Baydhabo Jinaay | Janada Somaliya | Waaberi Show | Xalqadda 11aad

  Рет қаралды 45,185

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Baydhabo waa magaalada ugu wayn gobolka Baay ee dhaca koonfur galbeed soomaaliya, waa magaalo istiriaatiji ah oo 275 KM dhanka konfur kaga beegan Caasimada Muqdisho, waxa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu muhiimsan dhulka soomaaliyeed, waa caasimadda Afraad ee dalka, Marka laga hadlayo xududuudaheeda waxaa ay u kala baxan xuduud badeed iyo xuduud dhuleed, Gobolka Bay oo ay magaalo madax u tahay Baydhabo waxaa gaar u ah in uu yahay Gobolka kaliya ee ay dhamaan afarta jiho ka xigaan gobolo kale oo Soomaaliya ah, Juquraafi ahaan waa magaalo aan wabi iyo xeeb toona lahayn, balse ku caan ah wax soo saarka beeraha ee ku dhisan ilaha biyaha dabiiciga ah ee magaaladani hibada u leedahay. Gobolka Bay oo ay caasimada u tahay Magaalada Baydhabo waxa uu dhacaa inta u dhexeysa labada webi ee Jubba iyo Shabeelle, Ilaha biyaha oo sameeya qulqul sidii wabigi ah, dhulka cagaaran eek u xeeran magaalada iyo beeraha dhinac walba magaalada kaga yaala ayaa keenay in magaalada lagu naaneyso Baydhabo Janaay.

Пікірлер: 232
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 11 ай бұрын
aduuun baydhaba jinaay ka joog akhirana jano❤😊
@Faisalfemo
@Faisalfemo Жыл бұрын
Baydhabo Ayaan ka daawaneyaa Muqaalkaan 😍
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Aniga xitaa 🤚
@Faisalfemo
@Faisalfemo Жыл бұрын
@@1LAMINE_1 xaafadee Aniga xaafada berdaale
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 Жыл бұрын
Anina Burco
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b Жыл бұрын
Anig naftirkay😅😅
@xanafi8654
@xanafi8654 Жыл бұрын
baydhabo waxaan ku noolaa 5 sano waa niman wax soosaarkooda ku kalsoon mana jecla cunooyinka dibada reer baydhowa waan idin salaamay
@hoodocali421
@hoodocali421 Жыл бұрын
mansh aallah hargeisa idinkasoo leeyahay ramadan wanagsan❤ reer baydhabo
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 Жыл бұрын
Ramadaan kariim duriyadii reer sheekh isxaaqow
@minxofiican5294
@minxofiican5294 Жыл бұрын
Rmadaan lamid ah
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Waa magalo qurux badan runtii wana jeclahay inshallah Oneday inan tago ❤️
@FANS_TEAM27
@FANS_TEAM27 Жыл бұрын
Inshaallah ❤
@mohamedmohazza-fc2qr
@mohamedmohazza-fc2qr Жыл бұрын
Aanaa kugu soo dhaweynaayo pro
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Welcome to Baydhabo janaay 😊❤
@Ahmed_ilkacase44
@Ahmed_ilkacase44 Жыл бұрын
Welcm Zxp Ku so dhawow ❤
@Ogaalsidee
@Ogaalsidee Жыл бұрын
I.a
@Anteeno_Channel
@Anteeno_Channel Жыл бұрын
Caasimada soomaaliya Baydhaba janaay inshaallah mustaqbalka haduu alle idmo.❤❤❤❤❤❤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Insha.Allah
@xaawomanuur5104
@xaawomanuur5104 Жыл бұрын
Mar ayaa laga dhigey
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@xaawomanuur5104 Haa sxp waa ogahay
@minxofiican5294
@minxofiican5294 Жыл бұрын
Bidao caasimada kgs and raxweinia 🇦🇿💪
@faraskacadcad3664
@faraskacadcad3664 Жыл бұрын
Marki hore waan xanaaqanaa lkn xda waan ku faraxsanahay waxan umaleeyey in aysan ku jirin magaaladayda thanks waberi media magaloyinka dhimana waad so dhameystiridoonta insha allah
@siyadinhohasan8449
@siyadinhohasan8449 Жыл бұрын
Like kismayo
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
Waa Magaalo Beeraha ku caan ahyd iyada iyo Afgooye beeraha uugu bdani. JILIB IYO jamaame Bydhabana caadimad u tahay
@maxamednuuryare7277
@maxamednuuryare7277 Жыл бұрын
Digil&mirifle sin salaami🥰🥰😇
@xasanwadani3552
@xasanwadani3552 Жыл бұрын
Baydhabo waaa caasimda 3 ee somlia iska sax
@mohameddeck4390
@mohameddeck4390 Жыл бұрын
My city Baidoa Janaay I missed wlhi😢
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Baydhabo janaay dhul diinta iyo qurux io nabada ❤❤❤
@mohameddeck4390
@mohameddeck4390 Жыл бұрын
@@1LAMINE_1 adoweyn dhulkii barakeysanaa
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@mohameddeck4390 maku fahmin sxp ee maxaa ka wadaa isheeg
@mohameddeck4390
@mohameddeck4390 Жыл бұрын
@@1LAMINE_1 magaalo khereysañ cml dee
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@mohameddeck4390 Haa, waa gartay
@rahmarose8287
@rahmarose8287 Жыл бұрын
Magaladeydii allow cadowga ka xafid meel an kugu dorsado ma jirto😘🥰 baydhaba janaay
@user-FrankMarko
@user-FrankMarko Жыл бұрын
Masha Allah Degankena ayaa so qadatey Omaraw❤
@kingmus76
@kingmus76 Жыл бұрын
M.allah magaalo qurxoon hormr wacan kgs❤❤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Inshaa.Allah walaal, mahadsanid
@Naidar20
@Naidar20 5 ай бұрын
Xaafada isha❤.
@muftiweyn9481
@muftiweyn9481 7 ай бұрын
Rember baydhabo is the third capital of Somalia and is one of the fastest growing cities in the world
@geesiweyn5873
@geesiweyn5873 8 ай бұрын
Baydhabo jinay caasimada 2 ee dowlada k.galbeed ❤
@DhowDhul
@DhowDhul Жыл бұрын
Thanks from Baioda jinaay❤😊
@nalkaaibraahim-oj3xo
@nalkaaibraahim-oj3xo Жыл бұрын
Mahadsanid Ustad warxin lahubo ayaad soo gudbisaa , shacabka reer baydhabo salaam.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Жыл бұрын
Bardihii kuyaal Isha baydhabo intuu kun iyo baarbaxay, Caleemuhu balaadheen 🇸🇴❤️‍🩹love Baydhabo Janaay, beautiful City❤🇸🇴💕👍
@abdinurbaxnaan4977
@abdinurbaxnaan4977 Жыл бұрын
Love ❤️ 😍 baydhabo from berbera
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv Жыл бұрын
Masha allllah baydhabo waa magaaalo qurux badan❤
@AhmedSaeed-qw9sv
@AhmedSaeed-qw9sv 10 ай бұрын
Weligey ma tegin Baydhabo laakiin waan tegi Insha Allah from Bosaso.
@NuurtoCukaash
@NuurtoCukaash 3 ай бұрын
Baydhabo jinaay caasimada geeska africa 🌍 😊
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Жыл бұрын
Masha Allah baydhabo janaay markii iigu horeesey aan tago waxe aheed 2012 magaalo qurxoon waye
@kdsowpod92fg16
@kdsowpod92fg16 4 ай бұрын
Baydhabo waxaan galay xusuus qurux badan yaraan teydii.dalxiis ayuu noogu kexn jiray abahey Allah u naxariisto.
@NasirMohaedArahman-pc8tm
@NasirMohaedArahman-pc8tm Жыл бұрын
Jah baydhabo my town ❤❤❤
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Ustaad Abdirahmaan Omar Waad Ku Mahadsantahay Sida Aad inoogu Soo Gudbineyso Arimaha Sooyaalka Magaalooyinka Soomaalida Kuwooda ugu caansan dalka
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Beydhaba magalada aan hada ku noolahy Viva KGS 🤍
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Baydhabo run ahaanti waa magaalo quruxbadan oo beero leh from burco
@sakariyeshariif6861
@sakariyeshariif6861 Жыл бұрын
Masha allah magaaladii la igu dhalay ilaah iyada iyo Dadka ku noo ha barakeeyo
@abdurahmanalimohamed5252
@abdurahmanalimohamed5252 Жыл бұрын
Masha Allah waxan ujeeda xaafadeena iyo majidka 5ta waqtiba aan ku tukado ee masjid jaamac.
@hayaan2418
@hayaan2418 Жыл бұрын
Yaa degaanku ah qabiilkee😂
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 Жыл бұрын
Waa u xiisey baydhabo janay😢💔💯 7 sano kahor igu danbeysey
@xanafi8654
@xanafi8654 Жыл бұрын
taariikh sax ah waxay ukala qexeen Ethiopia Kenya iyo muqdisho iyo shabeelada hoose ninba meesha wajahadiisu ahayd waan kaxumahay wixi dhacay
@ahmedzipeek9147
@ahmedzipeek9147 Жыл бұрын
Baidhabo janaY🥰
@kingkong2703
@kingkong2703 Жыл бұрын
❤❤❤bydhbo janay❤❤❤❤
@IlyasUgas-x2w
@IlyasUgas-x2w 6 ай бұрын
Hadase waa saldhig xabasho
@sakariyeshariif6861
@sakariyeshariif6861 Жыл бұрын
janaay waxa ugu magac daray sida aan sheeko ku maqlay sh uways raximahullah
@siciidaxmed3527
@siciidaxmed3527 Жыл бұрын
❤❤❤Alle hakubarkeeyo waan kukuxi dhanahay ilaa sandkii 2017 ilaa 2023 qisadii asxaabu kahfi noo soo geli mahad sani aslaamu calaykum❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aidarusahmed8563
@aidarusahmed8563 Жыл бұрын
Mnsha Allah waa magaalo aan jclaanlahaa in aan tago Mar uun
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Welcome to Baydhabo janaay dhul diinta io quruxda io nabada
@shaliimyaaseenxasan4390
@shaliimyaaseenxasan4390 Жыл бұрын
Masha Allaha baydhaba Janaay allow barakey
@Issa_hassan11
@Issa_hassan11 Жыл бұрын
Baraawe nosoo sameey❤
@khadarraage4379
@khadarraage4379 Жыл бұрын
saxib xarfihii B da borama uun baa kuhadhay
@abdullahhassan7323
@abdullahhassan7323 Жыл бұрын
Baydhabo ,afgoye ,baadhere dalsan.masha'Allah.
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah ustaad cadiraxman cumar 👑😍🙏
@Jiroda-uj3tr
@Jiroda-uj3tr Жыл бұрын
Wll qaramada midoobay Cidna ma caawiso waana gaalo 😢 saa ma ogtahay
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Жыл бұрын
Next marka cadeey waan kaa sugaa
@zermubarikbakal4212
@zermubarikbakal4212 Жыл бұрын
Borama kaso hdal waberi ❤
@haphzamohamed
@haphzamohamed Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@ShueibAlii
@ShueibAlii Жыл бұрын
I love 💕 BAIDABO JANNAY
@Walalka77
@Walalka77 Жыл бұрын
Buur hakaba ku xiji waa magaalo taariiq dheer oo jirtey beydhabo kahor
@maahirhasan9593
@maahirhasan9593 Жыл бұрын
Wow my city 😊
@user-FrankMarko
@user-FrankMarko Жыл бұрын
The Best man in the speech ABDIRAHMAN__OMAR Wabari Media
@hawomohamed6966
@hawomohamed6966 Жыл бұрын
Beydhabo magaladeydii miss you ❤❤
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo ree baydhabo cadwgin jaban
@Somywood
@Somywood Жыл бұрын
Asc ustaadi baadheer kasoosamee tanks 🇦🇿🤔🥰🥰
@calmyourheart2901
@calmyourheart2901 Жыл бұрын
m.a keydkena atahy allah kusharfo
@abdiazizmohamed2386
@abdiazizmohamed2386 Жыл бұрын
Maasha Allah
@cambelaki3765
@cambelaki3765 Жыл бұрын
Masha allah
@mohaaziz6289
@mohaaziz6289 Жыл бұрын
Baydhabo janaay❤
@ikraanaalpha8326
@ikraanaalpha8326 Жыл бұрын
Baardhere kasoO HADL ❤
@mahamudmahamedahmed9781
@mahamudmahamedahmed9781 Жыл бұрын
M.a sha Allah waa magaalo loo siman yahay
@kingmoha2124
@kingmoha2124 Жыл бұрын
Next waa marko ❤❤❤
@Nuur3939
@Nuur3939 Жыл бұрын
Wanku salamay bro next magaalada jowhar soo samee codsi waaye dhowr jeer waan codsaday ❤❤
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 9 ай бұрын
Wixii la soo maraba hada Alxamdulilaah❤.
@Maxamedupdulaahi
@Maxamedupdulaahi 11 ай бұрын
Baydhaba janaay❤❤❤❤
@abudiosmanahmed1835
@abudiosmanahmed1835 Жыл бұрын
Wkhi magaaladeyda aa. Jeclahay isha baidoa ❤
@HuseenCabdi
@HuseenCabdi Жыл бұрын
Baydhabo Janay allow barakee
@AxmedAbdiqaadir-x4x
@AxmedAbdiqaadir-x4x Жыл бұрын
Baydhawo ❤❤❤ jinay
@abdulwahaansoomaali
@abdulwahaansoomaali Жыл бұрын
Zxp wa ku mahsan thy🥰🥰
@mohamedmohazza-fc2qr
@mohamedmohazza-fc2qr Жыл бұрын
Wow Baydhabo janaay ❤
@muzamilhajji8048
@muzamilhajji8048 Жыл бұрын
REER BAYDHABO IS MUUJIYA
@nuurkc3115
@nuurkc3115 Жыл бұрын
next cadaado sugaa😮😮
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Жыл бұрын
Baidoa deserves to be the capital of Somalia because it has a wonderful climate and the people of baidoa are very peaceful and the city is so green and beautiful. I hope Baidoa becomes the Capital city of Somalia in the future instead of Mogadishu which harbours abnormal hawiye who don't want peace in Somalia...........Abdul shekhaall Nairobi....Kenya
@IbrahimOsmanNur-w8e
@IbrahimOsmanNur-w8e Жыл бұрын
Masha Allah baydhabo
@calinuur5138
@calinuur5138 Жыл бұрын
Mashaa alaah bandwagon jaanay
@saliimiskandariya5473
@saliimiskandariya5473 Жыл бұрын
Masha Allah wllky
@engmohan1423
@engmohan1423 7 ай бұрын
M,a taariikhda baydhabo si qoto dheer baad usheegtay ustaas mahadsanid
@mohamedamiin2889
@mohamedamiin2889 Жыл бұрын
Hadaa waaa laa xirty Isha baydhaboa
@mutosalax2099
@mutosalax2099 Жыл бұрын
love it baydhabo
@cabi500
@cabi500 Жыл бұрын
Next dhusamareeb❤
@Itz.iinaaa
@Itz.iinaaa Жыл бұрын
Marko cdy ka so hadal ❤️
@hudoali
@hudoali Жыл бұрын
masha.allah baydhaba janaay
@mr__esca1559
@mr__esca1559 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@haashimabdiali9711
@haashimabdiali9711 Жыл бұрын
Sxp magalada Mogadishu Somalia so same
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Waa kasoo sameeyay waaba muqaalkii ugu horeeyay waa dib ugu laabo muqladiisa janaalka
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
mnshllha si wacaan ayaad uu diyaarisay oo waan ka helay runtii anigu, baydhabo waa magalo aan magaceeda inbadan maqlay inaguna soo lablabtay waana magalo xuusid mudaan in laga sheekayoo, waa barmij ficaan inaad hore uu si waado ilaa aad ka dhamaneyso dhamaan dhulaalka soomaliyeed, sido kle waxaan jeclaa inaaad waada xuusto dhamaan suugantii ay la hayeen oo iyaduna mudan in lagu darsado ama ku xuusto barmijka ............................. Ramadan kariim......................
@hasniadesh1516
@hasniadesh1516 Жыл бұрын
Thanks sxb
@hamuumedia964
@hamuumedia964 Жыл бұрын
Baidoa janay❤🏆
@Zikomiilo
@Zikomiilo Жыл бұрын
Baydhabo way ka weyntahy 10 degmo waxay leedahay 18 degmo
@muhyadin8309
@muhyadin8309 Жыл бұрын
Barnaamijkan adban uga helay waxaan ka sugayna magalada Boorama
@Hayaanm
@Hayaanm Жыл бұрын
Baraawe ku xiji ❤
@sallahqureysh5
@sallahqureysh5 Жыл бұрын
Sir, waan sugeynaa digmiyaashana sida Wajid iyo waxii lamid ah🙏🙏🙏🙏🙏
@yuusufibraahim3631
@yuusufibraahim3631 Жыл бұрын
Xudur kasoohadal sxp
@falhadoabdullahi5190
@falhadoabdullahi5190 Жыл бұрын
Mahadsanid 😊❤
@osmanwardhereosman5054
@osmanwardhereosman5054 Жыл бұрын
Msha allaah
@khaliidibozz5582
@khaliidibozz5582 Жыл бұрын
Wall NFD SOMALI magalo kamid ah ksoogadal please 🙏 😢😢
@muniishaa143
@muniishaa143 Жыл бұрын
M.a wllkey bakool kasoo hadal jazaaka allah kheyr
@sharmawade
@sharmawade Жыл бұрын
Next kismayo
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Dhagaxbuur ka soo hadal
@ShueibAlii
@ShueibAlii Жыл бұрын
Thank you
Muxuu yahay Hadalka loo xiray Prof Aabi Shuceyb?
16:57
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 15 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Safarkaygii Baydhabo Janaay | My journey to Baidoa Somalia 🇸🇴
14:43
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 147 М.
JABUUTI-Dowlad ku kulmisay dalkeeda maraykan iyo shiina!
8:17
Keed media
Рет қаралды 1,2 М.
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Qisadii Nabi Yaxya CS | Nabigii Gabar darteed loo dilay
8:31
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 56 М.
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 311 М.