BIG MOHA | SHAMSO WALASHEED IKRAAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 1,752,409

Big Moha

Big Moha

11 ай бұрын

Пікірлер: 2 800
@Gacanqabat
@Gacanqabat 10 ай бұрын
Reer Xamar Nala Dhahaa🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 Asa dhan Cunsuri
@rubactumin151
@rubactumin151 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ waligaa xamar❤❤❤❤
@wallagamer3436
@wallagamer3436 10 ай бұрын
​@@rubactumin151😢
@huseinosmanhassan8670
@huseinosmanhassan8670 10 ай бұрын
​@@rubactumin151😊
@1MCX
@1MCX 10 ай бұрын
Xamar is Lama taabtaan 🔥
@MohamedMCM-ge8zc
@MohamedMCM-ge8zc 10 ай бұрын
Real og
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 11 ай бұрын
Heesha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🖐❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hollaatme2991
@hollaatme2991 11 ай бұрын
Qur'anka yusan ku qalajin melahan maxa U Keene hada ogtahy
@ALBERTOGILARDINO-ou5ki
@ALBERTOGILARDINO-ou5ki 10 ай бұрын
​@@hollaatme2991😂😂😂
@MaxamedCabdi-fc5gn
@MaxamedCabdi-fc5gn 10 ай бұрын
Aniga astarxaajiyoow❤❤👑👑🔥🔥
@xasanibraahim669
@xasanibraahim669 10 ай бұрын
​@@hollaatme2991😊
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 10 ай бұрын
Yaa bisinka quraan iyo hees maa isbarbar dhigay😩😩🥺 SubxaanAllah Allah unoqo ☝️☝️☝️
@BariirahBeauty
@BariirahBeauty 10 ай бұрын
Dhagaheyga miyaa mase waxaan maqlooyaa codadkii BIG, 2pac Shakur, Ja Rule, DMX . Keep going I really love your voice, beats and video are perfect 🤩 you all the way up nothing can stop you 🎉🎉🎉🎉🎉guuleyso
@user-ww2tr4bb9f
@user-ww2tr4bb9f 10 ай бұрын
Legend cod +jidh qurux badan ❤ wn ku wadana from somaliland💚💭💭❤
@Two_pac_shakur_63
@Two_pac_shakur_63 10 ай бұрын
Heesta 100% Beatka 100% Raapka 100% Ereyada 100% Muuqalka 100% Ciyaal Xamarnimo Keep Going Big Moha
@Rodiger___wiil_
@Rodiger___wiil_ 10 ай бұрын
Waxaab raab waadhaafa 1000%0😮
@IbraxasanMadey
@IbraxasanMadey 10 ай бұрын
Big Moha legend
@cabdulaahicalinuur
@cabdulaahicalinuur 9 ай бұрын
👍👌
@mursalfalafagan5371
@mursalfalafagan5371 10 ай бұрын
Editing 💯💥 Voice 💯💥 Music 💯💥 Rapka 💯💥 Model man 💯💥
@rashiinuur7502
@rashiinuur7502 10 ай бұрын
Saas big moha 🎉🎉🎉
@ridwanabdiraxman
@ridwanabdiraxman 10 ай бұрын
🎉
@turkipoi
@turkipoi 10 ай бұрын
Hadaa markale usoo noqoty hestan like kabtan fc ciyal xamar❤❤👌
@BZHL24
@BZHL24 10 ай бұрын
HEESTAAN MAALINTII SHAN JEER DAAWADAA🔥💥✨⚡️🔥
@apduqaadirshiiqunaa5355
@apduqaadirshiiqunaa5355 11 ай бұрын
Legend always Legend king of rap big moha
@mahedimohammmed4256
@mahedimohammmed4256 10 ай бұрын
❤🎉❤❤🎉❤🎉🎉🎉
@user-qm4hg6dh4n
@user-qm4hg6dh4n 10 ай бұрын
Keep.goin
@muxiyoabdirahman6290
@muxiyoabdirahman6290 10 ай бұрын
❤❤pig Maha waa markagii
@user-qo4dv1je6u
@user-qo4dv1je6u 9 ай бұрын
😊
@SalmoXasan-qq2cn
@SalmoXasan-qq2cn 9 ай бұрын
Bimoha
@MKMuzak
@MKMuzak 10 ай бұрын
Editing 100% Music 100% Voice 100% ❤ Real Og
@Amiinyare4567
@Amiinyare4567 10 ай бұрын
LEGEND OF LEGEND BIG MOH FROM 🇮🇷🇮🇷🤩🤩
@feysalshakaarte977
@feysalshakaarte977 10 ай бұрын
The legend one of the king 🤴 big moha original Gangs gacan ayaan kuu taagey 💪🔥 ciyaal xamar 🇸🇴
@siyadoali748
@siyadoali748 10 ай бұрын
The real Rapper is you Big Moha!!!!🌎🌎🌎🌎
@abdicilmi5696
@abdicilmi5696 11 ай бұрын
The goat 🐐 of rap big Moha 🎶💙🇸🇴
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 10 ай бұрын
Gadhiga iga gadan❤ Rapka iga gadan❤ Stelka iga gadan❤ Coodka iga gadan❤ Erayada iga gadan❤ Laxanka iyo codka gadal ka baxayo qabka Loo rapayo iga gadan waax kale Big Moha iga gadan🎤🎤🎤❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥🔥🔥🔥
@nastedave9842
@nastedave9842 10 ай бұрын
I swear this is the real rap. Ninkan waa iga dhex baxay walee 💞💞💞💞
@durdurmediagroup1790
@durdurmediagroup1790 10 ай бұрын
Guul ayaan kuu rajeyneynaa legend Big Moha....
@alinaasir1
@alinaasir1 10 ай бұрын
This is not buraanbur, This is real rap 🔥
@user-lm8lc4rr3t
@user-lm8lc4rr3t 10 ай бұрын
Physical appearance means everything, big Legend keep up the good work!✊
@mawjtx
@mawjtx 8 ай бұрын
Hi
@hawohilowle7848
@hawohilowle7848 10 ай бұрын
Real Og big moha waa soo baxday horay u soco mar hadii 2 days dawatay vedio 216k iyo wamaa saad walee waad dhaqaaqday waxba ha u bixin 1 day 1M waad gaari doonta madama KZbin kaaga wali cusub yahay dadka ey wada baran ku share garee all aldaha isticmasho heesaha aad qadeysana iska fiiri kuwo aan talent leheen heesaha hala qadin hees walbana ha iska qaadin xulo heesaha musiga sidoo kale guul ban kuu rajeynaa horay u socod wanaagsan
@ayuubcade9174
@ayuubcade9174 11 ай бұрын
One day 1m let's go ciyal xamar 🇸🇴❤
@santigaab4943
@santigaab4943 10 ай бұрын
😂 Sharma mia macnaha
@ahmedjama3301
@ahmedjama3301 10 ай бұрын
Wooow that's wassup big moha you're a real 2pac and a real somali rapper.. A big salute from djibouti 👌👊
@Abdikk9-lc6fo
@Abdikk9-lc6fo 10 ай бұрын
He is the goat of rappers ❤bigmoha fan❤️🐐
@rashidibrahim4990
@rashidibrahim4990 11 ай бұрын
🔥Naaaar Naaar wayee heees way dhaaaftay ikraan afqalooc iyo shamso yariiseeey so shiiiitaa😂💔 Big moha ma gareeysan Ciyal xamar liketa wanku dhimanaa Team Real gangster
@asmaahmed-xw3hm
@asmaahmed-xw3hm 11 ай бұрын
Waaw another level 🤟🤟🤟🤟🤟 CIYAAL XAMAR ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 10 ай бұрын
Dagaalkii East Cost & West Cost ayaa Xamar ka biloowday Ciyaal Xamar VS Ciyaal Gobol Xamar will be the Winner 🏆
@ZeynabAbdullahi-eg1op
@ZeynabAbdullahi-eg1op 10 ай бұрын
Sharma haduu waxfahamaayo waxaaladhahay kanlee nagaburi asiga dhan cunsuri waana sax ilkacase waa qabiilkii oo qofeh 😊😊
@MohsYasin
@MohsYasin 11 ай бұрын
Real Gung wa tagay wllhi big man maskaxdiisa'💪 kaa weyn' goatka rapka wa big moha' inti iku raacsan farta taka'🐐🐐🐐
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 11 ай бұрын
BIG MOHA CIYAAL XAMAR IS NOT EASY ❤🙏
@mahadnor7480
@mahadnor7480 11 ай бұрын
KOKO WAKUTAAGA WLIH 😂 KOKO CDEY BIG VAN 🙏💯
@cabaazcabdi3605
@cabaazcabdi3605 11 ай бұрын
Koko dhafarka iskadaa kumaroono eekadhac
@mohacade8265
@mohacade8265 10 ай бұрын
😂
@user-tr7pk5qe3r
@user-tr7pk5qe3r 7 ай бұрын
Wiiilkan waligay madhagesan manta ikaw ah lakiiin. Wa dadkii Rabka logu talagalay. Istelkiiisa rer Amerika ayad modaa. Horay usoco habo wil Somaliyed🎉🎉🎉
@dalla112
@dalla112 10 ай бұрын
_big Moha's voice is perfect for Somali rap, very powerful and smooth at the same time_
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 11 ай бұрын
The one and only big moha one fire 🔥 🔥
@saciid90
@saciid90 11 ай бұрын
This hit is totally different 🔫💣
@AminaMohamedsigei
@AminaMohamedsigei 10 ай бұрын
Beatka 100 ✓ Style 100 ✓ Laxanka 100 ✓ Musical 100 ✓ Real og waan kuwata real rapper in Somali Meaning of og Original gangster ❤❤❤
@afroalita7555
@afroalita7555 10 ай бұрын
Best somali rapper today wow hes voice so deep love it🇸🇴🇸🇴🇸🇴 viva somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdijibarAj
@abdijibarAj 11 ай бұрын
Original gangstar real OG big rapper on fire 🔥
@xasanaj
@xasanaj 11 ай бұрын
Ciqaap Marsii Cusuriga Big Moha Big Man We Love 💔
@FartuunMaxamed-tz3my
@FartuunMaxamed-tz3my 11 ай бұрын
Aj big moo
@FartuunMaxamed-ks6cq
@FartuunMaxamed-ks6cq 11 ай бұрын
Og waatagay
@hassanlaari4005
@hassanlaari4005 11 ай бұрын
Asi dhan cunsuri
@MOHAMETTABDIWALI
@MOHAMETTABDIWALI 11 ай бұрын
Haa Big Mo
@MOHAMETTCR7
@MOHAMETTCR7 11 ай бұрын
Yow man Big Moo
@Madridista686
@Madridista686 11 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😢😢🙏
@Live__quute1
@Live__quute1 10 ай бұрын
Ameen sxp ✔️
@cabaasfarah5042
@cabaasfarah5042 10 ай бұрын
Bro, you number one music🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@axmedxasan6152
@axmedxasan6152 4 ай бұрын
Heesta 100% Beatka 100% Raapka 100% Ereyada 100% Muugalka 100% Civaal Xamarnimo Keep Going Big Moha❤
@fardowsomaxamed2686
@fardowsomaxamed2686 11 ай бұрын
Big moha legend❤🎉
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 11 ай бұрын
Team big moha ismuujiya like saar ❤️‍🔥🔥
@abdurahmankalifbarkadle2374
@abdurahmankalifbarkadle2374 10 ай бұрын
BIG MOHA IS LEGEND THE BEST SOMALI RAPPER OUT THERE
@saeddahir7600
@saeddahir7600 10 ай бұрын
Afqalooc Isla dhaaf shan kale soo wado waa idin wataa legend ciyaal xamar
@adamg4248
@adamg4248 10 ай бұрын
The Real Somalian Rapper ❤❤ Luv From DRC🇨🇩
@maxamed99
@maxamed99 10 ай бұрын
ShamsoH yariseyyy sidaaa u dul korsanow lpx marna haka daGin Real og keep up chp ❤
@boylondonmedia9248
@boylondonmedia9248 10 ай бұрын
They've messed with a legend this time around 😂big moha is on a different level he's underrated man
@ccasiistoxob4826
@ccasiistoxob4826 11 ай бұрын
All time legend of rap❤
@walaalthiago2573
@walaalthiago2573 11 ай бұрын
ʀᴇᴀʟ ᴏʀɪɢɪɴᴀʟ ɢᴜɴɢ🦁✌️
@soodagan3048
@soodagan3048 10 ай бұрын
No Qabil 💯👏🏿❤️✨
@dhooresadiyoabshir960
@dhooresadiyoabshir960 10 ай бұрын
Moha wlhi caadi natihiid waa diyaarsantagay❤🎉
@kaliforce7130
@kaliforce7130 11 ай бұрын
Hees iyo bar, HIT SONG🔥🎵 Codka iyo erayada; WAALI🔥 Muuqaalka Xamar Cadeey❤ Kan lee naga buri, saxiboow asi dhan CUNSURI🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿 Big Moha; BAHDIL kuwaan🤟🏿
@galadmuqtaar9669
@galadmuqtaar9669 10 ай бұрын
BiG MOHA 🎙️👑 Gabdhaha sixuna ugashaY 😂😂 Ikraan and shamso 🧕🧕❤️ Real OG 👉🦁🎙️👑
@Zaara.genyo.
@Zaara.genyo. 10 ай бұрын
Wax kle wllo cayayanka buufi❤ big moha waa popsmoke🔥😊
@nuurcali642
@nuurcali642 10 ай бұрын
Big moha lajan cawada Aan kaag siino 💯 k waan awood naayeee
@user-hd1ti1pg2y
@user-hd1ti1pg2y 11 ай бұрын
Real oG maneger of rappers❤🎉 haloo raaxeYo ciYalaDa
@muhanadabdiibraahim9308
@muhanadabdiibraahim9308 11 ай бұрын
Father of rap 🔥🔥🔥
@hanaamohamed3178
@hanaamohamed3178 10 ай бұрын
Kanlee naga buri BIGMOO REALL OG 💃🏻💃🏻💃🏻💃🏻🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️🤸‍♂️
@cabdixakiinmaxamed4886
@cabdixakiinmaxamed4886 10 ай бұрын
Big moha from gobolka ragga 🥶 ✅
@Muscabb-gg1pe
@Muscabb-gg1pe 11 ай бұрын
Puntland dhulka uduga ka so slama sxp big mo cabsi cabsi💪💥
@xuskad98
@xuskad98 10 ай бұрын
No one in the game can match him 💯💪🇸🇴
@osmanabdirahim915
@osmanabdirahim915 10 ай бұрын
Somali Rap KING 🤴, He is no.1 hands down
@S.B..BOYZ2
@S.B..BOYZ2 10 ай бұрын
Wow another level brother WE ARE TOGETHER OG
@Nocalaacal
@Nocalaacal 11 ай бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥 Big moha 🔥🔥🔥🔥🔥 legend Ciyaal xamar
@nurkeyosman4889
@nurkeyosman4889 10 ай бұрын
Am Sharma boy fan but Big Moha is legend,gaal dil gartiisa siii, aniga wan uqirey Real OG🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@zuzuadam6304
@zuzuadam6304 10 ай бұрын
Kan riyadisi waa u rumowdey madama uu sharma caan ka dhigay😂😂 congratulations 🎊
@ShiyaamaliIbrahim-xo9vt
@ShiyaamaliIbrahim-xo9vt 10 ай бұрын
Legend hda maqashey wkan wlhi The legend wku wata brother 🦁❤💪
@updynassirmohamed5014
@updynassirmohamed5014 11 ай бұрын
ᴏɢ ᴡᴀᴀ ᴛᴀɢᴀʏ 💪💪
@abdikadiryare1035
@abdikadiryare1035 10 ай бұрын
King of rap 🎉never give up my bro 💯 🙏
@BABARICH-gt6tg
@BABARICH-gt6tg 10 ай бұрын
Big moha mig man maskaxdisa ka wayn🥶
@safwaanhassan4610
@safwaanhassan4610 10 ай бұрын
Ayy ninkaan sugayey uu iskeenay legenD Big Moha😁
@hikacadeofficial5260
@hikacadeofficial5260 11 ай бұрын
Legend always legend REAL OG GANG🎧🔥🎤👌
@LuqaKaluqma-lt4xs
@LuqaKaluqma-lt4xs 11 ай бұрын
Music and the Voice 💯 Stayl 💯 Vedio 💯 Always 💯 💯 The best Raper Of Country
@raseedfaarah9311
@raseedfaarah9311 10 ай бұрын
Big moha wuxu yidhi. Kan le naga buri. Ha sidan cunsir Kuuli waa bah dilay. OG waa tagay. Magacoda dul maray.❤❤❤
@XsanCali-yx8fm
@XsanCali-yx8fm 10 ай бұрын
❤❤❤ hola 👋 waaye bro dhagax Karis mahin yaah ciyaal xamar good kooda tahay BIG MOHA
@wiilkatolka1218
@wiilkatolka1218 11 ай бұрын
Music 100% Laxanka 100% Editing 100% Codka 200% Ciyaal Xamar ..........................................%
@taajir_kibirsan
@taajir_kibirsan 11 ай бұрын
Saaas waye 🔥🐍💚
@idilmuuse3848
@idilmuuse3848 10 ай бұрын
Karbashku ha socdo. Big moha. Real og👏☝🏻🫡
@abdallapogba2402
@abdallapogba2402 10 ай бұрын
Big moha❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@kingibra77
@kingibra77 11 ай бұрын
Wow you killed the voice mashalla keep going big moha real og 🎉
@SaalimMohamed-rz5yc
@SaalimMohamed-rz5yc 10 ай бұрын
Raapka 100% Muuqaalka 100% Codka 100% Back ground 100% Erayada 100% Kooraska 100% Biidka 100% Model style 100% Music 100% Ciyaal xamar 100% Real og 100% Big moha legend intaan in ka badan kaa sugnaa banankaagaad ku dhacday bro hore u soco Viva ciyaal xamar
@abdirahmanhagi2517
@abdirahmanhagi2517 10 ай бұрын
Ciyaal xamar ficil bandana qofkeey wataan waa wateen qalaas jada fiiri big moha waa will cod fiican hadan heeso macan horay u soo qaday lakiin dadka inta badan ma aqoon sababta sharma boy ayeey wateen ciyaal xamar waa ka Eexdeen wiilkan lakiin hada jaaniska sharma boy asaa laga helay waayo waa is mahdiyay dadki soo saaray ayuu ku caasiyay ciyaal xamarna xaqi big moha oo wiilkooda ah ayaa ka soo baxay waayo big moha waa talanti markaseey mid buraan bur iyo dhaanto ku heeso iyo mid galaas qamro markuu cabo muqdisho soo caayo wax nooge dihigi jireen bal hada toowba dhah wililshiina soo saarta oo garab gala gacanta Qabta oo u kala kiciya KZbin nin garoowe ayaan ahay iyo majeerteen qabiil ku fanay wax idinma hayee garoowe ha u heeso sharma boy was no more
@hafsa538
@hafsa538 10 ай бұрын
Wow raap kan cml waligey ma maqlin the best rap song big moha legend❤🎉
@ayanlejareer978
@ayanlejareer978 11 ай бұрын
ᴛᴇᴀᴍ ʀᴇᴀʟ ᴏɢ ɪs ᴍᴜᴊɪʏᴀ❤
@mohamedMohamed-xg8po
@mohamedMohamed-xg8po 10 ай бұрын
Woow 🎉❤fire bro
@osmanlucky1660
@osmanlucky1660 10 ай бұрын
Legend King Moha meesha ka sii wad
@xuseenxarako1154
@xuseenxarako1154 10 ай бұрын
Hore u soco big moha adaan nahay ciyaal xamar nahay ❤❤❤❤❤❤
@ozacade_10official47
@ozacade_10official47 11 ай бұрын
biga Moha💯❤ besti music 🎶 💯 Besti vedigo ❤💯 Big raper Ciyaala Xamar dhan ninkaan wadaNaaa💯💯
@abdirahmanhassan7952
@abdirahmanhassan7952 11 ай бұрын
Legendary big moha
@nawarabdillahinawarabdilla4267
@nawarabdillahinawarabdilla4267 10 ай бұрын
Hadaa yaxay rerr jabuti waa wataa ciyal xamar king rapeur all samali BIG-MOHA
@xxgrizzlyxx
@xxgrizzlyxx 10 ай бұрын
Af somali iska sax
@user-nz3lx3zd9s
@user-nz3lx3zd9s 10 ай бұрын
This is real rap no qabill shit viva ciyaal xamar 🔥🔥🔥
@UBDYKHAPHAR
@UBDYKHAPHAR 10 ай бұрын
Wowww baground sounds ❤❤❤
@mahammadali8789
@mahammadali8789 11 ай бұрын
Big moha another level 🎉
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 10 ай бұрын
War waxu ragsana xagee naga jirtay awal big moha well done brother nacabka ha jabo rer muqdisho ninkan hala maalgashado
@naimalove7368
@naimalove7368 10 ай бұрын
Somali oo idila ku wadata bro big moha GoGo❤🔥💃✌️
@Khaalidlyrics7
@Khaalidlyrics7 10 ай бұрын
THE ONLY ONE PERSON VOICE AMAZING🎉❤
@abdiqani5761
@abdiqani5761 11 ай бұрын
Big moha keep going pro 😊
@SOMALIBOY20247
@SOMALIBOY20247 8 ай бұрын
The real rapper from onother world🇸🇴🥶
@HamzeHucker
@HamzeHucker 10 ай бұрын
Waka hayaa taliyow Shaki kuma jirto hestan 1m wey tagee
@TaamirAlAmein
@TaamirAlAmein 11 ай бұрын
Big moha our legendary ❤❤❤
BIG MOHA || WAA QARAARTAY || OFFICIAL AUDIO
15:01
Big Moha
Рет қаралды 936 М.
BIG MOHA | CIYAAL XAMAR | OFFICIAL MUSIC VIDEO
2:54
Big Moha
Рет қаралды 9 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 15 МЛН
BIG MOHA SHAMSO WALASHED IKRAAN KING CK REACTION
8:19
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 136 М.
BiG MOHA OO QIIMEEYAY RAPERKA UGU FIICAN QOFBAA KA YAABIYAY WAAAW
18:07
Big Moha ft Sharma Boy [X]  GOODVIBES Music Video Remix 2024
3:47
ISMA IP - SAAR JUUSTO (Official Music Video)
2:59
ISMA IP
Рет қаралды 2 МЛН
BIG_MOHA FT ARKAM AK | QUEENTA  QARNIGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
2:58
Lii production
Рет қаралды 307 М.
LIL BALIIL X KING CK - KOKO ( OFFICIAL MUSIC VIDEO )
3:53
Lil Baliil
Рет қаралды 6 МЛН
BIG MOHA | AFKA SO CADEE YARIISEY | OFFICIAL AUDIO
6:08
Big Moha
Рет қаралды 1,5 МЛН
BIG MOHA || WAAN GUMEESTAY || OFFICIAL MUSIC VIDEO
2:07
Big Moha
Рет қаралды 908 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42