Masha Allah Degmada aaan ku so bar baaray alxmd 🤲🏾🤍
@hassansomali40144 ай бұрын
Reer Muqdishow NABADA ku dadaala, nabadi waa nolol, waa horumar, waa qurux, waa wanaag. dhan uga soo waa jeesta kuwa diidan in aad noolaataan, meel walba ku dhajiya kaameradda , ka shaqeeya bad-badadiina si ubadkiina wax u bartaan, kuwa idinku dhex dhuumnanaya ee raba in ay idin dilaan dila ayaga marka hore, nabad ayaa idinku jirta, dowlada la shaqeeya. dowladnima waa daawo.