Baro Nooca Timahaaga iyo waxay ubaahanyihiin/hair porosity

  Рет қаралды 12,779

Saida Abdirizak

Saida Abdirizak

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 4 жыл бұрын
Timaha biyaha kuridaysid waxyar dhowr xabo ha ahaadaan. Jimcada nafaqo qalaylka bi'inaysa so wadaaa insha allah
@mawadaumu5983
@mawadaumu5983 4 жыл бұрын
Masha Allah abyo xalay Ayaan ka aqrinayay groupka aad hire usoo dhigtay...lkn markaa timaha shampoo iyo doobiyo shampoo a ku Soo dhaqay e doobiyo shampooka ano ku so dhaqay ma same karaa tijaabadaab
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 4 жыл бұрын
Shampoo kale ku dhaq
@shugrifarah5166
@shugrifarah5166 4 жыл бұрын
Mahddand
@dr.abdikarimrooble9925
@dr.abdikarimrooble9925 4 жыл бұрын
asc abayo timaheyga kur bay sabenayan borotiin miyaa ufican mise uma fiicno ukunta fg waxan ahay dumar maha raga
@FarduusXaashi
@FarduusXaashi 6 ай бұрын
Walahey timaheyga waa kuwa salka taka waxasta hadaan mariyo mabaxaan wax uroon isheeg qaleyal baa nafta ikeeney iyo daadasho
@nasraabuukar6002
@nasraabuukar6002 Ай бұрын
Hooyomcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jiyaaboos2208
@jiyaaboos2208 4 жыл бұрын
Thnks wlhi sis waligey meel tin looga hadlaayo waan raadin jiray thnks maba aqan waxan kudhaho
@samiramaariyow8631
@samiramaariyow8631 Жыл бұрын
Thank you abyo Aniga low prosatis noqdiin isku mid nhy 👌🥰
@ikhlaasxasandaahir5052
@ikhlaasxasandaahir5052 3 жыл бұрын
Abayo waa mhdsanthy alle ajar hakaa siiyo sidaa wax nuku faaideysd Abyo labada nooc midba gooni uku soo hadal hada wax dhan waa isku wadaa si ficn luma fahmyo adoo mhdsan
@WiiloWiilo-wv1px
@WiiloWiilo-wv1px 14 күн бұрын
Isku tin ba nahay ee foda hore wey ka gagabantahay mx sameya
@maimunmohammed1
@maimunmohammed1 4 жыл бұрын
Mahadsanid qaali quruxey 💋💋💋💋❤❤❤❤❤
@ifrahabshir8409
@ifrahabshir8409 3 жыл бұрын
Masha Allah xbbti shukran
@munalily4159
@munalily4159 4 жыл бұрын
Masha Allah thanks qlia
@halimaahmed7941
@halimaahmed7941 4 жыл бұрын
Thank you xbbt
@muwaahibmuuse
@muwaahibmuuse Жыл бұрын
high wa kor lowna wa hoos abayo
@hodanhawsi575
@hodanhawsi575 4 жыл бұрын
Masha Allah. Medium baan noqday. Jzk xabiibti 😘😘😘
@ahmedasacid5686
@ahmedasacid5686 5 ай бұрын
Ilaah amarkiis marka biyaha kuriday ban vidio an arkay kuwa kor sabeenaayo ahay
@MuslimoShiimay
@MuslimoShiimay 7 ай бұрын
mahdsinid😊
@fartaj8974
@fartaj8974 4 жыл бұрын
Thanks abaayo Aniga low prosati ayeey noqdeen isku midbaa nahay waxyalaha uficn noso gali inshallah
@Hinda-u2l
@Hinda-u2l 4 ай бұрын
timaha durkay dhanka fooda maxa lagu xaliya sanxayaha wa cadi bidar iskaga iso gali rabta
@mariahassan1400
@mariahassan1400 Жыл бұрын
Abyo salidaha ufican tinta low ha ah no so sharxi plz
@shugrifarah5166
@shugrifarah5166 4 жыл бұрын
Horta abayayal halmida idhibtey tinta wey iibaxdaa wxa iga gala af laako waana jaraa hadane bartii ey kunoqonaayaan marka qofkii og wxa lugu sameyo ha isoo galo jawaab celin ❤💯
@SaidaAbdirizak
@SaidaAbdirizak 4 жыл бұрын
Aflaaqada 3dii bil mar afka kajar timaha marka saliidaynyo baarka aflaawada kagalayso ka bilow
@abdulahiaadan7553
@abdulahiaadan7553 4 жыл бұрын
Abayo timahan Ku dhibanahay salida balak kastar oil ayan bilawi rawaa yaa tijabiyey salitas oo hubo plz abayayal jwb ban rabaa iso qora
@sariamuse9396
@sariamuse9396 4 жыл бұрын
Mhdsnid saida sxb
@hibomohamed1462
@hibomohamed1462 4 жыл бұрын
Biyaha bariiska qasil ma lagu qasan karaa????
@hibomohamed1462
@hibomohamed1462 4 жыл бұрын
Biyuhu ma qar iska cadiya miss way diiran yhiin??
@maroon4042
@maroon4042 2 жыл бұрын
Salidaha low porosity u fcn sa fcn nogu sheeg
@afrogirl1780
@afrogirl1780 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@munonuur-km7zi
@munonuur-km7zi 9 ай бұрын
Mahad sanid abyo mcn sida nowgu fa idesay
@hodansalaadomar73
@hodansalaadomar73 4 жыл бұрын
Tinta hadii lasheego wan soocararaa
@Marwo128-d1y
@Marwo128-d1y 4 ай бұрын
Timah biyah way laQen😂
@najaxmohamud5217
@najaxmohamud5217 4 жыл бұрын
abyo kuweyga wa low mxa u fcn oon mariya
@zeinabdaahir5323
@zeinabdaahir5323 4 жыл бұрын
Abaaayo timo gadaaal kaso durkeey maxa lagu sameeya??
@najuucadey4062
@najuucadey4062 2 жыл бұрын
Rosemary Mari
@AyuubAyuub-b8u
@AyuubAyuub-b8u Жыл бұрын
😂😂😂
@ahmedasacid5686
@ahmedasacid5686 5 ай бұрын
Ilaah amarkiis marka biyaha kuriday ban vidio an arkay kuwa kor sabeenaayo ahay
Best Products for Low Porosity Hair & Ingredients to Avoid
15:13
Simply Just Cee!
Рет қаралды 106 М.
Top 5 Low Porosity Hair Essentials!
3:31
charisse christine
Рет қаралды 800 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Timahaaga waa noocee? @jiilmedia
3:45
Jiil Media
Рет қаралды 32 М.
10 Tips for High Porosity Hair!
16:12
SoNaturallyGwen
Рет қаралды 97 М.
10 Tips for Low Porosity Hair!
10:25
SoNaturallyGwen
Рет қаралды 71 М.
3 Bilood Kaliya Ku Baro Luuqada English.
28:18
Warsame Bade
Рет қаралды 83 М.
Maxaa keena timaha soo daata? Maxaad kaga hortagi kartaa Bidaarta?
15:03
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 224 М.
Timaha High Porosity waxaa ka fiican Low Porosity Hair||SABAB|
5:55
Saida Abdirizak
Рет қаралды 4,4 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН