BARNAMIJKA DOORKA HAWEENKA IYO WAXTARKA BULSHADA. HAKU DAAYO WAREERKU

  Рет қаралды 14,110

AMAL KAYSE

AMAL KAYSE

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@shibdheh2842
@shibdheh2842 5 жыл бұрын
Subxanallah wlhi waayab gabadhan inta dhageysatay program keeda inta like usartay waa kaf iyo kaladheeri allaa umada somaliyeed waxa curiyamiyay waa xasidnimada waba dhagesten for free malacagbeey kutahay like ta yaab abayo amal alle hakuwasiciyo irsiqaga Wana kumahad celinayaa program Mada waxtarka uleh bulshada ad wadid alle ha'ufududeyo insha Allah 😍😍
@samiiro18
@samiiro18 5 жыл бұрын
Masha Allah Amal keyse topic cajiib ah maanta falanqeeyse. Dadkeen isyaareen ayeey ku waasheen. Hada nimankaa ugu daran awal dumarkaa isyareen jirey.
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 5 жыл бұрын
Ayeyo dadkii ku yaqano baa ku yaqano daduna ceeb mahan hadad jirto 60 kuma fool xumid islamaha cadanka markey 60 garen beyba qooqan sidii 15jirkii marka waxasi ha u bixin dadu ceeyna maha ceebna mahan adiguna dee kumaba fool xumid dadu marka ayeeyo aadbnu kuu jecelnahey hadanu nahey reer Sweden ❤️
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
Amaleey inabti for the sake of Allah it’s time for you to let the past be by gone Let it go and learn to forgive plz By talking about others indirectly it’s not good Wuu wuu reer Isaxaaq♥️♥️♥️
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 5 жыл бұрын
DarkMom Yep plz don’t say anything about isaaq I love 💖 isaaq and everyone in somali people
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
Suaad Mohamed Walalo Isaaq iyo cidkake toona maan caayin
@amalfarah5237
@amalfarah5237 5 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah Amalay waxan ku jiraa dad kujecel mudo dheer kula socodtahay barmamujkaga illahay haku xafido wad fiicantahay iska yaree cadifada kugu yara jirta qof haduu ku xumeeyo halkaas ayaa laga dhahaa waa iga talo iga raali noqo hadad ka xumato
@merwoomar1803
@merwoomar1803 5 жыл бұрын
Mansha Allah runtaa weeye qaali waa doqomo qofa age iyo caruurta caaya 💞💞💕🌺🌹👑💋🌺💞🌷🌷🌷❤️💞🌷
@lulali5834
@lulali5834 5 жыл бұрын
Amall kees habo mashalh tabarkala ilahey haakaqabto caadaw gaa gaa adiiyo somaliland guul iyo goobonimo noolow noolow
@ikraanabdulahi7272
@ikraanabdulahi7272 5 жыл бұрын
Masha Allah yasalam barnamijka doorka haweenka iyo waxtarka bulshada allow korkayeel caawa aad ayu u qiimo badana Allaha kuxafido 🌹habo jannada fardozo Allaha kugu bishareyo i love you so much
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 жыл бұрын
It is better people to say nice about you.but you. Don't talk much about your self.it is good for you to go on with your programs.you will be much stronger if you forget about who said who.if you are so educated us you said .don't argue with a fool we may not know the diffence.so amaal keep on going.but always don't make busy with woman who tell you something you don't like.you will win if you don't mention.we listen to your programs.
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 5 жыл бұрын
ASC Habayar I suggested you don’t waste your times talk about your criticize otherwise they will win and you loose so if you want to win never talk about their opinions so keep moving forward. and good luck for your successful mashaallah Thanks
@haweenbillabilla8724
@haweenbillabilla8724 5 жыл бұрын
Manshaallah xabbti alle haku xafido ❤❤👑👑
@farhiyasomalilandburco2557
@farhiyasomalilandburco2557 5 жыл бұрын
Amal kayse hore usoco hawjoojin islaamaa is caruureeya
@qajo9403
@qajo9403 5 жыл бұрын
Scw
@jamilahassan7121
@jamilahassan7121 5 жыл бұрын
True amalkayse everything you said omg 👍🏻
@faha9585
@faha9585 5 жыл бұрын
NOOLOW AMAALEY SIDAASAA LAGAARABAA GEESIYAD HORAA LOOSOCONAYAA
@mustalifaahmed4356
@mustalifaahmed4356 5 жыл бұрын
Amalkayse Alle ha Ku xifdiyo xbti
@suaadmohamed141
@suaadmohamed141 5 жыл бұрын
Haku daayo wareeku waan ka helay walahi 😂😂😂😂👍👍
@seynababdile6147
@seynababdile6147 5 жыл бұрын
Waa hadal weyn masha allah haku dayo wareerku
@farxiyoaxmed1881
@farxiyoaxmed1881 5 жыл бұрын
Masha allaah
@hodonawil2591
@hodonawil2591 5 жыл бұрын
Masha allllh qaaaali amal ilaahay hku xafido
@ismhaantaajirotaajiro7206
@ismhaantaajirotaajiro7206 5 жыл бұрын
ASC mashaaa allh mashaaa allh MY sister
@fardosabdi5599
@fardosabdi5599 5 жыл бұрын
Walhi Waa ariin cajiib Amal kayse 😍
@farhiyasomalilandburco2557
@farhiyasomalilandburco2557 5 жыл бұрын
Haku daayo wareerku ❤❤❤❤❤❤❤
@AliM-ei4ne
@AliM-ei4ne 5 жыл бұрын
Hi I like you channel
@amalindho8338
@amalindho8338 5 жыл бұрын
Wale Fariid Baad Tahay Amaal kayze Izku magac Baaynu Nahahay Isku Wadan Gaar Ahaana Izku Gobol Lkn maan U aqoon Sidaa Ilahay Darti Ayaan Ku Jeclaa Hore U Zoco Wll
@XallinCaafimaad
@XallinCaafimaad 5 жыл бұрын
Amaley qadiyadaada waan kugu raacssnahy dhiigu biyo maaha lkn inantaa iskadaa habo adigay nusqaan kuu noqonaysaaye
@aminaabyan2868
@aminaabyan2868 5 жыл бұрын
Yey tahay inantu amal waa rageedii qofkey qabsato kama hadho
@ismhaantaajirotaajiro7206
@ismhaantaajirotaajiro7206 5 жыл бұрын
Waaa runtaa 🤗🤗👍🌷
@faha9585
@faha9585 5 жыл бұрын
RUNBADANAA AMAAL NAAGTU WAA DOQON DHAGWEYN KKKKKKK ANAAYAABAY
@asmafod1435
@asmafod1435 5 жыл бұрын
😍😍😘😍😘😍😘😍
@lelia2334
@lelia2334 5 жыл бұрын
We love Amal.
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 5 жыл бұрын
Suaal walaalo mihnada saxaafada ma jaamacad ayaad uga soo baxday mise waa daaqad ka soo galka socda , waayo Colin ayaad avd uga hadasha
@umalkheyrahmed2778
@umalkheyrahmed2778 5 жыл бұрын
Amaley adiga Shay iney Inan qurx iyo karting iyo akhleqle tahay inantad kudhga hadlyso marka ma afkad ku amanysa ayad kucaysa isku qajil inabti inantu waykayerte wany kuladhaltay
@asmafod1435
@asmafod1435 5 жыл бұрын
Mashaa Allah huno qali 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@faha9585
@faha9585 5 жыл бұрын
AMAALEY HAUJOOJIN TANI WAA LAXDHUKATAY KABAHAAGANA MAGAADHO
@farxiyoaxmed1881
@farxiyoaxmed1881 5 жыл бұрын
Abaayo mcn
@luulali2363
@luulali2363 5 жыл бұрын
😚😚😚😚😚😚😚😍😍😍😍😍
@abdijamafarah1827
@abdijamafarah1827 5 жыл бұрын
Asc ha ujoojin0
@ikraanabdulahi7272
@ikraanabdulahi7272 5 жыл бұрын
Allow cadawgaga cagta meel kahose gee
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 5 жыл бұрын
Walaalo dagaal ayaad ku jirta ayaad kula jirtaa ?
@aminaabyan2868
@aminaabyan2868 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
Doorka Haweenka iyo CAR JUUQ DHEH
1:09:16
AMAL KAYSE
Рет қаралды 52 М.
Doorka haweenka iyo gabadha hooyadeed
1:05:09
AMAL KAYSE
Рет қаралды 44 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 117 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 29 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 12 МЛН
DOORKA HAWEENKA 27 03 2016
52:50
Somali cable
Рет қаралды 175 М.
Doorka Haweenka iyo Qiso Dhab 3/5/2019 by Amalkayse 😭😭
1:43:51
BARNAAMIJKA FALANQAYNTA TODDOBAADKA OO KA HADLAAYA GUURKA WADA JIRKA AH
1:02:18
BARNAAMIJKA DOORKA HAWEENKA 24 01 2016 SOMALI CABLE
51:25
Somali cable
Рет қаралды 83 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 117 МЛН