No video

Beesha Karanle Oo Si Buuxda Isu Garabtaagtay Go’aanka Beesha Marriixaan, Islamarkaana Cambaarey-

  Рет қаралды 5,352

DAHIR SOCDAL

DAHIR SOCDAL

Күн бұрын

Beesha Karanle Oo Si Buuxda Isu Garabtaagtay Go’aanka Beesha Marriixaan, Islamarkaana Cambaarey-

Пікірлер: 71
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Ай бұрын
Masha Allah Afhayeenka Beesha Sharafta Leh Beesha Karale Hawiye! Allah Idin Xafido!! Sida Wanaagsan Ee Sharafta Leh Ee Soomalinimada Leh Ee Aad U Taageerteen Oo Aad Isku Garab Istaagteen!!!Walaalaheen Beesha Sharafta & Wanaaga Leh Ee Sade Mareexaan !! Waa Qabiilka Ay Ka Soo Jeedaan Labadeeydii Ayeeyo Macaan Ee Kala Dhalay Hooyadeey Macaan & Aabahay Macaan ba Ee Beesha Sade Mareexaan! Qaasatan Reer Dalal & Reer Siyaad Ugaas !! Allah U Wada Naxariistee!! Oo Jannah Fardowsa Hooygooda Allah Ka Wada Yeelo/ Ameen / ❤️❤️❤️💯💯🇸🇴🫡🫡✊✊✅
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od Ай бұрын
Mashaallaah welcome Afhayeen beesha kariinle hawiiye❤🇸🇴👈
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Maashaa allaah guulayso mudane ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AbddiUhu
@AbddiUhu Ай бұрын
Islow thank you 🎉🎉🎉🎉🎉 waakaaga mahad celinaynaa tageerada aad noo muujisay waana mid aan kaa sugaynay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c Ай бұрын
Waa diyaar murursade waa u ogol nahay waana soo dhaweynaa sidii aan reysalwasare hore kheere aan ugu soo dhaweynay Columbus Ohio ayaan hubka idiinku siineynaa
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah alaah hakubarakeyo hakuxiftiyo mudane Daahir islow
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Ай бұрын
Karanle Hawiye waa Hogaanka Somaliwayn. Waxaa laga rabaa ineey somali isu keento. ❤ 🇸🇴
@fadumomohamed6760
@fadumomohamed6760 Ай бұрын
Mansha alaah adeer wanaag iyo aqoon baa kamuqata gobtu waa isku aragti dadnimana isma qariso
@user-pb6vx4eq8o
@user-pb6vx4eq8o Ай бұрын
Mahad sanid daahir socodaal anigoo ah gabar ogaadeen runtaa ayaan kugu jeclahay mansha alaah
@hakimoali3794
@hakimoali3794 Ай бұрын
Ameen Ameen
@fatimafarah4162
@fatimafarah4162 Ай бұрын
Inshallah
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc Ай бұрын
MANSHALLAH ADEER ODAY SOOMAALIYEED ALLE HAKU XIFDIYO
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Ай бұрын
Suldaanka guud ee beel waynta karanle hawiye ee curadka uac aad baad umahadsantahay mudane adeer waxaatahay saldano soojireen ah oo wax garad ahi sharaf iyo karaamo kunooloow maalin iyo habeenba mahadsanid 💯🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇸🇴♥️❤️❣️🍇☂️
@omarabdullahi9804
@omarabdullahi9804 Ай бұрын
Masha Allaah Aamiin insha Allaah
@mahamedabdielmi8741
@mahamedabdielmi8741 Ай бұрын
Ilaahay ha ku xafido sida aad runta u sheegtay adigoo kale hadii la heli lahaa dhib maba ka dhaceen dalka
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Ай бұрын
Aamin Aamin, Aamin Ugas. Ducadaada weey kacdah. Allaha inoo aqbalo
@yuusufahmed8351
@yuusufahmed8351 Ай бұрын
Waa cajiib, mudanahan , taladiisu waa honest
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Ай бұрын
Mahasanid slow Socdaal gari alaytaqaan soomaalia hanoolaato❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Viva Islow Beesha Karinle Islow Dahir Socdal Mahadsanid❤❤❤
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo Ай бұрын
Adeer sharaf iyo karaamo korkaaga ha,ahaato madaxaad noosaarantihiin adiga iyo beeshaada sharafta leh waad kumahad santihiin go,aanka wanaag san ee aad qadateen raganimo
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 Ай бұрын
Amin amin
@altappomaktappo7060
@altappomaktappo7060 Ай бұрын
Aamiin Somalia waa hal
@AhmedMohamed-rw6pd
@AhmedMohamed-rw6pd Ай бұрын
islow ina adeer xagee kaala soo xiriiraa mahadsanid
@user-ug6fp8ve5r
@user-ug6fp8ve5r Ай бұрын
Af hayen guuleyso
@cabdiali1379
@cabdiali1379 Ай бұрын
Labiix libaax dhalay beesha murusade ayaad ka soo jedaa islaaw guul guul
@CabdicismaanCumarmuuse
@CabdicismaanCumarmuuse Ай бұрын
Maansha.allaah.murursade..waaba.dhulahante.cadaaday
@moktarabdi7646
@moktarabdi7646 Ай бұрын
Dadkii loo baahna in ay Somaali isku tolaan wa kuwaa youtubeka ka hadlaya, cimrigaaga Allah ha dheereyo walaal, wanaagsantaa ayaa inoo soo hadhi doona, niyad jabi mayno, mid baan nahay oo qabiil qudha nahay oo Somaala nahay ❤❤❤❤❤
@nasroali2077
@nasroali2077 Ай бұрын
Karinle waxaan ku leeyahay asxaab aad u qiimo badan. Wallaahi waa gobta hawiye.
@user-ug6fp8ve5r
@user-ug6fp8ve5r Ай бұрын
Thanks
@husseinaliabdi3847
@husseinaliabdi3847 Ай бұрын
BOQORTOOYO SOO JIREEN AH
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Ай бұрын
Waa in laydinka war hayaa Ugaas
@saja9892
@saja9892 Ай бұрын
Siyaasiyiinta hiraab isaaq baa sida eyda u isticmaala
@mustafaasalaam7488
@mustafaasalaam7488 Ай бұрын
M&M brotherhood
@mohamedxamoow5340
@mohamedxamoow5340 Ай бұрын
Talo caaqil soomaliyeed xaqa ku adima is looga karanle anigana waxaan ahay islowga reer afgaab ee limey ay wadadagaan hadalkaas halaqaato
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
ISLOW MAHADSANID.
@user-lw7up9oz6q
@user-lw7up9oz6q Ай бұрын
Noolow walaal jira wa gudoon taladaadu idam alle
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 Ай бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Ай бұрын
Qasab nagu tahay qeeybtaada waa diyaar isloow
@ismailnoor7213
@ismailnoor7213 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@afbile1
@afbile1 Ай бұрын
Daahir Socdaalow, gaagaabso Yaa gaadh laga qabanne
@husseinaliabdi3847
@husseinaliabdi3847 Ай бұрын
KARANLE CURAD HAWIYE
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
HADUU WACAYSLE U WADAY WUXUU MARIN LAHAA XEEBTA. WUXUU U WADAY HG WUXUUNA KU LAYN LAHAA MAREEXAAN, LAYL KASE IYO HARTI.
@buraaletaajirweyd486
@buraaletaajirweyd486 Ай бұрын
Dhaqaal Murusadaad tahee, dhaqdhaqda mayska dhaaftidoo. Dhaladka aan dhagaysanee, dhaqdhaqda mayska dhaaftidoo.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Ай бұрын
hubkaan waakii Lagu xoreyn lahaa somaali waa war fiican sooliyeey toosoo
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
dayeer Hadley batahey mursade awood qeyb haweye ee qeyre ku heley ayuu mooda in mareexaan siyey xayawaan Waa xayawaan Waa xayawaan fulxumo Iyo aqli xumo dii qof mursade kuma wakiilan orod civadeysi
@JEGO.512
@JEGO.512 Ай бұрын
Marexaan sade iyo mursade waa dad ehel ah hwiyaha ad sheegi muxu u qbataa mursade qolo wlipo dadka kuwa ay wax la wadagi karto ayaa u ah ehel.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
@@JEGO.512 bacaac
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
HUBKA DHIGISTU XAMAR IYO HG HAKA SOO BILAABMO.!!!
@nasroali2077
@nasroali2077 Ай бұрын
Isloow ibnu isloow nooloow
@mmaxamed7154
@mmaxamed7154 Ай бұрын
Muran+ Sade= Muransade😂
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Murusadoo meeyd ku raran oo wacdaan u diiday in dhulkooda lagu duugo maleele ayaa dajiyay oo dhulsiiyay oo ahaa nabad doon reer mataan ee dadka kale oo yimid ayee lamid yihiin waa ka soohoreeyeen kaliya dhulka oo muduloodkaliya dagan yahay ayee yimaadeen ee dagaanka mudulood ayuu dagaankiisa yahay soomaalida kale ayee lamid yihiin hadii aay wax ka leeyihiin sida mudulood afgooye ka bilaaw ilaa xarardheere ayaan lagu dhax jurin mogdishana intaas. Ayee ku dhax jirtaa murusadana saas oo kale ayee ahaa la haa yeen xarardheere kama sukeeyaan xamar unukaa leh oo mudulooda wiligeedna caasimad ayee aheeyd gumeesigii waxii ka danbeeyay caasimad waaye wax ka badalimeeyso dagaanka la haanshadiisa waxaa kuugu filan 33sano dagaalkii sukeeye ka danbeeysay tuban xukun ayee soo martay 7 calmaaniya iyo 3 moqaawamada ah islaamiyiinta gidigood waxeey duqamagaalada ka dhigeen mudulood markaatiga nool. Waxaana u mahad cdlineeynaa maa muladaas oo xaqa u hiiliyay soomaali hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@calishaakir1
@calishaakir1 Ай бұрын
UGAASKA WAXBA LAMA FARO EE WAA LAGA CODSADAA EE KA NOQO FARISTA.!!!
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Faramaajo waa qaa.inul wadan muxuu u cabaareen waayay hashiiskii Ethiopia iyo soomaali land asaga nugu soo hagay oo hada Ka hor sadax dakad u balan qaaday hadii aan nahay soomaalida saxda ah ninkaas madaxweeyne oo noqdo iska daaye waa in laqabtaa ilaah nooma soo celsho soo maaliya meel xun ayuu dhigtay Ethiopia in oo Ku qabsado ayaa tustay war aawday soomaali saxda aheeyd war ninka jano halgu galo😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@libananoghele3395
@libananoghele3395 Ай бұрын
Ugaas wa mahadsan thy laakiin qpralka ciwanka magaca qalady 😂marexan dheh
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q Ай бұрын
Kkkk Qolyahan waxaan ku gartaa qoraalkooda Mariixaan-- mareexaan Nuucaan --- noocaan 😂😂😂
@libananoghele3395
@libananoghele3395 Ай бұрын
@@Rhali-x5q aad iyo aad lahjadoda ah kkkkkkkk
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Beesha karinle oo taageertay. Hubka mareexaan aay ethoopia u soo dirtay codsi faramaajo si hiraab loogu laayo mafahmin xoogsa ma leh 91dii ayee bad baadi la haayeen oo mareexaan xamar lagama baxsheen 😂😂😂😂😂
@Mooiokk
@Mooiokk Ай бұрын
Karanle wa Beelweyn afkena kuma hadli kartid doqonyhow naftada u hadal
@user-pe4ig2tv5b
@user-pe4ig2tv5b Ай бұрын
Marexan dir angel murusade waa lagu dulmiyey gal mudug ileen intubated waa dagan gobolkee dhuusamareeb ayan la shahi jiray hada reer aya is moda in ay ayga leyahiin bis dagankas😂 ano murusade waxan qaba in halkas edebdaro ka socdo marexanow gulesta o nabad ku dadal
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
HUBKAAS XABASHI IYO MAREEYKAN, DALKA HALOOGA XOREEYO.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Ай бұрын
MA MAREEKAN AYA DHIB NAGU HAYA MISE ISMACIIL GELLE IYO XASAN SHEEKJ? MAREEKAN MEEQO SOMALI AYA KU NOOL OO NABAD IYO DHEEF KU HEYSATA, ISKADA ISYEEL YEELKA OI INDHA FUR KOOB QAXWONA CAB
@user-hm9sl2gk5p
@user-hm9sl2gk5p Ай бұрын
🐅🦓🕷😜👎
@ahmedjimale7588
@ahmedjimale7588 Ай бұрын
Karanlow xaal qado karanle waa santarka hawiye ee jeebka hakuqadanin slow
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Murusadoo mayd kuraran waxaa dajiyay xamar maleele Maxamuud rooble oo.reer mataan ah kkkkk
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
War bax anagu nama matashid saqraanyahow yaa afkena ku hadl ku yidhi kaga ku hdl dhexdena an is rifno lkn daarod markey noqoto we are hawiye gangs
@user-ug6fp8ve5r
@user-ug6fp8ve5r Ай бұрын
Thanks
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Beesha karinle oo taageertay. Hubka mareexaan aay ethoopia u soo dirtay codsi faramaajo si hiraab loogu laayo mafahmin xoogsa ma leh 91dii ayee bad baadi la haayeen oo mareexaan xamar lagama baxsheen 😂😂😂😂😂
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Murusadoo mayd kuraran waxaa dajiyay xamar maleele Maxamuud rooble oo.reer mataan ah kkkkk
@JEGO.512
@JEGO.512 Ай бұрын
Abgal Osman jarer Osman kuwaas ehel tihiin dhaqan wadagtan e oradoo wax la qeeybso dameeryhoow futada madoow doqon abagaal waa larartaa waligiina mursade wa idin raran jiray, Dayniile waa halkii adeerkaa muuse ugu imaan jiray qanyare subx walipo karaantan aqd sheegi muxu u joogi waye muqdisho lasheego wa dayniile, adiga wxaa iska dhigeeydaa inad muqdisho ledahy heer mursade wuxu ku gaarsiiye inaad dib u furan weydaan hiraab o dha. Elapoka iyo degada muqdisho mudo 17sano ah., degad waxaa ka dhigatay ceelmacan elaporne waxaa idiin ahaa dayniile, adan ade inaad furan weydo lagu gaarsiiye sida lagugu talin jiray, car bal ka hadal wax cad ee loo jeeedo, muqdisho leeyahy adoi leh ayaa mursade adoon ugu dhax aheeyd idin kuku talinaaye because jaahiliin tihiin dameerka uun taqnaan muuse suudi jaahil ah bedaw ah waxbo qorin aqrin dad kuu ah iyo gurguurte o ah mid duleeysan, waxaa tihii dadkii cawanta ahaa ee iyago la toganyo genarlkooda e lahaa minaan slaad la toogan towradu toosi meeydo cawan shalay sharif bijole iyo gurguurte farmjo xabad futada ka galinaaye wxaan taariikh la socon cawan ah e yaqaano moxog muufo damerr nacaalaa idin dhalaye.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,2 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
Karanle waa Hoggaanka 6 da Hawiye ee Liibaantay
10:00
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 8 М.
Qabiilka Seexawle Karanle - LT7FU - لتعارفو
2:00
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 1,8 М.
Ask Zad || 319 || Sh.Assim Alhakeem
52:22
قناة زاد الفضائية
Рет қаралды 2,4 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН