Great, out spoken. Mr Juxa, hadal yaqaan geesi ah. Bal aan aragno meesha ay Xasan iyo xertiisa boobka & bililiqada u haysta dowladnimada dhan ay wax geeyaan. ALLOW hadda dhawaa xalku iyo in uu ka joogo qarlda jeexa uu ku socdo.
@MohamedBarrrow-mh5gg8 ай бұрын
Dilaa farmaajo markii uu kursiga ku fadhiyey ayaa u diidanaa in uu dastuurka dhameystiro jawaabtu waa cidna, narka haddii nin duceysani uu yimid Allane uu garab galay ma.figaa hir istaagi karo. Waa lagu tusin tabartaada. Inshallah
@hassanosman56868 ай бұрын
Xasan shiikh waa waashay
@nasroulusow41888 ай бұрын
MW Xasan Sh iyo Shacabka Somalia 🇸🇴 hore ha ha losacdo, keep ahead Insha Allah!!
@ahmedjama93218 ай бұрын
Xamar ha ka shaqeeeyo😂
@hassanmohamudgacal88297 ай бұрын
@@ahmedjama9321awalba Fadaralka faaiido u aheen musiibadii Fadararka ayaad e heedeen
@عبدوحد-ح9خ8 ай бұрын
Soomaaliya ellaahy qalbigooda ha isku wanaajiyo midnimada wax kafiucan majirto❤
@Raxmocabdulcali448 ай бұрын
Maasha allaah Puntland go aan waa muhiim
@BadelFaraholad8 ай бұрын
Viva puntland hassan meel hageeyo tastuurka liita
@inareerGarad8 ай бұрын
Confederal kaliya puntland ha ku adkeysato.🎉
@Puntland18 ай бұрын
Mudane Juxa mardhow Confederation ban ka dhigayna Somalia 🇸🇴
@micraaj66218 ай бұрын
Ninkii durbaan xada asagaa og meeshuu ku tumi lahaaa. Ha iska wataan dastuur badalida meesha ay ka shaqayn lahayd baa laga rabaa
@museibrahimfarah20898 ай бұрын
❤❤❤
@museibrahimfarah20898 ай бұрын
ÀÀ
@suleimanmohadeik72978 ай бұрын
Iney socotaba in la ogalaadaba qalad ba ah
@abdisalanali63468 ай бұрын
Taas ma ayaaa baryo ah waa nigula sanduleynaaa wana awood cid diidi karto majirto miskiin ayaa tahay ee dadakaga dhinac karacaa😮😮😮
@suleimanmohadeik72978 ай бұрын
@@abdisalanali6346 awood kulaha awood xagee bey niitaala day dream baa kujirta kakac zxp
@CabdiSalan-x4z8 ай бұрын
Masha allah juxa
@ahmedjama93218 ай бұрын
SSDF. MUDANE JUXA🙏
@sahraahmed-fv6rj8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waa run
8 ай бұрын
Madaxtooyada somaliya maanta ayadaa la wareegtay awooddii Flinta iyo sharci dajinta waxeyna rabtaa in si khaldan loogu sharciyeeyo. Cidda sidaas taageereysa Dowlad wanaag ma rabaan.waxa ka dhalan doonana ma arkaan.
@143-k1d8 ай бұрын
Madaxweyne Hassan Puntland Iyo Koonfur Galbeed Isku Mid Uuka Dhigay Masha-allah. Birmade Hassan Sheikh Allaha Xafido Isha Dadka Cuqdadeysan Oo Qabyaalada Dilatayna Allaha Ka Qabto Aamiin
@inareerGarad8 ай бұрын
Puntland waa tan hada la joogo shalay na asaga ka dhex ooyaayey "maas baa madaxa nooga duuban please naga fuji lahaa😂😂😂. Puntland full power bey haysataa,dalxaraashe masajidka ha soo qanuudo😂😂😂😂
@Cirsankayeere8 ай бұрын
PUNTLAND miyaa diidana mise biniaadamka OO dhan baa diidan. XASSAN Xaar-Walwaal baa nabada iyo degenaanshaha, iyo wada noolaanshaha Geeska Afrika ka Soo horjeeda. Taasoo lid ku ah nabadgelyada gobolka, Afrika, iyo Adduunkaba. Waana Warlord, dagaal ooge DHAB ah, una baahan in sharciga la horkeeno sida ugu dhakhsaha badan.
Xsn damciisa waalan in Sh alha wuu noqon doonaa mid dhicisooba
@DrMurzal8 ай бұрын
Xassan sheekh waa fashilmay. Waxa uu raba in uu dhiso dowlad Unitary ah hal meel laga maamulo waana dikatatorship qarsoon .Ugu dambayn waxa uu raba sida Isamacil cumar geele uu dalka Djabouti iskaga haysto oo kale in uu wadeeda jeexdo.
@yusufcabdi17318 ай бұрын
Puntland waa qaangaadh, wayna fahantay wixii somaliland ku tagtay ee ay ka cabanaysay ilaa 1961kii, soo dhawaada, aan arag midnimadu waa muqaddas meeshay ka shaqayso
@Ismaaking8 ай бұрын
Puntland meel ay joogin micnaheda waa dowlad ma jirto smland o maqan Puntland oo jogiin dowlad ma jiiro😂😂😂
@Axmedsiciid-fn4py8 ай бұрын
Putland waa ku saxantahy dastuur kan xil la badalo looma joogo dalka intuu awood xoogan yeelanayo
@mohamedabdinuur-bs8ny8 ай бұрын
Wasiir juxa, waaya arag rug cadaa ah. Waxan rijayn in talada dalka miiska la keeno oo marooqsiga laga daayo
@arafatmohamedosman11068 ай бұрын
Garoowe shir calami ah inuu ka furmo ayaan rajeyana madaxda inta dhimana la soo dhaweyo nadax weyne axmad madoobe Prf cabdi wali cali gaas R.w cumar cabdi rashiid xasan cali khayre cabsi raxman Shakur dhaman siyaasiyiinta misaanka culus oo dhan wana in war murtiyed cad laga soo saaro hananka xasan wax kuwado ee dastuurka jeebka la gashatay laga soo bixiyo jeebka bananaka laga istaaga inta xasan dhoob dhoobayo illeen dasturka kaligiis malahane
Dastuurka beddelidaa Somaali oo dhan baa diidaan Puntland keli mahaa.
@inspirationalvideos18188 ай бұрын
xasan munaafaq walee wadankaan meel xun buu ku wadaa waa kaligii cune waxa kasta reerkiisa ayuu u xiray xoolahii dad waynaha ayuu boobay xilalkii wadanka ayuu reerkiisa kusafay dastuur u gaar ah ayuu toshay cadaaladii ayuu ka dheeraaday mashaariicdii qaramada midowbay ayuu siyaasadeeyay oo reerkiisa u gacan galiyay eex iyo qabyaalad ayuu ka shaqeeyay cayda iyo aflagaadada madaxdii hore ayuu qaab qabiilaysan u beegsaday
@mahamudhussein32408 ай бұрын
Waa arin😂laga yaabey
@Dheeman-ky7tu8 ай бұрын
Punland wax gooni ah ma diidi karto Baarlamanka ldhibaano ayaa u fadhiyo oo matalo waa inay ku kalsoonaadaan dastuurkaas.waa labedelayaa waana la ansixinayaa
@suleimanmohadeik72978 ай бұрын
Sacdio firinbi baa noofadhida iyo kuwo aanba nama talin oo madaxweynaha kadhex hadlaya adeer ragaas waxey ushaqeysanayaan naftooda nama matalaan
@sahalhussein40378 ай бұрын
Tastuurka haloodaaya budlaan umada kale hakhaadato kitaabka khurranka
@hassanmohamudgacal88298 ай бұрын
Bbcda Potland miyaa laga leeyahay si ayey mucaarad u tahay
@Keenadiid.7 ай бұрын
Kkkk Wariyahaa ah reer Puntland
@Jabrail_788 ай бұрын
Xasan Garguurte isaga afkiiss ku yiri " qabyo ninkeeda aya dhameystiro" uu kala jeeday keyga kaliya aya soconayo isagoo laagay kii Madaxweynihii isaga ka horeyay ansixi rabay
@nobame47778 ай бұрын
Pirates ka la dagaalama . Hawiye wuxuu la dagaalamayaa shabaan waxa kale iska ilaawa
@djamasaid68398 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk Dasruurkan xasan malmaluuqayo wxu noqan doona lacagtii N da ee bqor buurmadaw uu sheegayay
@hassanmahdi89018 ай бұрын
qodob kastaa cid baa dani ugu jirin maxaa xal ah
@nuradinmohamed56628 ай бұрын
Puntland isku filan dad iyo dhul waan haysanaa iyo dhaqaalo xamar waxa laga walaaqayo Kuma jidhno
@AliElimi8 ай бұрын
Puntland ha baxda lakini juug juug meshada joog mar walba wa munafiqnimo.
Why not Somalia use the 1960 Constitution which was approved by popular votes
@shantagees94258 ай бұрын
Tukaha qaaq leh maad showga ku casuntaan?
@maxdar118 ай бұрын
Mj wllahi badbuu ku jiraa hawiye warkooda way cadeeyeen kkk
@ahmedjama93218 ай бұрын
Mj waa gumesteeee don’t forget
@sudiissa57018 ай бұрын
Kacaankii raagii diidaye miyaa mid madax ka nooli khasbikaraa reerkii soomaali u sheegaye War siyaad Barre dowladd u hogaamiyo waa la diidi kara No way yidhi hassan xaraasha miyaa qorta qabankara reerka waa reerka puntland hogaamiya Al Majeerteen gob❤
Somaliyed wanaga Uma wadiin dantiina o somali kala dildileysan iska taga yaa idin baahanhadii leydantashalahay cunaqabatatii 0somaliya laga qaaday yaa idinlatashaday saxsan waa KU guuleystey
@djamasaid68398 ай бұрын
Waa lacagtii N da ee kaaraan dhaafi wayday 😂
@mahameddacaad12538 ай бұрын
Wan ka goosanin insha allah puntland dolwada madax banana weye boqortooyo weye bye xamar
@ahmeddini95198 ай бұрын
Hortiin jire ayaa Ku hungobay boowe
@sahramohamed71138 ай бұрын
Faankiini hooyo f waa labadalaa
@Qaali128 ай бұрын
Staqfurullah Illahow na astur
@MohamedBarrrow-mh5gg8 ай бұрын
Juxa, wax uu ogyahay ma jirto. Nimankaan jooga ee majeerteen, mise iyaga maahan. Dowladda hadda wey saxantahay. Iyadaana xaq u leh.
Warkadu nin in laqasbo mudan watahay ileen hore usocod ma ogolide
@ahmedjama93218 ай бұрын
NINKII IGA DHEERE HA IGA DUL BUUDO WILKAA WAA SSDF GUMESTA AH DONT FORGET
@GRONINGEN608 ай бұрын
CABDI FARAX JUXA AYA MAANTA SOMALIYA KA SARI KARA DHIBATADA MAMULXUMADA .
@fkfk41078 ай бұрын
Hadii wixii aad rabtaan hadii la sameen ma wadanka ayaad qaseysiin ilaa abdirishiid Ali sharmaake idinka ayuu idinka dagi lah yahay Alle hiding qabto
@jamajama17448 ай бұрын
Geeddi caano leh waxaa Bedeley futo dhiig eh
@BoondheereLibaax-f8e8 ай бұрын
Juxaa kii fuleyga Ahaa soomaha
@Shams-yb2ui8 ай бұрын
PL waxay ku diidantahay Sharci badalka? Sharcigi 6da Qof Ay qoratay ee Garowe 1 Garowe 2 dantoda ku salaysned bay raban in Dalka Somaliyed lagu xukumo.
Kkk waxan idiin eryayaba waba inan banadir land iyo necmoyinkaygas isku tosisto 😂 ka bul dheh
@saciidjicaale3518 ай бұрын
Maxaa laguugu matali waayay sow baarlamaanka ka mid maahidiin
@ibrahimabshir14668 ай бұрын
Wixii laga diiday siyaad bare iyo farmaajo in XSM laga yeelayo umalayn maayo
@CumarcabdiXanafi-yx8rp8 ай бұрын
Dastuurkaan waa sharcidarro
@inareerGarad8 ай бұрын
Puntland waxeey u aamusneed waa in uu dasturka ansaxo, easy bey go'id ugu dhawaaqi😂😂😂😂 aqliga Deni uu cayaaraayo ma dhowa😅😅
@En.Hassan6258 ай бұрын
Nimanyahow maalin walba xukuumadi timaada ilaa waqtigi dawlad la bilabey ma inan sas u hortaagnano oo an mucaaradno mahee wax kale mahyno miya
@MahamadgabsoGabso3798 ай бұрын
putlan waa saxantahay guuul masah Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasinmohamed18188 ай бұрын
Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland maxaa ka wadaan? Maa tidhaahdaan dowladda Puntland. English waxaa la qoraa PUNTLAND STATE la macne ah Dowladda Puntland.
@ubahali72588 ай бұрын
dadkiina dhinac ka raaca xasan shiiq waqti idiinma hayo
@inareerGarad8 ай бұрын
Waqti uu masajidka ka oooyo wuu hayaa lakiin 😂😂😂😂
@NurAlaaNur8 ай бұрын
Hasha Geelle iyadaa ilmaheeda cunta hadhowna ka cabaada. Ubax Hassan Sheekh 2022 dhageyso iska caadifada ha noqon dumar.
@JamaMohamud8 ай бұрын
Deni oo ay xamar kaga dhagtay yuu idin waalin marna noqon mayo deni madaxweyne soomaaliyeed.
@MubYus8 ай бұрын
Hadal badan oon wax qiimo ah lahayn looma baahna, Car sida Somaliland goosta ama dadkiina dhinac ka raaca.
@abdisalanali63468 ай бұрын
Ma ayaaa gosan karo waa dad labiilo halmalin ayey ku baqtinayan 😮😮
@muhumedmohamed1658 ай бұрын
Adeer nagu kala wada nin walaba tuuladiisa ha aado dastuurka waa la dhameystiri Bal hada eeg wuxu leyahay nalakuma matalo maxay ahaayeen kuwa baarlamaanka dhex fadhiya ee kuu jooga meesha 😂😂😂😂😂
@fkfk41078 ай бұрын
Farmaajo iyo sheeq shariif ku shaqeeta laa kii dadkii kale wey idin fahmeen reer qasaaye wax din rabo ma jirto ee ha noo imaanina
@cabdiwarsame90888 ай бұрын
xaq bay bitulan u leedahay inay dastuurka dhamaystirkiisa ka baqdo waayo ayadaa keentay 4.5 ayagaana dawladihii hore bururiyey sida ina cabdrashiid iyo tii siyaad bare lagana boxo 4.5mayeeleyso butilan arintaas sinaanta iyo cadaalada waayo dan uma ahan butilan
@awenoolays65408 ай бұрын
Iidoor xumo haddaad dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed iibsi ka dayn waydo wallahee qof dhintay iyo qof ka cararaysa ciida iyo cir iyo badda somaliyeed ayaa ciribtaa danbe iidoorow ku abaadin oo waxaad hadda arkaysaa raxmada iyo sabsabida somaliyeed ee iidoor isu kala qaybshay oo ah ciyaarta ah somalidiid iyo somalidoonta iidoor laakiin war jiraa cakaara waw imanin casho somalidu caro darteed inay iidoor sukusho qalbiga somali adayg ugu midowday oo aan iidoor somali danbe walaalow somali baan ahay aan caruur iyo ciroole iyo shacab iyo ciidan midkoodna aysan iidoor ka doonayn oo ka maqlayn oo gunaanadka iidoor somalida ka ahaan doono iidoor carar oo somaliya ka suur haddii kale qoorta keen si seefta somalidu surkaaga iyo jirkaaga u kala qaybiso taasoo ciribta danbe iidoor somaliya dadkeeda iyo dalkeeda iyo diinteeda ka ahaan doono oo cirka iyo badda iyo dhulka somaliyana ka ahaan doono meel iidoor laga waayo oo anaa iidoor ah somaliya aanan sinaba looga maqal oo afka iidoortu sinaba u kari kari waayo oo iidoorow labo mid yeel kii kuu roon maanta 2024, somali salaxa noqo oo dadkaaga somaliyeed ka mid ahow oo dhinac ka raac amase somaliya isaga guur si nabad galyo kuugu jirto, haddii kale ku soo dhawow gulufkii iyo goloskii iyo gacantaagii ummadda somaliyeed gaar ahaan dhalinta carootay ee dhagahooda buuxsheen dadkiinii iyo dalkiinii iyo diintii iidoor ayaa xaraashtay cir iyo dhul iyo badba oo itoobiyaan ayuu iidoor idin ka gatay sidii uu nfd-dii kenya uu uga gatay iidoor (maxamed ibraahim cigaal) ee soomaaalaay diyaar garooba oo dhalinyaro somaliyeedeey ogaada labo qoys oo somaliya joogi jiray oo somali somalidu moodi jirtay in awooweyaasheen somaliya ka suuriyeen oo wax yar somaliya maanta uga danbeeyaan oo iyaguna tartiib uga baxaan dalka somaliyeed waayo waxay ka baqaan in taariikhdooda dhalinta somaliyeed ogaato oo la warjeefo oo labadaas qoys ee iidoorna maanta daba joogo oo qoyskii sadeexaad ku noqon doono sidaas waayo nac Allaah qabayaal ciidda somaliyeed ku nool ayey noqdeen oo dhulka ku dul nool yihiin iyo cirka ka sareeya iyo badda ku wareegsan in ingiriis leeyahay u haysta oo uu iyaga siiyey oo ingiriis uusan lahayn dalka somaliyeed oo uusan siin karin iyaga iyo cid kale toona waayo waa dhul somaliyeed oo ingiriis gumaysi ku qabsaday oo dabadeedna dagaal somalidu la gashay darteed uu uga tagay oo somalidu dhulkeedii dib uga la soo noqotay oo haddaan wax deg deg iska badalin iidoor dhalinta somaliyeeday waa inoo dagaal saan iidoor somaliya dalkeeda uga sifaynayno gaar ahaan gobolada waqooyi ee somaliyeed oo NEW SYL is born from coast to coast Somaliya Raas Casayr ilaa Raas Ganbooni in order the New SYL to flash out iidoor from Somaliya from coast to coast oo waa wakhtigeedii hadda oo waxaa ina baraya iidoor is-afgaradka iidoor iyo itoobiya dadkeena iyo dalkeena iyo diinteena inay ku yeeshaan ah oo ay wada jir u wada yeeshaan somaliya baddeeda iyo dhulkeedaba si dhib la'aan ah siday is moodsiiyeen oo ah in dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed ay baylah iska yihiin inagoo dhex joogna oon micno daro isugu xagxaganayna oo labadii qoys oo somaliya xoogga u joogi jiray ee awoowayaasheen ka rareen waa: Ujuuraan iyo qoys ka mid ahaan jiray gibil cada Xamar iyo Baraawe degta gaar ahaan carabta kuwaasoo ka faani jiray somalinimada oo xamar iyo baraawe ka cayrin jiray somalida 5pm ka hor iyo Jamamaame, oo ku yaal jubbaland iyo labadaas magaalo ee somaliyeed oo ka ganacsan jiray dadka afrikaanka ah oo ka dhoofsan jiray Marka iyo iyo balcad oo magac gooniya ayey leeyihiin idinkuba baara somaliyey oo maanta waxaa caruurtoodii dagan tahay maraykanka oo goor hore la geeyey oo ka dibna tartiib ayey isaga daba tageen oo ilaa hadda ay isaga sii daba guuraan oo badankoodu waxay dagan yihiin oregon state, usa oo aad ku arki doontaan magacyadoodii sida maayfaay, otto iwm oo dadkaan somalidu markay ka yaabtay xasadkooda iyo xinkooda iyo dhaqan xumadooda aadaminimada ka baxsan ee ay somalida ku hayeen ayaa awooweyaasheen ka raafeen somaliya for good oo kuwo gobolada somaliyeed ee koofureed ku kala dhuuntay mooyaane oo gibil cad somaliyeed oo kale ka baryey qabiiladooda inay ku qariyaan oo gabi ahaan awooweyaasheen waa ka qaxiyeen ciidda iyo badda somaliyeed for good oo hadda iidoor wadadaas ayuu qaaday 100% oo ah wadadii qolooyinkaas ayuu hadda ku joogaa oo wax yar ayaa u dhiman oo ah markii ciidanka itoobiya salaystaan badda iyo carrada somaliyeed oo xasan shiikh dhalinta somaliyeed ku darto itoobiya iyo iidoor inuu ka mid yahay waayo zaylac ilaa berbera iyo xuduudaha ssc ay iidoor la wadaagto intaan ciidanka xoogga somaliyeed galin hargaysa iyo berbera iyo burco oo waxay ahayd inuu xoogga dalka somaliyeed maanta ku dhigayo gobolada waqooyi galbeed ee somaliyeed intaan itoobiya soo galin ka hor oo hadal waxba ma taro laakiin cuduud ayaa lagu kala baxaa oo hadal inan gumeed ayaa tabar ka dhigta xasanow oo farmaajana ha raaco xasan iyo iidoor iyo itoobiya waayo farmaajo waa kalab doonaya inuu itoobiyaankan siiyo afar dakadood oo somaliyeed oo maba qarsanayo oo xasan shiikh lughaye ayaa lagu haystaa laakiin farmaajo afar buu rabaa inuu itoobiya siiyo oo new syl-leey ka warama taas miyaan aqbalaynaa oo itoobiya dadkeena iyo dalkeena ka faa'iidi karto oo somaliduna faa'iido kama rabto itoobiyoon gacanta somaliya ku soo celin somali galbeed oo war dadka iyo dalka iyo diinta somalida baa iska leh oo kaliya that is intaas ka dib intaan dalkan la kala qaybsan waa inaan cadowgiisa ka saarnaa soon or later period.
Somalia ragaan oo kale Ayaa dib u dhigey oo aan rabin in hore loo socdo
@143-k1d8 ай бұрын
Madaxweyne Hassan Wuxuu Soo Ciray Sheekadii Beenta Aheyd Puntland Aa Maqan. Puntland Oo Lala Tashan Uu 4 Arin Muhiim Ah Soo Dahameeye M/w Hassan Sheikh. 1- Deen Cafin 2- Cuna Qabateynta Hubka 3- Ku Biirida Suuqa Bariga Afrika 4- Ku Xigeenka Ururka IGAD 22 Bil Puntland Mashaariic Lama Siin Dhagaha Aalaga Fareyste Madax Adkaanta Waa Tan Meesha Nii Dhigtay Somalina La Tusay Waxaa Tihiin 2024
@inareerGarad8 ай бұрын
Durbaankuu xadey,meeshu ku tumi lahaa baa la iska rabaa😂😂😂 puntland oo maqan xabad ma ha gaagaayo,😊
@sahramohamed71138 ай бұрын
Khasab baa ley dun ku xukumaa
@adenhassan42548 ай бұрын
Ahahahahah Ahahahahah....daadki wax khaasi jiiray miiya la badaalay....😅😅😅😅😅Daadki shaabka dhuulka ka dhaacsan waayay..miiya Daastuur aalifi kara
@DHEXDHEXADIYE8 ай бұрын
wasiirka arimaha gudaha kkkk dowlada puntland kkk halkee buu ka shaqeeyaa cajiib reer majeerteenya way waashen
@hassanmohamud75568 ай бұрын
Xasan dhiiqo 😅😅😅
@ambiyaxasan60828 ай бұрын
Dhiiqo Adiga Ah
@maanshaallah87528 ай бұрын
Adeer kooxda xaraash qaran dal iyo dadba wa xaraash laakiin waxay leeyihiin xaraashen laakiin dadka Soomaaliyeed waxay heshiis ku ahayd hadii lawaayey nin walba taagti
@akabdi97328 ай бұрын
Goormee mee soomali isu iman oo hadii hadalka saa u dhigray dee paarlamaanka maan iska deyno mida kale paarlamaanka soomali ma reer ka maqan ayaa jira
@maanshaallah87528 ай бұрын
@@akabdi9732 wa su,aal fiican oo maangala laakiin dawlad nimadeeni way burburtay kadib waxa dhacay dagaal sokeeye waxa kadhashay is aaminaad la aan kadib Soomaalia way isu timid waxbay ku heshiisay hadii wixii lagu heshiiyey wax lagabadalayo waan in markale lagu heshiiyo wayo waxaad ogtahay wax dawlada gacanta ugu jira wa Muqdisho iyo maandhaydka dawladnimo maadama aysidatahay waxa loo baahna in ay dawladu cidkasta ku qanciso siday wax urabto
@ahmeddini95198 ай бұрын
Is haysiga annaga waa noo daran yahay isjiid jiidka kadaaya umadda garowe one iyo two in layska joogo oo dawlada had iyo jeer iskudhererisan miyad dan moodeen tankale awoodii baa meel lagu aruurinayabad tiri ma waxaad dooneysaa jaanta rogan federal idinka keenay for point five idinka la yimid heshiiskii lagalayana itoopia marag haka ahaatona hada kahor waatad dhihi jirteen war dhiga umadda intaan laydin arkin kaliwaxgard haiskadhigina raga labada gole idinkugu jira u daaya oo dad culculus sida sanyare ookale (hiranboy)
@kawsarcabdinur706720 күн бұрын
San yare ahaan adeero kaaasa waaa marxuuum. Daneer abgaaal weye😂😂😂😂
@ahmedosman17138 ай бұрын
Puntland maanta cid hadli.karta iyadaa jirta , wax kastoo aad ku waayeysaan yaan la mooryaamayn dowlada.
@AhmedIbrahim-ew8jg8 ай бұрын
Somaliya waa u dhamaatay. Ninkii rajo ka qabo waad riyooneysaa.35 sano dad bila dawlad ah dawlad loo ma dhisi karo.
Maxaa idinka khuseeya jooga tuuladiina ummudu heading ka amaan hesho geostationary hala kao go
@shuukemedia14048 ай бұрын
Seelagaaga amaan helayaa Maxaa umadu waxay wada leedahay faraha kuu gashay Orad dhulka hayiwe ka hadal bal inaan ka hadalno ha isku qaldin hawiye iyo waxa ladhaho Somali federal republic
@MubYus8 ай бұрын
Dastuuur dastuur iyo waxaas ayay ka hadlayaan Puntland hadii lagu yiraahdo waa la tukanayaa ee qiblada u jeeso waxay oranaysaa far ayaa ii taagn aniga ma ogoli waxaad sheegaysaan.
@Puntland18 ай бұрын
Adigu IDOOR ka ahow
@kiinay49468 ай бұрын
Sax
@ahmeddini95198 ай бұрын
Dastuur aan kii Alle ahayn kudhaqankiisawaa waxa ishaas inoo yeelay mar horaan dhaafi laheyn qeyrkeena cadaaladna laheli lahaa wayo kitabku ma yaqaan kana hawiya iyo kana daarod ah
@mukhtaryaxya72698 ай бұрын
19960 kuwii wadankaan ilaa maanta dhib ku hayay ayaa maanta ku haya dhib meel xun ayey wadankaan u wadaan dastuurka aad sheegeysid yaa soomaali kala tashtay adigana ku qanci meysid adaana qoray yaab
@Mohamedismail-sb6pd8 ай бұрын
kuwan alshabaab oo kale ayuun baa ku fiican oo maamuli kara. waxa maanta ugu in umadda laga dhex qaado federaalka gebigiisaba. waa nidaam baqti ah oo ku salaysan qabiile.
@libanmilano6738 ай бұрын
Puntlsnd inaga badan xasan wala farmajo iyo midki yimado faa iido inomaha halagu kala tago xasana sharciga hawiye ku dhaqanaya waxan farmaje ka diidnay kaa yeeli ayno kkkkkkkkkk
Puntland so barlamanka kumajiraa 😮 bal mey ku kalsoonaadan dadka ayga matala oo qeylada naga joojiyaan Waa maxay loo ma dhama dad baa idin ku matala baarlamaanka dadkaas ayaan cod u qaaday si loo ansixiyo maxaa gadaashooda ooga qeylineysaan 😮s
@maxamuudcabdi64958 ай бұрын
Ju xaa maradaa ka dhacday midgaan ayaa tahay midgah hunguri lagu lama heshiiyo ayaan baqli jiray. Dadkani ma wada midgaaa Kkkkkkkkk
@iltiredoualeibrahim8 ай бұрын
Il fast pas crituguer les communities de bbc monsieur le journalists sans Faire de gesture si vous avec remargue quelque chose il fallout lui ecrie merci
@mnmn96028 ай бұрын
La igalama tashan, looma dhama , la iima sheegin.. caqabada dowlad dhiska soomaaliya hor taagan waa puntland dhan walba .
@MubYus8 ай бұрын
Somaliland waa Qaran
@mariammohamed63898 ай бұрын
Inaad naga maqnaataan ayaa qeyr badan
@maxamuudmaxamed51088 ай бұрын
Waar niyow qoldan horta ma walanthy reer konfur puntland maxa la idah wa anigu idah jig jiga didan dasturka itopiya 😂😂😂
@JamaMohamud8 ай бұрын
Deni ka quraan saara xamar oo hadduu wuxuu rabay inuu dambiil xildhibaano ku soo gurto xoogaga lacagta ee masaakiintu leedahayna soo qaato.
@Mohamedismail-sb6pd8 ай бұрын
puntland maxaa ka maqan? waar dibjirnimada dadka ka daaya. distuurka 12sano soo jiitamayey ilaa goorma ayaa lasii wadayaa? wixii qaldan ee idiin muuqda maxaad baarlamanka uga saxi waydeen? baarlamanka haddii aanu indin matalin maxaad u soo doorateen?
@abdicash87878 ай бұрын
😂😂😂😂😂جحا وحماره.......Magac bilaash umma baxo juxe iyo dameerkiisu waa isku caqli. Xanuun hswiye iyo isaaq ah baa haya .ismail ali abokor iyo xuseen kulmiye midna ma joogo. Dameerow xanuunka iska daweeeee