BEENTA IYO QURAAFAADKA DADKA LOOGU SHEEGO MOWLIDKA NABIGA S C W || Sh Maxamed Macalin Abshir

  Рет қаралды 155,552

Daacad Production

Daacad Production

2 жыл бұрын

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- Ducaysane999...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 202
@fahmoyusuf5746
@fahmoyusuf5746 2 жыл бұрын
MAASHA ALAAH SHEKH MAXAMED ILAAHEY CILMIGA IYO CIMRIGA IYO CAQLIGA HAKUBARAKEEYO,umadana towfiqda Alaha waafajiyo bidcada iyo balaayada ay wadaan Alaha kareebo intey goori goor tahay bismilaah
@saiiddilood5837
@saiiddilood5837 2 жыл бұрын
Ma'waxaad ku soo dhoweeynaysaa Wadaada reeba walqasha nebiga codkaaga? Soow ma ogid iyaga iyo adigaba in laydiin wal'qalay' markaad dhalateen? Sidee ugu dhiirateen wixii laydiin sameeyey inaad hadda Ceebaaysaan?
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 2 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah Sheekh Mahamed Maolin Abshir. Allaha ku barakeeyo Addun&Akhiro iyo inta kugu Wareegsan.
@shuriyahali4491
@shuriyahali4491 2 жыл бұрын
mashaa allaah jazakalaahu khayra jazaa sheekh maxamed macalin abshir iyo walaalka noo soo xirayxba rabi ha angu anfaco amiin amiin
@shuriyahali4491
@shuriyahali4491 2 жыл бұрын
bayaan cad ayaad bayaanisay mashaa alaah qofkii wax fahmaayo waa cadahay rabi ha ka ajar siiyo rasuulkeena waa jecelnahay lakin waxaan ka sugnaan in lala yimaado waa danbi rabi ha na sugo amiin
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
Ma sha Allaah 🥰, shiekh, jazaakumu Allaahu kheyr, kuwii fahma kuna camal fala ( Allaah swt 🥰 ) ha inaga dhigo,.... (🥰صلى الله عليه وسلم)
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 2 жыл бұрын
Subahan Allah saw saw saw saw saw saw saw ku Sali nabiga saw ma dabimiya wayo maxah u didesa ee ilahay ka Caso ku Sali rasuul saw saw saw saw saw
@safasaed7715
@safasaed7715 2 жыл бұрын
Masha Allah xafidu Allah sheekh Kor Allah ka yeelo
@IsmaacilcaliMohamuud
@IsmaacilcaliMohamuud Ай бұрын
Masha alah jaskalahu khayiir sheekh
@salaadali6088
@salaadali6088 2 жыл бұрын
Allah xifdiyo sheekh Maxamed macalm abshir
@anasmaxamed5841
@anasmaxamed5841 Жыл бұрын
Qeyr allaha ku siiyo sas ugu sheeg xaQa umadan
@ifraaxqasim7266
@ifraaxqasim7266 2 жыл бұрын
🤲🥰🥰🥰🥰manshllah sheekh illahay haku barakeeyo
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 2 жыл бұрын
Subxaanalaah alaahu akbar taloow yaa suufiyaasha qalbiga adag iyo jaahiliinta dabayaacda yaa kadhaadhicin doona
@maarizacadeey6142
@maarizacadeey6142 2 жыл бұрын
Masha allh alle xaqa hanawafijiyo
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
أللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا 💓💓💓💓🥰
@cartansalaad2204
@cartansalaad2204 2 жыл бұрын
Wey cadahay waxa mowliidka loo yaqaan inaaney diinteena islaamka shaqo kuleheen ee allaha soo hanuu iyo inta allaah kheyr ladoonay
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 11 ай бұрын
Allah so hanuniyo hadu alle u qoray hanun
@Maryama_22
@Maryama_22 2 жыл бұрын
الحمد لله علی نعمة العقل والاسلام واتباع السنة النبويه الشريفة وسنة الخلافاء الراشدين❤💎
@hasanahmed5394
@hasanahmed5394 2 жыл бұрын
Anass
@bisharohassan5121
@bisharohassan5121 2 жыл бұрын
Masha allaaah. Wa xaqiq.
@roukiawaberi5638
@roukiawaberi5638 2 жыл бұрын
الهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا
@marashcde7712
@marashcde7712 2 жыл бұрын
جزأك الله خيرأ شيخنأ شيخ محمود كل بدعة ضلأ له وكل ضلألة في النأر أءعأدالله منهأ
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 Жыл бұрын
Scw scw scw allah ha ka dhigo dayarta iyo caruurta ay dhuminayaan aamiin Allah ha soo hadeeyo ayagana waxwalba kitaabka quraanka ayey ku qoranyihiin ee allah xaqa ha nugo sugo aamiin Allah ha noo xifdiyo culumadeena meel ay joogaan inta wanaagsan aamiin Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed aamiin
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 10 ай бұрын
Alxmdullilaah Ilaahoow culimada noo barekee cadowga ka ilaali bidcada soo rogaal celisay naga qabo...aIlaahay bidcada naga qabo adaan kaaga ashkatoonay.
@ibraahincshakuribraahincsh2665
@ibraahincshakuribraahincsh2665 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha barakeeyo shekha
@khadramohame936
@khadramohame936 2 жыл бұрын
Allah hasohadeyo inti. Bidco kudhacday
@Mahdi-5466
@Mahdi-5466 9 ай бұрын
جزاه الله خيرا ونفع بعلم الشيخ
@khadarhussein9155
@khadarhussein9155 2 жыл бұрын
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك ilahow b biocidal naga ilaali امين امين امين
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 жыл бұрын
Rabbiyoow mushrikiinta iyo quruufaadla layaasha shartoda nooga filnow aamiin yaa rabbi.
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Жыл бұрын
Ilaahoow khawaarij iyo argagixisadooda Alshabaab ciideena ka suuli waa qoom ibliiska caabuda oo Amaanta Ilaahay iyo Rasuulkiisuba ay dhibto waa qoom kufaar mujrimiin ah
@kahiyemohammed8556
@kahiyemohammed8556 Жыл бұрын
​@@sucdisiad3316 sucdi subxanallah
@umoibrahiim968
@umoibrahiim968 2 жыл бұрын
Masha allah ilahay hako xafido shekh
@zainabsheikh5449
@zainabsheikh5449 2 жыл бұрын
Ninyahaw indhacadayna sidi qof la ceejiyey afkada edab u yeel bidco faido ma lah allah naga qabto adigu ha u noqon turjuman ka fakar tada garjoqof
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
CALEYHI SALAATU WA SALAAM YAA RASUULULAAH
@user-mb8og9fp9x
@user-mb8og9fp9x 10 ай бұрын
Mashalaha sh m abshir
@ramlomaxamed2156
@ramlomaxamed2156 2 жыл бұрын
Masha allah shiq jazakalah qeyr
@ahmedgeela5609
@ahmedgeela5609 Жыл бұрын
Masha Allaah ustad❤❤❤❤❤❤
@abdinurmahamed2948
@abdinurmahamed2948 2 жыл бұрын
Mashaallah sheikh jazakallah kheyran
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ⚘💗⚘
@hamdiali6398
@hamdiali6398 2 жыл бұрын
Masha Allaah sheeq
@fay6834
@fay6834 2 жыл бұрын
اَللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكَ عَلَى سَيِّدِنَا مُحَمَّدٍ الْنَّبِيِّ الْأُمِّيِّ الْحَبِيبِ الْعَالِي الْقَدْرِ الْعَظِيمِ الْجَاهِ وَعَلَى آلِهِ وَصَحْبِهِ وَسَلِّمْ ❤❤❤
@abdifarahabdi6844
@abdifarahabdi6844 Жыл бұрын
Barakal laahu fika sheikhana
@besalbesal2275
@besalbesal2275 2 жыл бұрын
Masha allah
@RudwaanFarxaan
@RudwaanFarxaan 9 ай бұрын
Manshallaah
@Maska999
@Maska999 2 жыл бұрын
جزاك الله خير خير الجزاء ❣❣
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
سبحان الله، أللهم وفقنا لما تحب وترضى امين يارب العالمين
@nuuradiinjimcaale1634
@nuuradiinjimcaale1634 2 жыл бұрын
A11
@mohamedwardani5948
@mohamedwardani5948 9 ай бұрын
​@@nuuradiinjimcaale1634ť
@munaawad5159
@munaawad5159 2 жыл бұрын
mansha alla alle haku xafido shekh
@aminahussein5802
@aminahussein5802 Жыл бұрын
Mashaa Allah Tabaarka Allah. Waa Run, Shiikhow Allaha ku barakeeyo.
@khadramohame936
@khadramohame936 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
@fartuncilmi7906
@fartuncilmi7906 9 ай бұрын
جزاك الله خير❤❤❤
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
sheekhani wuu ku talaxtagaa rideynta xuska nmdhalashada nabi Maxamad sheekh gabadh la jecelyahay ayaaba inta loo heeso ad aragtay saa waaba jacaylka nabi maxamad Ilaahay ayaa yidhi WA RAFACNAA LAKA DIGRAD hadii aad leedahay xuduudaha ilaahay ha la ilaaliyo waa qayr laakiin yaan nabiga ayaan la xusin kaa yeelimeyno0
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
ALLAHU AKBAR, JZK ALLAHU QEYRAN 🤲🏽
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 2 жыл бұрын
Maasha allaah tabaaraka laah
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 2 жыл бұрын
maashallaah tabaarakallaah
@canabcalbash2263
@canabcalbash2263 2 жыл бұрын
Mashaa alaah jisaakalaahu khayr shiikh maxamad macalin abshir
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 10 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@omarabdi7306
@omarabdi7306 2 жыл бұрын
Waa sax ALLAHA ku barakeeyo
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 2 жыл бұрын
illaahaw na i laali
@sibraanmohamed1211
@sibraanmohamed1211 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@macalinmahamedk5234
@macalinmahamedk5234 Жыл бұрын
جزاك الله شرا وكفرا ونفاقا ومرضا مخوفا وموت الفجا يا هذا الخارج من الملة
@cumarmuxudinaxmed2154
@cumarmuxudinaxmed2154 10 ай бұрын
من الخارج من الملة
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 2 жыл бұрын
jisakamallaah khier jisaa sheekh
@mohamedabdullahi5303
@mohamedabdullahi5303 2 жыл бұрын
Mubtadic.ayaatahy.liita
@hijabworldcenter
@hijabworldcenter Жыл бұрын
Jazakallahu kheyran
@hindo475
@hindo475 2 жыл бұрын
Mansha alaah ala haku barakeyo
@muxammedxasanmmm6064
@muxammedxasanmmm6064 2 жыл бұрын
Maashaa allah alle haku barakeeyo
@hassanmalim9039
@hassanmalim9039 Жыл бұрын
Baarakalaah
@hassanmalim9039
@hassanmalim9039 Жыл бұрын
Shukran
@juweriyasaleebaan6508
@juweriyasaleebaan6508 2 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy Жыл бұрын
لأاله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد يحيي ويميت وهو على كل شيء قدير 💕
@faysalmed6242
@faysalmed6242 2 жыл бұрын
Mashaaaa allh alaha ku barakeyoo sheeekh
@calimaxamud4874
@calimaxamud4874 2 жыл бұрын
Masha allaha
@maryanl804
@maryanl804 2 жыл бұрын
Illaahay jaku xifdiyo xaqu waa cadyhy bidco diin ma ah allow nag qabo
@AbdirahmanHassan-er9di
@AbdirahmanHassan-er9di 10 ай бұрын
Scw scw scw❤
@ashamoalim8764
@ashamoalim8764 2 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyran Sh
@xasancali490
@xasancali490 2 жыл бұрын
Wahaabi
@hijabworldcenter
@hijabworldcenter Жыл бұрын
Allah hanoo xifdiyo
@shams2936
@shams2936 9 ай бұрын
Maalinkaad maqashid dhashada NABIGA madhiigaa kugukaro ina abshiro Afka naga xiro
@faadumoyuusuf6206
@faadumoyuusuf6206 Жыл бұрын
Mashaalaah shiikh
@deeqawaeys2376
@deeqawaeys2376 2 жыл бұрын
Machallah jazakallahu khair
@fartunnur2656
@fartunnur2656 2 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️
@ardowarsame5351
@ardowarsame5351 Жыл бұрын
Masha allah ❤
@iqromaxamedcabdule9593
@iqromaxamedcabdule9593 2 жыл бұрын
M.a shiiq runtad kahashy
@aminaabdi5790
@aminaabdi5790 2 жыл бұрын
Baaraka laah waarun xaqiiqda waa sidaas
@muniiiryare2930
@muniiiryare2930 2 жыл бұрын
Allaha ku hanuuniyo oo jidka toosan ha ku tuso markii horaba akhwaanku wxy kasoo farcameen maxamad c/wahaab
@shukrimohamed2739
@shukrimohamed2739 2 жыл бұрын
Rashulkeena scw diinta hal ah udhiibteya jamac axaduxada xubuko laaha
@shukrhena8088
@shukrhena8088 2 жыл бұрын
M.a ilahow nagu Anfac dhamanteen
@umuabdibasid7133
@umuabdibasid7133 2 жыл бұрын
Masha allah xaqaad cadaysay sheekhunaa kariim
@istaahilhuseen9873
@istaahilhuseen9873 Жыл бұрын
Scw scw scw
@aliyabeh1722
@aliyabeh1722 Жыл бұрын
Wahabiynta baleeka sida aye ukaqatayhin xska muwlidka suubanah scw
@sahrakilimbe9248
@sahrakilimbe9248 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@ibrahimalimaaw8633
@ibrahimalimaaw8633 2 жыл бұрын
Waalaaloow allaha ku caafiyo qalbiga aa ka jirantahay
@axamedcali9177
@axamedcali9177 2 жыл бұрын
Masha Allah
@fadumodahir5482
@fadumodahir5482 9 ай бұрын
Scw Scw
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
أللهم اسقنا حوض نبينا وحبيبنا محمد شربتا لا نضموء بعدها ابدا امين يارب العالمين 💓💓💓😥🤲
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 2 жыл бұрын
الحمد الله نعمة الإسلام الحمد لله نعمة ايمان الحمد الله نعمة القرآن يا رب العالمين والصلاة والسلام على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين illaahow naga badbaadi shirki iyo shartiisa yaa arxama raaximiin
@mahirnajid8011
@mahirnajid8011 2 жыл бұрын
allaha xaqa hatuso
@suleyqomaxamed4163
@suleyqomaxamed4163 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@cabdinaasiryuusufciise5901
@cabdinaasiryuusufciise5901 2 жыл бұрын
Wax kale kuma dhahaayi ilaahey ha kusoo hanuuniyo rasuulka oola xuso oo lagu saliyo waa subag iyo malab kugu daatay ee ha xuurtoonine wax ka daran yaa jiree ka hadal hadaad raali ka tahayna soo cadeey aan kaa faa ideysaneynaa ha dheeraanin sheekada aad rasuulka nooga foveyneysid
@fatmaabdi2731
@fatmaabdi2731 Жыл бұрын
Sax انبي حي في قلوبنا Waxba nagama qadayan alxamdulillah
@draliibrahim6843
@draliibrahim6843 Жыл бұрын
War nabigoo lajeclaado scw ma hadaa diinta lagu daray waa yaabe nimcada ugu weyn ow alle nasiyayba waa nabiga scw weynidiisa ka shekentiisa kadaali meyno yeceylkiisana waa waajib
@yassincumar1259
@yassincumar1259 Жыл бұрын
Kuwan mansha alah leeh kan jaahilka ah uu marxabaynaya bidcigan walamid
@GuleedAhmed-pn5ol
@GuleedAhmed-pn5ol 2 ай бұрын
Xuska Nabigu diinta Ayuu ka midyahay Amaanta Nabiguna isaga oo Nool baa La amaanayay Hadaad diidantay Amaanta Nabiga Adaa ku bixi awooowo
@ahmedibrahimalasow97
@ahmedibrahimalasow97 Жыл бұрын
Dhalashada nabiga scw diintee kamid tahay ee ummadda baanta kadhaaf
@anzalmaxamuud
@anzalmaxamuud 13 күн бұрын
Daliil keen⁉️
@ahmedofficial1565
@ahmedofficial1565 2 жыл бұрын
Maalintii aad soobaxdeyn ayaa roob inoogu danbesay gardheerayaal
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Subxaanalah garka dheer wa sunadii nabiga scw
@mariamahmed2659
@mariamahmed2659 2 жыл бұрын
Subxaana laah gardheereyaal xaqa eey ka hadlaan wanna sunno
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 9 ай бұрын
Baadal iyi xaaran Adiga wada e ka dhexba diinata iimaan laaway Ayaad tahaye
@ibadoosman837
@ibadoosman837 2 жыл бұрын
Fahamkaaga qaldan illaahay ha kaa qabto qawaarij
@hodanibrahim6515
@hodanibrahim6515 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw xce scw scw scw scw scw dcw scw scw scw scw scw sce scw scw scw scw scw scw scw
@zainabsheikh5449
@zainabsheikh5449 2 жыл бұрын
Adiga bidco ah yaa u sheegeysa balayo ku xurtotay u ku qaday waa kir ma taaqana
@IFTINISTUDIO
@IFTINISTUDIO Жыл бұрын
Allow Khawarijta iyo Wahaabida ka soo horjeda xuska nabiga scw ka qabo Umada nabi muxamad ee na rabo iney duni iyo gaalo wadadooda raaciyo......... Umadan Af-Somali uma baahnee wexey u baahnyhin xaqa in loo cadeyo lana muujiyo malinta dhalashada mowliidkooda
Waxyaabaha Dunuubta Dhaqo || Q 2aad || Sh Mahad Abdinuur
49:50
Salafmedia
Рет қаралды 217 М.
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 43 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 128 МЛН
KHUDBO: MA RABTAA IN AAD KU NOOLAATID NOLOL XASILOON OO FARXAD LEH  "Sh Maxamed Macalin Abshir"
20:27
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 51 М.
BIDCADA LOO YAQAAN "MOWLIIDKA" - Sheekh Umal
25:15
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 92 М.
5 Qiso Cajiib ah | Sheekh xasaan
21:41
ABUU MEDIA
Рет қаралды 234 М.
Sadaqada Iyo Fadliga eey Leedahay Sh Maxamed Macalin Abshir
27:15
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 50 М.
Muxaadaro qof kasta oo iimaan leh ka oohisa ||  Q2aad || Sh Maxamed Idriis
33:44
SIDEE MARKASTA XAQA AAD UGU SUGNAAN KARTAA ll Sh Maxamed Macalin Abshir
24:19
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 80 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН