaqsi ahaan ma sameeyeen arintan oo kale tartana uma galeen lacag inaan ku helo fikradayna inaan ilaashado mooyee ma faafiyeen ee kalsoon xaga Allah ah ayaan yeelan lahaa waayo Arsaaqda Alle way farabadan tahay
@zadick20265 жыл бұрын
Ninka hilibka waa loo qabyaaladeeyay waayo isagu waa samaroon laba gudida ka mid ah oo qiimaynta ugu badan siiyayna midi waa samaroon oo waa ismacil meecaad ka kalena ma hubo qoladiisa lkn inu samaroon yahay ayan ka shakisan yahay
@abdiwahabadam21275 жыл бұрын
zadick eden allaah haku caafiyo wll
@zadick20265 жыл бұрын
@@abdiwahabadam2127 Aamiin wll
@engmatan13085 жыл бұрын
Ninka subaga wataa guulaystaye halugu nqodo
@pooprickos2265 жыл бұрын
Somaalailand horumar wacan ✊✊💘💘
@khathrauhmeth9825 жыл бұрын
Mcha AllaH caqliga fayaw ayaa zi zaliima ufakara Hore usocda dhalinyaro👏 Plz like igu taapo😙
@hamseismacil915 жыл бұрын
waxa guulaystay marka si cadaalada loo sheego furaaf inankii 70ka riyaha ee mataanaynayay
@zaarajohn40005 жыл бұрын
may wll labada wiil mrka meat kalaga jaro 5tii lagu darey laga jaro 2da wiilba 170 bey helayaan waayo 175-5=170 ka klena already 170 heystey mrkaa wxba igu may darin wxna kamey jarin mrkaa 2 da wiil waa same lknse waa in lakala saaro 2da wiil
@mysterioush85135 жыл бұрын
Khalad ba kujira inanka madiina meat production cabdiraxman buraale 17:02 wxu idhi xagoodi horaan kuso celiyay oo 5 ban dib uguso celiyay it means 65+5 ugu daray cabdi Yusuf aar waa 70 xagi lagu so celiyayna waa 65 saasa lagaga qaaday inanka xaq maaha inanka subaga watay ba xaq kulaha 😒🤦🏻♀️
MAANSHAA ALLAAH WIILKA BURCO EE QASHINKA IDIINKA NADIIFINAYA HALAHAGAAJIYO
@pHarHan_OcHmett5 жыл бұрын
Dib u eega hadalka cabdi rahman burale 5 ayuu ka jaray
@mohameddayib12605 жыл бұрын
Macalin Mohamed Abdilaahi Mohamed Taharo Ayaan Isleeyahay Wuu Ugu Firkir Wanaagsanyahay Waan Fikir Macquula Oo La Qaadan Karo Waana Fikir U Baahan In La Maal Galiyo Lana Dhiiri Galiyo
@Abadir115 жыл бұрын
Reer borama marwalba guuul
@amiinali39685 жыл бұрын
Reer burco waa dad reer miyi ah wlhi hhhh ilbaxa jalayaal
@hamseismacil915 жыл бұрын
khalad ayaa dhacay waar khalad aya ahalkaas ka dhacay , madiina meat may helin hadad dhagaysataan Cabdi yuusuf aar wuxuu yidhi 5 ayan ugu daray iyagoo haystay 165+5=170 cabdiraxmaan buraale wuxu yidhi halkuudi ayan ku soo celiyay oo ah 5a yan ka jaray lakin =5 ayay yidhahdin oo 175 ayaa la seeyay waa khalad bal ila dhagaysta daqiiqada 17naad ila daawada
@saeedq23495 жыл бұрын
Cabdiraxmaan Buraale inanka Cabdimaalik la yidhaahdo qiimayntii hore 60 buu siiyay walaal, kolkii suaalaha la waydiinayayna 5 ayuu ka jaray. Immika na halkii horaan ku celiyay ayuu yidhi oo ah 60-kii hore in uu ku celiyay. Ee dib u soo daawo walaal. Mahadsanid.
@luqmanabdirahman7395 жыл бұрын
Zxp runti waxa badiyay ninkii subaga watay runtii wa nin sufican uso jeediyay sualahiina iskacabiyay
@saeedq23495 жыл бұрын
@@luqmanabdirahman739 Walaal anba ninkaas wan taageersanaa, waxaana iga dhaadhacsanayd in uu isagu soo bixi doono. Laakiin ka yar ee soo baxay laftiisu dab yar muu shidayn.
@husseinmataan9115 жыл бұрын
😂 mlha film baad dawaneysey mrkay qiimayntan dhacaysey wlal dib u fiirzo baan ku dhihi lahaa
@ayaannour31965 жыл бұрын
Mad dawaneyn barnamiji ka horeyey ban filaya,intu qimeyntii hore 70siiyey ayu marku suaalaha weydinayeyey -5 yidhi please wx hubsada