جزاك له خيار يا شيخ محمد ❌جزاك الله خير يا شيخ محمود حليكي✅❤
@anzalmaxamuudАй бұрын
@@Xaswawa-rz2et abaayo aniga Sa,id uma aqaano carabiga fasiraadisa kaliya waxan aqanaa qoridiisa iyo akhrintiisa lkn hada taqaano aqristisa iyo qoridiisa fasiraada xira KZbin ka ka raadi Waad ka baran karta ♥️ wan ku bari laha lkn uma malaynayo inan ku bari karo sabatoo ah aqoon dheeraada u lihi teeda kale abaayo haduu aqriska kugu adag yahay si dhaqsa leh ku tag dugsi qu,sanka kugu dhaw si,aad u barato qu,aanka kariimka iyo aqrinta carabiga ❤️dadaal abaayo 🌺
@anzalmaxamuudАй бұрын
Dugsi qu,aanka kugu dhaw⬆️
@NasraaliKhalif-tu5yoАй бұрын
😂😂😂😂😂😂@@Xaswawa-rz2et
@abdifatahadan7184Ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤ جزاك الله خير شيخ❤
@NajiibDaahir-te6tw18 күн бұрын
Aloow noo danbi dhaaf🤲🤲
@sabahmohamud-mu3sxАй бұрын
❤❤❤❤❤
@SacdiyaYasin-n9uАй бұрын
Asc sheeqa aniga waxaan rawaa in aan barto kitaabka sideh leku bari karaa sideh ku hele karaa kitaabka waxaan joga somaliya
@libanali8725Ай бұрын
Asc ikhwaanii PDF ka kitaabka noogu soo dara ama Groupka Xilqada number keeda nala soo wadaaga, is aan ula socono kitaabka si joogta ah inshaa Allaah, Jazaakumu Allaah🤲