NINKAN EJ MAMADAN IYO GABDHAHA SHEEGANAYA WAA UEGYAHY ee Majrteenow iska wareejiya ninkan oo nasteexeya oo Hooyadaa Aad ku dhaha hadii kale caro Allaah ku dhici
@Nadifa-dq8gyАй бұрын
Mashallh ninkan runabadan isacadey ayuu yiri Mashallh wa nin garayaqan aqil ladhahayo cadi maha
@MDARM666Ай бұрын
Mansha allah safiirko run bad sheegtay jizakallah
@abdikadirhaji6852Ай бұрын
War Anigoo Beydhabo Ku Dhashtay inta ila dhalatay Muqdisho ku dhashteen labo wiil aniga ku jiro beydhabo janaay ku dhalanay reer puntlandna Ahay Cawa hadi la igu dhago Dhiiga in la iga qaado diyaara u ahay maxa muranka keenay
@warsamemohammed9422Ай бұрын
Aj family wa nin absame ah oo ogden ah hoyadisna raxaweyn lryzan
@maxamedderow-m5fАй бұрын
Ijey.xasan.farey.ana.garanayo.waa.raxwey
@hawaali2760Ай бұрын
Aj umulisadiisii hala raadsho iyo waalidkii dhalay hadii kale majeerteenow dad boobka daaya wiilkaana banaanka hayskeeno.
@nihaalbiintuilyaas2442Ай бұрын
Mxaa mj boobayaa nacas yhy mj ma dad la'aan baa heysa lax yhy habaabeysa edeb yeelo
@HodanMohamud-v4sАй бұрын
Wlhi fuustadii daahir ee uskaga aheyd waxaa dililn dileynaya kuwo aan damiir laheyn
@dekaahmed3065Ай бұрын
Safirka sounds very intelligent 😅from hg brother Ben mashegin
Waxaan maqli jiray majeerteen ka cidii u yimaado waa qaataan may Keenan aabihii adeerkiis abtiyaashiis
@miiganchannel6061Ай бұрын
Maryan dhilo
@Booska2024Ай бұрын
Mana fashilee marka😂😂😂
@dekamohamud6530Ай бұрын
Warune ninku hadu is hubo mu is cadeyo oo DNA malaga qado halka ayu kusoo afjarikaraye timir lafba ku jirta
@amun6894Ай бұрын
Hooyo oyne 20 sano
@siciiddixiin7321Ай бұрын
Aj haduu hooyadii tahay damiirkiisu ha shaqeeyo hadiiy kale kuwa uu isagu dhalo ayaa dafiriy doonaa Hadaanay hooyadii aheena ha qanciyo waayo waa beer wax dhalay
@souadelmi5470Ай бұрын
exactly illohow tuus commenti kan inch'Allah
@siciiddixiin7321Ай бұрын
@@souadelmi5470 hooyo waa hooyo hooyana wiilkedu kama lumo xitaa hadu kun sano ka maqnado hooyana waxany dhalin ma raadiso hadana aduunku waa horu maray badhitan la gali karaa mida kale qofku siy kasta u lumo uu garanayaa raadkiisu halku ka soo bilowmay marka dareenka hooyo nimo hala qiimo . Aj cay maleh hooyada wax raadinasana cay maleh kaliga somaliyey wanaaga eega iyo xalka wax lagu xalin karo
@bushraaliseid181Ай бұрын
Ax hooyo oynaysay 30 sano billaahi alaykum qabiilka ka daaya mar walba AJ waa walaalkiin
@nadifonuur8786Ай бұрын
Aj ha is cadeeyo.
@luulmaxamed2257Ай бұрын
Waa run qanci mmada war xunmaaha
@gmail2925Ай бұрын
Safiirka. Waa. Nin. Caaqilaa. Oo. Si sharafle odeytinimaaa. U hadley
@SuuriCrisaaqАй бұрын
Dear aya ku fiilaan
@NasriinMahamettАй бұрын
Kolay reerkoda waa u eegyay
@hagimohamoud6653Ай бұрын
Qalad wu dhacaa ee wiilka si u wax u soxo waqti siiya si maskaxdiisa u uga shaqeeyo. Wax walba wey dhacaan ee arinta dajiya. Hooyada waa in ey runta ogaato oo waa hooyo ee ogaada.
@gmail2925Ай бұрын
Safiirka. Hadalkiisaa saxsan
@leylawarsame8376Ай бұрын
Asc hadii ninku reer bookh yahay aniga oo reer Khalaf ah ayaa war keenaya. Waa ii kow farax shiwac iyo reer Cigale mugdiku jiro
@samiiraabdirahman7067Ай бұрын
Islaan madow ba cayrsanysa kulahaa 😂😂😂😂😂
@luulahmed1869Ай бұрын
waa raweyn dn maxow u diday waxow isku eg yahay
@farhiaabdi47Ай бұрын
War mj iska dayaa dhagdhaga AJ waa nin raxanweyn ah iska daay dad boobka AJ hoyada ha ina kiri aa hoyada ka ducayso
@HodanAhmed-hs1weАй бұрын
Ya ku dheg dhey marka afka iska hagaji
@SafiaJama-s4cАй бұрын
Aj waa is og yahay Daahir Calasoow iyo canaasiir tiisuna in ay ku qasbaan maaha Kan waa Doqon Safiirka Afkii Daahir calasoow buu ku hadlayaa waa dhididsan yahay waa wel welsan yahay ku yeh Reer Kuna waa u eg yihiin waa Afkii Daahir Calasoow Doqonkani
@somalihanolato741Ай бұрын
A,j waa maqashaå mejerten tol kuma aha hadan cadayn kenin hooyadana xaqeeda somalinimo ama bani adanimo uga gar bixin ama haku dhasho ama halu dhaliwåayde marka waxa ku fcn mejerten iyo raxwayn kala qanci waa wax fiican dhib ku imaan maayo hadii kale hooyo waa anigii ha i raadin caasi baan ahay kuma rabo ku dheh kuma raadin doonto
@maryami2299Ай бұрын
Hooyadii iyo abiha uu sheega mayo maraykan bay joogaan
@SS_industriesАй бұрын
Kaalay oo adigu ka saar "Reer Cabdilenimo". 1991 ka hor ayay hooyadiis kusoo martisay reerkayga- magalada Mombasa-. Aabihiisna waa adeerkay. AJ tolka uu ka dhashay(Abdille Farax shirwac) ayaa u jooga oo Candho calasow iyo mooryanta kale ugama baahna ansixid. Respect and dont violate other people's privacy.
Majeerteen iyo mareexaan baa iska Kay dhalay buu yiri Mirna ma hayno
@BasraJamac-e4uАй бұрын
Qaabiilakaga madoorankarato
@BasraJamac-e4uАй бұрын
Jacaayakaga waaada doorenkarata
@bushraaliseid181Ай бұрын
Ninka dhaaranayow Allah ka baq ma raadin lahayd hadduu wiilkaagu kaa lumo? Aqoon uma lihid qalbiga hooyo Wiilka dhahaya ha is caddeyo AJ Allah ku sharfo waxaad tahay nin cadaalad yaqaan
@AyaanColaad-g3j29 күн бұрын
Aan taban bigas ah cabay waan kaxumahay in nin. Kab la lax ah lawayo aabiih 00 ladhoho wa raxan way qalbiga yaa ruxday hooyada qanci walal
@IbaroozAhmedАй бұрын
War doqon yohoy amus hoyo layne
@AminaMahametАй бұрын
Ilahay barunkujecel
@NafisoAbshir-g8oАй бұрын
Waaasax
@umuclahimaxmudumuclahiАй бұрын
mj inaay amusan waa xaq isnaha cid xog kuhaysata male mana is cadaynayo khasab miyaa waa niin landheera omar maxmuud ah dad qaylinayo shuqulkooda cidnah uma joojinayso😂
@NilaB-i7qАй бұрын
ARINTA HOOYEE KA SOCOTAA MAXUU KA WADAA. MAMA WAXEYTRI WIILKEEYGA WAA YENTAAR. AABIHIISANA WAA DHINTAY. SEE LOO KEENEENIN AABEHIIS HADDUU MAJEERTEEN SHEEGTAY
Safirka hadalkisa qatay isa so cadeyo runti weya hooyo mcn ha la qanciyo naf nol ba ka maqan
@SeynabAfrah-yj7oqАй бұрын
Maryan waxaa ugu Ali badan ninkaas la yiraahdo Safiirka intiina kale qabiil baa idin dar daro.
@AminaMahametАй бұрын
Walee rubaad sheegtay
@cashojimacle8713Ай бұрын
runta waad u sheegtay 9 jir hooyadii iyo walaalihii ma aqoon waayo waxaadan aheyna ma noqoneysid hooyadaa inaad inkirto waa danbi weyn hadey sheekadaan waxaa ka jira wiilkaa ilaaheyna haka xishooda hooyadiina xanuunka haya ereyo xun ha ugu daran hada ka hor baa sheeko la igaga sheekeeyey waliba gabadhaa waan aqaaney iyo hooyadeed nin bay guursatay sucuudiga maamada xamar bay joogtey may arag nin guursaday gabadheeda kadib xamar bay imaadeen maamadii bay ku tiri hooyo dhuumo marabo iney ku arkaan reerka ninka iyo asagaba yacni waad fuul xun tahay marka waalidkaa haduu xabadka ku garguuranayo waa inaad qiimeysaa cid ale cidii kugu rabina waa laga tagaa ayagaa wax walbo kaaga muhiimsan hooyo waa hooyo nuucey doonto ha u ekaato wiilkaan ha soo gar baxo cadeymo badan waa la keeney mj iyo eeley waa wada soomaali naag cadaan ah oon soomaali waxba ka aqoona wuu qabaa sabab reerkaada aad u inkirto ma jirto
@casalasal6466Ай бұрын
Waryaa saqajanyahow ma fiqishini baa dhibaan ah
@kc_md5423Ай бұрын
Maad is cadets dadkaa kugu yar miyaa
@gmail2925Ай бұрын
Symbol. DNA. Muu iska. Qaadaa
@warsamemohammed9422Ай бұрын
Aj muxuu ku faly mj oil isaga ka nasabsan .darood wax dhaley lama yaqane .raxaweyn wa dad facweyn Wiilkan wa is ogyahay .arintisa hoos buu ku dhameysankaras
@SeynabAfrah-yj7oqАй бұрын
Meesho qabiil ma yaale ninka ka keen DNA haddii aad tolkiisa tihiin.
@zahraibrahim8637Ай бұрын
Waar is cadeeya oo DNA hooyada ku qanciya
@xawaachiino954Ай бұрын
War ninkan wa cumar both wa cumar maxamuud both iyaga lagu yaqan nata meadow wasomali midabka lagu yaqan daa, uud xafarna wu ka gobsan yahay o ma ada dahab ka sameysan dadka lama yaso futa ka xaareadiga o la Modoc toratoraha in u ku go,ay
@AbdiNasir-f9gАй бұрын
😂😂😂 AJ go to baidoa to your mom 😂😂😂
@MaxmedDaahir-y3hАй бұрын
Butland malayska sheegto mana lasoogalo
@sidrasirad9475Ай бұрын
4sano socotay arinka wuxu ku leeyahay puntland baan tegaya la igu soo dhowaynayaa maxaa ka galay haday ku soo dhoweeeyaan intuu odhan lahaa reerkayagan keeni lahaa hoooyadan iyada lafteeda shaqysa dadkeedana wa dad lacag leh waxa lahayd gabdhu shaada isaka da aya laga kari wayay hooyada oo waxay tidhi inaan daalo ayaan raba lafteda shaqysta hooydan