No video

Bogsadee anoo Howl - Ismaaciil yare

  Рет қаралды 449,408

Bartamaha

Bartamaha

Күн бұрын

Waah Waah waxaasaa laga yidhaa.
Keep the Culture Alive
Bartamaha.com

Пікірлер: 259
@Zuugaan
@Zuugaan 6 жыл бұрын
1) Anoo baahi qabo oon, boholyoobay awgaa Waataad badheedhe, barashada ilowdee! Naftoo bixin ilaah baa, sama ii bidhaanshoo Barqad igu hanuunshee. Bogsadee aduu howl, nabasi kugula bayree. 2) Marki uu bariisaday, beerkeyga caashaqu Biixiyaha dhabarkuu, howl yari ku baahee Baaxaadegaas iyo hadba baale deymada Waan kaa badsanayee Bogsadee aduu howl, nabasi kugula bayree. 3) Beriga iyo ilaahbaa, waayaha bedelayee Bilicdaadu maantaba, uma beer naqaayee Waatuu ka baaba'ay, bogga iyo halbowlaha Ubaxaad ku beertee, aad igu bilkeedee. Bogsadee aduu howl, nabasi kugula bayree. Heesta magaceeda waa BILKEED.
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 5 жыл бұрын
War nasabow mahadsanid. Inbadan baan ereyada radinayey
@keyfmusa6555
@keyfmusa6555 5 жыл бұрын
Thanks
@maxamuudcalinaasir155
@maxamuudcalinaasir155 5 жыл бұрын
Maxamed yufuf
@msiciidsanka2246
@msiciidsanka2246 5 жыл бұрын
Bariga iyo allaah ba wayaha badalaye bilicdadu mantaba uma beer naqaaye
@soulehassan
@soulehassan 4 жыл бұрын
@@reergaalkacyood9361 bilkeed maad fahantay ?👍
@abdulkadirali1314
@abdulkadirali1314 5 жыл бұрын
AUN- Ismail Yare i like his body language he is very serious about what he is saying. Proud to be a Somaali.
@mohamedalibootaan4286
@mohamedalibootaan4286 Ай бұрын
Absolutely!
@shamsaadam9821
@shamsaadam9821 9 жыл бұрын
Waa hees qiimo iyo qadarin ninkii qaaday iyo miraheydaba iga mudan yihiin ninkii jaceyl dhab ahi soo maray ayaa dareemi karo ee dadoow nafsiga hala iska jiro guul wacan Soomaaliweyn
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 8 жыл бұрын
heestaan kamadaalo zxp
@ahmedabdikariin2921
@ahmedabdikariin2921 6 жыл бұрын
Shamsa Adam igadaa jaceyl
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 6 жыл бұрын
ahmed Abdikariin 😭😭😭😭😭😦
@ahmedabdikariin2921
@ahmedabdikariin2921 6 жыл бұрын
xusuusaha maanka dhaya 💘💘💘
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
zxb waa runta oo waala damqanayaa walaahi haliso badan
@ahmedjama5693
@ahmedjama5693 5 жыл бұрын
Biixiyaha dhabarkuu Hawlyari ku baahee Alle haku naxaristo 23/9/2019 Islamabad,pakistan Xusuus
@missbritt288
@missbritt288 Жыл бұрын
One of the first Somali jacayl songs I ever heard . Cool stuff .
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Жыл бұрын
are you somali?
@fathiyaaliyahz7475
@fathiyaaliyahz7475 9 жыл бұрын
Beerkayga caashaqu markii uu bariidsaday, biixiyaha dhabarkuu hawlyari ku baahoo, baaxaadagaasiyo hadba baaladaymaha waan kaa badsanayee bogsadee aduu hawl nabsi kuu la baydhee waa tuduc culus oo qurux badan
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 7 жыл бұрын
maashalaah
@xabadmarkab7862
@xabadmarkab7862 7 жыл бұрын
gabadh kibirtay oo ladan yaa garawsan jirayeey geenyo aan jaraysnayn yaa dagaal ku galayeey gooni u halaabee Yaa garan waxa i gubay
@AbdiJimaale-kh8yq
@AbdiJimaale-kh8yq Жыл бұрын
Allaha unaxariisto waxaa igu maqaal ah inuu ismaaciil yare hooyadii uu baari u ahaa. yaarabii unaxariiso
@OmarAli-hm7ie
@OmarAli-hm7ie 9 жыл бұрын
ismaciil ilaahay ha u naxariisto,wuxu qaadi jiray heeso caashaq oo qiiro badan ,siiba heesihii ismaciil cagaf oo laga qaaday gabadh uu jeclaa,waa taad badheedhee barashada ilpwdee. HEESTA WAXA LA YIRAAHDA BILKEED. OMAR BADWI LONDON.
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 2 жыл бұрын
Asc. Walaal heestan ma waxa lahaa Ismaaciil cagaf?
@ismaacilcalimuxumed2641
@ismaacilcalimuxumed2641 11 ай бұрын
​@@geeskaafrika5040huryaa leh wlo
@ashrafxumayd2566
@ashrafxumayd2566 3 жыл бұрын
Ax yaa fanaan... Heestan baa caawa ku sagootinayaa 2020 💔 allaha u naxariisto legend ismaaciil yare Sanad wngsn dhamaantiin somaaliyey
@burhanahmed997
@burhanahmed997 7 жыл бұрын
Waah waah waxaasaa hees ah. He was very talented man, may Allah open the gates of Janna for him.
@abdirahmanninjira4027
@abdirahmanninjira4027 4 жыл бұрын
Heestan waxaa dareemi kara oo kaliya qof ay qabsatay xaaladan oo kale oo jacayl dhaba amaba caashaq dhab ahi ku dhacay oo misana ku guul daraystay oo looga baxay oo dhibaatada jacaylka dareemay qof qalbi leh ayuunbaa fahmaya micnaha heesta 😢😢😢😭😭😭
@guronjirewalhad4254
@guronjirewalhad4254 12 жыл бұрын
ismail abdi guuleed ismail yare alleh ha u naxaristee , wuxu ku geriyooday magalada hargaysa 2003gii oo aan xasuusto habeen barnaamij loogu sameeyay radio hargaysa oo baroordiiq ahaa waxaan si wayn taariikh diisa ug sheekaynayay iyo dabeecadihiisa abwaan ahmed saleban bide oo ku sheegay nin aad u dabecad wanagsanaa oo waalid adeec ahaa waxaa barnaamijkaa ka soo qayb galay abwaano iyo fanaaniin badan waxaa ka mid ahaa ciise warsame ilahay isagana ha u naxariistee iyo hassan ganay ,,,,(AUN)
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
guronjire walhad Xasan ganay wali wuu noolyahay wll
@raghesiad4296
@raghesiad4296 6 жыл бұрын
ISMAACIIL YARE MARKA HORE ALLAHA U NAXARIISTO, MARKA XIGA WAXUU FANAAN EEBE KU MANEYSTEY CUD WANAAGSAN, INTA AAN NOOLNAHAY KU ILOOBIMEYNO WAANA U DUCEYNEYNAA ISAGA IYO FANAANIINTII HORE EE QEYMAHA KU DHEX LAHAA SHACABKA SOMALIA. OSMAN H. M. ROBLEH
@sadaambadal7333
@sadaambadal7333 4 жыл бұрын
8 years ago comment adiga ma nooshaha hadda ?
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 3 жыл бұрын
ismacil cabdi gari abtigay allah haku naxaristo
@ahmedsakiglobal
@ahmedsakiglobal 8 жыл бұрын
Inalililahi wa Ina ilayhi raajicuun Alle ha u naxariisto jantatul fardowsiyo ha ka waraabiyo amiin amiin Rag waa ragii hadalna waa Intu Yidhi Waxpa sooma racaan sugaaana wa Tii hore Waxpa masooracaaan Ilah qolkisa ha inagu dilo hana inagu noooleeYo
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 7 жыл бұрын
heestan markii iigu horreysay waxaan maqlay dhamaadkii siddeetameeyihii waxan ka dhageystay Radio itoobiya laantii afsoomaaliga,,
@ahmedaliwaqooyi2678
@ahmedaliwaqooyi2678 6 жыл бұрын
Horta ismaciil yare heeso kale ma qaaday 2003 in uu hargaysa ku dhintaan maqlay Rabi ha unaxariistee
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Haa. Way badan yihiin
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Mirihii Aun Ismaaciil Sh. Axmed iyo naaxyadii aun ismaciil yare. Ku maqlay. Hees iyo badh dheh. Heestan waxaa laga duubay Somali tv badhtamihii 80kii. Mahadsanid walaal
@ismaacilcalimuxumed2641
@ismaacilcalimuxumed2641 11 ай бұрын
Ereyada huryaa leh wlo laxanka waa isla ismaciil
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 5 жыл бұрын
alla ha naxariistao ismaacil yare heesta markii ugu horaysey ew laduubay ayaa ka macaan tan aan shagaysanayno waayo taasi qalabkii oo dhan baa loo tumayey ninkii dhagaysn jiray unbaa markhaatiga ii furi.
@calicilmlcarab5649
@calicilmlcarab5649 5 жыл бұрын
Waa Runtaa wallee codkiisii Hore shinbirahaa Iataaga Alle HUN ISMACILYARE
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Waa runtaa. Heesaha oo dhami waxay macaan badan yihiin duubista istuudiyaha oo ah meel loogu talo galay iyo in loo tumayo qalab (instruments) kala duwan oo ay garacaayaan rag xirfadlayaal (professionals) ah. Heestan 'BILKAYD' duubistan waxay Ismaaciil mararka qaar luuqdu uga ekaanaysaa heestiisa kale ee 'HADDUU GEED JACAYL YAHAY' waxaa dareemi kara ruuxa labada heesood garanaya. ALLAH ha u naxariisto Ismaaciil yare fannaan buuxa ayuu ahaa.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Ilahay hakuu naxariisto Mulaxankii weynaa ee hoboladii waaberi Ismaciil yare janada ilahay hakugeeyo
@amalnor
@amalnor 8 жыл бұрын
illahow kunaxarooso ismacil yare rabi dambigaagi hadhaafo aamiin aamiin aamiin
@libanfarah7121
@libanfarah7121 6 жыл бұрын
Aamiin
@abdulkarimfarah3527
@abdulkarimfarah3527 10 ай бұрын
Heestani waxay tilman utahay qiimaha uu lahaa fanka somaliyed dhan walba miraha, laxanka, musiga, agshinka, Heestani waxay taabanaysaa qof kasta oo yaqaan ama uu soo maray jacayl noloshiisa thanks ismaciil yare anx.
@haboon222
@haboon222 10 жыл бұрын
Very unique song with talented singer Alle ha kuu naxariisto Aamin
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 6 жыл бұрын
Asw 2 rakco ayaa loo tukadaa Allah wixii aad ka cabaneeyso system kaaga Iyo aduunka Allah ayaa kaantaroola oo arinka loo celiyaa Allah , means hadaad wax garanweeydo xaga Allah yaa loo cararaa salaada oo labadiyo weliba salaada habeenkii iyo adkaarta oo LA badiyo iyo Qur'an akhris badan , by bataan
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 14 күн бұрын
Siduu Fananku u jilayaa i cajabisey heesta ereyadeda😊Hees jaceyl oo ka mug wayn mudooyinkan ma maqal
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
اللهم إرحمه واغفرله إسماعيل عبدي غري فنان من الزمن الجميل والفن الأصيل
@abdirashiidcubeyd4028
@abdirashiidcubeyd4028 2 жыл бұрын
الله يرحمه
@hamdamohamud8462
@hamdamohamud8462 5 ай бұрын
❤❤❤it tach my heart ♥️ may Allah bless you
@abdinasirahmed8417
@abdinasirahmed8417 7 жыл бұрын
Beerkaygu caashaqu marki uu bariidsaday biixiyayaha dhabarkuu halwayari ku baahoo baxaadagaasiyo hadba baaladaymaha waan kaa badsanayee bogsade aduu hawl nasbi kuula baydhe waa tuuka baaba'y boga iyo halbowlaha ubaxaad ku beerte adigu bilkedeh yaa salaam what a song tariiqda ayaad dib noogu celiseen
@abdirisaqmoalinahmed1416
@abdirisaqmoalinahmed1416 6 жыл бұрын
Heesaha aan ugu jeclahay weeye lkn fanaanka caawa ayaaba iigu horeysa caku geeri 17/04 /2018
@hoodiyoayaanleey5223
@hoodiyoayaanleey5223 6 жыл бұрын
Abdirisaq wuu dhintay wll mar hore I think 2003 inan tacsida radio hargaysa ka dhagaystay rabi haw naxariisto
@sharmarkejamadiriye6860
@sharmarkejamadiriye6860 Жыл бұрын
@@hoodiyoayaanleey5223 haa meelahaas ayuu dhintay 2003 ama 2002 wn xasuusta meydkiisa isagoo laamida calaamadaha ee airport la wado
@ismalurebulshaawiyoutubechanel
@ismalurebulshaawiyoutubechanel 4 жыл бұрын
Saacadda 08.04.2020 Hamburg Germany saacadda 11:24pm AHN Ismaaciil yare
@faizaciiro7076
@faizaciiro7076 4 жыл бұрын
AX AX AX heestaan wxan dhegeesan jiray sanadkii la soodhafay 2019 mar uu jaceyl xun ihaayey o wil an 8yrs an jeclaa uu iqiyaamay Manta alx wan bogsaday wlhi xita niyadeyda halmar kuma soodhaco Waxana leeyahy aniga waqti gii ad iga lumisay mahan mid an ku cafin doono qiyaamaha aya no balan ah wilkaasow Nabsikeyguna kaama haro 😭😭😭 Ana kabogsooday anigu hawl Adiga nabsi hagula beyro Baan ku oran 🙏
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
faizo nur abaayo marka hore waan ku salaamayaa salaan ka dib abaayo runtii waan ka xumahay dibtaa kusoo gaartay adiga oo dhex dabaalanaya badwaynta caashaqa Codsi: Anigoo ku hadlaya magaca dhallinyarada soomaaliyeed ee qiimaha badan gaar ahaan Wiilasha waxaan kaa codsanayaa abaayo inaad iska cafiso aboowaheenaas qaladka ka dhacay Kas iyo kas darraba illeen waa aadane Aadanane waa Gaf ujoog Walow ay sigaar ah ii xanuujinayso wakhtigaas intaas le'eg ee aad wada ahaydeen Laba aan kala maarmin ee haddane aan is calfan 😭😭😭😭😢😢😢😢 abaayo Faisa Nuur waxaan kuugu ducaynayaa inaad hesho lamaane kuu qalma kuna ilowsiiya Maalmihii muruga iyo illintaba is huwanaa ee kusoo maray Jacaylka aad mudan tahayne kusiiyo Wiilkaas walaalkeey ahna isagana sidaas oo kale baan urajayn waxaana ka codsanayaa haddii ay farriintaydaan gaarto inuu abaayo cafis niyad wanaag iyo ducaba waydiisto Mohamed Khadar Abdiaziz Muqdisho waaberi 05/07/2020 11: 04AM
@maxamedaxmed2716
@maxamedaxmed2716 4 жыл бұрын
sorry wll
@faizaciiro7076
@faizaciiro7076 3 жыл бұрын
@@mohamedabdiaziz5831 Maya mya wllo macafinayo wayo asba cafis ima wediisay sidee kucafiya wll qali Shukran ina aabo wanadaada qurux da badan wan kaqatay All Inta an ka aheyn ninkaas cafi Wayo 8yrs aya indhaheyga ilin kasocotay dartiis waliba asago og dhibka an asaga madaxiisa iyo naftiisa dartoodo umaraayo cafis igama mudna xaqiiq Wayo xaalado adag,marxalado,adag iyo nafteyda o an hilmaamay u iso marsiiyey 🙏 Shukran adne wllky 💋❤
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 3 жыл бұрын
Allah haku naxaristo abti mcn
@ybsmaa
@ybsmaa 16 жыл бұрын
وَمِنَ النَّاسِ مَنْ يَشْتَرِي لَهْوَ الْحَدِيثِ لِيُضِلَّ عَنْ سَبِيلِ اللَّهِ بِغَيْرِ عِلْمٍ وَيَتَّخِذَهَا هُزُواً أُولَئِكَ لَهُمْ عَذَابٌ مُهِينٌ (6) وَإِذَا تُتْلَى عَلَيْهِ آيَاتُنَا وَلَّى مُسْتَكْبِراً كَأَنْ لَمْ يَسْمَعْهَا كَأَنَّ فِي أُذُنَيْهِ وَقْراً فَبَشِّرْهُ بِعَذَابٍ أَلِيمٍ (7)
@aminmohamud6892
@aminmohamud6892 9 жыл бұрын
Muddo dheer ayaan dhageysanayey heestaan, Alfanaan Ismaaciil yare. Waxa laga soo deyn jiray TV qaranka Soomaaliya berri samaadkii. Runtii aad ayaan u jeclahay heestaan iyo waqti kasto ay ku haboon tahay. Fadlan dhuux heesta caashaqa ah. WAAH WAAH ama HEES ama iska aamus
@zaadaadzayid8564
@zaadaadzayid8564 8 жыл бұрын
Nize time for rest in any where
@nasraali8217
@nasraali8217 5 жыл бұрын
@@zaadaadzayid8564 =%¥
@nasraali8217
@nasraali8217 5 жыл бұрын
Tyt
@garaadgalaydhjeesto2756
@garaadgalaydhjeesto2756 6 жыл бұрын
27.07.2018 Maalon Jimce ah Rabi Naxaristiisa Hasiiyo Ismacil Yare Anagana Danbi Dhaaf Hanooga Dhigo
@damaashaad5483
@damaashaad5483 3 жыл бұрын
8.11.2020 yadawanaya cizak yaa qaraam
@Qoordheere.
@Qoordheere. 11 жыл бұрын
allow ku naxariiso ismacil yare shaqsi qaali ah buu ahaa inkastoon aqoon badan u laheyn hadana intaan ka aqaanay wanaag ayay aheyd
@Yaskaxaji
@Yaskaxaji 16 жыл бұрын
Nice song....a cool Ismaciil yare ..alaha u naxariisto
@Deniece1
@Deniece1 15 жыл бұрын
waayo waayo walaahi...caweeyska musikada aan ka fiirsan jirey heestaan, aloow ku naxariiso Ismaaciil yare.
@Qoordheere.
@Qoordheere. 10 жыл бұрын
allaw ku naxariiso, oo jannatul fardows kaa waraabi.
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 6 жыл бұрын
Heestan markii iigu horeysay een daawado waxay ahayd meelahaaa 2006 dii, waxaan moodayay Nin soodaaniya , oo soomaali ku heesaya, mardanbe ayaa bartay shaw ninku waa ba duriyadii, Ismaciil Yarw, allah hakuu naxariisto.
@zahramohammed4314
@zahramohammed4314 4 жыл бұрын
Bilicdada mantaba Uma beeraqayee Watuu ka baba'ay Boga iyo halbawlaha Ubaxad ku beertee Aad igu bilkeedee 😥😥😥😥😥
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 жыл бұрын
Heestan waxaa layidhaahdaa bilkeed Waxaa Ku luuqeeya Ismaaciil cabdi guuleed (ismaaciil yare)
@cabdirahimyuusuf3743
@cabdirahimyuusuf3743 Жыл бұрын
Heestii bilkeed iyo codkii alle godka ha u nuuree Ismaaciil Cabdi .
@azizderia7314
@azizderia7314 6 ай бұрын
AHN Codka Ismaacill yare, ereyadana waa AHN M.C. Huuryo..
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 3 ай бұрын
Fanaaniintu wey kala reer magaal san yihiin waa fanaan reer magaal ah kaban iyo cod iyo miro heer sare ah ayaa meesha maraya heesta na aad ayaan uga helaa ilaahay ha u naxariisto ismaciil yare
@assadmohamed7532
@assadmohamed7532 26 күн бұрын
Waa dareen dhaba waa taas waxa ku soo jiidanaya
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 26 күн бұрын
Maya faaniintu wey kala reer magaalsan yihiin dadku taasaayaa ney fahamsanayn marka dareenka laga tago ilaahay ha unaxariisto e ismaciil yare reer magaal ayuu ahaa daramle ayaa ka mida Faisal cumar mushteek ayaa ka mida kuluc ayaa ka mida maxamed cali burco ayaa ka mida hada waa faanaaniinta reer magaalka ka ah ragan aan kuu sheegayaa iyo qaar kale oo aan halkan lagu soo Koobi Karin ismaciil yare ilaahay ha u naxariisto heestana aad ayaan uga helaa
@nahjsnsjd3962
@nahjsnsjd3962 8 жыл бұрын
ninkaan waxaan ka fiirsan jirey tv qaranka muqdisho 1984-89
@dhahara1
@dhahara1 7 жыл бұрын
bilkeed hees xussus let net ahayd
@Moneyaddiction15
@Moneyaddiction15 7 жыл бұрын
Nahjs Nsjd waleee duq aa tahay 😂
@libinalale6556
@libinalale6556 7 жыл бұрын
Nahjs Nsjd +waa runtaa
@libinalale6556
@libinalale6556 7 жыл бұрын
key the nan +duqnimada aad ku sheegeyso waa waayo aragnimo ee caay maaha👎👎👎👎🐖
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 6 жыл бұрын
Me 2 Wlhi Aniguna TVga Qaranka Muqdisho ayaan ka daawan jiray Hooyadayna AUN ayaa aad u jecleyd oo aan la daawan jirnay Gurigeena , 10sano ayaan jiray markii iigu horeysay ee Maqal iyo Muuqal u Daawado 1986. AUN Fanaanka Xasuus ayuu I geliyay wlhi. Tvga Qaranka aad bay u jeclaayen Heesihisa oo waalagu soo celcelin jiray.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Smacil yare Allaw kuu naxariso
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 9 ай бұрын
somali fananin tu qimo waxay ku leyin markay cafimad qaban waxan xasusta 2 kuun ayu meel gurigisa u dhaaw ayaa kursi luu dhigi jiray asago falig ku dhacay waan xasuusta waan so agmari jiray xata ciid danay nayso laa fadhida maad arki jiirin xiiliga waan yara fanan qimi hiisa xoog umaan aqoon 17 jiir ayaan ahaa 2001 kowdi inaay ayaad ayaan filaya ayu dhintay gabadh yaru dhalay ayaa u ciid ahaayd waxa laa yidhi intay qado uso dhigty ayunbi sidi waax laaf isku tagtay amaa saxday noqday soodas ayu ku dhinty allah haku naxaristo abti
@madheedhle
@madheedhle 8 жыл бұрын
Heestan sidaan u maleeyo waxa sameeyey abwaankii qaaliga ahaa Ismail Cagaf. "waatuu ka baaba'y beerkiyo halbawlaha ubaxaad ku beertee eed igu bilkeeday"
@MrFarshaxan1
@MrFarshaxan1 11 жыл бұрын
Alfanaan Ismaaciil Yare AHUN garanaayuun baa garanaayay
@nassirmohamed6223
@nassirmohamed6223 7 жыл бұрын
heestan iyo iftax ya samsam iyo habeenki jimcaha football games bayern munich ilahoow somali nabada ku soo celi
@ahmedmoh2325
@ahmedmoh2325 3 жыл бұрын
Budru samaan iyo Cali baaba kudar
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 5 жыл бұрын
waa marki iigu horeysay heesta iyo Fanaankaba waa ideeqay runtii Lkn Fanaankaan magaciisa ma ba maqal waligey. waay oowsan caan unoqon ninkaan waaba hoobal banaan degaye mise anagaa adduunka ka soo daahney🤗
@saxarlaayusuf3608
@saxarlaayusuf3608 5 жыл бұрын
Woow best soomali song ever!!!
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Axyaa fanaaaN.... Janadiisa ilaahay hakugu casuumo...
@shamsaadam9821
@shamsaadam9821 9 жыл бұрын
R.I.P Mr Ismail yare
@abdi-hamidyahyayusuf7725
@abdi-hamidyahyayusuf7725 8 жыл бұрын
Muslimiinta dhimatay waa loo duceeyaa waxaana Alle loo weeydiiyaa dambi-dhaaf iyo naxariis.... Ka daa R.I.P waa xarfo aan qiimo lahayn ee u ducee walaaleheen Shamsooy,
@mukhtarabdi5304
@mukhtarabdi5304 8 жыл бұрын
+Shamsa Adam ilaahya hau naxariisto
@galgaduudboy3131
@galgaduudboy3131 6 жыл бұрын
@@abdi-hamidyahyayusuf7725 R.I.P maxa laga wada nio
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
@@galgaduudboy3131 Rest in peace oo loola jeedo nabad galyo iyo naxariis korkaada ha ahaato
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
alle qabriga ha uwaasiciyo uu dhintay ismaacil yare
@maxamedxuseen8387
@maxamedxuseen8387 8 ай бұрын
Naftoon bixin ilaahbaa Sama ii bidhaaanshoo Bilan igu hanuunshoo❤
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 5 жыл бұрын
Ismail yare allaha u.naxaristo clipcan waxan ka daawan jirey tvgii somalia berigii kacaanka
@zuweeys
@zuweeys 16 жыл бұрын
heestaan waaan kahelaa xussu gaara ayeey ii leedahay iyo fanaankuba allayaaaaaa cizzak Osmanil yare.
@fiqicigaal1
@fiqicigaal1 11 жыл бұрын
Nice one! and it really brings back good memories of my hey days in Hargeysa!!!
@ismaaciilcabdulaahi9279
@ismaaciilcabdulaahi9279 2 жыл бұрын
Wqx
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 2 жыл бұрын
Xusuus gaar ah ayuu heeskani igaliyaa. 15 / December / 2021, Maalin Arbaca ah ,waxaan kujiray safar dheer oo ilaa 290-Km ah ( G.Togdher-(Burco) to G.Sanaag-(Jiidali ). Goortu waa galab gaaban oo qoraxduna liiqa sii dhigayso, caad yaroo dahabi ahna ku lingaxanyahay, Xalay oo kalena hogol yari heshay, dhulku rays iyo naq siman uuyahay ,bahal neecaw ahina sidaa kuu lalinayso ,xabad qadiifad / caw ah mayska laka baxsatay bankaa SARAAREED . 🙆 oo intaad VX-LANDCRUISER labada daaqadood furtay " bogsadee aduu hawl " mayskaga celceshatay ilaa intuu shaacu ka madoobaanaayey. Hah igadaa naftaydaay 🤦. 👇 🤦‍♂️Anoo baahi qaba oon 🤦‍♂️Boholyoobay awgaa 🤦‍♂️Waataad badheedheed 🤦‍♂️Waataad badheedheed 🤦‍♂️Waataad badheedheed 🤦‍♂️Barashada ilawdee 🤦‍♂️Naftoon bixin illaahbaa 🤦‍♂️Naftoon bixin illaahbaa 🤦‍♂️Samo ii bidhaanshoo 🤦‍♂️Barkhad igu hanuunshee 😔Aaaaaaaaaaaaaaaa 😔Bogsadee aduu hawl 😔Bogsadee aduu hawl 😔Bogsadee aduu hawl 😔Nabsi kugula baydhee 🤦‍♂️Markii uu bariinsaday 🤦‍♂️Beerkayga caashaqu 🤦‍♂️Biixiyaha dhabarkuu 🤦‍♂️Biixiyaha dhabarkuu 🤦‍♂️Biixiyaha dhabarkuu 🤦‍♂️Hawl yari kubaahee 🤦‍♂️Baaxaa dagaasiyo 🤦‍♂️Baaxaa dagaasiyo 🤦‍♂️Hadba baala daymada 🤦‍♂️Waan Kaa badsanayee 😔Aaaaaaaaaaaaaaaa 😔Bogsadee aduu hawl 😔Bogsadee aduu hawl 😔Bogsadee aduu hawl 😔Nabsi kugula baydhee 🤦‍♂️Biligiyo illaahbaa 🤦‍♂️Waayaha bedelayee 🤦‍♂️Bilicdaadu maantaba 🤦‍♂️Bilicdaadu maantaba 🤦‍♂️Bilicdaadu maantaba 🤦‍♂️Uma beerraqaaye 🤦‍♂️Waatuu ka baaba'ay 🤦‍♂️Bogga iyo halbawlaha 🤦‍♂️Ubaxaad ku beertee 🤦‍♂️Aad igu bilkeedee 😔Aaaaaaaaaaaaaaaa 😔Bogsadee aduu hawl 😔Bogsadee aduu hawl 😔Bogsadee aduu hawl 😔Nabsi kugula baydhee Sida caadigaa heeska fanaanku dhawr jeer ayuu duubaa mrkaa waxa Jira hal "BAYD/TUDUC" oon duubitaankan kujirin lkn uu duubitaano kale kusoo qaadanaayo. 👇 🤦‍♂️Barxadii uu igu helay 🤦‍♂️Beri waan xasuusnoo 🤦‍♂️Baahida kalgacalkaan 🤦‍♂️La baraarugaayee 🤦‍♂️Baashaad kataagnayd 🤦‍♂️Baashaad kataagnayd 🤦‍♂️Goortaad banaysaa 🤦‍♂️Webi igu butaacee 😔Aaaaaaaaaaaaaaaa 😔Bogsadee aduu hawl 😔Bogsadee aduu hawl 😔Bogsadee aduu hawl 😔Nabsi kugula baydhee.
@abdiali7778
@abdiali7778 10 ай бұрын
Heestu waa bulkeet erayadii maxamed cumar huryo xigasho radio hargeisa
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 3 ай бұрын
Codkii ismail yare Ereyadii huryo
@haydarsaid34
@haydarsaid34 7 жыл бұрын
Abwaanki usameeyeey saw ismaciil cagaf maajayn alle hawnaxariiste
@sahraluujiyano6
@sahraluujiyano6 12 жыл бұрын
War miyaadan Ilaahay aqoon qof dhintay Allaha u naxariistee qofka caaya yaa cafiya ilayn qofkii dhimaye yuuse daynayaa Ilaahow umadaada jidka toosan ku hagaaji waxaa la yiri waxaa la arki doonaa markuu aduunyo gadoonku soo dhawyahay waxa la arkayaa dad waalidkood caayaya qofkasta ood caaydo waxaad caayeysaa walidkaa ka toobad keena oo Illahay umadiisa udaaya
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
hees aan aad u jeclay Weji Inbdana Aan dhagysaty Runtii Waxanay i smaaysa Micno Iyo dareen gara Xalda aan Ku suganay waqtigan ila waqtigaan Bilabay Dhagysigeda oo imka ku dhawa 2 sano kama daalo si kasto aad u tahay qof goan adag hadana mararka qaar Nolasha Way kugu adkanysa inaad goan ka qadto 💔😭😭 bogsade adu hawl nabsi kugu dambayne allaw ha ika tusin adoo nabsi ku hayo Kuma Egi karye😭😭🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 7 жыл бұрын
ismail yare caadi maahan heystaan
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 жыл бұрын
Alaya raxma raximin fanan laxamiiste 👏🇸🇴💯🌺
@OumTHMDY
@OumTHMDY 16 жыл бұрын
Waataad badheedhee wataad badheedheeee barashadi ilowdey...ax i felt that one...Ilahay ha u naxariisto
@abdirizakabdullahi6068
@abdirizakabdullahi6068 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto fanaan ismaaciil yare
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Walee waa hees macaan midho iyo jacaylba waan Xadiis in wax lagu qaato mudan.
@abdiasismohamoudgulleid8297
@abdiasismohamoudgulleid8297 6 жыл бұрын
yaasalaam garanaayaa garanaya eeshcalaa fanaan
@cadulhacausley3038
@cadulhacausley3038 5 жыл бұрын
C ciil yare waa macalin music lakiin ya ereyadii alifay caja in macaan wow
@Abdibelel
@Abdibelel 9 жыл бұрын
R i p. . Legendary ismacil yare ex webari. ....
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
R I P wax qof islaama loogu duceeya maahan....
@abdirisaqm9539
@abdirisaqm9539 8 жыл бұрын
alle haunaxariisto
@maxmudibrahim9734
@maxmudibrahim9734 4 жыл бұрын
Kabankii oo badlakan Yaa ismaaciil yare ax yaa wadani
@maxamedabukarjilacow9823
@maxamedabukarjilacow9823 Ай бұрын
Cimaaciil yare aabihii kabanks
@yourenightmare9657
@yourenightmare9657 3 жыл бұрын
Jimce 30 October Subax 10:23 Am 💔 xasuus fathia absie ayan dhowr jeer ka Maqlay alle yarxma ramiin 🙏
@user-ob9gu2zt4c
@user-ob9gu2zt4c 6 жыл бұрын
الله يرحمك يا عمي ويغفر لك
@abdirisakmohamed2958
@abdirisakmohamed2958 6 жыл бұрын
Waxaa uu ahaa ninkii saxophone ka tumi jiiray ismail abdi ismail yare
@mohamedabdullahi2614
@mohamedabdullahi2614 5 жыл бұрын
abdirisak Mohamed sxb waxaad commentiga sooqortay 11 sano kaho waa waqti dhiir
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 12 жыл бұрын
Xasuus badanaa. Waa waagii aan cidaha Telefishinka leh albaabadooda baqbaqa ka fiirsan jiray.
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkk rageedii iga dheh waad iga qoslisay walee, anigaba waan kula daawan jirey
@ahmedmohamed-ww6ux
@ahmedmohamed-ww6ux 6 жыл бұрын
Xaafaddii Yaaqshiid ayuu i soo xasuusiyay. Good old days
@sadaambadal7333
@sadaambadal7333 4 жыл бұрын
8 years ago comment hadda manooshaha talow ?
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 4 жыл бұрын
@@sadaambadal7333 Haa sxb saadaam. Waana caafimaad qabaa
@deeqbashiir0211
@deeqbashiir0211 7 жыл бұрын
Fanaan waa kuwaas walahay waban ku qiroday miisiga iyo erayada macaan
@MrSalah2003
@MrSalah2003 7 жыл бұрын
nafto bixin ilaahbaa sama ii bidhaansho barkhad igu hanuunshe . Allaw kuu naxariiso
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii c.qeys laxankii iyo codkii ismaacil yare
@koodka
@koodka 14 жыл бұрын
exellent song
@sahraluujiyano6
@sahraluujiyano6 12 жыл бұрын
Allaha u naxariisto intii dhimatay Somali ah iyo intii Muslin ah Somaliyey cayda iyo qabiilka iska daaya meeshuu na dhigay fiiriya Aduunka waligeen gaari mayno intaan is neceb nahay oo isticmaalayno Qabiilka Diitu waxay leeday Qabiika isku garta ee ha isticmaalina Illaahi in a abuuray aan ka baqno oo aan iska dayno walaahi Nabigeenii [SCW] dumarkiisi midbaa madoobayd isaguna Qureesh buu ahaa ee energiga aan galino in aan Aduunka ka hormaro
@eastafricasomalia1774
@eastafricasomalia1774 8 жыл бұрын
Masha Allah Allaha u nasariisto ismaaciil Aamiin yaarabi
@OumTHMDY
@OumTHMDY 17 жыл бұрын
..Bogsadee aduu hawl..Bogsadee aduuu hawl..Bogsadee aduu hawllll...nabsi kugula baydheeee....Wah Wah, Ileen nabsigu ma raago
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 7 жыл бұрын
Oum TH
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 4 жыл бұрын
Waaaaw fanka waa fankii hore 🍓🍅🍎🍒
@fanwaafankiihoreamabaricis3963
@fanwaafankiihoreamabaricis3963 4 жыл бұрын
Anoobaahi qabaa
@LionKing-lx8yj
@LionKing-lx8yj 8 жыл бұрын
allah yaa raxmoo heestan jecalahay boogsadee
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 3 ай бұрын
Ereyadii huryo
@awsalool5313
@awsalool5313 Жыл бұрын
Horta reer bartamaha xagee ku danbeeyeen. Ma noolyihiin
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Shamso Adam. Runbaad sheegtay waan kula dareemayaa.
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 3 жыл бұрын
Ereyadii maxamed cumar huryo AUN
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan Maxamed Cumar Huryo,laxankii iyo codkii Ismaaciil cabdi guuleed,labadaba ihn.
@NasraSheekh
@NasraSheekh 12 жыл бұрын
WAAH, HEESII WAATAA AMA WAA LEYSKA AAMUSEE.. ALLAAH YA CISAK.
@craxmaanmuuse9813
@craxmaanmuuse9813 2 жыл бұрын
Iyabbba waa yaabe hala xafido.
@abdiwalidalmar1911
@abdiwalidalmar1911 4 жыл бұрын
Berri iyo illaah baa,waayaha baddalayee. Bilic daada maantaba, uma beer naqaayee. Waa tuu ka baaba’ay, bogga iyo halbowlaha. Ubaxaad ku beertee, aad igu bilkeeddee. Bogsadee aduu hawl, nabsi kugula bayree.
@shamsaadam9821
@shamsaadam9821 8 жыл бұрын
micnaha waxba isma dhaamo rest in peace walaal waana ku mahadsan tahay abdihamid walaal
@deeqbashiir0211
@deeqbashiir0211 8 жыл бұрын
axsan fanaan wakaas fanaan somaliya hanolato
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Жыл бұрын
Allahaunaxariisto ismaaciil
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1986 - Qeybta 39aad.
4:49
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 152 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
BUURMADOW 100 GEEL AH CIDAGALE XAAL MARIN U SIIYEEN CAAWA MASHALAAH
10:45
Axmed Gacayte & UMALLEEY
6:20
Tixraac
Рет қаралды 367 М.
Saalax Qaasim
9:08
Bartamaha
Рет қаралды 310 М.
Muuse Ismaciile Qalinle Ahun | Heestii Waan Ku Waramayaa
6:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 194 М.
omar dhuule - salgula
8:34
Talo TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Caashaqa Ma Dhaafnaa
10:10
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 56 М.