ASC Masha Allah Harti midobeey 5 Darood Guul insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maanshaallah87522 күн бұрын
Masha allah beesha walaalaheen ah ee beelwaynta Warsangeli Hambalyo Hambalyo guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from Geri Koombe DDS D5❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuul Guuul iyo gobonimo dhamaan harti weyne aamiin aamiin yaarabi
@osmanfarah29392 күн бұрын
Thank you brother. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs2 күн бұрын
guul iyo gobanimo ssc khaatumo ee hartiyow midnimo kugala cerigaabo oo horta gacanta kudhiga kadib shirkina sii wata midakale warsangeli wado dheer bay aaden
@AbdiAbdiFatahAliSwahili2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sheeko baraf ah
@farhiyadahir37252 күн бұрын
Siyaasada waa in lagu heshiiyaa horta inta willal nagadhiman harti 3 calan wato mawada dagaalami karo. Runtu waa qaraar harti dambe laguma dagaal galaayo
@MustafaBaris-e7j2 күн бұрын
Shirkii soo dhamaaday waxaa kasoo baxay wixii shirkii laascaanood 6 february kasoo baxay waana guul usoo hoyatay somali iyo d5 ba
@SeynabDubad-nb6uf2 күн бұрын
Maan sha Alaah warsangeli war kiisa waa cadeeyay iidoor awelba kama mid ahan markaa wax aadan ka mid ahan wax aad usooqaado baaba xaaraana
MAASHA ALLAAH BEESHA WALAALAHAYO EE WARSANGALI WAAN KU HAMBALYAYNAYAA GO'AAMADA DHAXALGALKA AH EE KU AADDAN MASIIRKA DADKOODA IYO HANTIDOODA KU SUGAN CEERIGAABO
Maakhiriyiintu inama caadi maaha warkooda waxuunba fahmi kara maakhiri maakhiri dhalay markaad tahay. Cidkale maya qofkale maya.Siciid Harti isaga warkiisada.
@Onceuponatime-f7h2 күн бұрын
Run badnidaa Kelmedda Maakhir Quranka ayaa laga so qaatay. Waa xaal safarka badda iyo doonyaha iyo wixi bad lagala so baxo sida Lulu iyo Marjaankaba ku saabsan. Doonyaha dabayshu wado oo mid so gelayso xeebta, halka midna baxayso oo dhabarka isu jeedinaya oo ku soconaya sakhiradda Allah wayn oo waaxid ah inoo sakhiray. Suuratul Naxal ayatta 14 ayey kelmedda ka timid waana arrin badda iyo wixi cad iyo xarago la manaafacsanaado Laga helo badda ku saabsan oo Eebbe wayne oo waaxid ahi ino shakhiray sida kaluunka, cambarka, iyo Marjaankaba iwm. iyo qaab socodka doonyaha is dhaafaya oo dhabarka isu jeedinaya ama mid baxaysa ama shiraacatay iyo mid soo geleysa xeebta ama Marsadaba. يعني : السمك ، ( وتستخرجوا منه حلية تلبسونها ) يعني : اللؤلؤ والمرجان ، ( وترى الفلك مواخر فيه ) جواري . قال قتادة : مقبلة ومدبرة ، وهو أنك ترى سفينتين إحداهما تقبل والأخرى تدبر ، تجريان بريح واحدة . وقال الحسن : " مواخر " أي : مملوءة . Waa doonyihi is dhaafaya oo midi so gelaysa xeebta halka midana sii baxayso. Doonyaha is dhaafaya waxa amarka Allah ay ku soconaya isla hal dabayl wada wado ama ku soconaya. Nin rer banaan ah oo bad iyo Maakhir waxba Ka aqoon waxba ha waydina. Qoraal ahaan magaca Maakhir waxay jirtay 711 sanadood. Waa arrin salka ku haysa xadaaradda xeebaha badda cas sida Lasqoray oo kale. List Garaadada Warsangali halka click Garay theafricanroyalfamilies.com/2022/06/02/sultan-of-warsangeli/ Sultanada Warsangali oo u asaasay Garaad Dhidhiin(Mohammed) Sanadki 1298kii Miilaadiga, Iyada ayaa dhulkan Somaliyeed Gaalomadow ka xoraysay. Inta la hubo Magaca Maakhir qoraal wuxu u jiraa 711 Sanadood sida ku cad Baabka 8aadAkhri Taarikhda Warsangeli: ملوك وأمراء زيلع كانوا ورسنجلي Waadixintii Duulaamadii SacadulDiin iyo walaalkii SabrulDiin iyo wixi Islaamku ka qoray ee Ka dhacay Dhulka Somalida. Ee u qoray Sheikhii wayna ee caalimka ku ahaa barashada taariikhda Diinta Islamka oo magacisu ahaa Ali Alwefi Alqayduni.علي الوفي القيدونى. Kitaabkisii صدق الاخلاق في التاريخ الخواص. Ama Akhlaaqdu run ayey ka sheegtay taarikhdii dadkii sida noblenimada u gaarka ahaa(Somalidii reer MAAKHIR). Sheikhanu wuxu ka mid ahaa culimada ku xeel dheerayd baadhista taarikhda Diinta Islamka, isla marka wuxu ka mid ahaa culimo ama mashaayiikh badan oo Sheikh Abdirahman bin Ahmed SAYLICI oo Somali Reer Maakhir ahaa wax kaga qoray kutubtisa sida qoraalkiisi la magac baxay”Ali Wefi iyo Dumeiri”
1993 heshiishkii ceerigabo waxa uu ahaa mid ka madax bansan nidaamka snm,waxa uu ku salaysnaa mid nabadeed oo beelaha wada dega ceerigabo oo iyaga u gaara keliya,kana madax banaan maamulka snm iyo mid kaleba. Markaa qodobka ah isaaq baa jebiyey heshiiskii 1993 macneheedu waxa weeye snm iyo maamulkeedii bay soo geliyeen,sidaas ayuu ku burburay heshiiskii ahaa nabada iyo ku wada noolansha iyo derisnimada ee deg ceerigabo
@mhassan01632 күн бұрын
Adeer Ceerigaabo 1991 sow Harti kama maqnayn oo dhulkiisa ma joogin, meel aan leeyahay ama snm aan keeno ama Ruush sow annigu ma lihi deegaanka Cerigaabo, wallaahi inaanad wanaag ka qaadayn Ceerigaabo waan hubaa, shaqo kuma lihid, guri adduunka meel kasta waad ku yeelan kartaa, Burco iyo Berbera waad ku leedihiin
@laylaxuseen-i7s2 күн бұрын
Dhdig baa tahay saanu u soo badheedh cccccda jooji
@MaxamedMaxamud-l2v2 күн бұрын
Daaroodow hadaad shirteen ma hinaasahanad isla meel dhigteen yaab 😂😂
@mohamedkhayre-p5d2 күн бұрын
kani waa canug yaroo hadana cuqdadi googoysay.
@AbdifataaxSaleeban-l5n2 күн бұрын
Sidaas dar teet iskadaayo caare Maloo jawaabay waakii beesha harti kudigtay
@cabdulahiciiro2 күн бұрын
Shirkaas beesha warsangali qodaba kaso baxey wxey lamid yihin shirarkii ay qaban jireen isimada isaaq gaar ahaan habar jeclo Ee oran jirey marka ay shiraan waanu is difaceyna un 😂
@SaynabHasan-wz3fe2 күн бұрын
Waxaa layidhi wan weyn ilaa labireeyo indhihiisu cirka ma arkaan marhadaa diideen nabadii lagu wada joogay waa waxaad kaheshaan yey caano kaqubanayaan soosoco siraadeey suugaa kaasoo horaysee
@cabdixakiinmaxamed6592 күн бұрын
Wlhi blhi tlhi hadalkayga meel ku qorta hadii ilaahy nafta inoo daayo ceerigaabo hadii hal xabo lagu soo rido waxa bilaabmi doona dagaal toosa min buuhoodle ilaa laascanod ilaa ceerigabo waxaad ka heshaana cidna wax haka siininina wabilaahi tawfiiq
@hooyofiican97962 күн бұрын
Soosoco siraadeeey😂
@abdirisakdirie31242 күн бұрын
ANIGU DHAARAN MAAYO LKN HADAADAN BAKHTIYIN WAXAAD ARKI DOONTAA ISAAQ OO BUURTA SAARAN OO MA SOO DEGANAA BARYAYA
@Bilekhyr2 күн бұрын
😂 soosoco siradey or you can have an open time for the Baalaha 🐎🖐️
@Bilekhyr2 күн бұрын
Soo fasax loda
@maryamahmed83092 күн бұрын
WAXII LAGU HESHIIYEY ISAAQBAAKA BAXAY BAAYBA DHAHEENE DEGAANKA HALA DIFAACO WARKU WAAKU DHANYAHAY WAXII INAGA DHAXEEYE LAGA GUUR BAY DHAHEENE WARKU WAA CAD YAHAY
TUSBAXA IYO QABIILKA KA LA DAA DHIIG SOMALI BAAD KU FARAX SANTAHAY.
@SaleebaanCabdi-z7o2 күн бұрын
Adigu taada u hayiso, miyaad khasbi
@sahraahmed-fv6rj2 күн бұрын
Reer waa iska boola xuuftaynayaa
@abuujacfarnuur48322 күн бұрын
Virus weeye ninkani
@yusufahmed64932 күн бұрын
Runtii warsengeli dagaalka gala ayuu af diplomaasiyadeed ku qoray.shirka dambe waa tabaabusho iyo wejiga la aadayo... PL,maakhir,SSC ama weji cusub. Waxa qudha ee ka maqan caddaynta mawqifkooda kala goynta somaliya.waxan rajaynayaa in shirka dambe ku xusaan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv2 күн бұрын
Beel somaliyed oo aan sharecada Islaamka ku dhaqmey nin miyaa jirta horta mise wax kele ban salag leh maxaa kuhoos jiro ereygan solalaabtey somaliya wa dal muslim ah oo sharecada kudhaqmo wax walbo oo diinta Islaamka ka hor imanayo ay kaxaraan yihiin taas baa sojirtey hadana jirta lagu nadhaqmaa aa maxaa shakiga logelinayaa somaliya qabiil ama degaan sherecad Islamka loga dhaqmin hadujiro bal halashego
@maxamedwarsame25532 күн бұрын
munaafaqada dhulbahante u, dhigay waa ku, dhacay warsan gali haday bilaamatay adna tusbaxa waxaad u, qaadatay munaafaqada
@cabdishakuur97602 күн бұрын
Daaroodiisamkkkkkkkk
@hashiali6892 күн бұрын
Waar maxad tiri caadi maha Warka waa hoosta ka xariiq sida dharaarta ayuu ucadayahay illahay Amarkii waa siday tahay mutafuq calayhi saxiix kapiza
@laylaxuseen-i7s2 күн бұрын
Ja bablayso waar af muslin iyo af gaal mid keen dagaalka saani u cilaami
Waryaa ina cambaashe ayan inadeer nahayow faanka darood ayad utahay laakin ficil ku dar cadceeda oo galbeed kaso baxday lamid tahay cerigaabo inad qabsatid adow afweyne ku daba gabanaya aya idhaaha bayl kulul lagu hormasiiye marka qudhaanjow kama duwanid
@Bilekhyr2 күн бұрын
@@mohamedabdiyusuf519 Beenale sixiroole Soo afuuf Ina abaarso school Tuugada waad arki