Jazaakallaah Abaayo please noo jiid tixana saas noo fiican maadaama Aan busy nahay na jecel nahay in Aan kula socono. So don't worry Sis saas Faaido noo ah!!! thanks for the advise... ❤️❤️❤️❤️
@manhajmowlid9918 жыл бұрын
aad iyo aad kaga mahadcelinaya qali adban ugu faiday illahay ajar hgsiyo more video waxn ahay hooyo cusub 😍
@fartunismail55468 жыл бұрын
masha allaah, jisaakumullaahu kheyr.🌞🌞🌞
@haniaidid56818 жыл бұрын
mansha allh jazakullh kheyr 😍😍😍😚😘
@baraf6076 жыл бұрын
Masha allah abayo waxn jeclahay ilmahayga inay tarbiyo wanagsan iyo ladhaqan fcn aaan baro hada hal cunug oo 7bil jiro ayaa iijoogo waxan ka fikiraya san ukorin lahaaa utarbiyeyn lahaaa wan baara waana dawada waxa ilmaha ku saabsan ilahay mid tosan oo baari ah oo ahlu taqwa ah allaha iiga dhigo hoyo kasto ilmaha alaha uhagaajiyo mahadsanid macanto❤