Daawo S/land oo Qiratay jabkii Gaaray Ciidankii laga Soo Abaabulay Gudaha,oohinta Maanta Daawo..

  Рет қаралды 15,160

BIDHAAN MEDIA

BIDHAAN MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 35
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 2 күн бұрын
GUUUUL GUUUUL GUUUUULNEW POLIC GUUUUUUUULDAAROD ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@apdiazizzozy2002
@apdiazizzozy2002 2 күн бұрын
❤❤❤❤ogaadeen ❤❤😂😂kkkkkkkkkk idoor idoor
@MrSheikh778
@MrSheikh778 2 күн бұрын
Siyaad Bare u cod ekaa ninkani
@leban9958
@leban9958 2 күн бұрын
Waa sax wanaaga halagu soo dabaalo
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 2 күн бұрын
Iidoorka kuwa garxejiska sheegta waa doqomo mayfahmin in meeshe weli muusajuudaan haysto !!
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 күн бұрын
Iidoor daarood buu ku sasaa ,ee ciidanka liyuu police ka waa somali oo dhan ,lkn iidoor mohamed siyad bare oodhintay ilaahay ha u naxariistee qalfoofkiisii bay weli dagaal kula jiraan,34 sano
@museosman8296
@museosman8296 2 күн бұрын
Waryaaya dhulkii ay 89kii soo degen iska kiciya intay idinku soo durkin
@JanoGale-b6w
@JanoGale-b6w 2 күн бұрын
Mouse biixi Ayaa ciidanka udiray
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 2 күн бұрын
Garxajis hadday kursiga fadhiisteena hablohooda ma af-duub baa hargeysa loogu dhex haystaa.????????? Waa yaab !
@mohamudmohamed1574
@mohamudmohamed1574 2 күн бұрын
As wr Wb
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 күн бұрын
Adeer dadkaan waxkasat wey isla ogtihiin sheekada xasan sheekh baa wada berina ku weerartay kilinkana ku weerartay waa sheeko kale arinkaan
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v 2 күн бұрын
Garxajis waa daad an siyaasad waxbaa ka oqoon…..waa reerka Dhalinyaradoodi qurbaha joogay loo diiday inay Hargesia soo galan dumarkodi 34 sano baa naasaha laga garacayaay maantana 2025 gabdhoodi baa la xiray
@amedfarah299
@amedfarah299 2 күн бұрын
Xiligii qaxotiga la dejinayey in loo diido ayey aheed
@AliJama-bj1hl
@AliJama-bj1hl 2 күн бұрын
Waxa..dhacay.waadsheegtaye.......cidkeentay..soraaci
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 2 күн бұрын
Waar iidoorka dhibaataday geysteen iyo xaqii ayaa kadhexqay linaya oo qayladoodu waa waar naga aarsada!!
@amedfarah299
@amedfarah299 2 күн бұрын
Asc Yaa unaxaaya ayaba dad ayay xasuuqeen Iyagaa isku geystay hadanay ka joogona mod la weyn in ay ku dhacdo ayaanu filaynaa Waa in ay ka Wan tobaan
@saynab7503
@saynab7503 2 күн бұрын
markaad lahaydèn nadajiya 88kii lading ogoladay hadana tidhahden aan daganano ee gùri mayno eenàaaya hadana aad dhibkan wadaan ujeedkiinu wuxuu aahaa inaad dhahdaàn wànka tir sanahay ogadenia intaasad rabteen ogadena waa Alle aamin
@ArunDolal
@ArunDolal 2 күн бұрын
Halasii daayo gabadha sidani waa idinku ceeb isaaqow.
@israwadani9113
@israwadani9113 2 күн бұрын
Daarood daarood bay saadsadeen mrkii dhulbahante oo jiya ladaagalamayey oo inta yar oo hartiga ah usoo hiiliyeen maantaad daarood haysaan 2 badii ugu xabada kululaa ee adkaysta NO caac
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 2 күн бұрын
😂 3 sedaxa Baa lo kale jeeryaa Kilika 5aad Lab kililya o cusuba 1 Jigjig ismaamula Gobelad cusub 2 Lab Hawd reserviern Area Waxasa dhana coodban KU Badeleyna Jigjig ugu Horeysa . Casiimad Godey baa lo ceelayna DDS Madxawayne ismamul Jigjig WA Ahmet shiide On Mann vote Jigjig
@hashiali689
@hashiali689 2 күн бұрын
Meesha barnamijyo badan aya isku hoos naman waxana ku gabanaya argagixisadii oo shaati qabiil gashatay sikale oo argagixisada kuso gasho markay weyday waa inay farsamoyin kale la timada hoos kasii aya socota. Argagixisada waa qabka keliya ay ku macashto wana calamadihii lagu yaqaano waxii mesha ka dhacayey halaga fejignaado arimaha socda
@saynab7503
@saynab7503 2 күн бұрын
Bal waxay iila eg try inaad qudhaanjo isku kiciseen
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 күн бұрын
Ma runbaa ma runbaa hadalku
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 күн бұрын
idoor maxa kagalay wadan kale oo shaqo iyo iskusharci ahayn war wa faragelin cad ee idoor halaga qabsado hargeysa
@maarmaar6136
@maarmaar6136 2 күн бұрын
Dhulka absame iyo beesha isaaq wadagan waa xaduudka ugu dheer Dhulka jidwaaq iyo isaaq u dhaxeeya waxay leeyahiin xaduud ayeey dhigteen aan cidna ka gudbi karin wana 200 km dhulka badan lkn Dhulka ogadeen iyo isaaq u dhaxeeya malaha xaduud ay dhigteen dhibkuna wa xaduud la aanta beesha rer samatar iyo beelka mida abaskuu aya u danbeeyay 2001 ayeey dhigteen wax walba nabad aya ka qalisan cidii alle garinsiyo
@HassanSheikhMohamedSirad
@HassanSheikhMohamedSirad Күн бұрын
Isaaq dhul maba lahan
@maarmaar6136
@maarmaar6136 Күн бұрын
@HassanSheikhMohamedSirad Adigo ayo ah bad leedahay isaaq dhul malaha let me know who you are
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 күн бұрын
Sorry ma Naciima Abwaan Qorane ayaa la xidhay, Cirro ma waxa uu noqday Muusihii Labaad sidee Gabadha loo xidhay
@saynab7503
@saynab7503 2 күн бұрын
wàal hadhihin qoryo ay gadan karin dowlad daganka way gadan karaan hadii loo baahdo meeshuna amaan bay àayd cadow aan xashi ahYn oo soomali ah inuu jiro maba moodaa Ogaadenku somali jacayl bay ku tilmaman ÿhiin qayd bay ku xabar sayihiin somal I marka meshu aman bay ahayede Bala soo duusha ooar gagixiso ah baa maamul kina imanba may lahayn hadana way udiyar garobayan hubba wax lawaayo maaha oo lacag buu joogaa wll hadhihin Mar dambe
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 күн бұрын
Shaqaaqo ma ahayn ha hooseeyn dagaalka aad soo qaadeen shaqaaqo ka fog waa wax aan la idinkaga hareeyn dadkaad dhegaha ka jarteen qof aan noolayn waa taariikh xun ee aad meel dhigateen cidna ilaabi meeyso waad ka shalayn doontaan.
DEG DEG TEAM FARMAAJO OO WEERARAY XASAN SHEEKH & XAALADA OO KACSAN
17:55
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,9 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН