BARWAAQO QALANJO | KU SOO NOQDAY CAADIGII | New Somali Music Video 2022 ( OFFICIAL VIDEO )

  Рет қаралды 933,932

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.youtube.com/...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2265060459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
MIDHAHA:ABDISHAKUR BADMADOW
LAXANKA :ABDISHAKUR BADMADOW
MUSIC : TEMESGEN
CAMERA & EDIT: CABDIQANITUSMO
VOCAL RECORDING:RIDWAAN GALAYDH
PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
MANAGER: M.ABSHIR
want to support tusmofilms produce more high quality songs
paypal.me/tusm...
we constantly produce songs from your favourite somali artists
awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

Пікірлер: 508
@abdishakurbadmadaw6187
@abdishakurbadmadaw6187 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsantihiin fal-celintiina iyo commentiyadiina qurux badan. Macnaha heestu waa dalab xaga fanaanada ka timid. Weydinkaa sxbyaal✔️
@libanmohamed4517
@libanmohamed4517 2 жыл бұрын
Si wacan baan kula socdaa abwaan cirkaasay maraysa imka lol
@40Durkiya
@40Durkiya 2 жыл бұрын
Sxp waa jiibkii sxp kaa waxba lagaama qaban karo
@barwaaqoqalanjo5380
@barwaaqoqalanjo5380 2 жыл бұрын
Abwaan wad ku mahadsantahay sidad dalabkayga u aqbashay sharaf iyo karamo ayan ku haya 🙏🙏🙏🙏
@ahmedbadhcun54
@ahmedbadhcun54 2 жыл бұрын
Abwaana aniga ku hadheeya
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Ayy mahadsanid abwane🥺🥰🥰
@suldanshow8626
@suldanshow8626 2 жыл бұрын
Kusoo Noqday Caadigii Hala Azxaapta waa inii salaamayaa 👏💔
@daahirodeeqa3409
@daahirodeeqa3409 2 жыл бұрын
Wan ka qaday abyo ana iso ducee waxan rajeynayaa inan caadiga ku laabto oo an caburinta ka baxo 🥰
@sakiyabarre
@sakiyabarre 2 жыл бұрын
Guuleyso xbbti
@ismailwarabacadeofficialch9290
@ismailwarabacadeofficialch9290 2 жыл бұрын
Cumaamada kadaa ciyaarta waa astaan culimee
@jiilka-cusubo-fficiel
@jiilka-cusubo-fficiel 2 жыл бұрын
Waad noo raaxeesay
@bushraayanle342
@bushraayanle342 2 жыл бұрын
Ani maa iso qaday wllaley
@inaayeeyocibaado2028
@inaayeeyocibaado2028 2 жыл бұрын
HapLaha Gobeeye Cod macaaana Quruxda Ayaan Lasi dhacayba Fanaaanad Aan Jeclahay❤ BarwaQo mohaMed HaaJi (QaLanjo)
@xikmadaadanofficial1587
@xikmadaadanofficial1587 2 жыл бұрын
Tnx
@haldoorw
@haldoorw Жыл бұрын
Weligeenba smooth ayaa ahayn reero nabadeed sxp Jewi dagan
@naimajookho8017
@naimajookho8017 2 жыл бұрын
Colaad aan dhamaanin iyo 😥 Cadhiyo buuq bayga haray 😱 Calanka farxadaan wataa 🤩 Ciyaalnimadii ka Koray 👩‍🦳 Noloshii cisigeeda iyo❤💯 Cirkii libinta da,oo 🌧 Cagaha Waxn kula jiraa 🦶🦶 Badaha ay ka caariyaan 🌊 Maraakiibtii cishqigu 🛥🛳 Heesahan o kle qalbiga lagu dhaydaa Nolosha waligaa Wakhti hku dhumin Qof ad kaliga jceshahy🥲 Waligaa mudnanta sii kn kujcel farxd bd ku nlonaysaa inta noshahy👏
@nourdinhomahad488
@nourdinhomahad488 2 жыл бұрын
Qof jacaylka wax ka yaqaano ayaa tahay👏
@abdifatahmouseomar5191
@abdifatahmouseomar5191 Жыл бұрын
Axsan Axsan ❤
@canadaboycanadaboy4287
@canadaboycanadaboy4287 2 жыл бұрын
Ereyada 100% Laxanka 100% Musica haba sheegin 100% Codka alle hibo u baxsho 200% Staylka la iskama helo waa hadiyad alle Ku siiyo 300% Inta ka dhiman noloshada saan noga raaxey barwaqo qalanjo we love you 💋💋
@farduzabdul7957
@farduzabdul7957 2 жыл бұрын
Hees iyo bar waan kahelaye hesta wllhi
@hayaad12
@hayaad12 Жыл бұрын
Ku soo noqday caadigii 😊marki ugu horaysy oon wax jecaladay ban qof xun jecaladay 2 sano oo murug iyo xanuun ah ka dib manta ayn goan ka garay oo dhameyt alx waan frxsnhy ilhy saa ha iigu wado ❤
@waxanahaylamahelaan7819
@waxanahaylamahelaan7819 2 жыл бұрын
ilaahow isii waqti aan laydha kula ciyaaro farxadahayga ii dhamaystir sxbyalow Aan isku soo ducayno 🙏🏽🌹
@qaali06
@qaali06 2 жыл бұрын
Jaceylka jajuubka ah kalinimadda baa kuu dhaantaa Barwaaqoy ee guuleyso qofna kuma xirna farxadedee adigu dhiso nolal billaa xasarad ah.
@safisubaan3868
@safisubaan3868 2 жыл бұрын
This song is on repeat. Can’t get enoughhh! 💃🏽🎶💃🏽
@bashiirnur
@bashiirnur 2 жыл бұрын
Gabadhan malin ayaan istanbul ayado taxi kasoo daganeysa arkay wlh turkida fiir fiirineysan alle joog iyo jamaal waasiyay waa tariig gabdhihii la dhihijiray. kraliçem U are top Cimamadada lama heysankaro❤️❤️
@Samaan__
@Samaan__ 2 жыл бұрын
Masha Allah
@hibaaqmohamed7732
@hibaaqmohamed7732 2 жыл бұрын
Barwaaqo qalanjo oo dhuubatay Qofkatoo farxadiisu cidhiidhi ku jirto alle farxad hagu badalo kuwa haytana alle hawsiyaadiyo 🤲 Farxadu waa shay qaaliya 😘
@mariamelmiofficial7541
@mariamelmiofficial7541 2 жыл бұрын
Aaamn ya rabbi thnks xppti
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
Inanta ugu quruxda badan hablaha heesa uguna degan qalanjo❤❤
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 2 жыл бұрын
asaxapeey walagiin wakhtiga hayskaga halayn qofana ku jeclayn noloshada mugdi ha galin qof dartii naftada waxwalba ka muhiimsan keep going boodhka iska jaf❤❤❤❤👊
@fardusahussein3150
@fardusahussein3150 2 жыл бұрын
Jacalka maha waxad iska celin karto anba ka awooda badin karto waa cashar hadii uu wanag kuguso maro Alx hadii kalana waa casharku bara jacalku waxu yahay oo lagu waraan marka ogow inanad iska celin karaan lkn waadka bogsan karta
@bushraayanle342
@bushraayanle342 2 жыл бұрын
Abaayo waa runta 😍
@basraaadanadan3151
@basraaadanadan3151 2 жыл бұрын
Xaqiiq walhi hadaad noloshada qof kuxidha adaa waali kudanbayn
@ahussein1623
@ahussein1623 2 жыл бұрын
J'écoute cette chanson peut-être cent fois, s'il te plaît, reine barwqo, nous avons besoin de plus comme cette chanson sis fire🔥🔝
@fatoumamahamoudfatoumamaha4868
@fatoumamahamoudfatoumamaha4868 2 жыл бұрын
Moi aussi j'ai kiffé trop
@Babygir552
@Babygir552 7 ай бұрын
This song is fire❤️❤️❤️🤞🏽
@Somali_One195
@Somali_One195 2 жыл бұрын
Erayda: 100% Laxanka: 100% Codka: 100% Stayle ka :100% Barwaaqo qalanjo keep going sister❤💯
@bintuabuukar1413
@bintuabuukar1413 2 жыл бұрын
🥺Ciyaalnimadi Wan ku Kory cidna isma hayno calanka Farxadan wata😊
@falishasan435
@falishasan435 2 жыл бұрын
Nag dhiigleh haysku jilcin waliga qof noloshada farxad sinaynin barwaqo qalanjo keep Going sister❤
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 2 жыл бұрын
Ayyyy barwaaqo qalanjo ku jeclhy hppti farxad igu nolow heestan sa u sugayey lee💝🥰
@MohamedNaasir11
@MohamedNaasir11 Жыл бұрын
Istaag✋ku sali nabiga scw❤😘
@Ayannaofficial
@Ayannaofficial 2 жыл бұрын
Beautiful sis ❤️ love it 🔥🔥🔥
@safakayse6774
@safakayse6774 2 жыл бұрын
Ayaan somaliland noogu imo
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Mxa soo wada quruxey song ah adiga
@farduzabdul7957
@farduzabdul7957 2 жыл бұрын
@@keeyowcadeofficial7456 ßPaA°°☆°°!!
@xafsaxiis9965
@xafsaxiis9965 2 жыл бұрын
Asdaeth said the company members had 💔💔💔💔♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤💙💚💛👍🖐👏
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 2 жыл бұрын
As a child he raised the flag with this joy 🔥✊
@abdielmi1797
@abdielmi1797 2 жыл бұрын
Boqoroda codka waan ka baxay cala calkii keep going my sister qalanjo Allah Save U💚😘🤙💯
@ayaanmaygaag7643
@ayaanmaygaag7643 2 жыл бұрын
Ilhay nolol qurux badan ha ku siyo nolol qurux badan barwaaqo qalanjo laydha la cayaar
@mahdikhaleeji
@mahdikhaleeji 2 жыл бұрын
Barwaaqo Qalanjo Cimaamadaada Lama Haysan Karo Huno Keep Going ❤👏🏽
@nazirmohamed1233
@nazirmohamed1233 2 жыл бұрын
Qlanjo cod dahab waligaaba never 👎 disappointed big fan
@AYsar.official
@AYsar.official 2 жыл бұрын
Been maadan Sheegin Anagaanba Cimaadada Haysan Karin Barwaaqo Maxamed xaaji qalnJo💞
@wiilkacidadariska1707
@wiilkacidadariska1707 2 жыл бұрын
anigoo jawi waali ku jiro iyo erayo waa li ah ayy
@Abdisalan22
@Abdisalan22 2 жыл бұрын
Another lever ala inantu cod macaana la iskama heeso walaahi you made my day.
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 2 жыл бұрын
Jamuuriyadii oo qof ah Burwaqo qalanjo
@Boss-Layd
@Boss-Layd 2 жыл бұрын
Habeenki ayan xasusta ilahy ha unaxariisto Cawke uu dhahyey manshaAllaah Qalanjo waye inantu 😍😍quruxleey ❤️
@Sir-ahmeth
@Sir-ahmeth 2 жыл бұрын
Colaad aan dhamaanin iyo Cadhiyo buuq bayga haray Ciyaalnimadii ka Koray cidnaba isma hayna oo Calanka farxadaan wataa Noloshii cisigeeda iyo❤ Cirkii libinta da,oo 🌧 Cagaha Waxn kula jiraa Badaha ay ka caariyaan Maraakiibtii cishqigu........... cumaamadayda lama haysan karo cirkaan marayaa walee laydhaan la ciyaarayaa........ barwaaqo Qalanjo Super Hit
@liibanalinuur6356
@liibanalinuur6356 2 жыл бұрын
Another level🤞Barwaaqo Qalanjo Ahleen Cimaamada Lama Heey San karo❤🤞
@lifewithzuzu6597
@lifewithzuzu6597 2 жыл бұрын
This song is about me Walahi because I’m in Solution now but no more so I feel now free and Clear ❤️💐
@mjofficial820
@mjofficial820 2 жыл бұрын
sorry wllo
@lifewithzuzu6597
@lifewithzuzu6597 2 жыл бұрын
@@mjofficial820 thx 🙏
@faisalabdi5897
@faisalabdi5897 2 жыл бұрын
Cimamadada lama hasankaro hada 🥰🥰❤
@hanniadam2547
@hanniadam2547 2 жыл бұрын
Oh sorry I felt that pain so.move on!
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 2 жыл бұрын
Awal maxaa ku haystay walal
@fardowsamohamed9133
@fardowsamohamed9133 2 жыл бұрын
hada markaa fartuun kusoo arkay yaa soo radiyay👌👌 best song
@amranali6867
@amranali6867 2 жыл бұрын
Dhirigelin dadka bila xiriirka😁😂 I like it this song😍🥰
@fariidayusuf9207
@fariidayusuf9207 2 жыл бұрын
Hees wakhtigedii so baxday Cidnaba isma hayno Calanka farxadaan wataa👸😋
@munamuuse9910
@munamuuse9910 2 жыл бұрын
Cimamadada lama haysan karo barwaaqo ninki yemenigi baa xumeyay halooga hiliyo barwaaqo waa quruxdi somalida🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
I can’t believe heestan 1M magaadhin sanad 😮
@nasrahappyofficial6576
@nasrahappyofficial6576 2 жыл бұрын
هي الأغنيه تستاهل مليون وأكثر 👏🤚
@Sudabuy
@Sudabuy 2 жыл бұрын
Fartuun Duved ayaan kasocna love you fartuun 💖🥰
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
The lyrics is on 🔥 The video and the music too🔥🔥🔥
@Hassan-gd2dk
@Hassan-gd2dk 2 жыл бұрын
Best song ever inta aan heeso arkayay inaba caadi maha heestan well done Barwaaqo Qalanjo 😍
@vahabwarikow4116
@vahabwarikow4116 2 жыл бұрын
Heestan dhan walbay ka dhisanthy barwaaqo waan wata anugu. Laydha la cigaareysaa Hees iyo badh👏
@najmamohamoudhassan5058
@najmamohamoudhassan5058 Жыл бұрын
I can't wait walhy gortan cadigeygi kuso noqn dono an la qabsan dono cidladii an jeclaa wagii hore on hda ka cabsado🙂😘
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 Жыл бұрын
Laydhan la ciyarayaa 😂❤
@sagalahmad7989
@sagalahmad7989 2 жыл бұрын
Badmadow cimamadisa lama heysan karo Barwaqo qurux ma salaxba ku xumady yeelkede heestu weygu socoda❤👏
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 2 жыл бұрын
Qalanjadiibaa soo rogaal celisay hayaaaaaay cumaamadayda lama haysankaro 🙆‍♂️🙆‍♀️ 🎶🎵😮💃💞💟
@fardowsodaud7802
@fardowsodaud7802 2 жыл бұрын
Walal cimaada xushmed ayey leedahay
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@fardowsodaud7802 naaa adiga badaa maxaa ku galiyey heesta dhagayso waxaanad waxba ka qaban Karin intood ku mashquuli 😏
@Cawaale2024
@Cawaale2024 11 ай бұрын
Heestaydii iyo Fannaanadayddii. 24. October. 2023 - Garoowe, Shaaha Ninka ayaan koob barraad ah la fadhiyaa.
@muniirajirdeh766
@muniirajirdeh766 2 жыл бұрын
Another Level Barwaaqo Qalnjo🥰😎 ♡ Cumaamadayda Lama Haysan karo Cirkaan Marayaaaa WllEe . ♡ Laydhaaaan La ciyaarayaa 😎🥶Shib iska dheh
@nazeemapdurahman8013
@nazeemapdurahman8013 2 жыл бұрын
Waxanoo kle cadaanku waxay dhahaan another level 🥰🤣
@inakassim7919
@inakassim7919 2 жыл бұрын
Eeeey Barwaaqo qalanjo is the back☺☺☺
@fouadelmi7317
@fouadelmi7317 2 жыл бұрын
Mashallah Beautiful voice ❤😍boqorada horey soco
@susansomaliland1
@susansomaliland1 2 жыл бұрын
Well Done Boqortooyo wlhi waaaaa Brilliant 🤩
@sahroabdiqadir7033
@sahroabdiqadir7033 2 жыл бұрын
Ayyyy😂😂salax carab laga resey
@ayshaosma9942
@ayshaosma9942 2 жыл бұрын
Oomakala tageen
@mubaarik7578
@mubaarik7578 2 жыл бұрын
Hore usoce my sister barawaqo mahomed hashi
@Zaamboy
@Zaamboy 2 жыл бұрын
Queen 👑 always Queen 👸 lee weeye Barwaaqo qalanjoo
@yussufdheere3627
@yussufdheere3627 2 жыл бұрын
Ergaas ayaa I deeqey caga waxaan kula jiraa badaha ey ka caariyaan maraakiibtiyo cishqiga
@aynanmhdofficialchannel5749
@aynanmhdofficialchannel5749 2 жыл бұрын
hit song wlhi barwaqo wakhti loo bahna soo sartay
@RumaanKaarshe-ev7bx
@RumaanKaarshe-ev7bx 4 ай бұрын
Ax qalbigaa ixanuunay wlhi hees taan qofkastoo darenleh weytaabanaysaa😢😢😢😢
@idontcare6649
@idontcare6649 2 жыл бұрын
Another Lever 🔥
@shuaibahmed4106
@shuaibahmed4106 4 ай бұрын
Yaaa salaam cimaamadaada yaaba haysan kara qalanjoy
@asmaxarago6260
@asmaxarago6260 2 жыл бұрын
Heestani Waa hees Wax An ku tilmaamo Anan garan karin Wooow
@user-cj9qx6zo5h
@user-cj9qx6zo5h 2 жыл бұрын
Ilahaw qalbiga caadi iga dhig 🤲
@ik2702
@ik2702 2 жыл бұрын
Wow what a voice ❤️
@hibomoud1565
@hibomoud1565 Жыл бұрын
Best of the best va de l'avant
@abdillahiabdiladiif5284
@abdillahiabdiladiif5284 2 жыл бұрын
Barwaaqoooooooooooo✨
@baashimohamedibrahim9783
@baashimohamedibrahim9783 2 жыл бұрын
Huuno Qalanjooy heestan cimaamadeda lama heeysn karo💟
@libanali5783
@libanali5783 2 жыл бұрын
machallah waliga ha jabin wllo guushu waa dhankaga viv🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@issemaxamed9840
@issemaxamed9840 2 жыл бұрын
Waaw barwaaqo qalanjo ❤🙏🇸🇱 codka Musiga Waa 100% waaw eshcalaa hees iga dheh horey u soco queen
@HUSSEN6850321
@HUSSEN6850321 2 жыл бұрын
Love you 💘 another level qalanjo best of u gratis super duper beats ✌️🕊️
@nasriinamclindable4979
@nasriinamclindable4979 2 жыл бұрын
Barwaqo qalnjo on fire 🔥 😍
@tuurtaburco
@tuurtaburco 2 жыл бұрын
Heestii cusbayd ee team ka calaacalka! 😁😁😁
@waxwaalan6026
@waxwaalan6026 2 жыл бұрын
Hees macaan weeye 2021 the time is going but the queen is always queen that's what this song means🤔 barwaaqo qalanjo isdayse calaacalkii😙
@zakariamirealasow7319
@zakariamirealasow7319 2 жыл бұрын
Abwaanka cabdishakuur badmadow waa cabqari hodan ku ah afsomaaliga
@caways_carrabay
@caways_carrabay 2 жыл бұрын
"WAX KALE AHAA."💯🥰
@abbyhurt9854
@abbyhurt9854 2 жыл бұрын
Ma haysto cimaamadada wan kugu tuuray Barwaaqo 😘🤩😍 one of my favorite singer Queens
@mohammedlibaangallayr8386
@mohammedlibaangallayr8386 2 жыл бұрын
Erayadaan waxaaleh Mohammad gallayr Lkn qisada waxaa iska lahaa wilka Hada erayada lagu qoray mansayna ahayd kusoo noqo cadigii baa ladhahaa
@rahmacadey1107
@rahmacadey1107 2 жыл бұрын
Cidnaba izma hayno oo calanka farxadan Wataa another level Barwaaqo Qalanjo❤💋♥️
@abdikafiali9103
@abdikafiali9103 2 жыл бұрын
Another level 💯 waye wllhi waxbo lagaama qaban karo B-Qalanjo🥰
@garaadyusuv8545
@garaadyusuv8545 2 жыл бұрын
Beautiful song 🎵 ❤
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 2 жыл бұрын
The one N only Prosperity graduate singer I love her songs ♥ ️🖐️
@norbilmusic3549
@norbilmusic3549 2 жыл бұрын
Qofkii heestan ka heley lake hay sarine subiccreb isaar cawa qof walba waa ku xuje 😂🙏😁😁
@Mohaz39
@Mohaz39 2 жыл бұрын
Runtii hesta wax daremikar qofkii sidhab wax ujaceladay mise qalbiga laga dhawacay waliga qof kujacelan mahan in nftada uben shegto but jacelka nolala nolashuna wa jacel wa marka heysato qof kula fahamo😢👊👊
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 2 жыл бұрын
abwane aad ban ku salamay wana kula socdo si dhaw iyo si guudba 1. Uma qalntid qalbiga jabay Guleid 2. Xafladii guurka la gaadhay KhaLid 3. ubaxan aad ii wado walalnimo Farxan 4. Qalad kaa dhacay maalin Amiin yare 5 Safwaan iyo gabdha iyo in kaloo badan halkan lagu so koobi karin guleyosh Saxib ❣2021
@munaliizaahmed3869
@munaliizaahmed3869 2 жыл бұрын
Yaa sameeyey heesta
@abdukadirahmadey8961
@abdukadirahmadey8961 2 жыл бұрын
Goobta lagu duubay waa antalya turkey hes iyo bardh wlhi❤️❤️
@maxamedabdi5793
@maxamedabdi5793 2 жыл бұрын
Caashaqu nabadbuu rabaa Dad nooleeyu rabaa Daryeel badan buur rabaa Is daadihinbu rabaa Dulqaadkuna waa Ka know Hadaan runta laga durkaan Dardaaranku waa intaa
@laaralovely2257
@laaralovely2257 2 жыл бұрын
Laydhan la ciyaraya waaw 😁😍
@Abdiladiif_sanco
@Abdiladiif_sanco 2 жыл бұрын
Barwaqo another level ayaad noqotay go forward walaaal
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 2 жыл бұрын
Barwaqo qalanjo woow walahi 🥰kusoo noqday cadigii 🤍💯💢
@ahmethAwath
@ahmethAwath 2 жыл бұрын
Inaba caadi maha Codka Midha Music Muqalaka waa wada top barwaqo qalanjo keep going cimadaada lama haysn karo
@Zaamboy
@Zaamboy 2 жыл бұрын
Wowowo music 🎶 100 💯 Codka 100 💯 Erayada 💯 Edit ✍🏿 💯 Video ga 100 %100 Styla Boqorada 💯 🍫🔥🔥🔥🔥👸
@medsaid357
@medsaid357 2 жыл бұрын
waaw cood dahablay qalanjo qurux badane way ka martay heestanii waxan ka heelay camaamadayda lama haysan karo laydhan la ciiyaraya
@queenasma2188
@queenasma2188 2 жыл бұрын
Woow nice song ❤️❤️ anay iga hadlaysa Hestu 🔥🔥🔥🔥
@sagalkiiko3990
@sagalkiiko3990 2 жыл бұрын
War waxn muqaal lama dhihi kree magac kle halo bixiyo keep going turismo films
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 жыл бұрын
Cimaama daada soo tuurnay qurux badan 💃💃
@janoqoranejanocaday5649
@janoqoranejanocaday5649 2 жыл бұрын
Maasah Allah Allah ku xaafido ina adeertay qali quruxeey
@rahmamohamud850
@rahmamohamud850 2 жыл бұрын
Barwaaqo keep going dear sister cimaamadaada lama haysan karo walee 😘😍😍❣
@abshirabdi1340
@abshirabdi1340 2 жыл бұрын
Marakiibtiii iyo cishqiga 😍😍😍😍
@theheartsees8752
@theheartsees8752 2 жыл бұрын
Boqol jeer anoo dhagystay baan sii rabaa inaan darto🥰🥰🥰
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 14 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,1 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
МАИНКРАФТ В РЕАЛЬНОЙ ЖИЗНИ!🌍 @Mikecrab
00:31
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 38 МЛН
PART 1 \ FAADUMO BARNI IYO MACAANEEYE CABSIDII ADUUNKA ADAKAA
30:17
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
HABOON NUURA  | NABSI | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Haboon Nuura
Рет қаралды 2 МЛН
BARWAAQO QALANJO LIBIN CAASHAQ OFFICIAL VIDEO 2017 HD
4:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
BARWAAQO QALANJO | MARKAAD TAAD UDANAYSAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:58
NAJMA NASHAAD KU SIYAAY NAFTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:18
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 13 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 14 МЛН