BIRAHA ILKAHA NOOC CUSUB | Lingual Braces

  Рет қаралды 9,177

Dr CK

Dr CK

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@hanamahamuod-bb2kf
@hanamahamuod-bb2kf Жыл бұрын
Haa inan u badashan jeclan laha Dr
@ShugrimaxamuudBeriise-w8x
@ShugrimaxamuudBeriise-w8x 5 ай бұрын
Asal wan kahelay ❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyo320
@sacdiyo320 Жыл бұрын
Masha allh shaly tagay xaruntiiisa
@alishamohan2297
@alishamohan2297 2 жыл бұрын
Kuwa muuqdo ayaa ixiran alx Ani ahaanteeyda majecli inaa ubadasho nooca kale s
@SundusMahamed-jd5op
@SundusMahamed-jd5op Жыл бұрын
Dr muhim ku ahy muqdisho kaxge jogta ilahyba kugu dharshe 🙏
@ShugrimaxamuudBeriise-w8x
@ShugrimaxamuudBeriise-w8x 5 ай бұрын
Haa
@RabiicAbdillahi-j4i
@RabiicAbdillahi-j4i Жыл бұрын
Dr adoraliya waxan raba inan Dhawan Ayan xidhan waxan raba inan badisho fadlan xageen ka Hela iso sheeg ado raliya
@a.shakuursoomane20
@a.shakuursoomane20 Жыл бұрын
Dr aniga ayaa u baahan marka halkee laga helaa dr
@CaaishaLiban-td3ov
@CaaishaLiban-td3ov Жыл бұрын
Dr su,aal majiraan wax ilkaha soo dhedhereynayo kuwa gudaha galay kadib marki lafuro
@niciimaxaaji2343
@niciimaxaaji2343 Жыл бұрын
Dr hada waaba xidhee maxa xala😂
@m.nadaare
@m.nadaare Жыл бұрын
Soomaaliya ma laga helaa Birahaas. ? Midda kale wll ilkaha Qayb soo dheer tahay qaybna gaaban tahay maxaa u xal ah. ? Thanks
@mariamaxamed6022
@mariamaxamed6022 2 жыл бұрын
Dr. Waxaan ka codsanaya inaa kasoo hadasho wajiga la qaniine oo ficnaado calaamadaha gaduudka ku haro isoo jwb pls🥺🙏
@xabiibomaxamedyare8166
@xabiibomaxamedyare8166 2 жыл бұрын
Dr baraha madow wijiga leh ma la baabicinkaraa
@zamzamadam967
@zamzamadam967 2 жыл бұрын
Dr maxaa sawabo braceska mudo markee ku xiranyhn inuu jeexa afka weynado?isoo jwab dr
@Mafiamonn181
@Mafiamonn181 8 ай бұрын
Marka furtid sidusu noqonaya
@AhmedAbdullah-by3gn
@AhmedAbdullah-by3gn Жыл бұрын
Dr maisku lacagba mise
@sanaa8739
@sanaa8739 2 жыл бұрын
Dr plz kaso hadal ilkaheyga wey yar yar yihin ciridkeyga neh wuu wenyhy mxan sameya ?
@drck1895
@drck1895 2 жыл бұрын
Hye wll muuqaal gaar ah baan kasoo sameeyn doona👍
@nasraabuukar6724
@nasraabuukar6724 2 жыл бұрын
Ciridka qaliin ku sameey
@sanaa8739
@sanaa8739 2 жыл бұрын
@@nasraabuukar6724 abyo mcnto nairobi isli ayan joga mel loga samenayo ma arkin ... Hospital noce cml ayan taga oo lagu sameya.
@nasraabuukar6724
@nasraabuukar6724 2 жыл бұрын
@@sanaa8739 meesha ilkaha lagu sameeyo lee hospitalada cml
@HaboonMaxamed-b7l
@HaboonMaxamed-b7l Жыл бұрын
Haaa wan jeclaan lahaa xageen ka helayaaa
@abdikariimfarhaan1035
@abdikariimfarhaan1035 2 жыл бұрын
Dr ck zxp barta ma labaabin karaa 😦
@anisaabdi1063
@anisaabdi1063 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@ShugrimaxamuudBeriise-w8x
@ShugrimaxamuudBeriise-w8x 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏👌
@NaskuAbdo
@NaskuAbdo Жыл бұрын
❤❤❤
@kimsana1067
@kimsana1067 2 жыл бұрын
dr birahaan soomaliya malaka helaa
@maxsiismaxamed9428
@maxsiismaxamed9428 2 жыл бұрын
Anaa rby lkn Somalia joogaa walina mso garin kuwa muuqda ina xirtaa ku qasbanaady hda
@HindaAadan-ne4qs
@HindaAadan-ne4qs 6 ай бұрын
Mey biraha aan la arki karin sidee loo nadiifin karaa😅😅😅
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 жыл бұрын
wll Anigu hal su aal baan wataa waxaa waye maxay tahay sababta loo arki waayay qof birihii laga furay oo mudadii u dhamaatay dadka waa loo xidhaa hadh iyo habeen dad laga furayo oo dhamaystay na lama arko ama waxaad maqlaysaa qof inta laga furay ay likihii sidoodii kusoo noqdeen taasi cabsi bay igu reebtay waayo waxan rabay inaan ilkaha xidho
@drck1895
@drck1895 2 жыл бұрын
Walaal waxaa sababo in qofka uu xidhan waayo caaga ilkaha booskood ku ilaaliya ee loo yaqaano Retainers, Cagaas qofka wuxuu xidhaa markii ilkaha laga furo si ay ilkaha ugu laaban booskooda.
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 жыл бұрын
@@drck1895 shukran wll su aal labaad hadan ku waydiiyo maxaa lagu soo celiyaa ciridka durkay ma jiraa wax dabiici ah oo aad dhakhtar La aan kusoo celin karto sidoo kale cirdka oo durugsan ilkaha ma la xidhi karaa wll shukran
@drck1895
@drck1895 2 жыл бұрын
@@adoontiallesiman262 muuqaal gaar ah baan ka diyaariyay dhawaan ayaana soo baahin doona waxaadna kala socon doontaa channel-kaan. Mahadsanid
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 жыл бұрын
@@drck1895 haye wllo
@abdulazizahmed7437
@abdulazizahmed7437 Жыл бұрын
Dr waxaan rabaa inaad kasoo hadasho dunta ilkaha lagu nadiifiyo sida loo isticmaalo😂adoo mahadsan
@yasinabdirahman9394
@yasinabdirahman9394 Жыл бұрын
ilkaha qaybaan xaga hoose ka xidhmin majiraa
@sowdo7886
@sowdo7886 2 жыл бұрын
M.a
@xabiibomaxamedyare8166
@xabiibomaxamedyare8166 2 жыл бұрын
Dr jwb plz
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 жыл бұрын
wll ma isku lacag baa labada nooc
@seytuunali1971
@seytuunali1971 Жыл бұрын
Kanaa qaalisan wll
@MohamedAhmed-rd1ox
@MohamedAhmed-rd1ox Жыл бұрын
Jigjiga malaga heli karaa walaal
@shuaybjookar9630
@shuaybjookar9630 2 жыл бұрын
Dr please sida sanka loo yareeyo soo gali
@sanaa8739
@sanaa8739 2 жыл бұрын
Hahaha..
@legendalwayslegend
@legendalwayslegend 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Najum-n8c
@Najum-n8c Жыл бұрын
Ma loo badal karaana 😢
@abdiweli77ismail25
@abdiweli77ismail25 Жыл бұрын
Malagu daaweyn kara ilkaha waxoga kor uso yara baxsan
@Lapis-oe3lp
@Lapis-oe3lp Жыл бұрын
See loogu badali karaa Biraha sare biraha hoose
UGU DAMBEEN WAASO XERTAY BIRAHA ILKAHA / GETTING BRACES ON
14:35
Amira Qurux
Рет қаралды 74 М.
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Twin Telepathy Challenge!
00:23
Stokes Twins
Рет қаралды 139 МЛН
SI FUDUD ILKAHAAGA KU CADEEY MA AAMINAYSID LOOK BEFORE and AFTER
11:59
Dental Forceps Types and Uses || extraction instruments Part 1
11:40
Dental student
Рет қаралды 83 М.
MAXAA KEENA SALIIGYADA ILKAHA, IYO SIDA LISKIGA DAWEEN KARO!
12:20
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 9 М.
ilko-Dacawada | Barnaamijka Caafimaadka Saab Tv
45:15
SAAB TV
Рет қаралды 4,9 М.
𝐃𝐈𝐆𝐍𝐈𝐈𝐍 XIRASHADA ILKAHA KHATAR CAAFIMAAD. Dr faris
6:11
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН