Barnaamijka Waayo Arag: 1988 Duqayntii & Dagaalkii Hargeysa Qaybtii 2aad

  Рет қаралды 252,891

CBA TV

CBA TV

4 жыл бұрын

Soosaare: Axmed Xuseen Warsame
Tv: Codka Bariga Afrika

Пікірлер: 332
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Ninkan Runtuu Idiin Sheegay Reer Somalilanoow Sida Adhiga Ayaa Laydiiin Daabuli Jiray Ee Wadankiina Ilaashada
@fousiafarah5023
@fousiafarah5023 4 жыл бұрын
Subxaanalaa waan joogey hargeeysa haddii nala wareysan lahaa waanu warami lahayn wax badana waan ogaa
@Ahmed_deck1
@Ahmed_deck1 2 жыл бұрын
Dee kaalay tvga
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Tariikhda Dadka iyo Dalkaba uga tag oo warysiga baxi
@qalbiholcay9484
@qalbiholcay9484 3 ай бұрын
Kly iga shekee😢
@samsamone3619
@samsamone3619 3 жыл бұрын
Alxmdulilaah maanta waa LGA noolyahay wixi dhacay iyaga dhabataysan aakhirna xisaaba taala
@farahahmedsahal8217
@farahahmedsahal8217 4 жыл бұрын
Taarikhu wa qorantahy 1977 askari difaca qaran ka ku dhawcmay cabdluhi damey in 1988 isago dreski wata u dil ku dhex sugo xeradi cidanka waliba si xaq dara ah
@abdifitahaliosman
@abdifitahaliosman 4 жыл бұрын
Subxaanalaah walaahi waan ilmeeyey. Ilahay baa la xisaabtamaya kuwii gabood falkaas geystay.
@mxmvideoproduction4184
@mxmvideoproduction4184 4 жыл бұрын
Hadaan anigu maalintaa ahaan lahaa halkiisa nin jooga waxaan ku ciil bixi lahaa gacantayda oo walaahi ah
@guledcigaal3452
@guledcigaal3452 3 жыл бұрын
10 sano ayaa dabargoynta isaaq socotay, iska dhicintu kumay iman ciyaar , gun baa ku habsatay reer isaaq ,ugu dabayn illaahay baa siiyey guushii.
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 жыл бұрын
Waxa inala gudboon in aan gacmaha is qabsano oo gaadh ka wada hayno xornimadeenaa dhiig badan inagu joogta si aanay guntii chance inooga helin wali wixii ay u barteen kamay quusan.
@hoodosiciid3823
@hoodosiciid3823 Жыл бұрын
Waa 20 sano ayay ahayd...80kii illawarra 90kii
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 2 жыл бұрын
Cali Dirir Ilaahay ha u naxariisto waa dhintay. Ninkaasu gob buu ahaa oo abti baan u ahaa.
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 9 ай бұрын
Alle Ha u naxariisto gorma ayuu dhintay ?
@captainnazz3439
@captainnazz3439 4 жыл бұрын
Shahiidiin weeyan ilaahay janatul firdaws haka waraabiyo
@captainnazz3439
@captainnazz3439 4 жыл бұрын
I was 7 years old habeenkii hargaisa lasoo galay walahi waan xasuusta Anagoo yar yar ayey hooyo na xafidsiinaysay qolooyin daarood ah ooo aanu sheeganno hadii dhexda na lagu qabto Very sad
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 жыл бұрын
@@captainnazz3439 aslaamu Alaykum 😍
@mubarikdekhaybe612
@mubarikdekhaybe612 2 жыл бұрын
@@captainnazz3439 🥺😥😥
@user-qu5gt3or6p
@user-qu5gt3or6p 10 ай бұрын
Alle ha uwadanaxariisto mujaahidiintii SNM runtii gacan Ka xaqdaranbaa laysay
@hannaahmed8733
@hannaahmed8733 4 жыл бұрын
Waan kaxumahay xasuuqii gobolada waqooyi 1988😭😭
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Waxa faral ahayd in ninka issaaaq ee laga maarmi waayo, marka lagu muraadsado la khaarajin jirey, sidaana amar lagu haystey,, nin kasta oon issaaq ahaynina wuu ogaa waanu ku amranaa in ninkasta oo issaaaq darajadu doono ha lahaadee, markuu hawsha dhameeyo dil ku xukuman yahay, waana taariikh dhaba oo dhacday,,,
@ahmedmuhumed5682
@ahmedmuhumed5682 4 жыл бұрын
WAA XASUUS FOOLXUN MAXAA AJAR IYO XASANAAD AH OOD KA HELAYSAA
@ahmedmuhumed5682
@ahmedmuhumed5682 4 жыл бұрын
FADLAN JOOJI XASUUSTAAS FOOSHA XUN
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
@@ahmedmuhumed5682 sxb, miyaanad ogeeyn in Aanu carwooyinkii kaydinta taariikhda/ turjumaadii/ aflaamtii iyo ku baahintii caalamka qorshahoodii ku guda jirno?? Waa maxay joojidu?? ma kuwii taariikhdaa madaw sababteeda lahaa, amba ka qaybqaataybaad ka soo jeedaa ??
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
@@ahmedmuhumed5682 sxb, amba ha foolxumaato amba ha quruxbadnaatee nabsigeedu nin walba gurigiisa ku saamee oo baadigoob kaga Aarsay,,
@tttccc9741
@tttccc9741 3 жыл бұрын
@@ahmedmuhumed5682 waxaad noo sheegaysaa waxaad gaysateen in ubadkayaga u sheegno habeen maad jirin, ka mid baad ahayd kuwii waxan gaystay.
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
41 millions vieuws ilahoow uu naxariisto people died i remembering my uncle omar axmed ismael died
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
sayiduna nabiuna muxammad s n m
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Cadowga soomaalilaan ilahay hajabiyo
@dadaalwstudio8619
@dadaalwstudio8619 4 жыл бұрын
Cali Dirir baa kula baxsaday mansha Allah
@YasinGurey-wd8mz
@YasinGurey-wd8mz 3 жыл бұрын
Naziip ayey leeyihiin haday nabad qaban lkn anuu maan noolaado🤭🤭
@xasandheere3294
@xasandheere3294 2 жыл бұрын
Ragaa lalaayey waxay aakhiro lasoo baxayaan asxaabtii rasuulka salalahu calayhi wasalam ee ku shahiiday badar iyo uxud insha allah
@bureeqa2442
@bureeqa2442 2 жыл бұрын
😅riyo
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 4 жыл бұрын
Nolada mujahidinti soo hadhay thanks
@zuperddoodi4304
@zuperddoodi4304 3 жыл бұрын
Alle ha daayo odaygasi xaqiiqadu taabte waryeynan nabada iska eryin
@liibaanliibaan4636
@liibaanliibaan4636 4 жыл бұрын
Wllhi aad baan uga xumahay in ummad wllheen ah waxaasi kudhaceen
@axmedmaxamed6526
@axmedmaxamed6526 4 жыл бұрын
Axmed Aadan si fiican baan u aqaan show odaygu waa waya arag
@abdulazizyousuf7161
@abdulazizyousuf7161 Жыл бұрын
Khadka ayan ka dawady maad ku odhan😂
@laylaaxmad9051
@laylaaxmad9051 3 жыл бұрын
Waayo iyo dareen adag
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Masha allah thank you for story but very sad painful story
@axmedxasan449
@axmedxasan449 4 жыл бұрын
Faqash waatii akhirkii laga adkaday
@hamdadagan889
@hamdadagan889 4 жыл бұрын
Kuwaasa na leh walaalo ayeynu nahay .alle masiibo idinku rid
@bureeqa2442
@bureeqa2442 2 жыл бұрын
😅 wee idinku yared
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 3 ай бұрын
​@@bureeqa2442soonoqdadee markale
@yaxyeyusuf3143
@yaxyeyusuf3143 4 жыл бұрын
Dowladii militarigu dadka waa ay baa bisay balse aakhiro bay xisaab jirtaa
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Waxa aad iitaabatay hadalkuu yidhi : Dagaalku waa laba 1- gunnimo dagaalan iyo 2- sharaf dagaalan Iyaguna waxay udagaalamayeen gunnimo gunnimo dagaalankaa sababto ah Wali May dhicin dad diyaarad lagu rushaynayo ama inta laysku xidho baas lamarinayo 😭😭😭😭😭
@zainabibrahim8756
@zainabibrahim8756 2 жыл бұрын
osmanoafsomali.
@abdullahimohamedkulan
@abdullahimohamedkulan Жыл бұрын
❤❤❤🎉😅
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
Adeero axmed sxb ayaanu nahay waa oday aftahan ah oo garxajis ah
@sirabdivlogs6217
@sirabdivlogs6217 3 жыл бұрын
Somaliland-nimadu haku deeqdo, Garxajis Laguma waydiine
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
@@sirabdivlogs6217 Somaliland ma cid aan garxajis ahyn ayaa xoreysay
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 жыл бұрын
Sheeko dumarta xaafadiina la joog oo bilaa calayk , Somaliland ku eekoow , hadii kale wuxuushtaa aynu iska erinay si dadban ha ugu shaqayn sidaas weeyi siday doonayaan si kale wax inaguma yeeli karaan weli wuu socdaa halgankii.
@nabaadmohamed7723
@nabaadmohamed7723 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭waydinkaa xorobaye ilaahay ku xamdiya
@alihassa2295
@alihassa2295 4 жыл бұрын
Nabaad Mohamed alxamdulilaah yaa rabil caalamiin
@nabaadmohamed7723
@nabaadmohamed7723 4 жыл бұрын
Ali Hassa maansha allah
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 жыл бұрын
@@nabaadmohamed7723 aslaamu Alaykum Alxamdulilah 🥰
@somalipure8835
@somalipure8835 3 жыл бұрын
Dhibtaasi waxay Ugu Dhacday Waa Soomaali Jacayl Dadkii Udhashay Somaliland Ee Dawladnimadoodii Soomaali mideeya Ubixayay Aakhiray Xisaabi Taal
@bellarota8044
@bellarota8044 4 жыл бұрын
OH WOOW. and somalilanders forget hate like this.
@sacadrashidjr1211
@sacadrashidjr1211 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto intii dhimatay Nacalaa qadaad wayn ku yaal
@user-zn7el2re2m
@user-zn7el2re2m 2 ай бұрын
😢Alle haw naxariisto SNM 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 4 жыл бұрын
A must see show specially young people
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 3 ай бұрын
Reerki dalkan xoreeyey wlhi waa arab
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 4 жыл бұрын
Waa arin aad iyo aad looga xumaado waxaa inagu dhacay xasuuqa
@fadxamaxamad9688
@fadxamaxamad9688 4 жыл бұрын
Suxban allh siyad alle kumanaxristo
@abdul3509
@abdul3509 4 жыл бұрын
Dhalinyarada waxa kadaran odayaasha qaarkood kabadbaadeen dilkii sidaad bare oo maanta in ay dadkooda dagaal geliyaan waxlaayaan hada ogsoonow koofiyadbac laayaas badankoodu way duumanayeen marku geesiyadu dirirayeen dhiigoo qubayeen naftooda jurayeen badankoodu qaxoontigii dulcad iyo baliyalay In tiikale kaamamka qoontigu kakoobnaayeen bay kusugnaayeen maantaan caruurtii intaa kadib dhalatay iyo markaa dhabarka lagusiday iyo kuwii toban ka ahaa iyo kasiiyar ayay khaldayaan odayyaashaas baroorta iyo cayda lataagan tv yada. Siyaad barookale ayaa ku fiicnaa ilay ilay Ilahay umahadniqi waydeene nabada wanaagu indinsiiyay .
@calaydh11tv72
@calaydh11tv72 4 жыл бұрын
horana waan uaarsaday imikana waan kaarsandoona
@rayaanbureqa1766
@rayaanbureqa1766 Жыл бұрын
😂
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 3 ай бұрын
Alowcunaxariiso dadkii xaqdarada lagu laayeey
@AGR-nd5uo
@AGR-nd5uo 4 жыл бұрын
Ilaahii somalia inaga samatasaaray ayaan habeen walbiyo subax walba mhd weyn u celiyaa ku noqon mayno xitaa hadii gaajo naftu nooga siii baxayso
@rimaaseey
@rimaaseey 4 жыл бұрын
Yaaku yiri soo noqo reer qaaqle reer cuqdad hanoo imaanina
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Muuse biixi u sheeg adeerkaa
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Saqajaan Aan sharaf lahayn baad tahay gacanku dhiigle ayaad tahay Oo la mid tahay faqashtii Waayo hubka lagu laynayo Tolkaa ayaad soo gureysay
@luulali3070
@luulali3070 4 жыл бұрын
Ax ax ax.faqash ilahay ha rogo Ma kuwaas ayaa raba in ay nagu soo noqdaan May may may.🤔😡
@doodaay5822
@doodaay5822 3 жыл бұрын
Wlal ifahan aqligaaga kor uqaad oo feker waxaas wax cid shacab ahi ku lugleheed mahan ee dowlad miletari ahi geysatay waaye ninkaan shekeynaayaana woxow ka mid ahay dadkii xabada ridaayey oo jabhadaha dadka shacabkaa kudul dagaalamaayen ahay lkn siyaasad ayaa lagaliyey sheekada kwrn hadii maanta hargeysa dagaaldowlada muuse looga soo horjeedaa dhoco dowladu waa dagaalamee habhafuna waa dagalamee shacabku waa dhimanayan rabbi ma keenee taase waliba dowladii markaas jirtay wexey ehed dowlad kaligiis talis ah somalaay kalama maarano siyaasiga xamar jooga oo tuugaa iska dhaaf warkiisa iyo kan hargeysa jooga lkn markaan shacab ahay la aantaa ma ihi qof dhaneystiran adna matihid waxaan uga jeedaa somalinimadu ma ahan qof iyo labo shaqsi wadanirkuna ma ahan dowlado ee waa dad is aruursaday hadii kale sida carabtaas xoolahaa ayaa tuulotuulo ukala go eeynaa kadibna kaba waadyo ayaan noqon doonaa waayo awood malahin awoodu waa wada jirka qatar ayaa dad iska celin lehed iyo jabuuti waana tiro yarida
@mubarikyusuf3426
@mubarikyusuf3426 3 жыл бұрын
@@doodaay5822 ma somali baad tahay, miyaad fahmaysaa ninkan waxa uu ka hadlayo, hadaad af somaliga fahmayso maad tidhaahdeen jabhad xabad ridaysay buu ahaa ninkan sheekeynaya.
@doodaay5822
@doodaay5822 3 жыл бұрын
@@mubarikyusuf3426 wlal somalibaan ahay afsomaliga waan fahamaa 98%kiiba Waana kuhadlaa erayo somali oo aanan fahmin micnahooda ridan ayaa jira lama Faanee Wlal waxa aan ka hadlaayaa waa in ninkaanina ahaay jabhad xabad rideysa talis macangag ahina kusoo ridaayey sheekada aan rabo in aan dadka fahamsiiyaa waatan Xabadu cidna uma aabayeeleynin shacabka midkastaa waa ku dheceysay hava ugu darnaato tan ciidankii milatarigii somaliyeed ee lahaay cidkasta warkaas ufiirso cidkasta Inta rerhargeysa loogeystay cidloogeystay majirin waa run okn waxyaabo ka agdhow ayaa lagu sameeyey inta kalena somalida. Waa xaqiiq aan indhaha laga qarsan karin Caruurta maanta joogta 80% waxaa loo sheegaa taariiq qaladan wlal warkaas soo hubi wlal adiga oo mahadsan 🙏🏾🙏🏾 isku aabiil Manihin siyaad barre wlhi blhi waliba kuwa oow dilaayey ayaan kasoo jeedaa lkn ilama ahan in oow ujeedo xukun kabadan lahaay dagaalna hadow dhoco waa run in qasaare imaanaayo xukunka milatariga ahina waaba kan ugu daran aduunka waxba ma hambeeyo waa sax lkn heybsooc iyo isirtir midna majirin waxaan ahay dadka dhashay dowlad la aanta lkn somalinimada ayaa igu weyn waxba waan aqristay wlal sidaas darteed waxaan eegaa taariiqda la qalday iyo ereybixinta cusub
@mubarikyusuf3426
@mubarikyusuf3426 3 жыл бұрын
@@doodaay5822 Ninkan hadlaya darawal(driver) buu ahaa oo baabuurta waawaynayd ee dawlada ayaan waday buu 5 milyan oo goor ku celcelinayaa, xabad ma ridin ninkan cidna muu dhibaataynin, isaga oo nool oo arkaya ayaabaa dadkiisa hortisa lagu tooganyay, waana dawladii uu u shaqaynayay ayaa xasuuqaysa dadkiisa. Waa sheekadaas sheekada iyo taarikhdan uu ka hadlayaa.
@doodaay5822
@doodaay5822 3 жыл бұрын
@@mubarikyusuf3426 walal waa saxan tahy ee ninkii jabhada kujiray ayaan uga jeedaa ee raali ahow
@laylaaxmad9051
@laylaaxmad9051 3 жыл бұрын
Dareen adag
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
daarood waa xayawaan hawiye waa cawaan,
@calaydh11tv72
@calaydh11tv72 4 жыл бұрын
alatolay
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 4 ай бұрын
Waan ku jiray dagaalkaaas, Aways geedoow baa siiriga noo hayey, D30 iyo kaaare mooyee waxa dhacayey ciidaa dhaqaaqday. SNM waa hoogtay maalintaas 🏃🏃💯
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 ай бұрын
Waxba may hoogin faqash aad ku jirto ayaa hoogtey aakhiro ayaa kaa danbeysa halkaas Bay masaakiintii kugu sugeysaa adna waad isku cadaysay snm maydun layn ee dad sharab ah baa la gumaaday
@naimaali3864
@naimaali3864 4 жыл бұрын
L was there , l don't want to remember those day
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 4 жыл бұрын
Sorry mom
@xuseenalayahdiik6712
@xuseenalayahdiik6712 4 жыл бұрын
Aduun yada waaba imtixaan ninkastiba wayo adag oo duruuf teda wadatay buu somaray wari mayside war haka hadho dhalin yarey ☝️☝️✊🏻
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 жыл бұрын
The young adults must watch this video!!!?
@ibrahimyonis
@ibrahimyonis 2 жыл бұрын
Markaas ku odhanyaan isaaaq waalanyahay oo somali ma rabaan naago naago dhaley iga dheh
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Axmadow waxa kuu sharaf ahayad markii lgaa soo dayay qolka dhimshada Inaad halkaa kaga dhaqaqdo oo aad utalodo snm ood wax iska celiso aya kuu sharaf ahayad
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 3 жыл бұрын
Walahi wax adag ayaad soo martay
@osmanosman9465
@osmanosman9465 4 жыл бұрын
Waa arrin run ah way dhacday bal qiyaas muslinow
@ifkanolosha9344
@ifkanolosha9344 3 жыл бұрын
Somaali faqashta ba kala geeyday🤣
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 4 жыл бұрын
Axmed wuu taliyay
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 ай бұрын
Asc Axmadow wa ad tahay markhati nool
@malyuunilkacas
@malyuunilkacas 4 жыл бұрын
waxaas oo dhan intaynu ilownay ayaynu inagii is cunay inagii baa wali isku foogan waa in dhalinyaradan oo duni war u hayn wax la baro
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Kawsar wax is cunaya ma jirto, waa hadallada cadowga iyo maangaabka sidaadaa, adduunka cid aan is hayni ma jirto, xagga siyaasadda iyo isriix riixa, waxa laga hadlayo waa xasuuq waa dad rayid ah oo waxba galabsan oo la laynayo, waa genocide, iyo isir la tirtirayo, markaasaad leedahay innaga innaga ayaa is cunayna, doqon baad tahay, aan kala aqoon dameero iyo weyno, maad fahmin waxa laga hadlayo, waanad joogin, iska aamus
@hilalismail2305
@hilalismail2305 4 жыл бұрын
J Ali tut uu i
@hilalismail2305
@hilalismail2305 4 жыл бұрын
J Ali I. W
@ahmedhariir2537
@ahmedhariir2537 2 ай бұрын
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Aniga oo Soomaali aaminsan waxa dugaagnimo ah qudhunka ay qabyaaladu qaaday ee wixii dhacay dafiraya. Waa jirtaa. Way dhacday. Waan joogay. Haddii aad taariikhdayda dafirto waad I fogaynaysaa. Soomaalinimo waxba uma taraysid ee ha dafirin taariikhdayda najisyahow.
@mustafemahamud9120
@mustafemahamud9120 4 жыл бұрын
saqajan bad tahay ma runta didaysa xayaawanyohow bil caqliga ah
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 3 жыл бұрын
Mohamed mohamud Dee orod ka dull ooy oo ha dafirin ku dheh wuxuu ku leeyahaye somalinimo ayaan aaminsanahay somaliimadu ma marka isaaq la xukumof isaaq baa
@hamdadagan889
@hamdadagan889 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@jamaawad137
@jamaawad137 4 жыл бұрын
Cali dirir wa saxiibkay mara waa abahay habar wadaagii wuxu waday maalintii igu danbaysay gaadhi benz ah oo deero groub leedahay
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Жыл бұрын
Waxay inala gudboon hadda kuwa diidan dawladeena sidaa oo kale looladhaqmo. In la aargoosto ayaa inala gudboon
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 4 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 жыл бұрын
Killing innocent people very sad 😢
@Banuhashim237
@Banuhashim237 4 жыл бұрын
WAA RUNTII DADKU WAA 1 MAQALEEY WAR LA. 2 WAAYEELOOW WAR LA.
@user-gp9cl7up8o
@user-gp9cl7up8o Жыл бұрын
Wllhi there is no going back dagaal iyo baaba’a ayaan ka xigna inaan dib ula midowno SOMALIA🤨
@somaliboy8613
@somaliboy8613 4 жыл бұрын
Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta oy taariikhdu tahay 13/2/2020 raali galin kabixiyey xasuuqii dhacay 1988, insha allah somali way midoobieysaa wixii dhacayna halaga rali ahaado calanka buulugaana 🇸🇴 Hargeisa halaga taago W/Q
@abdulrahmanmo3934
@abdulrahmanmo3934 4 жыл бұрын
Nooken hooyada aan wasnee markaa ayaanu calanka tagaynaaye
@farahmohamed8782
@farahmohamed8782 3 жыл бұрын
Abaha kuu wass 30 sano wax dhactay ayaad uu cayiinasa
@xasandheere3294
@xasandheere3294 2 жыл бұрын
Keen farmaajo bal aanu aragno
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 Жыл бұрын
Adeer may malinta ku dhisho faqash wayo gessiyo badan oo SNM ayad cadow ku so rartay
@aminahussein7205
@aminahussein7205 Жыл бұрын
Wixii waxaas oo dhiba loosoo marey ragbaa raba iney keligood ku amar kutaagleeyaan...
@osmanguhad4502
@osmanguhad4502 Жыл бұрын
Allah uma naxariisto ina cigaak waa ninkii dadka u kala sad buriyay
@mohamedabdilahi6449
@mohamedabdilahi6449 4 жыл бұрын
waxaasaa soomarteen hadana kibirkiinii baa laga joogi waayey
@salmaxasan3575
@salmaxasan3575 4 ай бұрын
1988😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
qofka isaaq ah ee midnimo somaliyeed laga maqlo xabsihala dhigo ilaa inta somaliland la ictiraafayo ha xidhnaado
@inadhako1663
@inadhako1663 3 жыл бұрын
Sxp iisar siday doo kale mahad sanid sxp
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 Жыл бұрын
ADIGU KUWII DADKA LOO ADEGSANAYAD AHAYDE MAXAD KU HADLAYSAA TAN ANAGAA DHISNAY HADAY KA FIRSAN WAYSO WAN ROGAYNA ADER
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 жыл бұрын
Nimankii shiikhbashiir gatay, maxaysheegi
@faisaljama4208
@faisaljama4208 4 жыл бұрын
ARINTIIBAA LOO BADALAY FAQASHTAA XASUUQDAY ARINTAAS WAA IN DANBIGEEDA LA DABA GALAA OO QAXOONTIGA LA XASUUQAY LOO DOODAA
@dhulkagahooyo
@dhulkagahooyo 4 жыл бұрын
Qaxootigu maxay ahayeen ma nimanki budhcada ahaa baad noosheegaysaa adeer warkaasi waalahayaye waa abaalkiinii maxaa idinka kaanay meshiinii waligiiba qaxooti kabama baxdaan ilaa hada
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Dabagalka ilahay aya ugu wayn qofkasta oo xasuq gaystayna iyo ciid kasta oo ila maanta difacda allah haka abalmariyo amiin adiguna amiin dhee
@mohamedhassan2250
@mohamedhassan2250 3 жыл бұрын
Cabdi baayir waa laalkase
@isseelmi9384
@isseelmi9384 4 жыл бұрын
Lafaha muuse soo qufaayo waa ogaadeenii qaxootiga ahaa iyo hawiyihii uu laayay
@diinimmbashiir3693
@diinimmbashiir3693 4 жыл бұрын
Waxas ayay raban inay qariyan tarikh daas ma ilawi karo welina way socotaa
@somalibonusfx191
@somalibonusfx191 4 жыл бұрын
Suug😭😭😭😭😭😭
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
hadal nin weyn baaad kuhadshay oooo xigmadaysan dagaalku waaa 2 gunimo dagaaalan iyo dunimo kadagaaalaan oooo kaalay wagaas dhulbahantuhu isagu xaguuuu jiray marka dadkooda sidaaas loooxasuuuqayey
@somalimugaabiking1049
@somalimugaabiking1049 3 жыл бұрын
27 askari side hubkoodii looga dhiga y doqnsanayeene may dagaalamaan
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Nin walba keligii ayuu urur ku jiray lakin isku meel uun baa lagu ururiyay ee rag hore uwada joogay maaha
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 4 жыл бұрын
Maxaa mid islahaa aad xidigtaa qaadatid 2aaad aan kasoo noqo.
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Waa run
@caliguhaad6637
@caliguhaad6637 4 жыл бұрын
Inaadeer misa aynu dilay
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Marna waan qoslay marna waan naxay waayo wax aan caqli gal ahayn baa kadhacay dawladii rajiimka ahayd
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Kan is qiiraysiinayaa saw shaqaalihii dawlada kama mid ahayn
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Xamil garacaw warqada i bari maku daayaa kkkkk kii yaraa maxaa haysta labadii suaaloodna ka jawaabi kariwaa
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
@@gedefletv6049 kkkkkk horta waa runo cidna af xumadena kuma metelno lakin aniga waa ii kaw reer somaliyed oo aan caaya dhulbahantena waa markii ugu horay say ee aan waxan jirin ka sheego hadad leedahay cayban ka badiyay kugu hayso reer kaad kasoo jeedana walay iga tay waligay colaad uma qaadin naxlina iiguma jirin adigaa ayaan maalin walba ku arkaa adoo isaaq wax ka sheegaya dhawr jeerna waxan ku idhi waar inader indinka idinka hadli mayno ee dawlad baa inaga dhaxaysa ee dawladena aynu wada ilaashano lakin adaa shaydan daasado ku tumaya oo cay iyo belayo rabay ana waxan ku tusayay in isaaq isba wax caayo oo aan cayda laga badin lakin wax kale iiguma kaa jirin hooyada iyo walasha adabanan ku aqoonse waa hooyada anigu waan ku caqli dhaamayo waa ii kow hooyo somaliyed caydedu iminka cafis baad iga tahay adna cafis baan ka dalbanaya lakin ilaahay hayno saamaxo cayi waa calye
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
@@gedefletv6049 lakin mid baad ogan dhiigayguba waa dhulbahante awoowyaday waxa dhalay dhulbahante markan habla dhulbahante cayay nacasow adigun kuma cayin ee anba waan is cayay lakin cafis iyo musamax ahynu kala ahano
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
@@adamalsomali9341 haye inaadeer mahadsanid cafwan ayaan ku leeyahay qabiilada iyo waalidkana xaal baan ka bixiyey dadku saasuu isugu wada xidh xidhanyahay xaga qaraabada iyo reer abtiga reer ayeeyaha xididnimada noolow inta nolola jirto
@ahmedshaakir6582
@ahmedshaakir6582 Жыл бұрын
Gajs❤❤🎉
@cabdicarab8347
@cabdicarab8347 4 жыл бұрын
Wax kuqaado
@ahmedshaakir6582
@ahmedshaakir6582 Жыл бұрын
Waxa uu tagay waxa looga yeedhaa waxa weeyaan halgamaa
@mukhtarmaxamud6849
@mukhtarmaxamud6849 3 жыл бұрын
Snm waayaha taariikhda ay ku xusan tahay cid arinkan xog dhaba ka hayaa waxay odhanuun somali nashnal mufmant qofka fasiraa ayaa ah rugcadaadi qofka snm wax kashegaana wuu danbaabay allaa mahaadaas oodha iska leh gobomo
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 Жыл бұрын
Dagaal Inan gumeed ayuu ahaa
@salebanabdilahi630
@salebanabdilahi630 4 жыл бұрын
Waxaad samayn jirteen gadaad snm ahaydeen
@tttccc9741
@tttccc9741 3 жыл бұрын
Walaahi goobjoog ayaan u ahaa 1984kii, masaakiin reer miyi ah oo intay tiirka ku xidheen baas ay mariyeen oo loo laayey SNM ayaa reerkiina soo agmartay oo qoysk 8 qof oo isaaqa ahaa
@cabdilahi4256
@cabdilahi4256 3 жыл бұрын
Ilaahy ha u naxariisto dadki shacbka ah ee rasaastu qaadaty Lkn wllo la soco SNM inay ahyd cadawga umada somaaliyeed waxyna hubka ka soo qaadan jireen Ethopia oo cadaw ah Adigu ka soo qaad inaa tahy M siyaad barre miyaad fiirsan lahyd jabhada mise xabda ayad ku bilaawi lahyd
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 2 жыл бұрын
Adigu uma qalantid in laguu jawaabon , laba mid ayaad tahay kuwii dhiiga islaameed xalaashaday ee SNM iska dhicisay, ama dhashoodii xaaraanta lagu dhalay ee qalbigu madoobaaday, yaa ku siiyey dhulkan yaa nijaas daarood.
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 жыл бұрын
@@mukhtarabdillahi3496 Nin rageer laba xiniyoole ah ba tahay rageeni ba hadh cad rasas la mariyay midan ilawayo maha Dagaal inan gumeed bu aha
@farxaanlove5217
@farxaanlove5217 2 жыл бұрын
Dhayal iyo ciyaarbay latahay dhoohana falan Dadban Ayaan ogayn wax badan
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Snm ta ilaahay ayaa lajiray oo uhiilinayey markay faqashtii siyad barre kaxoreynayeen dalkayga somaliland midakale faqashtu waxay ahaayen daalimin dad muslimiina oo isaaqa kibir kuxasuuqayey ilaahayna dusha ayuu kala socday markasu gacantii snm kucidhibtiray guuuuuul somaliland
@josephabdirizak3624
@josephabdirizak3624 Жыл бұрын
Dawalda maxaad ku diideen ileen hal adeeg oo idinka dhinaa ma jirin umadu waysinayad nabad galyaad haysateen adeegyo free ah baa jiray maxaad ethpia oo cadwoga somaliyeed aheed uga door bideen nimacdiih dawalada somalia .
@calaydh11tv72
@calaydh11tv72 4 жыл бұрын
anigayo kooraa
@xasancali1298
@xasancali1298 Жыл бұрын
Diyaad barre isaaq kaliya muusanleyne daarood majeerteenba wuu laayey ilaa ay duurka wada galeen oo gabdhohoodiina waclo dhal dhaleen
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 жыл бұрын
Haygu soo hadal qaadin soomaaliweeyn iyo Aabaheedba please ,
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 79 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,7 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Barnaamijka Xasuus Reeb || Madaxwayne Muuse Biixi || Qaybtii 2-aad
56:56
Barnaamijka Waayo-Arag  Ee Codka Bariga Afrika.
36:06
CBA TV
Рет қаралды 53 М.
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 118 М.
Barnaamij Gudagalkii SNM Ee Magaalada Hargeysa 31 May 1988
42:51
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 371 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН