BARO DALKAAGA OO NALA DALXIIS IYO FISKA

  Рет қаралды 223,811

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 874
@shuayb8pack
@shuayb8pack 3 жыл бұрын
Speechless 😶 📸🙏
@CR-xr6zk
@CR-xr6zk 3 жыл бұрын
I follow you 😂
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 3 жыл бұрын
#Shuayb8pack halkana maad joogta 🤣🤣🤣
@filashotube7623
@filashotube7623 3 жыл бұрын
Rag ayaa tahay Shuayp💪❤💯 Soomaaliweyn
@Minecraftclips7
@Minecraftclips7 3 жыл бұрын
@@filashotube7623 rag mise nin 😂😂
@daadahiye5927
@daadahiye5927 3 жыл бұрын
#shuayb8pack waannku arkaa
@apdiaziiz4759
@apdiaziiz4759 3 жыл бұрын
Inta reeer zomalind jecel wadnkooda inay ku dalxiizan quruxsiiza io horumrkeeda jecel likta izku muujiya ilahayow nabada noo ziyaadi intaan nabad hyzana ugu deeq aaminta raaciya 🤲❤💯
@nimcodaahir2805
@nimcodaahir2805 3 жыл бұрын
Aamiin walhi💋💋
@hodomahamed3766
@hodomahamed3766 3 жыл бұрын
امين يارب 💚🤲
@SnakesMask
@SnakesMask 3 жыл бұрын
Far soomaaliga xarafka Z kuma jiro
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 3 жыл бұрын
Intii aan farsomaliga aqoon allaha baro aaminta kudara
@apdiaziiz4759
@apdiaziiz4759 3 жыл бұрын
@@nin-geed-saaran caqilga garzhada ku liita laxayoow wxazoo miidhanpa afka dhulka dhigdhigaya laxaha biyaha uga horyza liitiyahow
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 3 жыл бұрын
mansha Allah abdule iyo qays qaysar waa waliba teams kooda waxay so dayaan biliqada iyo quruxda dalkayga hooyo jamuuriyda barakaysan
@shiinetube2102
@shiinetube2102 3 жыл бұрын
The background song , editing and enthusiasm these guys have is so incredible
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Heeztan music ma abdala jamal aya zaaray🔊🤔 waayo iyada oo aan MUSIC lahayn ayay rashka productions taalaa🤔🤔
@ayaanaosmaan3055
@ayaanaosmaan3055 3 жыл бұрын
Somaliland cidhiidh maha legends abdalle jamal asanto farhiyo Ahmed cadawe ❤💞🥀
@aswaanchannelofficial5433
@aswaanchannelofficial5433 3 жыл бұрын
Subscribe israan dar ilahy
@CR-xr6zk
@CR-xr6zk 3 жыл бұрын
BARO DALKAAGA HOOYO ❤️⚪💚
@ifrahcamaje8561
@ifrahcamaje8561 3 жыл бұрын
Somaliland💚🤍❤💯👍
@yabracade3097
@yabracade3097 3 жыл бұрын
Somali nimo ma dhah didoo wll 🥺 adoona calamada firineen 😞
@apdirahman3809
@apdirahman3809 3 жыл бұрын
@@yabracade3097 somaliland diid ayaa tahy 🙄
@yabracade3097
@yabracade3097 3 жыл бұрын
@@apdirahman3809 may wll lkn soomali waa mid hdaanan siyaa sad la fii rineen 🥺
@apdirahman3809
@apdirahman3809 3 жыл бұрын
@@yabracade3097 dood makaro sxp that is your opinion 😳
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 3 жыл бұрын
Dalka eynu jaarka nahay ee somaliland. Waa dal qurxoon Masha Allah. Horey u socda all landers. I love 💚🤍❤️
@mdsacad8494
@mdsacad8494 3 жыл бұрын
Abdale jamal iyo qays wan wata labadaba❤️❤️😂
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 3 жыл бұрын
wa laba legend
@aswaanchannelofficial5433
@aswaanchannelofficial5433 3 жыл бұрын
Subscribe israan dar ilahy
@NiamasOrganicBeauty
@NiamasOrganicBeauty 3 жыл бұрын
I can’t wait inta Hargessa caday imanayo after 13 years ❤️❤️😍😍😍
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
Cabdale you deserve 500k and more . my brother.dhulkeena quruxdiisa saas usoo bandhig🥰🥰🥰🥰
@faizafilsan8387
@faizafilsan8387 3 жыл бұрын
Anoo xmar jooga ayad hargeysa meshan kbarty🥰🥰🥰🥰
@cawaalemohametofficial
@cawaalemohametofficial 3 жыл бұрын
Hargaisa waa wadnkaagi wll cid kaama xigto 🤞🤏❣
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 3 жыл бұрын
@@cawaalemohametofficial yaa kuyidhi ninkastaa meeshiisa hajoogo
@ayaanabdishakuur4365
@ayaanabdishakuur4365 3 жыл бұрын
Haybad waxaad kuleeday dhulkaaga hooyo ❤🤍💚somaliland beautiful
@cabdicabdilaahi6481
@cabdicabdilaahi6481 3 жыл бұрын
Somaliland shows the world how beautiful it is 🤩🤩🤩🤩🤩😪😪😪😪
@ayaanxariir92
@ayaanxariir92 3 жыл бұрын
Wòooooow
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 3 жыл бұрын
Haybad waxad ku leedahay dhulkaaaga Hooyo❤🇸🇴
@laasgeel5289
@laasgeel5289 3 жыл бұрын
Iga gaddooma salaan gubeed from baydhabo janay ilahay haku geeyo waa bilad barwaaqo ismuujiye like saar
@ikkyyaisto8403
@ikkyyaisto8403 3 жыл бұрын
Inamadeydii iyo wadankeygii hooyo somlilnd allow door😭❤
@zaymaquen7967
@zaymaquen7967 3 жыл бұрын
DhuLkaaga HooYo wax dhaama maLeH wlHi alle ha idin barakeeyo zomaLilanD ♥️💭💚
@iidaanhassan3679
@iidaanhassan3679 3 жыл бұрын
Kula dalxisn bro Alle hydin xafido The king's 🤴🤴🤴🙏💚🤍❤ Dadki layga beeray viva jamhuuriyada barakaysan
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 жыл бұрын
Quruxdii soomaalilind way idin dhiman tahay sanaag dhulka ugu quruxda badan soomaalilnd ❤🙏🔥
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 3 жыл бұрын
Mar soobooqo wll cabdle jamalow 🙏❤
@maryamahassan377
@maryamahassan377 3 жыл бұрын
Anigu reer xamar baan ahay aadbaana ujeclhay lajada lyo dhulk qurxoon ee somaliland mar uun waan imandoonaa nolaada
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 жыл бұрын
Unukaa wadana lanbar one Somaliland soo badiya zxbyaal muuqaladanoo kale💚🤍❤💚🤍❤🙏
@cayniabdulmajiid6178
@cayniabdulmajiid6178 3 жыл бұрын
Hhhh somaliland miyaa wadan ah baga baga
@asmaasheikh8679
@asmaasheikh8679 3 жыл бұрын
@@cayniabdulmajiid6178 🤣wadan beel ee wadana ku yiri
@AhmedGuleth
@AhmedGuleth Жыл бұрын
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
@deenahspace7754
@deenahspace7754 3 жыл бұрын
Farxiya fiska iyo somaliland waa isku qurxanyihiin masha Allah
@Saf-41
@Saf-41 3 жыл бұрын
Wooow Masha Allah Good Job 👍 Wadanka quruxdiisa inala wadagtay thank you 🙏🏾
@kiikolyrics3621
@kiikolyrics3621 3 жыл бұрын
KZbinrka kaliye aan muqaladiisa sugo #abdale jamaal kalin weynbad youtubeka nooga fadhida👏👏
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
Manshaallaah caalamka quruxda iyo nimcadaa wax haystaa way yar yihiin ManshaAllaah ninka intaa isku haystaa nimco aduun waa loo gacan galiyay Allaah yaa baariik. Geelii Fardo Lo' Adhigii Beertii uunbaa maqan manshaallaah
@zakari3abdirizakofficial704
@zakari3abdirizakofficial704 3 жыл бұрын
Ma jeceshahy dalkaaga hooyo haday jwptadu thy haa like saar ziz and pro🤴👸🙏
@AliOsman-zj1md
@AliOsman-zj1md 3 жыл бұрын
Fiska waa somalida dhabta ah wow mshaAllah lahajadeda waa tan dhabta ah
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Ninkaaa 7da habeen Iyo 7maalin Soo Socday 😭 illahy Cimrigiisa mid Fiiican OoDhambidhaafle Ha siiyo ..Geelu Gawl Badanaaa 😭😭
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Fb ba friend ka nahay
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
HARGEIZA SOMALILAND Waligay meel kale ka tagi mayo ❤❤❤ Qurux badanaa❤❤❤✔️✔️
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 3 жыл бұрын
Mshaa allah ♥️ so beautiful view, we need more
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
Haybad wxd ku leedahay dhulkaaga hooyo💚🤍❤💯❣ Thankz Apdala sidaad mar kasta quruxda dalka noogusoo ban dhigtid💯🔥
@sahraaxmedyusuf4209
@sahraaxmedyusuf4209 3 жыл бұрын
Mansha Allah abdala jamal waxa tihin inamada kaliyee ee quruxda dalka sobandhiga
@hodanlascanod9302
@hodanlascanod9302 3 жыл бұрын
Abdala jamaal habo thank you for showing us the country keep going habo 🌹🌹🌹🌹🌹
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
Hanfi iyo kuleyl iyo baraF ma LeH dhulkeenuye inagaa halaynee soomaaliyey Hooy🥺🥰
@nimchoodo5649
@nimchoodo5649 3 жыл бұрын
soomaalilnd allow dhawra cabdale jamaal caydaruus ankal iyo farxiya fiska waad salaaman tihiin hore u socda alle hamigin iyo hadaf kiin ha idinsiyo 💚💚🤍🤍❤❤💯💯✋
@yuantv6428
@yuantv6428 3 жыл бұрын
Your are among the few that are dng the right thing to us as a somali youtube
@ibrahimawil947
@ibrahimawil947 3 жыл бұрын
Amazing video weeye , aad baad ugu mahaddantihiin muuqaalkan quruxda bdn.
@nimcodahir5317
@nimcodahir5317 3 жыл бұрын
Iminku isoo dhacay ismalahayn qof baa kaa horeya horey usoco wllayaal Abdle jama iyo cayduruus waan idin xiisay
@itszeno8083
@itszeno8083 3 жыл бұрын
1:54 lkn gurga inigaa kadheeer hhhhhh mashaaAllh Dhulkena❤️💭💚 nimcaa fadhida weye🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@bashkaosman2801
@bashkaosman2801 3 жыл бұрын
Hargaisa quruxdeeda noo soo gudbi sxip jamaal sida aad rer hargaisa ugu gudbisay quruxda moqdisho anagane noo soo gudbi hada ciyaal xmr nahay waaku wadanaa🙏
@zoyaofficial9586
@zoyaofficial9586 3 жыл бұрын
Dad qalpi nadiifa reer xamar nolda idin jeceliya
@fowziyaadanisse4258
@fowziyaadanisse4258 3 жыл бұрын
official sidoo kale aboowe reer Hargaisa waan idin jecelnahay waana idin soo soconaa barwaaqada allaha idin siyaadiyo
@bashkaosman2801
@bashkaosman2801 3 жыл бұрын
@@fowziyaadanisse4258 s.kle wll welcome🙏
@khadarxigmaaawi
@khadarxigmaaawi 3 жыл бұрын
Mncha allah Apdale Jamaal iyo ayto asanto keep going pro
@sundusnuuni4290
@sundusnuuni4290 3 жыл бұрын
Kula dalxiisay forom muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@saaraawad6504
@saaraawad6504 3 жыл бұрын
waaaaaaaaw maanshaa Allah Caadi maaha jawi iyo dal qurux badan maanshaa Allah Horay u socoda Dhamaantiin aad iyo aad u jecelahay jawigaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏
@mohamoudabdi1954
@mohamoudabdi1954 3 жыл бұрын
Mashalah waa fahdi iyo beertii iyo qasrigii reer xaaji yuusuf
@amalzain3437
@amalzain3437 3 жыл бұрын
Waxn sugi laayhy intaad gaadhaysaan 200k
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Allahayow Mar Labaad dHuLkayga Nabad qab cagaha iigu Gee InsHa Allah I’m Coming next year SomaLiLand 💚🤍♥️
@sawdaismaciil
@sawdaismaciil 3 жыл бұрын
Ipraahinow zoo laaBo aad dhulkaaga ku dalxiistide hhh
@kadramohamed8731
@kadramohamed8731 3 жыл бұрын
Malintaan idiin dawanayaba ,Internet ka iga xumaata, imikandan waa daciif,, lakiin still I'm watching guys.
@queenedebzan7825
@queenedebzan7825 3 жыл бұрын
DALKI HOYO WAN UXISAY 😪😪😪💚🤍❤
@zackayoub86
@zackayoub86 3 жыл бұрын
Garabis deekaankeyga,maalinbaan wxaan ka lugeeyey xaafadda badda-cas ee hargeisa anoo ku waajahnaa garabis kaantaroolkaa lug ayaanku tagay 2016ayey aheyd.😍😍😍🥰
@yaziratash502
@yaziratash502 3 жыл бұрын
Adke
@yaziratash502
@yaziratash502 3 жыл бұрын
Waa deegankeee xhp
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Boqorada Codka Farxiya Fiska Ku Dalxiis dhulkaga hooyo Somalilan Farxia Ahmed Cadaawe we really Love you Sister ❤️ 🙏
@sabriinjaamac725
@sabriinjaamac725 3 жыл бұрын
Masha allah dad qaliyaa Farxiya fiska Cabdle caydruus wan idiin salamay ❤💯
@qadanalihabdi24
@qadanalihabdi24 3 жыл бұрын
6:18 khaalid ck xoolaha yare uraya😂😂😂😂 ninka qudhiye iga qosliya
@kaamilmk440
@kaamilmk440 3 жыл бұрын
Zhp Abdale Borama Soo Gaadh Zhp idiga caydaruus cod weyne FULL RESPECT WALALAHEY
@hoodomohamed2933
@hoodomohamed2933 3 жыл бұрын
Manshalh cbdle fisla cydrus❤
@niciimafaysal1603
@niciimafaysal1603 Жыл бұрын
Masha Allah walky cabdale jamaal iyo caydarus. Aad ayaan idiin salamay. Cisu iyo sharaf igu nolada waan idin jeclay
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 3 жыл бұрын
ayyy lakala horeeya reer yutuperada reer xamarku reaction iyo dhaqan xumoy ku jogan lkn yutuperada hargysa vlogyo qurux badan iyo chalangeyo tusaale qays qaysar iyo abdalle jamaal eega 💕💚💬❤💉🥀💞
@zalmaan8406
@zalmaan8406 3 жыл бұрын
Cuqdada iska saar plz somali somali BAA leh qof da'a yar baa tahay plz aan midowno aan is jeclaano sida fiska iyo abdulla oo xamar iyo hargeisa kaso kala jeeda ee uwada socdaan oo kle wllnimo hana deeqdo iyo dhiiga oo aan wadaagno somalinimo❤🙏
@yaziratash502
@yaziratash502 3 жыл бұрын
@@zalmaan8406 wllnimo waa xageeda lkn 2 dawladood kalanahy
@shaadiw5774
@shaadiw5774 3 жыл бұрын
@@zalmaan8406 badhaaciska mesha kala bax Somali lahayne
@farhanaliabdullahi8584
@farhanaliabdullahi8584 3 жыл бұрын
@@zalmaan8406 hooyada iyo somaliya ba was inta qof naga noolyahy wlllahi in aan somaliya hargeysa ka talineyn taas Ku biyo cab hargeysa hadhwanaag
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
😄😄😄
@cadayabdi806
@cadayabdi806 3 жыл бұрын
I miss my homeland walhi 😩 Ma sugi karo walhi intan ku laabanayo 😍❤️ thanka muuqalkan quruxda badan 💝
@nemodeka5736
@nemodeka5736 3 жыл бұрын
Faraskaaz Mlin Dhawayd Ban Korsanaa Meezhana Waa Xafadayda Xaabaale Ag Teeda Masha Allah
@nazirzalah5008
@nazirzalah5008 3 жыл бұрын
Legend abdalle and aidaruz Pease and love pro✊👊👍
@maymuunabdulahiwarsame8198
@maymuunabdulahiwarsame8198 2 жыл бұрын
M.a ku raaxeysta wadankiina allah nii barakeeyo
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Masha Allah jamuriyda barkaysan somaliland wadankaygi allow cadwga nooga qabo🤲😥💚🤍❤guulaysta inamadaydi duriyadi barakaysan💚🤍❤
@foozia426
@foozia426 3 жыл бұрын
Maasha Allah jahmuuriyada barkaysan ee soomaalilaan ha noolaato
@maskaxmaal2521
@maskaxmaal2521 3 жыл бұрын
Mansha Allah mansha Allah mansha Allah waa qurux midhan marka dhulkenu roobku Judo mansha Allah waan uxisaay hawada macan ❤️❤️
@hudaabdikariimbc5904
@hudaabdikariimbc5904 3 жыл бұрын
Mnsha allh waa muqal qurux iyo qima leh tnx pro🤗
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 3 жыл бұрын
Welcome from Muqdisho bast video 👑🙏
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 3 жыл бұрын
Masha allh somaliland quruxdaydi❤💭💚
@admbnks
@admbnks 3 жыл бұрын
Oh this makes me feel so good 💯❤ I feel I'm there peace✌✌
@sharmaboyfans7180
@sharmaboyfans7180 3 жыл бұрын
Abdalow sanaag iyo dhulkii quruxda goormaad inameysaan
@xamda4668
@xamda4668 3 жыл бұрын
SOMALILAND GUUL 💚🤍❤ 🌍💉🙏
@hafsamuhammed2572
@hafsamuhammed2572 3 жыл бұрын
Ma odhan karaa another level wllhi I love somaliland ♥️✌🤗♥️
@zamzamxasan3903
@zamzamxasan3903 3 жыл бұрын
Calankaaagu waah hipo zharaF kuGuH hagoogaN💚🤍❤frOm harGeizaH
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 3 жыл бұрын
HanTiyey macan waaa midan Hoy Lagaa odhanee🤗✌ SoMaLiLand🇭🇺
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 3 жыл бұрын
Maasha allah my motherland aadbaan ugu faana adna aadbaan wllhi kuutaageraa waxaanan kugu codeeyey channelka asad hadanad so bixin ama anad noqon youtuberka sannadkan anagaad noo tahay best youtuber in somaliland wllhi i.A commensoon 200k
@ahmedmusa3540
@ahmedmusa3540 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful. Muuqaal aad u qurux badan iyo wiilka aan adeerka u ahay Abdalla Jamal Abdillahi Bahilaawe. Guuleysta
@abdalleomer3528
@abdalleomer3528 3 жыл бұрын
Hadal makarayo youtuberska ugu vlogska macaan ayaad ka mid tahay wll abdalle jamaal🥳🙏❤
@ahmatoramosshort919
@ahmatoramosshort919 3 жыл бұрын
Best Somali KZbinr
@hawomohamud4421
@hawomohamud4421 3 жыл бұрын
wow somalind my second home
@noura0tym770
@noura0tym770 3 жыл бұрын
Walhi hadal ma karayo ❤🥺kaliya waxan ku odhan lahaa wll hore usoco ilaahey mar walba haku garab galo wllkey hooyo kle iidhashey💜❤
@cadiidfarah1470
@cadiidfarah1470 3 жыл бұрын
Mnzha allh runtii waa muuqaal qrux badn kuwo ka quruxbadana waa idinka sugayaa zhpyal
@mrwakhti7733
@mrwakhti7733 3 жыл бұрын
Enjoy your country🥰🥰ina jamaal thnks pro🌍🌍
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 3 жыл бұрын
Every nation have a pride.❤️Hantiyey macan 👍our pride is geela 0ur enemy is qabill & dabadhilif. Hantiyey macaan 👉love your nation & ppl as one ummada Muhammed swt❤️Hantiyey macan👉for somali unity 👉Soomaali weyn.
@abdihakimabdilahi2138
@abdihakimabdilahi2138 9 ай бұрын
Garabis meeshaan ku dhashay 😢😊
@naziibmahamedgirl6824
@naziibmahamedgirl6824 Жыл бұрын
Cabdale jamal wll zxpka xaguu tagay ankala anka fadlan isoo jawaab jawabtadu waa muhiim wlky
@DrOday792
@DrOday792 3 жыл бұрын
Masha allah. Abdallah jamal iyo aidarus . legends
@hamdabili5240
@hamdabili5240 3 жыл бұрын
Wlhi abtiyalada mad ii sheegtid abdle jamal abdle ibrahimoow 😭😭
@Upthisalan43
@Upthisalan43 3 жыл бұрын
Alle dhulkena hanoo barkeeyo mashallaah❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yacquubdheeg8042
@yacquubdheeg8042 3 жыл бұрын
Aydarus iyo abdalla Good job sxbyl hore u wada shaqadaaa
@ilhaancumar9371
@ilhaancumar9371 3 жыл бұрын
inta reer muqdisho🇸🇴🇸🇴 ah is mujiya
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 3 жыл бұрын
Rer moqdisho wan idin salamey from hargeisa
@ilhaancumar9371
@ilhaancumar9371 3 жыл бұрын
@@itz_Marwa456 wa ka qadne abayo
@hibaaqmaxamed2059
@hibaaqmaxamed2059 3 жыл бұрын
mch allah quruxda dalkeena saad utustaan umada kle waa cajiib waana mid laydinku mahadceliyo shukra wll Abdle Jamal
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Hore usocda #Abdalle Jamaal and Caydaruus.💯💥
@zuckradekk7734
@zuckradekk7734 3 жыл бұрын
Waw the legends abdalla and asanto keep going
@maskaxmaal9914
@maskaxmaal9914 3 жыл бұрын
Mansha alah cabdaleh iyo cayto aaad ban idin salmaya rag aan xiseeyo videos kooda Hubaaal rageedii baad tihiin rag wacn 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@khadardhimbiil6961
@khadardhimbiil6961 3 жыл бұрын
Masha allah waa dhux dhuruxbadan meeshan magaceed zhp cida magceeda garanaysaa haysheegto
@abdihakimabdilahi2138
@abdihakimabdilahi2138 9 ай бұрын
Garabis wllo waa halkaan ku dhashay 😢😊
@filashotube7623
@filashotube7623 3 жыл бұрын
Soomaaliweyn ayaan ahay Cidna igama xigto Jigjiga, Garoow, hargeisa, Garissa, baydhabo, mogdisho, kismaayo, Balad xaawo, baardheere, berdaale, Cadaado, baladweyne, jowhar, boosaaso, Afgooye, Djibouti,🏋️‍♀️💪❤💯 Dhamaan soomaaliweyn Salaaman Sidaa udhan tihiin🏋️‍♀️💯
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Aday kuu taaal qadaadwayneet
@filashotube7623
@filashotube7623 3 жыл бұрын
@@albertoyahya HHH I WILL COME TO AL CAASIMA HARGEISA 🙋🏻‍♂️
@jamaibrahim6110
@jamaibrahim6110 3 жыл бұрын
Keep up brothers . Quruxda waddankeenna ayaad muujusaan marwalba
@hibonuuraahmed6072
@hibonuuraahmed6072 3 жыл бұрын
mnsha allah dhulkaygi 💚🗨❤
@hanadaauud7259
@hanadaauud7259 3 жыл бұрын
ZOOMAALILADN QURUX MIIRAN💚🗯❤
@hooyomcn7507
@hooyomcn7507 3 жыл бұрын
Maasha alaa gul iyo gobanimo from muqdisho💋💋❤❤❤
@iidoahmed3959
@iidoahmed3959 3 жыл бұрын
@@hooyomcn7507 hooyo mcn tnx
@jamaljovaz701
@jamaljovaz701 3 жыл бұрын
Best vloger in somali
@abdirisaqhassan1751
@abdirisaqhassan1751 3 жыл бұрын
Masha allah Amizing zxp
@waakuma6842
@waakuma6842 3 жыл бұрын
The one nd only Si baarle ayan idin salamay dixiinkii Caasimada
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 3 жыл бұрын
Boqorada cadka Farxiya Fiska 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷❤️😍🥰🥰
@abdiwahabadan7994
@abdiwahabadan7994 3 жыл бұрын
Waa soo saartee janalka 2 linkiya soo saaraa adiga mahad saan waan kaala socada magaalada mogdisho waxa jeclahay marka cabdala jamaal iyo iduruus wadaa soctaaan cadow ayaa jiro marka yaa la idinka faaideeysinin micnaha ayaa la isku diren dad ee waxjira farxda idindeedaa waxaa idin leeyahay guul iyo jabaab wacan🥰🥰🥰✌
10$ MAXAY KAGA JARAYSA ISTANBUL IYO CUNTOOYINKA WADADA ( STREET FOOD )
15:21
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 224 М.
LII CAATO LAHJAD IYO KAFTAN
18:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 538 М.
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 54 МЛН
Players push long pins through a cardboard box attempting to pop the balloon!
00:31
Миллионер | 3 - серия
36:09
Million Show
Рет қаралды 2 МЛН
QOSOLKII ADUUNKA ZAKI & ABDALLE JAMAAL & CAYDARUS AZONTO CIID WANAAGSAN
16:06
Jasiiradaha Ceebaad. iyo Sacaadadiin..
12:34
Qays Qeyser
Рет қаралды 525 М.
Challenge labadiina keeba Gabdho badan 😂🫡
13:24
Xadaari Geesi
Рет қаралды 63 М.
guri barwaqo iyo abdikarin asheeko Qosol badan
5:42
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 158 М.
RASHIID NUUR WARAYSI XIISO LEH
19:44
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 682 М.
BACK TO HARGEISA IYO BEERTA XAYAWANKA
13:05
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 141 М.