Baro sida ugu fudud ee loo sameeyo Shushumow dhowr nooc ah oo macaan

  Рет қаралды 63,251

Ifraax Bashiir Kitchen

Ifraax Bashiir Kitchen

3 жыл бұрын

#IfraaxBashiirKitchen.

Пікірлер: 152
@saciidajaamac335
@saciidajaamac335 3 жыл бұрын
masha allaah waa shushumow noocii hore ka qaab fiican walaasheen allaha ku barakeeyo
@HANIOSMANQEYT
@HANIOSMANQEYT 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah waan ka helay thanks for sharing
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 10 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ ilhey ha kuxifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼
@fadumaali5361
@fadumaali5361 3 жыл бұрын
Masha allaah
@qoryooleytv2108
@qoryooleytv2108 3 жыл бұрын
Masha Allh Ifraax
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 3 жыл бұрын
Mash Allah harta nadaafada number one aniga waxaan jecelaaday isdaa wax usharxeysid waw you are 👨🏼‍🍳 chief dad badan oo waxaa arkay KZbinr ah marka ay cundad karinayaan aad yaabaysid adiga iyo shuri masal waxaa tihiin teaches xalwad ay karisay aad baa ugu helay adigan cookies shumawga mash Allah gacantaada halah kuu barakeeyo waxana ku leeyahay ciid wanaagsan adiga iyo family
@mamadabibto1834
@mamadabibto1834 3 жыл бұрын
Maansha allah qaali alle gacantada ha barakeeyo
@xalimosacdiyo2577
@xalimosacdiyo2577 3 жыл бұрын
Mashallah xawiibti
@leilaomer8711
@leilaomer8711 3 жыл бұрын
masha allah
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 жыл бұрын
Masha Allah xabiibtii Inaba cadi ma aha alaabtan yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey.
@sahraabdi8630
@sahraabdi8630 3 жыл бұрын
Maansha allaah gacmahaaga ilaahey ha kuu xafido qaali
@nimomohamedali4631
@nimomohamedali4631 3 жыл бұрын
Maasha alaah alaha kuu barakeeyo gacantaada waxaan kaa codsaneyna qumbo caano noogu xeji waa mahadsan tahay
@ifraxxusen1852
@ifraxxusen1852 3 жыл бұрын
Masha Allah qurux wayay abayo illahey gacantada illahey haku barakeyo
@ifkanolosha8821
@ifkanolosha8821 3 жыл бұрын
Msha alah sami
@habiboadow6209
@habiboadow6209 3 жыл бұрын
Masha allah
@mulkimaxamudali833
@mulkimaxamudali833 3 жыл бұрын
Masha Allah
@nimoomar8519
@nimoomar8519 3 жыл бұрын
Masha allha kalar kan kahelay wad nofaidaisay kiitos huuno
@fadumarashiid
@fadumarashiid 3 жыл бұрын
Wa mahad santahay walaashey waxan cosenza inaad naga xirtid music kada yeereyso waayo madax xanuun waaye shukran
@munahassansiraj9540
@munahassansiraj9540 3 жыл бұрын
Macanteyda mashallah tabarakallah mcn waye xayatii albiii gacantada allah hakubarakeyo sharafey
@farxiyocali1682
@farxiyocali1682 2 жыл бұрын
Masha Allaha
@sahrocalichannel6482
@sahrocalichannel6482 3 жыл бұрын
Masha allah wnka kahellay
@lifeofbahja
@lifeofbahja 3 жыл бұрын
Ma sha Allah habibty ilah gacantaada ku daayo ❤️
@hawodheyman5468
@hawodheyman5468 3 жыл бұрын
Masha allah shushumoow sojidasho leh waye walashey mahadsanid
@muhammedyousuf861
@muhammedyousuf861 3 жыл бұрын
masha allha 👍
@diijainaadeer9838
@diijainaadeer9838 3 жыл бұрын
Jzkl qeyran aad aan ugu farxay video gaaga Allaha kubarakeeyo noloshaada walaasheey
@maryamabdulqaadir1560
@maryamabdulqaadir1560 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful 😍
@rfgfgdgvg8869
@rfgfgdgvg8869 2 жыл бұрын
Masha alh
@suadoibrahim2869
@suadoibrahim2869 3 жыл бұрын
Maasha Allaah marwalbo xabiibati
@fardosomaxamed1539
@fardosomaxamed1539 3 жыл бұрын
Masha Allah queen
@maryankulane7302
@maryankulane7302 3 жыл бұрын
Masha allah sisko
@asiyoabdirahmaan3721
@asiyoabdirahmaan3721 3 жыл бұрын
Manshallah Allha ku barakeyo wl
@farxiyocali203
@farxiyocali203 3 жыл бұрын
Masha Allah habo waa soo Doona ha shushumowga
@safiaahmed9569
@safiaahmed9569 3 жыл бұрын
Masha Allah cafimad kucuna ee buskud sosame qurubadan
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله تسلم ايدك اختي الكريمة 🌹🌺💐👍👏
@mirnaiyokhaliilchannel
@mirnaiyokhaliilchannel 3 жыл бұрын
Mashalha Allha tabrkalha Allha walsheey hormar wacan
@ayanabdulahi370
@ayanabdulahi370 3 жыл бұрын
Maasha allaha illahay gacantaada ha kuu barkeeyo abayo
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 2 жыл бұрын
Maashaa alaah
@maryanbahar6726
@maryanbahar6726 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 жыл бұрын
Amiin xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey ciid Mubarak xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha alaabtan thanks for sharing qaaliyeey.
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 3 жыл бұрын
Mashacala
@nimcaqaaliyusuf193
@nimcaqaaliyusuf193 3 жыл бұрын
Ifraah Gacmaha Allah kuu barakeeyo maasha allh
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 3 жыл бұрын
Masha Allah 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻😋
@jawaahiryusuf3132
@jawaahiryusuf3132 3 жыл бұрын
Maashaa allaah Wallashey
@khadijoahmed3438
@khadijoahmed3438 3 жыл бұрын
Masha allah 😋😋😋👌🏼👌🏼👌🏼
@salwaabukar1812
@salwaabukar1812 3 жыл бұрын
Masha allah abayo
@hayatihubbi2425
@hayatihubbi2425 3 жыл бұрын
Maashaa Allah
@fairhonestjustice7918
@fairhonestjustice7918 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah sahal iyo qurux waaye laakiin markii aad ku laabeysey birta wax lagu hoolo intaad si fiican noo tusi laheyd aad camerada wejigaaga ku aadisey marka intii si fiican u fiirsan laheyn wejigaaga aan fiirsaneyney hada ka dib waxaa sameyneysid camerada ku qabo
@abdirizaq-altesooffical7219
@abdirizaq-altesooffical7219 3 жыл бұрын
Mansha Allah guleyso ed mubarak insha Allah adi all famlika
@manaalosman4715
@manaalosman4715 3 жыл бұрын
Maashaallah tabarakallah abaayo gacatada Allah hakubarakeyo
@manaalosman7176
@manaalosman7176 3 жыл бұрын
Maashaallah tabarakallah abaayo
@fadumohilowle5093
@fadumohilowle5093 3 жыл бұрын
Maasha allah qurux shu shumowga
@ribraabdi518
@ribraabdi518 3 жыл бұрын
Masha allah abayo doolsho noo soo gali hormar wac 😍🥰
@fadumohassan3590
@fadumohassan3590 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakalah xabiibti aad iyi aad aan uguhelay
@liimooni.acooking7099
@liimooni.acooking7099 3 жыл бұрын
Masha allaah tabarka llaah cadi maahin
@farhia2984
@farhia2984 3 жыл бұрын
Masha allaah tabaraka laah
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 3 жыл бұрын
Maansha allah baarakallah abaayo
@dr.mahdoyoutube354
@dr.mahdoyoutube354 3 жыл бұрын
MANSHA ALLAH unter KU nooltaha,
@LAYLAOFFICIAL
@LAYLAOFFICIAL 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo wan ka helay runtii waa tijaabinà insha allah gacantaada allaha ku barakeeyo qaali
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 жыл бұрын
Mansha allah. Allaha kuu barakeeyo gacantaada
@ibtisammoalin2080
@ibtisammoalin2080 3 жыл бұрын
ماشالله 😍
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 3 жыл бұрын
MashaAllah xabibtii gacanta Allaha ku barak 👍
@hony1435
@hony1435 3 жыл бұрын
Masha allah gacanta alahaku barakeyo
@deeqoxaaji7250
@deeqoxaaji7250 3 жыл бұрын
Mashaa Allah gacantaada allah hakuu barakeyo wll mcn
@redgamer5017
@redgamer5017 3 жыл бұрын
Masha allaah good
@mutaasomar5898
@mutaasomar5898 2 жыл бұрын
Mashlaa wallashy
@amalo8798
@amalo8798 3 жыл бұрын
ManshAllah tabarikala cadi maha Illahy gacantada haku barakeyo wan ka hela nidamkag dhrkaga iyo shushum qurux
@amalo8798
@amalo8798 3 жыл бұрын
Asc xabibti fadlan buskud noso gali inshaAllhu💕😘
@abdirahinahmed6211
@abdirahinahmed6211 3 жыл бұрын
Masha allaah inahooyo
@vlogingwithhamdi4462
@vlogingwithhamdi4462 3 жыл бұрын
Thanks abaayo
@beelo2214
@beelo2214 3 жыл бұрын
Mahadsanid waka faidey san dona jazkallah
@luulhaji3001
@luulhaji3001 3 жыл бұрын
Ramadaan mubaarak mcnto 🌷❤️🎊⭐️🌙🕋🎊❤️🌷 Maashaa allaah 😋qurux mcnto illaaheey gacantaada hakuubarakeeyo 🤲 ana hadaan kugusoobiiray 🤝
@ifraaxbashiirkitchen4421
@ifraaxbashiirkitchen4421 3 жыл бұрын
Soodhawoow qaali 😘
@jawaahiryusuf3132
@jawaahiryusuf3132 3 жыл бұрын
Nadiifka xasilka You are number one
@cabraxmaanshekh4558
@cabraxmaanshekh4558 3 жыл бұрын
Mashallah
@aminamohamed6356
@aminamohamed6356 3 жыл бұрын
Waaw waaw maasha allaah sisko qli
@yuusufguudle7545
@yuusufguudle7545 3 жыл бұрын
Masha. Lah
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 3 жыл бұрын
MashaAllaah says 😋😋😋😋🤲🤲🤲
@luulaluula2237
@luulaluula2237 3 жыл бұрын
Masha allh
@drshanidaahir
@drshanidaahir 3 жыл бұрын
Camimaan qatar ah ayaaa kaa duubey quruxey ee aad aayuu u mahadsan yahy
@sucdimaxamedwarsame3468
@sucdimaxamedwarsame3468 3 жыл бұрын
Basbousa wll nosoo gali I liked wan kuduceyn lhaa
@fartuunmaxamed2750
@fartuunmaxamed2750 3 жыл бұрын
Asc mash.allah. Amiin.Amiin 🥰🥰🤲🤲🤲
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 жыл бұрын
Mashalh wan tijawin jisa kalh qeer sisin lado noo soo samey
@ifraaxbashiirkitchen4421
@ifraaxbashiirkitchen4421 Жыл бұрын
Hadaan arkay qoraalkaga waan idiin soo gelinaya lado loos insha alaah
@amaniroble7190
@amaniroble7190 Жыл бұрын
Masha wax badan ayaan kaa barandoonaa insha allah ❤
@farhyamohamed6246
@farhyamohamed6246 3 жыл бұрын
Masha Allah Allaha ku xafido
@muslehomer327
@muslehomer327 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@ashashego3474
@ashashego3474 3 жыл бұрын
Masha Allah lakinse aniga subaga ma jecli aad oo ii dhibaa.
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 3 жыл бұрын
Masha allah farsamo qurux badan waye
@mariza101_
@mariza101_ 3 жыл бұрын
Masha allah i like aqlaaadeda ey dadka ula hadleyso masha allah ilbax dadka qaar somalida KZbin barada cuntada ka Riyo maanta oo dhan waxa ey ku hayaa “ ma fahamteen”?? Sida qof kula si toos ah kugula hadlsyo oo kale masha sister keep going I subscribe you because your aqlaaq iyo ilbax nimada I like it
@nastehaislow407
@nastehaislow407 3 жыл бұрын
Mnsha allah iminkan Ku arkay waan kugu faraxay aragaaga abshir weye abayo ilahay haku xafido ❤️❤️❤️
@ifraaxbashiirkitchen4421
@ifraaxbashiirkitchen4421 Жыл бұрын
Aamiin mahadsanid
@nafisamursal1932
@nafisamursal1932 3 жыл бұрын
Thanks
@drshanidaahir
@drshanidaahir 3 жыл бұрын
M.a abaayo ajar aalah ha kaa siiyo
@xamdicabdikariin1604
@xamdicabdikariin1604 3 жыл бұрын
Mashallah habo channal kaaga maanta igu horaysay waana kahelay kula socondonaa inshallah
@hibakvlogs7480
@hibakvlogs7480 3 жыл бұрын
keep going sis
@bintiali7327
@bintiali7327 3 жыл бұрын
Masha.allah wlshy alle hakuu barakeeyo gacantaada waxad nosoo galisaa Qunbe caano oo fudud hadii ay macquul tahay
@sahraahmed50
@sahraahmed50 2 жыл бұрын
Asc abaayo allaha kuu jiseeyo waan sameeyay waana ka helay. Abaayo waxaan kaa codsanayaa in aad na barto kackac iyo sida loo sameeyo macmacaan loogu talo galay dadka sokorta qabo odaygeyga ayaa qabo mana aqaan waxaan u sameeyo
@sbadal1
@sbadal1 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@sagalhassan2067
@sagalhassan2067 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo thanks waxaan kaa codsaneynaa buskud, qubo iyo cake macaan badan 😍😍👏👏🙏🙏
@sagalhassan2067
@sagalhassan2067 3 жыл бұрын
Abaayo i cuna noo sogali thanks
@najmomaxamedcali4419
@najmomaxamedcali4419 3 жыл бұрын
Abaayo
@updycaziiz9422
@updycaziiz9422 3 жыл бұрын
👍👍👍👍
@abshirnishow5154
@abshirnishow5154 8 ай бұрын
Wallaashey qasliga Aheed sideen ku baran karaa macmacaanka waxaan rabaa in Aan ka ganacsado
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Fadlan wlhayga isoo booqda plz
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 3 жыл бұрын
❤️☺️❤️👍🏻👍🏻👍🏻
Quraac fudud/ shakashuko /2 minutes Breakfast recipe
10:01
hibaq cooking
Рет қаралды 21 М.
MEESO MAASHA ALLAAH AH MACANKA CIIDA BY QAMAR BINT AMIIR 👑
13:05
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 37 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 44 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,2 МЛН
SHUSHUMOW FUDUD SIDAN U SAMEYSO👌 #QAMAR_BINT_AMIIR 👑
10:41
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 10 М.
Shuwaarma iyo ceeshkeeda oo macaan badan baro sida fudud ee  loo sameeyo.
12:52
Ifraax Bashiir Kitchen
Рет қаралды 4,7 М.
Daawo Muufo Tinaar si fudud aan u sameeyay adinkana sameysta.
19:16
Ifraax Bashiir Kitchen
Рет қаралды 15 М.
shushumow | Somali Snack
8:27
Cunto Reerxamar
Рет қаралды 194 М.
Shushumow fudud macaan rassme | Somali Traditional Eid sweet 
10:34
Cooking with mama halimo
Рет қаралды 484
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН