Nin ki ugo horeyay oo community ka bixi yayay dhantadii bishaar wadani
@nuurmaxamadcademaxamad67422 жыл бұрын
Ma aloowkudaa ma ❤ ♥ 💙 nolashaada farxd mooyee marnba murugo ha arkin dhanto waykla thay lkin tanookle ma arkin ninkaan wlhi codkiisa Oakley ma an arkin waxgar noloow intay nolol jirto ma
@faraxsaninaosman61522 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wlhi waxan ku qiyaaso ma garan karo waayo wax aan la murugooday ayuu ka hadlay "eyda iyo bisadaha Itaal ka roon" been maha inta ay soomaalinimadu wali ku wayn tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴 noolow mudo dheer
@faraxsaninaosman61522 жыл бұрын
@WAA INOO QORI & CAARADDII insha Allah Allah macaakum 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰🥰
@FardowsoXasancali-u7u2 ай бұрын
M,a bishaar waa kotaakera❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@a.m.k99762 жыл бұрын
ILDUUF iyo AMBAD Yaa salaam. Masha Allah Bishaar Wadani cod Cajiib ah. Dhaantadaan 100% waa xaqiiq waxay ka hadleyso mala awaal maaha gaar ahaan waxaa aad iyo aad u fahmi kara Qurbo joogta.
@dhuuxlacag48702 жыл бұрын
Abwaanka sameeyey ayaa qurbojoog ah Australia ayuu ku noolyahay Abwaan Abdirahman said ayaa la dhahaa