Bashir Osman (Entrepreneur) at STARTUP GRIND MOGADISHU

  Рет қаралды 931,302

Startup Grind Local

Startup Grind Local

9 жыл бұрын

Bashir Osman is a young renowned businessman in Somalia, who is amongst the few entrepreneurs who actually lived In Mogadishu throughout the civil war. He took it upon him to organize and bring about a security firm that is not respected locally but also internationally and trusted by all top organizations operating in the country. He also has hotels across the city that offer the best security and environment to make one feel comfortable and stable to operate in this sometime volatile city.
Facebook: Startup Grind Mogadishu
Twitter : SGMogadishu
Instagram: StartupGrindMOG

Пікірлер: 233
@muzuuu123
@muzuuu123 3 жыл бұрын
waa shaqo fiican lkn mar kaliyaa magaca Allah ma xusaayo Allah ha ku barakiiyo business kaaga i hope in aad Allah inuu ku waafajiyay ama ku caawiyay ku dar hadalkaaga hadii kale qatar ayaad ku jirtaa sidii qaaaruun
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 4 жыл бұрын
This motivation of our brother Bashir doesn't make for me that much sense. It's great but as i see Mr Bashir got a role model from his father to the entire family. Since he was from wealth family we can easy feel that he got much support from the different members of the family. Personally, i would like to get a different inspiration from Bashir to someone who began from the ground to the highest (0-------100%) that can touch the bottom of my heart. Eg, the owner of (AliBala online business)
@masta7199
@masta7199 3 жыл бұрын
Totally agree with ya...
@cabdikariinmaxye
@cabdikariinmaxye Жыл бұрын
@waqtiproductionsandfilms3531
@waqtiproductionsandfilms3531 4 жыл бұрын
Maalin malmaha kamid ah Waxan noqon doonaa ganacsadaha ugu wayn e dalka somalia. Insha Allah hadu eebe karaali noqdo
@quruxiyocaafimaad-
@quruxiyocaafimaad- 4 жыл бұрын
Inshaa ALLAH ALLE hakuu rumeeyo riyadaada🤲🤲🤲
@mustafqamqam1995
@mustafqamqam1995 4 жыл бұрын
Riyada waa wax wanagsaan insha alaaha ilaheey hakuu rumeeyo
@qalbidhaya2887
@qalbidhaya2887 4 жыл бұрын
@@mustafqamqam1995 . .. b f(qpq7qqquqqq⁸ašsùqssķk
@saafikaram4994
@saafikaram4994 4 жыл бұрын
Illaaheey niyaddaada hakuu yeelo habo
@stanbulhassan3641
@stanbulhassan3641 3 жыл бұрын
Qqqqqqqqq11
@abdiyareosman4723
@abdiyareosman4723 7 жыл бұрын
I likee what u doing bro you motivated me invest into Somalia..my hotel and development company coming soon in Mogadishu
@ismacilabdullahi7130
@ismacilabdullahi7130 4 жыл бұрын
Welcome bro
@maxamadamiin2223
@maxamadamiin2223 4 жыл бұрын
welcome broh
@omaraden8008
@omaraden8008 4 жыл бұрын
@@maxamadamiin2223 p
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
@@maxamadamiin2223 walaal subscribed ii saar waa iga codsi walaal, waa walaashaaye, mahadsanid
@mahadmursal9770
@mahadmursal9770 8 жыл бұрын
Bashir yusuf osman. aqoon fiican ayaan u lee yahay. aniga iyo bashir isku meel ayaan ku dhalanay. isku dugsi quran. isku iskool. isku maalin ayaa nala wada guday. walaalkeey waaye. waa wiil ilaaheey uu siiyay karti. teeda kale aabihiis ayuu ka wataa xaga dadaalka. Allah ha u barakeeyo noloshiisa
@quruxiyocaafimaad-
@quruxiyocaafimaad- 4 жыл бұрын
Aaaaaamin
@abdinuurosman9080
@abdinuurosman9080 4 жыл бұрын
oo adi ma lagu guday waxan moodayey inaan lagu gudin
@safaoomaar3516
@safaoomaar3516 4 жыл бұрын
Ŕ46rra6ayayE
@yuusufcabdiyuusufcabdi9173
@yuusufcabdiyuusufcabdi9173 3 жыл бұрын
Ninkaas waxboo soo kordhiyay ee adiga maxaa bulshadada ku soo kordhisay
@iqrayasin6033
@iqrayasin6033 3 жыл бұрын
adiga maxad soo kordhisay
@waaweyneabdi7078
@waaweyneabdi7078 6 жыл бұрын
My boss ilaahay haku sharfo waa xidiga africa waana kufaraxsanahay shaqada wanaagsan ee uu noohaayo waaa bosskayga aaan aaad ujeclahay
@fartuunmaxamad8021
@fartuunmaxamad8021 6 жыл бұрын
Waaweyne Abdi aamiin aamiin insha allah
@Auto-tm1hl
@Auto-tm1hl 4 жыл бұрын
Afsoomaaligii waa la kufsaday hadaa igu raacday like isaar
@muktarmursal4862
@muktarmursal4862 3 жыл бұрын
start-up Grind, you are doing a positive job!.
@aarlion356
@aarlion356 7 жыл бұрын
marka 1aad waxa aan aad ugu mahadcelinaya dadka soo agaasimay kulankaan quruxda badan marka 2aad dhalinta waxaan leyahay halaga shaqeysiiyo caqliga dalka iyo dadka anaga ayeey nasugayaan bashiir waa wiil kudayasho mudan masha allah caqliga alle ha u barakeeyo nin cizo leh
@mohamedkhalif9217
@mohamedkhalif9217 4 жыл бұрын
Allah ha U naxariisto walalkeen,, umada somaliyeed waxaa ku socda dagaal dadban oo lagu laaynayo dadka qiimaha leh, waa inn aan cadowga IL gaar ah ku haaynaa
@inaaxmad3369
@inaaxmad3369 4 жыл бұрын
Miyaa la dilay ninkaan?
@mohamedkhalif9217
@mohamedkhalif9217 4 жыл бұрын
Haa ninka dhalinyarada wuxuu ahaa nin waxtar muuqda Soo kordhiyey, lakiin cadowga umada somaliyeed ayaa duhur CAD ku diley magala muqdisho, Allah naarta Hagerup kuwii diley
@siciidjava4216
@siciidjava4216 3 жыл бұрын
Axax miyaa ladilay😭
@hamzamoustapha8811
@hamzamoustapha8811 3 жыл бұрын
Bashir great talk Mansha Allah keep doing what u doing bruh
@aminaabdirahman5434
@aminaabdirahman5434 3 жыл бұрын
Masha Allah qurux Bashir yusuf cismaan ina abtigey 💯❤️🏝️👍🏆🇸🇴🏚️
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Waa nin dhallinyaro ah oo dedaalay runtii, lkn da'duu sheegtay lama moodo inuu jiro runtii 47 jir (1973-2020), ugu badnaan waxaan ku qiyaasi lahaa 35 jir, waqti fiican oo barbaarintiisii aheyd wuxuu ku soo qaatay dalka oo dawlad leh maansha Allaah. Alle ha barakeeyo Bashiir.
@habibafarah8586
@habibafarah8586 4 жыл бұрын
Waa runtaa hal sano ayuu iga weyn yahay ayeeyadiis ayaana u ekahay malaha qurbahaha aan u baxay ayaa u Sabab ah
@nasiimali7828
@nasiimali7828 6 жыл бұрын
😭😭😭 Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Ilaahaw u naxariiso walken mahamed sh cali oo Manta gacan ka xaqdaran Muqdishu ku dileen qalbada aa igubaneeso wlhi OMG
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 6 жыл бұрын
ruun abdullahi , waa ka naxay walahi
@dahirm45
@dahirm45 9 жыл бұрын
Aad baan ugu farax sanahay wiilkan dhalinta ah ee runtii u muuqda mid aad u fahamsan ganacsiga xorta ah ee waliba wadaniyadu ku dheehantahay wada. Qofku inuu ganacsiga ugalo ka macaash oo kaliya maaha, waa inuu ugalo ayadoo ay laabtiisa ku jirto inuu wax ka badalo nolosha dadkiisa iyo dalkiisa.
@DeeqGessod
@DeeqGessod 8 жыл бұрын
Find out Bashiir he's business man cause he blood money making I searched him and I found he was one of biggest warlords You wanna know Type Somalia KZbin you will find him and I'm going to add here soon
@abdirahmanali7230
@abdirahmanali7230 8 жыл бұрын
+Deeq Gessod What are you talking about? How is he a warlord?
@xisaabxer2731
@xisaabxer2731 3 жыл бұрын
Masha Allah , hadoow xoolo xaraan ku jirin , Ilaahey haku barakeeyo
@hindasuleiman9008
@hindasuleiman9008 4 жыл бұрын
Thank you for the point. Dhalinyaradu yeysankeliya kuxidhnaanin waxay barteenookale.
@fush1
@fush1 3 жыл бұрын
B u
@fdajnckds7790
@fdajnckds7790 3 жыл бұрын
Mashaa allaah allaaha ku siyaadsho caqligaaga Iyo fikirkaada wanaagsan Eedo macaan bashiir Osman waxaan marqaati ka Ajay inaad dadaashay ilaa maalinkaad Qaan gaartay ilaa maanta la joogo hambalyo ducaysane Eedo macaan
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 3 жыл бұрын
Ma nool yahay mise waa dhintay commentska qaar baan ku dhex dawakhay walaal .
@asliimuur5024
@asliimuur5024 3 жыл бұрын
Maashaa allah huray u soco allah ha ku xifdiyo adiga iyo inta kula midka ah
@runsheg8937
@runsheg8937 9 жыл бұрын
Hambalyo Walal Waa wax lagu farxo horey usoco Allaha kula garabgalo!
@cumarwali7722
@cumarwali7722 3 жыл бұрын
Opooiuttt
@mohaabdalle1849
@mohaabdalle1849 8 жыл бұрын
Bashiir wonderful job Pro.
@munahussein9687
@munahussein9687 4 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo Somalia shaqada wa sharaf ee hala shaqeysto
@hindasuleiman9008
@hindasuleiman9008 4 жыл бұрын
Great job Bashir iyo startup Grinp oo noo suurto geliyey inaan dhegeysano aduunka meel walba weliba anigoo jooga Washington state gaar ahaan Seattle waxad gaadheen Entrepreneurship standard oo run ahaantii dhalinyaradeena aduunka kukala maqan waxka bedeli karo. Hadeynoqoto inaan soolaabano ama kashaqeysankarna halkaanu kunoolahayba. Waxan idinku dhiiri gelinayaa halkaas kasii wadda jeer aad iga gudubtaan tartano dhiirigelin ah iyadood weliba gudoon siineysaan bilado 1 2 3 kukala qiimeysan.
@hamzekyg2835
@hamzekyg2835 4 жыл бұрын
Deep Quit Idea ! I agree ! I never bee There ! But think fully deit about Generation !
@user-sy6ww1fc8f
@user-sy6ww1fc8f Жыл бұрын
Somalidu dadka noocad by ubhntahy o wadanka wax kusoo kordhinaya keep go in
@zicos100
@zicos100 3 жыл бұрын
Masha allah ilahay haku barakeeyo busniskaaga
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 жыл бұрын
Masha Allah Bashir Yusuf wallal saas kuwad
@abdiroble2576
@abdiroble2576 4 жыл бұрын
Doorashada waqtigeeda ha qabsoonto Waa hadal wanaagsan. Laakiinse dhegihii ay ku dhici lahaayeen Reer mudug madax adag qabyaaladiiste Xaaraan ku naaxay siduu u qaato way adag tahay. Xukun diktatoora ayuu u bartay raadkeediina uu hayaa farmaajo. Muduloodna way kuu digeen ee dalka dib how cellin.
@hhassan3273
@hhassan3273 4 жыл бұрын
Im impressed you are very business oriented and NOT even from Hargeisa.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Rest In Peace Mohamed allah hawnaxaristo Start up grind kudayasho wacan mr bashiir good job 👍
@mohamedabdifarah2855
@mohamedabdifarah2855 4 жыл бұрын
Vh55v9
@topstarstudio485
@topstarstudio485 4 жыл бұрын
Masha alah gancasadaha dada yar 👍
@munaabdi4865
@munaabdi4865 4 жыл бұрын
Masha Allah very inspiring, the guy is composed Masha Allah.
@saidohasan569
@saidohasan569 6 жыл бұрын
Ilaah haku naxariisto
@ahmedhaaddi3727
@ahmedhaaddi3727 3 жыл бұрын
Waa nin hooyadiisa baari U ahaa sida hadalkiisa ku jirtay duco Walid waa Muhiim
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 4 жыл бұрын
Masha allaah tabaaraka llaah hambalyo geesiga soomaaliyeedow
@istanbulcity.112.
@istanbulcity.112. 6 жыл бұрын
Mohammed yar wariyah manta xamar lagu dilay,ilaah ha u naxariisto
@ismacilabdullahi7130
@ismacilabdullahi7130 4 жыл бұрын
Allah yarxamu.kacan kaxaqtaran ayaa dishe cml
@ismacilabdullahi7130
@ismacilabdullahi7130 4 жыл бұрын
Alle haunaxaristo kacan kaxaqtaran ayaa dishe
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
@@ismacilabdullahi7130 walaal subscribed ii saar waa iga codsi walaal, waa walaashaaye, mahadsanid
@haadpro2657
@haadpro2657 3 жыл бұрын
waaan xasustaa malinti lagurayay peace hotel 2005 anigo dugsi dhigto xafada nusridiin ninki yaqanaa yaqaan
@mohamednaik3718
@mohamednaik3718 9 жыл бұрын
well done gyz....... #mogadishuIsMoving
@hassanosman5669
@hassanosman5669 4 жыл бұрын
Z8Ytggg8yxtgxtgy%/%%-^%%^/_/%:%%__/'vgxcyyyg%%%tygygtggtxtygyuy9 tggvggggzgttgt9gugcfxzyxttggyvggggggftvtgggtgggtgyttvgttcgxtggzy8gvvgg9ugugtgytgzgggy^/gtcxgttvvtg
@hassanosman5669
@hassanosman5669 4 жыл бұрын
8tvggttgtgxggvggggttg😎👩👩👳👳👩👳👳🙃👳👴👴👳👳👳 👳👩😝😝👳👳👩👳👩👩👳👳👩👩👩👩👳👩👩👴👳👼👳👳👩👳👳👩👳👳💀💀💀💀👳👩👩👳👳👳👳👩☻💀😺😠😠💀👴👳👳👩👯👳👳👩👯👳👩👳👩👩👳👳👳👳👩👳👩👩👩👳👳👳👳👳👳👳👳👳👩👳👩👩👳👳👳👩👩👳👳 👩😝🙃👳👳👳🙈👳👩👳👴💀😝🙃🙃👳💀💀👳👳👳👩👩👳👳👴👩👳👳🙃🙃👩👳👳👳👯👩👩👩👳🙈👩👴👩👩👩👩👩👩👩👳👳👳👳👩👩👩👳👳👳👳👳👩👩👳👳👳👳👳👳👳👩👳👳👳👳👳👩👳👳👳👩👳👳👩😠😠💀😠💀💀💀😠💀😠💀💀👩👳👩👯👳👳👳👯👳👩👳👩👩👩👳👳👳👳👳👩👳👩👳👳👳 👳👳👳 👩👳👳👩🎅👩👩👩👳👳👳👩👩👩👩👩👳👩👩👳👳👳👳👳👳👩👩👴👳👳👳👳👳👯👳👳👩👳😠💀😸😠😠 💀😸👳👩☻💀😺💀😠😠😠👳👩👳👳👳🙃🙃😝😝👩👳👳👩👳👳👩👳👳👩👳👩👳👩👳👳👳👩👳👳👩👳👳👩👳👳👳👳👳👩👩👳👳👴👳👳👳👩👳👳👩👩👳👳🙈👩👩👩 🙃🙃🙃😝😝 😝 😝 👳👴👳👳👩👳👳👩👩👳👳👩👩👩 👳👳 you 👩👩👳👳👳😝😝😝🙃👳👴👳👳👳👩👳👳👳👳👳👩👳👲👩👩👳👳👩👳👳👩👳👳👳👩👳👴👩👼👩👩👩👳👳👳👳👳👩👳👩👯👩👳👳👳👳👳👳👩👳👳👳👳👳👳👴👴 👳👩👩
@hassanosman5669
@hassanosman5669 4 жыл бұрын
Ggggxtutgvggggggygg🙂😍🙂🙂🙄😎🙂🙂🙂🙂🙂😎😎🙄🙂🙂🙂🙂😎🙄🙂😎👳👳👯👳👳👳👯👳👳👳👳👳👳👳👩👳👳👳👳👳👳👳👳👳👩👩👩👳👳👩👳👴👩👩👩👳👳👩👳👩👳👳👳👳👩👩👳👩👩👯👯👳👯👳👳👩👯👳👳👳👳👩👳🙂😎🙂🙂🙃😝🙃👳👳👳👳👳👩👩👳👯👳👯👳👳👳👳👳👴👩👩👳
@hassanosman5669
@hassanosman5669 4 жыл бұрын
tcgcggggyggg8ggggtggggggt ttgtgugtg997gggtggxcgftggggvg98ggvgggggggzggtg9yvgggggg89ygvggtgygguuggvgggg7t99u8ggggyggvg8yggtyggggggygggggyggg7ggggggtgxyggggg8ggfggygygvtgggg9ggzfgttggyvggvtvvvgxgfuuvxggzggtg78ggzgvggggyhtxggzgggvyzxgtggxgtu79gxgy88yvtgytgxvucggggggv9yvgggg7gvgtzgygv9gyggvvgggggggggzggvvggggttuvgtvgtgctgggggxgtgtgg89y9ytgggggygggctvgyggggggggg89yyufv9yu8ggyzg9ggcvggyg
@hassanosman5669
@hassanosman5669 4 жыл бұрын
Fgcgggz8yg99yyggcggggggfyggg《《¤□□8>《>《□□>□{□□□□and □□□□{□《《《□
@dhagaweyne1
@dhagaweyne1 8 жыл бұрын
Program aad ayuu wanaagsanyahay lkn xiriirayaha ayaa in la baro somaliga u baahan Keep up guys
@ibrahimhassan910
@ibrahimhassan910 4 жыл бұрын
Manshaallah bashir sas kuwad
@dacar
@dacar 8 жыл бұрын
wax aad ufiican baadqabatay walaal maanshallah.
@qaaqchannelofficial7390
@qaaqchannelofficial7390 4 жыл бұрын
Kee waaye kan la diley cabdulaahi ma kan wareysanaayo miyaa?
@hamzaabdi7988
@hamzaabdi7988 4 жыл бұрын
@@qaaqchannelofficial7390 wariyaha waa
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 3 жыл бұрын
waan kugu raacaysanahay walaalkay wadan dadkiisu bilaa xirfad yahay waa dad bilaa horu mar ah . umada somaliyeed waxaan leeyahay ka barta xirfadaha janalkayga insha allah
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 4 жыл бұрын
masha allaah tabarakallaah
@bobla7
@bobla7 3 жыл бұрын
mudane bashiir osman said the most challenge was human resource specially in hotel and hospitality management.i would advise him to open hotel and hospitality management collage inside his hotels and other hotels.
@sahraahmed4184
@sahraahmed4184 3 жыл бұрын
Asc bashiir was runtisa qq
@sahraahmed4184
@sahraahmed4184 3 жыл бұрын
Asc bashiir waa runtisa ukunta wuxu ka gadan jiray hoyadey lakin wet dhintay Allah u naxriisto wiilkan wuxu aha wiil hoyadisa jecel
@sahraahmed4184
@sahraahmed4184 3 жыл бұрын
Bashiir Allah ku xafido masha allah
@sandheeredigitall
@sandheeredigitall 3 жыл бұрын
mahadsanid walaal
@abdisamad3496
@abdisamad3496 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@asmaibrahim122
@asmaibrahim122 3 жыл бұрын
Masha allah hore u soco👌👌👌👌👍👍👍
@supertruck4293
@supertruck4293 4 жыл бұрын
can we see the hotel please thank you.
@abdisamad3496
@abdisamad3496 3 жыл бұрын
Bashir Peace , am really happy with your life business achievement but so unhappy with your way of talk bcoz since u started talking i have not heard u saying Alhamdulillahi , bro u were supposed to say that all these business achievement are possibly done by Allah and when talking about your future goals u forgot to say Insha'allah . Please be thankful to your Allah and failure to do so u may face the wrath of your Rabbi (God forbidden) . Anyway with u the BEST.
@abyaninanuur8253
@abyaninanuur8253 5 жыл бұрын
allaha uuu naxariiisto wiilkaan waaa dhiiintay
@ismacilabdullahi7130
@ismacilabdullahi7130 4 жыл бұрын
Alle haunaxaristo
@maxamadamiin2223
@maxamadamiin2223 4 жыл бұрын
yaa dilay
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 4 жыл бұрын
Ma dhintay wiilkan
@RuntaRasmiga
@RuntaRasmiga 8 жыл бұрын
Aad ayaan ugu faraxsanhay shaqada idin suura gashay iyo sida aad wax u wadaan. laakin xoogaa waan ku xajiimoodaa afka aad ku hadleysaan :) lkn shaqo wacan!
@hindasuleiman9008
@hindasuleiman9008 4 жыл бұрын
Open your mine wllo luuqada waa labartaa waxay kuutarta maahane waxba ku Uma dhinto ma ogtahay hadii aad kuhadasho afkaagakeliya mararka qaar uu kaa faa iido badanyahay qofluuqada badanku hadlaa waayo waanba arkey dhibtii qabsatey afla aanta dadkeenu iney lakulmeen dhibaato badan kadib markii waxfahmama aywaayeen xataa kenya oo kulajiiraanah laguu turjumey sorry kayara bax waddanka mudayar kadibna kusoo laaba adaa garowsandoon tide anigu waxan ku hadlaa 5 luuqadood marka lagudaro afkayga hooyo inaan kasii kordhiyana waanjeclahay markey noqoto ganacsina waaba fursadkaloo kuusii gudbineysa gananacsigaagu inuu heersare gaadho adigoo fahmikaro dadka kuu imanayaa ee afafka kala duwanku hadla adigoon laguuturjumeyn.
@RuntaRasmiga
@RuntaRasmiga 4 жыл бұрын
Waa ku salaamay@@hindasuleiman9008 ! Faaladan waxaan qoray 4sano ka hor , ula mana jeedin in ay wax xun tahay in la barto afafka shisheeye. Waan kuugu raacsanahay in ay faa'ido kuu leedahay sida in la barto af ingiriiska, hasa yeeshee ay haboontahay maadaama dadka meesha fadhiya ay Soomaali yihiin, inaysan ku dhex- qasin afaf kale. Taa badalkeeda waxaa haboonaan lahayd in ay Ingiriis ku hadlaan lagana turjumo. Teeda kale aniga waxaan ku noolahay qurbaha waxaana ku hadli karaa 3 af shisheeye. Mahasanid!
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 жыл бұрын
Waan ku taageraya hadadan dad xaqdaro ku dilin allahu aclam
@siyaasijeceel0283
@siyaasijeceel0283 4 жыл бұрын
ASC ISKU DAYA INAA KU HADASHAAN AFKEENA HOOYO FADALAN BARNAMIJKAA MA XUMO MASHLLHA LKIN AFKAAN QALAAAD INAGAA JOJIYAA
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
walaal subscribed ii saar waa iga codsi walaal, waa walaashaaye, mahadsanid
@iqrayasin6033
@iqrayasin6033 3 жыл бұрын
ganacsiga ayaa ku dhisan englishka ee wll hala yaabin erayo aad macnahooga aad si dhakhso ah aad usoo saari karin ayaa jira
@youngsomalientrepreneurs2519
@youngsomalientrepreneurs2519 6 жыл бұрын
Find a video I have made on business opportunities in Somalia for Somali Entrepreneur s
@hakiimocumarmaxamed992
@hakiimocumarmaxamed992 3 жыл бұрын
kalamaan
@idrisraage5134
@idrisraage5134 3 жыл бұрын
where is it mate no URL stop jocking around u r ridiculous right now when it comes to opportunity to become successful u just don't....
@mrhoryaal
@mrhoryaal 4 жыл бұрын
Startup Grind local #CHANNELKA videos Giisa kale ee aan #Somaliga Ahayn 400 views Magaadhayan Kuwan #Somaligana 500k View Why?!!!
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 жыл бұрын
Illahay cadowga hakaa qabto wiil wadaniyad lehbaatahy oocaq libadan
@abdallamohamed2294
@abdallamohamed2294 6 жыл бұрын
wadankeega hooyo kama tagaaye aniga oo sidiisa oo kale u fakar u heesan
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 жыл бұрын
masha allaah Guys Great Job🙏
@biggie639
@biggie639 4 жыл бұрын
Hambalyo Bashiir :) lakin waxa aan ka fahanay baa yaraa, barnaamijkan gaalada ayaa loogu talo galay ban filaya 55% ban ka fahmay 52min hadal soconoyay
@idrisraage5134
@idrisraage5134 3 жыл бұрын
taada ka hadal aniga waa fahmay Somaliya weeka baxsatay jajuub iyo qabiil eey Dhaheyn.
@HH-mq3gz
@HH-mq3gz 4 жыл бұрын
Masha allah
@hananihanani7576
@hananihanani7576 4 жыл бұрын
Asc wrx wbr masha ALLAAH allaahu akbar
@ardoabdullahi6879
@ardoabdullahi6879 3 жыл бұрын
I am a Somali person
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 4 жыл бұрын
Masha allaah tabaaraka llaah hambalyo illaahayna hakuu barakeeyo walaalkeey
@dugsigaimaamunawawionline5141
@dugsigaimaamunawawionline5141 3 жыл бұрын
Maan sha allah
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
View 2023 may 🙌❤️ big man somalidu enterprises manaqaano 🦶
@aahmed7114
@aahmed7114 4 жыл бұрын
You did a good job bro keep up.
@awil5645
@awil5645 3 жыл бұрын
Bismilah Manshaa,alaah
@adansugal8473
@adansugal8473 8 жыл бұрын
leader
@YousufAli-lc6yj
@YousufAli-lc6yj 3 жыл бұрын
Xamar waa magaalo Wabiil mana noqon Karato magaalo camiran
@ardoabdullahi6879
@ardoabdullahi6879 3 жыл бұрын
Good job
@hindasuleiman9008
@hindasuleiman9008 4 жыл бұрын
Waxan idinku soo darilahaa fekrad kale oo aad ku marti qaadaan dhalinyarada Dalls debediisa kunool iyo kuwa jaamacadaha ama dugsiyada hoose ka qalinjebiyey waxay jecel yihiin ineynoqdaan iyo waxay hada qabankaraan iadey jirto inaanu qofkastaaba helikarin wixii uu soo bartey ama uu jeclaa waana mida ugudaranee dhalinyaradii jaamacadaha kasoo qalinjebiyey haysata oo gacan qofkale marwalba kutiirsan isagoo heli kara inuu wax abuuro ama wuxuun qabto oo marwalba udhaanta jeebka in ay gam aha gashadaan wakhtigiina kagalumo Shaqale aanbaa nahaysa.
@abdirashidr4835
@abdirashidr4835 3 жыл бұрын
Fadlan ku hadal soomaali ama luqadi kale ee kuu sahlan inaad ku hadasho, ha isku qasin luuqado kala duwan hadii aad tahay wariye ama qof kale Mahadsanidiin
@inaraabi4641
@inaraabi4641 3 жыл бұрын
Talo fiican
@zahrahassan523
@zahrahassan523 3 жыл бұрын
MASHA ALAAH ALOW U SIYAADI 🤗🍅🍓🍒🍇☺
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaنننمممنن
@cabdiladiifayuub2237
@cabdiladiifayuub2237 3 жыл бұрын
Mamo waku sary hal abuur wangsan
@abdijinar07elmi59
@abdijinar07elmi59 3 жыл бұрын
@@cabdiladiifayuub2237 l
@mohamedfarah7070
@mohamedfarah7070 4 жыл бұрын
Cunsur ka Soomaaliga ah wax yaabaha uu Afrikanka kaga duwanyahay waa hal-abuurka. Waa in dhiirigalinaa dhallinyarada noocan ah.
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 4 жыл бұрын
WLL WAAN KA XUMAHAY IN WARIYAHA IYO NINKA LA WAREEYSANAYO OO NUS LUQADA INGIRIISKA UU KU HADLAYEEN. WAAN KA XUMAHAY
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 4 жыл бұрын
Walaal ma jirto wasaarada hornarinta iyo aqoon baarista ! Marka waa sidaas
@ahmedwardheere7540
@ahmedwardheere7540 3 жыл бұрын
Bashiir xagee lagal xariira???
@abdallaahmedshire1210
@abdallaahmedshire1210 5 жыл бұрын
waa hal abuur wanaag san waana kudayan doonaa
@umumansur3930
@umumansur3930 3 жыл бұрын
Keep going walal
@abdirahmanmohamed9223
@abdirahmanmohamed9223 7 жыл бұрын
walaal codka hagaaji(improve the sound quality)
@mahmoudjalemahmoudjale7245
@mahmoudjalemahmoudjale7245 3 жыл бұрын
Moto
@abdulkadiraadan3021
@abdulkadiraadan3021 5 жыл бұрын
Awesome
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 жыл бұрын
Somali nimo saaray
@user-sj3yq5sf3s
@user-sj3yq5sf3s 3 жыл бұрын
PCM On wax Bxo
@mohamedjuujamj5219
@mohamedjuujamj5219 6 жыл бұрын
allaha unaxriisto mohamed
@piziboy9692
@piziboy9692 4 жыл бұрын
Think
@hassandaher2978
@hassandaher2978 3 жыл бұрын
Wadanku waxaa ubahan yahay isbedel cusub haddi aanu ka dhicin. Meel khadar ayuu ku socda.
@mahamedahmed9603
@mahamedahmed9603 3 жыл бұрын
Mahamad
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 3 жыл бұрын
Maxaa haysaan saaxiibayaal
@MohamedAhmed-vt9uv
@MohamedAhmed-vt9uv 3 жыл бұрын
English ku hadal ma aqoon baa
@macalinmadey9569
@macalinmadey9569 4 жыл бұрын
Warbahinta wa in ay dijiyan dalka
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 3 жыл бұрын
Topic yadaan ookale Baa 👍.
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 4 жыл бұрын
Lacag xoogaa baan haustaa ex reer xamarna waa ahay cabsi baa i haysa xamar in aan i maado
@Mowliid2024
@Mowliid2024 4 жыл бұрын
Imow wadan kee joogtaa yurub aan joogaa waxaana usocdaa somalia. Qurbo yaan waqti kaaga dhumin
@adangudhane336
@adangudhane336 4 жыл бұрын
Scww walaalo wax dhiba miyaad ka aragtey alshabaab markaad bilowdey ganacsigaaga
@mascuudidris1054
@mascuudidris1054 4 жыл бұрын
Wuu dhintay wll
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 3 жыл бұрын
Xaajo se nimaan oģeyn báa indha karida
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 4 жыл бұрын
Almas Elam aan arkaa
@hafsaabdi1831
@hafsaabdi1831 4 жыл бұрын
Almas maha wa ilwad
@salmanalfaarisi2109
@salmanalfaarisi2109 7 жыл бұрын
bashiir kuulow ahaa ninkaan
@kobciyechannel4487
@kobciyechannel4487 3 жыл бұрын
Hhhhh
@khadijo25mohamed33
@khadijo25mohamed33 3 жыл бұрын
Tom and jery
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 3 жыл бұрын
😩
@mahamudit7470
@mahamudit7470 4 жыл бұрын
Ninmankan afsomaliga mayaqann miyaa waa maxay afka qalaad ee afsomaaliga lagu laaqayo .
@iqrayasin6033
@iqrayasin6033 3 жыл бұрын
ganacsiga ayaa ku dhisan englishka ee wll hala yaabin erayo aad macnahooga aad si dhakhso ah aad usoo saari karin ayaa jira
@mohamednour644
@mohamednour644 4 жыл бұрын
Qofkii hdlaaba inyaroo English ah buu hdlkiisa ku suugaynayaa 😂😂😂. Ma afsoomaligaa waxaas oo dad ah dhipaya ilama aha mise waa ula kac
@iqrayasin6033
@iqrayasin6033 3 жыл бұрын
ganacsiga ayaa ku dhisan englishka ee wll hala yaabin erayo aad macnahooga aad si dhakhso ah aad usoo saari karin ayaa jira
@mohamednour644
@mohamednour644 3 жыл бұрын
@@iqrayasin6033 English kuma dhisna sxp. Dadkuu ku dhisan yahay aan ku saxee waana laga helayaa ereykasta
@historymovies4224
@historymovies4224 3 жыл бұрын
Dagaalka Etopya
Startup grind Johannesburg Hosts Vusi Thembekwayo
1:11:36
Startup Grind Local
Рет қаралды 67 М.
Startup Grind Mogadishu Hosts Mohamed Midnimo (Daauus Agency)
1:15:39
Startup Grind Local
Рет қаралды 61 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 37 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 53 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 37 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Startup grind Mogadishu Hosts Leila Xiis from Jeeb uroon
53:03
Startup Grind Local
Рет қаралды 545 М.
🇸🇴 Somalia - President Addresses General Debate, 74th Session
25:19
Leila left Finland to start her own business in Somalia
11:10
Suomen ulkoministeriö
Рет қаралды 426 М.
Building a Stable Somalia -- Q and A with President Hassan Sheikh Mohamud
1:08:04
Somali Community in Guangzhou | Little Africa in China
7:28
Ethnic Neighborhoods
Рет қаралды 292 М.
Think Fast, Talk Smart: Communication Techniques
58:20
Stanford Graduate School of Business
Рет қаралды 39 МЛН
Flock: Somali Turns Salad into Millions
7:12
INTEGRATIONTV
Рет қаралды 106 М.
#rdrtalks | Jeepney Driver to Millionaire?
19:46
Reymond "Boss RDR" delos Reyes
Рет қаралды 4,5 М.
What Makes a Strong Startup CEO (Startup Mini-Series)
15:23
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
0:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
КРУТОЙ ТЕЛЕФОН
0:16
KINO KAIF
Рет қаралды 6 МЛН