Abaayo saliida kolkaa ku masaaqo ma ka dhaqaan mise waaa u dhaafan
@shugrimohamedAli4 ай бұрын
Thank you so much ses
@muniirohuseenmohamed4 ай бұрын
Abaayo qeyr allaha ku siyee gabadheyda timha heeda qafif daran waaye abayo wax xoog u yeelo isheeg codsi waaye xitaa waanka niyad jabay seey qafiif u tahy
@munonuur-km7zi4 ай бұрын
Qasil umari abyo hal ween aye unoqonesa o dhaqsi aan go enin
@muniirohuseenmohamed3 ай бұрын
Maxaan ku dara abayo kaligiis miyaan u marinaaa
@munonuur-km7zi3 ай бұрын
@@muniirohuseenmohamed abyo mar xulbad umari iyo caano timo badan unoqonesa oo tuhul ah o masha alaah ah abyo qasilkana asina timaha qafiifka wu uroon yahay caleenta shaaxa kar kari kadib marku qawowo qasilka ku dhax qas markaas umari sacadoyin ku haay ka dhaq abyo marka qasilka ka dhaqeso kow biyo badan ugu meer intaan shanbada ku dhaqin yaah abyo intaas sameey baamiyaha xata wu fican yhay lkn qasilka kasi qatar san insha alaah natiijo dag dag helesa haniyid jabin