Guul Gul Gacan ku dhiiglihii Gabdhaha ku Xasuuuqay Islii Oo Hada Police Ka shaaciyen,Qabka loo Dilay

  Рет қаралды 11,931

BIDHAAN MEDIA

BIDHAAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Сағат бұрын
Ninka dhibaatadaa u geystay gabdhaha, waxaanu leenahay ilaahay kusoo qabay!! Cadaw cadaw dhalay
@SakariyeQaasin-m9g
@SakariyeQaasin-m9g Сағат бұрын
Asc waa farxad hadii dadqalkii la qabtay xukunkiisu waa did toogasha ah si ay ugu waano qaataan dhiig cabayaasha muslimiinta dhibaaya maashaa allaah guul
@ahmedhersi4025
@ahmedhersi4025 Сағат бұрын
Maansha allaah shaqa fiican buuqabtay xildhibaanku iyo idinkaba bidhan media thanks
@Fays2010
@Fays2010 2 сағат бұрын
Da'diisa haku mashqulinee in la helo ku mashquul
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 Сағат бұрын
Masha Allaah, Dadka Dulmiga Samey nayo,waa in shanta Somali weyn kan Jooga Raas kanboni Ilaa Raas Casayr,loo Midoobo lays kala haro Cudurkan Xun Ee Kankarka ah Ee laga Soo guuriyey Dibada Ee Muslin iyo Gaalo kusoo Dhex tuuren Somaali logu keenay Dhulkoda Ee Qabiilka iyo Qabyaalada Ah Daalim waa Daalim,Hora loo dhahay Walalka Markuu Gardaran Yahay Gacanta ka qabo Oo u sheeg inuu gardaran yahay,Markii laga Gardaran yahayna Garab Istaag☝🏼Somalay,Caqligu ha'shaqeeyo Dalku Naga Badan Dadkuna kala Guuri Maa Ee Gamco Wadajirbey Wax ku gooyana Tafaraaruqa iskala hara Oo qabiilka iyo qof Jecleysiga iska Hara.
@omarsharif015
@omarsharif015 22 минут бұрын
Allah ha soo qabto wixii falkaas gaystey .rabbi baan baryeynaa inuu soo qabto. somali kama korto inay dembile qariyaan laakiin kuwa qariya ha ogaadaan inay iyaguna dambiile yihiin xagga rabigeey war xaggeed ku dhuuman dharaarta qiyaame. Allah qalbiga ha u qaboojiyo reerkay ka baxeen dadkaas la xasuuqay oo xaqoodana ha soo saato.
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 сағат бұрын
😮😮😮😮😮😮kenya saan me weakness utahay dambi baaristeda wa low waxba mesha kuma haayan dilaaga ugu ween xasuuq dumarka gesan jirey xabsiga Ka baxsadey bilooyin laso qabanin haashim ragi laayey qoyskan waxe ila tahay in kenya jogin hde jogan Kenya mel lagu dhuuman karo ma ahan mel weliba CCTV camera ku xiran wadoyinka xita lakin dambi baarayasha lazy ah lacag badan rabaan filaa wadanka shiidka yahay waxe donayan in qota dheerato case dhaqso so xirmin
@_22260
@_22260 Сағат бұрын
Kiis kaan waa kiis weeyn
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 Сағат бұрын
Mashallaah ❤❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 сағат бұрын
Haashim Caawimo la,aanteed isma qarin karo
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 2 сағат бұрын
War hashim wax cadayn ah ma lagu haya beeni wax ma tarto somalidu wax ma qalato
@HindaIbrahim-e4e
@HindaIbrahim-e4e Сағат бұрын
soomaalidu dadqalato badanbeyleedahey
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Сағат бұрын
Xaqu ha soo qabto rabbi idamkiis
@AhmedAli-m7q
@AhmedAli-m7q Сағат бұрын
Maa shaa hala dilo ninkaas hadii la hubiyay
@nimcocumar1107
@nimcocumar1107 Сағат бұрын
Kan ehlkii sheegto ayagaaba wajigabax udhimanayo
@sumadqaran
@sumadqaran 4 минут бұрын
Haashim waa maskaxdii ka dambeeysay dilka lkn dad la dilay ayaa jiro ee hala soo qabto iyagana. Haashimoow hoog kuu gal habaar kugu dhac oo alle kusoo qabay
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Сағат бұрын
MAXAA MARKII HORE LOOSIIDAYEY HADUU WAX UUDILEY
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid Сағат бұрын
War reer badiyow. Sawirka wiilka ka sar, Sidan Caan ku noqonmeysiid.. wa lagu arka 😂😂 cloud chaser foqal cloud chaser
@rashiid187
@rashiid187 Сағат бұрын
Lacag madaxiisa ha la dhigo.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 25 минут бұрын
Ninkaasi wa criminal isaga dhanba. Waxa fiicnaan lahayd in lagu qabto somalia dhexdeeda. Shuute loo dhiibo. Halkana dil toogadho ah lagu fuliyo.
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x Сағат бұрын
Allxamdulilaah
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane 37 минут бұрын
Sawirka hadu hashim yahay wa nin yar 22 ila 24 kamo badne. War dad dhib maleh qofka muqal laguma charge gare dad ba da,dooda ka weyn muqal ahan qarba ka yar.ninkan sharciga ogden bu ku qatey ogden ma ahan. Ninkan hadan ila hada la soo qaban wa gangs weyn in la hello wa adagtahy .ya garan indho sharer bu gashan.
@mustafa5516
@mustafa5516 Сағат бұрын
Ilahey kacabsada ila hada qof laqabtay maleh
@sumadqaran
@sumadqaran 47 секунд бұрын
Ninkaan cid yaqaano ma jirto miyaa xitaa ehelkiisii meey soo hadlaan
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm 55 минут бұрын
Ninka waa lagu khaldamay sow lama dhihin o waa lasii dayey maxa khaldan marna waa isaga
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v 2 сағат бұрын
Sawirkan Waa qaldan yahay danbi ayaad ka gasheen muqaal ayuu Soo duubay ninkan gaarisa magaciisa haashim la dhaho hurdo maa ka Soo kacdeen
@cudbifaaqidhassan
@cudbifaaqidhassan Сағат бұрын
Walee in aydaan fiicneyn saa waxaad soo qortey guul guul hadana waxaad lee dahay ninkii lama qabanin war maxaa caqligiinii viewers kadhigey away iimaankii
@khadarhassandahir389
@khadarhassandahir389 2 сағат бұрын
Waalasoqabatay ayaad ciwaanka kuqoratay miyayay nabeen ahayn hadana waxad leedahay waa laraadinayaa maxa
@xawoluulcabdi6498
@xawoluulcabdi6498 Сағат бұрын
Subxanal 😢😢😢😢
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 2 сағат бұрын
Dadka kiiniya Joga ha is illayliyaan meesh waa lasku qashaye
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 2 сағат бұрын
War dumarka dhakhtar baa qashay maxa somali logu masabidi war run ah keena ama naga aamusa
@AbdiGabow-r7u
@AbdiGabow-r7u 2 сағат бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anaaa Soo qabtay ciyaala suuqa edebta daranle
@mariammohamed2779
@mariammohamed2779 2 сағат бұрын
Title ka mesha ku qoran iyo waxa ay ka hadlayan isma lahs
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o Сағат бұрын
50 sana kama yara demeerka
@liibaan123
@liibaan123 2 сағат бұрын
Been badanada naa hada Nairobi baan jooga ninkan waa lagu qaldamay
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 14 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,8 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 81 МЛН
WARAABE DADOOW #1
6:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 16 М.
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 14 МЛН