Salmo ayadaa ku nacday bizlow calacalka iyo isku dul oyga waa meheradiiniye
@muqdishogirl92447 күн бұрын
Ninkaan Laba gabdhood ba uma qalmo maskiin Salma daacad ayey u jeclaatay hadana inuu Farta uga maseeesiiyo uun buu ula socday hadana Farta wuu ku cayaarayaa uun Ninkaan gaariga ku dhex nool 24 hours 😂😂
@Xxc-zu2xm7 күн бұрын
Salmo kuma rabto sxb is xayeeysiiska jooji dabaal kkkk filin me jilaayaan war nio is xayeeysiis ayaa wadaa
@amalomar8606 күн бұрын
Salma murabin laakiin tan ayuu dabin uga dhiganayay markay isuwashaba Salma ayuu utagayay siduu uga masarsiiyo laakiin Salma daacad ayay u jeclad sorry maskìinta qalbigeeda wuu dhawacay danayste ayuu noqday