No video

Barnaamijka Tusmada Sharciga l Xaqa uu qofku u leeyahay in aanu is-eedayn l Dr Cabduraxman Wardhere

  Рет қаралды 530

Mogadishu University Legal Clinic

Mogadishu University Legal Clinic

Күн бұрын

Mowduucan waxa uu diiradda saarayaa in la fahmo xaqa dustuuriga ah ee qofka uu leeyahay in aanu lagu qasbin qiraal:
Waaa maxay Qiraal, imisa ayuu u kala baxa, Maxaa loola jeeda xaqa Qofka uu u leeyahay in uusan eedeyn naftiisa, Qofka xaq ma u leeyahay in uu iska aamuso marka la baarayo, Xaqan ah in qofka aan lagu qasbin in uu naftiisa eedeeyo maxaa asal ( saldhig) u ah, Ma banaantahay in qofka lagu qasbo in baaris lagu sameeyo jirkiisa ( sida in la baaro dheecaanada iwm…
Sidee bay u ilaaliyeen xeerarka dalka iyo heshiisyada caalamiga ah xaqa qofka oo ah inaan la jir dilin si uu u eedeeyo naftiisa.ama u qirto fal dembi ah. Shareecada islaamka ahmiyad intee la eg ayey siisay arinka ku saabsan in qofka aan lagu qasbin in uu naftiisa eedeeyo. Maadaama ilaalinta xuquuqda ay dadka u leeyihiin in aan lagu qasbin iney naftooda ku eedeeyaan inay demi qirtaan hadaba arin kaasi yuu xil kasaaran yahay.

Пікірлер
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 18 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 46 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 13 МЛН
Barnaamijka Tusmada Sharciga l Ilaalinta Xuquuqda Barakacayaasha (IDPs) l Faadumo_ayaan Axmad
26:42
Episode 8 | Leading With Accountability | القيادة مع المساءلة
27:31
Meirc Training and Consulting
Рет қаралды 21 М.
Kiisaska Ciqaabta & Habraacooda | Dr. Cabdiraxmaan Wardheere
42:18
Mogadishu University Legal Clinic
Рет қаралды 7 М.
Xeerka Shaqaalaha: Xuquuqda iyo Waajibaadka | Dr. Cabdiraxmaan Wardheere
42:24
Mogadishu University Legal Clinic
Рет қаралды 2,3 М.
Ka Qeybgalka Shacabka ee Habraaca Sharci Dejinta | Professor Maxamed Xuseen Ciise
42:24
Mogadishu University Legal Clinic
Рет қаралды 660
Ilaalinta Xuquuqda Qoyska ee Shareecada iyo Dastuurka Soomaaliya l Prof.Dr. Mohamed Huseen Ise
39:26
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН